Mnsha allah sheekh ilaahay haku xifdiyo dhamaantiin, warbixintaada qiimaha badan aad baan ula socdaa
@HALIMO-e7o18 күн бұрын
ألله haduu garabka kabaxo uuna kuu careysan yahay guul magaareysid marka yahuuda raal ahaansho ALLAH RABIGOODA maheystaan
@FatimaMaxamed-xp3py15 күн бұрын
Dumarkii wey layeen guryihii wey dumiyeen caruurtii wey qarxiyeen waxba lama hadhin kiristaanoo dhana wey garab tagaan yihiin taa badakeeda hal muslim uma hiilin muqaawamada bal waa lala qabtay iska daa in loo hiiliyee alle gacmaha muqawamada haku cadaabo yahuuda
@AAli-g1p14 күн бұрын
Allah sw ayaa la jira oo guusha siinaya
@mahamedJaamac-z5v14 күн бұрын
sheikh dowlada Israel ha dhihin gumaystaha
@fatimaelmi536018 күн бұрын
Asc. Dadkina ka hadla siysada ee siyasiga ah maad fariin u dirtan Xasan sheikh inusan bixin bada soomaaliya.