SIRAHA (4902)

  Рет қаралды 6,804

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@ahmadfeysal5810
@ahmadfeysal5810 10 сағат бұрын
Dal xoreeye kulahaa Xasan waa dal burburiye UN waa ka tashan doonta finished and cleared
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 10 сағат бұрын
Kenya dalka nooga baxa in lagu yiraahdo anigu waan raacsan nahay haddii Itoobiya la yiri nadhaafa sababta Kenya looga reebto waa gardaro
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 9 сағат бұрын
Maha Habarteey Habarteey ayeey isku adashee Qoladii seexato Suciusa dibidhalayama Madaxoidaa lagarabdhigaa waaye Howgalka uu kudhawaaqay Gurguurte Haaheey❤️👏
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 10 сағат бұрын
Asc SMC Macalin Aden Waaruntaa waaruntaa waaruntaa waayee Waaruntaa Waaruntaa waayee Koronell waaruntii Waaruntii Waaruntii Waaruntii waayee Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedmohamed-qk6si
@mohamedmohamed-qk6si 9 сағат бұрын
Idaacadaan iyo laftagareenba ika raaca diiratada soomaalia Saa waa cadahay in aad waxba dhaamin usc
@abdinourelmi6108
@abdinourelmi6108 4 сағат бұрын
Xasan in uu ahaa farayaamo farsamo 2 sano kadibna India buu tagey wuxuu yiri master baan Soo qaatey wax yar kadibna wuxuu yiri PHD baan online kuqaatey masoconaysaa.
@nboss8028
@nboss8028 9 сағат бұрын
Yaaqbiriweyne xidiidaha haloo xero
@Yeyle1234Kaleexo
@Yeyle1234Kaleexo 42 минут бұрын
SHACABKA PL MARNABA ISKU FIKIR MA NOQON KARAAN JABHADA SNM EE SOMALIDIIDKA.KHATUMONA SHACABKEEDAA ILAASHADA. IS JIID JIIDKA SIYAASADAHA SOMALIYANA KUMA JIRAAN OO WAA NEUTRAL. XASAN XITAA WAA LAGA MARMAA OO CEELKA HOLHOL BAA SSC KU XIDHAYA DAWLADA 🇶🇦 🇹🇷 IYO 🇺🇸
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 10 сағат бұрын
Sidaa Awgeed Hawiye Digil Aw mirifle kaliya ayuu Dowlad u yahay waana war cad
@AliBule-q8z
@AliBule-q8z 9 сағат бұрын
Asc Macalimu ADAM (Pleasealla hakuxafido inshaallah) perche tusei La oamoGarande Morale❤ WEST COAST BOYZ
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k 3 сағат бұрын
Waxaad ku dartaa warkaaga In taageerayaasha Soomaliya ay isku raaceen in Caasimada Soomaliya laga wareejiyo Muqdisho
@MaxamuudSayidahmed
@MaxamuudSayidahmed 8 сағат бұрын
Guuuuul
@AxmedxaajiIbraahim
@AxmedxaajiIbraahim 3 сағат бұрын
Maclin aadan hadalkaga waa sax waana kugu taagersanhy
@KhadijaMuuse-g3m
@KhadijaMuuse-g3m 2 сағат бұрын
War naga aamusa wax ma tartiin😢
@khadermire
@khadermire 10 сағат бұрын
War nin yahaw waxad tahay nin weyn ilaahay haa weyne waa maxay sidan aad u xiratay😂
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 10 сағат бұрын
😂😂😂wariyo
@khadermire
@khadermire 10 сағат бұрын
Sidad u xiratay ayaa baa u bahan in laga waramo😂😂
@MohamedOsman-c7g
@MohamedOsman-c7g 10 сағат бұрын
Salaan sare boss
@AliHassan-si5me
@AliHassan-si5me 2 сағат бұрын
Duliga iyo Rufiyaanka itoobiyaanka dhalayooy
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 Сағат бұрын
Adna jajus masari le matihido
@Yeyle1234Kaleexo
@Yeyle1234Kaleexo 38 минут бұрын
WALI MA ITOOBIYA U SHAQAYSAA HORTA ⁉️ MISE REER GALBEED OO DHAN BAA SIRDOON U NOQOTAY HADA
@OmarMohamed-y5m
@OmarMohamed-y5m 9 сағат бұрын
Mclin muxusun awaye
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 10 сағат бұрын
UK 🇬🇧 iyo USA 🇺🇸 xilligii ay adduunka walaaqi jireen wuu soo dhamaaday hadda waqtigii dadka la gumaysan jiray madaxa lasoo kacayaan ayaan la joogaa
@AliHassan-si5me
@AliHassan-si5me 2 сағат бұрын
Wacalka itoobiya soodirsaday ayaa tahay Hawiye ayaa lagaa Qalayaa
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 Сағат бұрын
Wacelo Ugandes dhaley BA tihin
@abdillahiaden-yr3gj
@abdillahiaden-yr3gj 9 сағат бұрын
Fursadii laftagareen khasaariyay siciid Dani iya ka faa’iiday
@moa.9902
@moa.9902 11 сағат бұрын
Sir aad hayso maleh, aan ka ahayn, BEENTA iyo ISKU-DIRKA qabaailka soomaaliyeed ee aad caanka ku tahay.
@MaxamedjamacmaxamedGalayr
@MaxamedjamacmaxamedGalayr 7 сағат бұрын
Waxay waysadii kajabtay markuu kornaylku yiri mayland waa qowmiyad gaara kkkkk Wad cuqdadaysan tihiin ee bahasha caadi ubuufiya bal cidaad wax kabadashaan ama somalinimada haidindeeqdo Anaguba waxan dhihi karnaa carab ban kanimin qawmiyad kalan nahay lkn waa cewb taasu xaqiiqdii ceeb baad unareerteen
@mohamedmohamed-qk6si
@mohamedmohamed-qk6si 9 сағат бұрын
Caac media corporation
@sedson02
@sedson02 9 сағат бұрын
Korneelow ha iloobin xuduuda u dhexeesa Somalia iyo itobiya waxa waaye Dhire Dhabe iyo Faafan iyo Raaso iyo Moyaaleh . Koerneelow sida uula soco . Somali Galbeed waxay katirsan tahay Somalia sida awgeed ciidamada oromomada ee jooga Somalia wa iinay ku noqon daan xuduuda noo dheexeesa .
@mohamedmohamed-qk6si
@mohamedmohamed-qk6si 9 сағат бұрын
Idaacadaan iyo laftagareenba ika raaca diiratada soomaalia Saa waa cadahay in aad waxba dhaamin usc
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 8 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,9 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 83 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
XISBIGA WADDANI OO AWOODDIISA KU SOO BANDHIGAY HARGEYSA
59:40
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 69
TAARIIKHDA MASUULIYINTII LAGU XADGUDBAY (4904)
2:47:22
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 618
President of the SWSS opened Launching Ceremony for SWS Education Sector Strategic Plan 2022-2026.
10:51
Kalkal Human Rights Development Organization
Рет қаралды 24 М.
Fadexadi ugu xumayd 8 nin aya garowe igu kufasaday……
17:18
Live kudhigle
Рет қаралды 182
WEERARKA MW XASAN SHIIKH (4900)
35:12
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН