SIRTA KU JIRTA AKHRINTA QURAANKA KARIIMKA AH| sHEEKH MAXAMUUD XALIIKI.

  Рет қаралды 239,430

Xagal Media

Xagal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 175
@UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
@UmuMohamedUmumohamed-ld8cn Жыл бұрын
Alle ha barakeeye sowjkayga ayaa igu dhiiri geliyey in aan joogteeyo akhrintiisa alhamdullillaah
@munomanka940
@munomanka940 11 ай бұрын
M.a sidokale anigaba ❤❤
@aminahaji5223
@aminahaji5223 7 ай бұрын
Illahayow nagu hanuun quraanka kariimka. Oo noo fudeed aamin yaarabi ❤❤❤❤❤
@NafisoMaxamed-pz6gf
@NafisoMaxamed-pz6gf 10 ай бұрын
اللهم مجع القران ربيع قلوبنا ونور صدورنا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@manal4054
@manal4054 9 ай бұрын
اللهم آمين
@maryanruunyuusuf5934
@maryanruunyuusuf5934 Жыл бұрын
Ilahey haka raali noqdee hooyadey macaan ayaa igula dadaashay in aan barto ilaahey waxaan uweydiiyaa janadiisa inuu geeyo hooyadey macaan hada waa iga dhimatay iigu soo duceeya walaalayaal hooyo macaan
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 Жыл бұрын
Illahay swt hooyo macan janatul firdowsul aclaa hooygeda haka dhigo, qurankay kugula dedaashey illahay swt manta haku anfaco.allahuma amiin allahuma amiin❤❤❤❤
@maryanruunyuusuf5934
@maryanruunyuusuf5934 Жыл бұрын
@@safiyanuura2954 aamiin walaal macaan aad iyo aad ayaad u mahadsantahay
@anr4578
@anr4578 Жыл бұрын
Allah janadiisa hku irsaaqo
@samowade1300
@samowade1300 11 ай бұрын
Allow u naxariiso , oo qabrigeeda u waasici , oo hoygeeda ka dhig janatul firdowsa .
@CafiifoCabdiraxmanmaxamud
@CafiifoCabdiraxmanmaxamud 10 ай бұрын
Hooyo mcn allah janatul fardowso allah geeyo 🤲🤲🤲
@halimahassan657
@halimahassan657 9 ай бұрын
Asc maansha Allaah illaahey ha inaga dhigo kuwii uu illaahey u fududeeyay Quraanka iyo micnihiisa insha allaahu.❤ ii soo dicaya in uu ii fududeeyo Quraanka walaalyaal Aaaaaaaammmmmiiiiiiinnnnnnn❤
@JaamacIsmaaciil-g9o
@JaamacIsmaaciil-g9o Жыл бұрын
Jazaakallahu khyran shiikh maxamed maxamud xaliike
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 Жыл бұрын
Ilaahay haiikaso inaan 10 juz aqriyo maalintii ❤
@maryanl804
@maryanl804 Жыл бұрын
Masha allah waa xaqiq suuradul baqara waa daawo iyo daganan
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Жыл бұрын
Allow camalka wanagsan nagu irsaaq aamin ehelu qurana waa kuwa liibanay adun iyo akhiro
@hamdyali7467
@hamdyali7467 Жыл бұрын
Maasha allaaah sheekheena ilaaheey ha ku barakeeyo ilaaheey hanaga dhigo ahlu allaah aamiin
@ridwaanahmedcali7104
@ridwaanahmedcali7104 Жыл бұрын
Illahay haku xiftiyo anana illahay ahlul qur aan hanaga dhigo
@khadijahajijagssghsma6006
@khadijahajijagssghsma6006 Ай бұрын
May allah bless you
@AllahIsTheKingOfKings88
@AllahIsTheKingOfKings88 Жыл бұрын
Jazaka'Allahu Khayr Sh Xaliiki iyo qofka videogaan soo uploadgareeyey. Dhamaanteen waxaan Ilaahay inoo weeydiinayaa in aan ku wada kulano Jannatul Firdawsal Aclaa. Ilaahay jidka aan ku gaari lahayn inoo fududeey. Allahuma Amiin
@sacdiyacabdi2309
@sacdiyacabdi2309 Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@shariifnajax9128
@shariifnajax9128 Жыл бұрын
آمين
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 Жыл бұрын
Aamiin
@habsamohamed7265
@habsamohamed7265 9 ай бұрын
Amiin😮😢
@sadiohassan4828
@sadiohassan4828 Жыл бұрын
Maasha Allah sheekh Allah ku barkeeyo sidaa noogu dhiiri galisay.
@ismailwardiidleibrahim3788
@ismailwardiidleibrahim3788 9 ай бұрын
ALLAHU AKBAR SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW Jazakallahu khayran Akhi Barakallahu feekum Akhi sheikh Mohamud haliike
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle Жыл бұрын
Alxamdulilah kitaab quraan ah ayaa gacantayda ku jira runtii farxad wayn eeeyi allahu akber
@maxamedxuseen2523
@maxamedxuseen2523 Жыл бұрын
Allow naga dhig kuwa quraanka kariimka aqriya kuna camalfala hanaga dhig kuwa quraanka qabssada maalinta qiyaamo
@0776-s7u
@0776-s7u 7 ай бұрын
Mansha Allah Tabarakallah Illahayow intuu Quranku u shafeco Qaaday igu dar ❤
@WlldalweyBoos
@WlldalweyBoos 9 ай бұрын
Ilaahayo qalbigeyga ii xasili quraankaaga qof dayaco haiga dhigin ilaahayo adaa kaa magangalaa
@cabdinasirmoalim4908
@cabdinasirmoalim4908 Жыл бұрын
اللهم اجعلنا من اهل القرءان
@ONEZONE99
@ONEZONE99 Жыл бұрын
أمين
@FarhaanShariif
@FarhaanShariif Жыл бұрын
آمين يارب
@SacdiyoxuseenAhmed-bf7td
@SacdiyoxuseenAhmed-bf7td Жыл бұрын
Masha allah
@boushraboushra9695
@boushraboushra9695 9 ай бұрын
Amiin yaarabi
@CraxmaanCalisalaad
@CraxmaanCalisalaad 3 ай бұрын
​@@ONEZONE99😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊. .😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@mohamedali4884
@mohamedali4884 Жыл бұрын
Jazakallah Kheyr Sheikh Maxamud xaliike❤❤❤❤
@CafiifoCabdiraxmanmaxamud
@CafiifoCabdiraxmanmaxamud 10 ай бұрын
Hoooyadey mcn iigu dagashay inaa barto allah idhowro cimri dheer cibado suuban allah isiiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@FarhaanShariif
@FarhaanShariif Жыл бұрын
اللهم إجعل القرآن العظيم ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء أحزاننا وذهاب همومنا وسائقنا إليك وإلى جنتك يا رب العالمين
@izmailmohmed
@izmailmohmed Жыл бұрын
Stethoscope gdynia for your birthday
@bushraapdullah7297
@bushraapdullah7297 Жыл бұрын
Aaaamiiin
@SamsamAbdi-d9i
@SamsamAbdi-d9i Жыл бұрын
mansha allh allah ku barakeeyo shiikh maxamuud xaliike
@BushraCilmi
@BushraCilmi Ай бұрын
الهم ربيع قلبي ونور صدري وجلاء حزني
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke Жыл бұрын
حفظك الله معلمي شيخ محمود حليكي
@faizosuuleey-ck3ww
@faizosuuleey-ck3ww 11 ай бұрын
Allah ha naga dhigo ehlu quraan
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 ай бұрын
Allaahu ma Amiin ❤❤❤❤❤❤Jzk khayr sheikh
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 9 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@XaliimoCali-x6k
@XaliimoCali-x6k Ай бұрын
Masha Allah ilahay hakuxifdiyoshiikh
@FadumoHas
@FadumoHas Жыл бұрын
masha allah jassa kallaahu qeer yaa sheeq
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Sheikh Allaha ajar Kaa siiyo Anagana Allaha nagu anfaco
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
Maansha Allah Tabaraka Allah Shugran Sheekh
@midnimo3593
@midnimo3593 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل
@MohamedQarbe-x3w
@MohamedQarbe-x3w 6 ай бұрын
Aamiin Yaa Allaah Allow Noo wada Fududee
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyran sheikhana
@maymunyusuf3345
@maymunyusuf3345 Жыл бұрын
جزاك الله خير خير جزاء
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 9 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@halimo7069
@halimo7069 6 ай бұрын
AAMIIN AAMIIN YAA ALLAAH
@halimo7069
@halimo7069 6 ай бұрын
Maxiftiska mase kitaabka waxa la issues xiri tanka shiikhow khayr allaah haku siiye
@isfahamkaumada9639
@isfahamkaumada9639 Жыл бұрын
Ya allah quranka na jaclaysiih
@yurubaden5456
@yurubaden5456 Жыл бұрын
Magacayada ale usooqor
@yurubaden5456
@yurubaden5456 Жыл бұрын
sidii sa
@yurubaden5456
@yurubaden5456 Жыл бұрын
saxda ah
@yurubaden5456
@yurubaden5456 Жыл бұрын
Aalle
@yurubaden5456
@yurubaden5456 Жыл бұрын
Halagayaabo
@hamdyali7467
@hamdyali7467 Жыл бұрын
اللهم اجعلنا من أهل القرآن أهل الله وخاصته
@samriyemohamed-2030
@samriyemohamed-2030 Жыл бұрын
Amen ya RABBI ❤
@limoonibahdon1424
@limoonibahdon1424 Жыл бұрын
Jazaakallahu kheyr sheekh mizanka xasanadka Allah hakugu kabo
@najuuahmed6243
@najuuahmed6243 Жыл бұрын
M.a shiikh mhamud
@CapdiQaniAbiibAden
@CapdiQaniAbiibAden 11 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@nemanahmed3981
@nemanahmed3981 Ай бұрын
سبحان الله، والحمد لله، ولا إله إلا الله والله اكبر ولا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@ilahajanah6364
@ilahajanah6364 Жыл бұрын
Subaxnalah quran laantu waa xanun
@munamohamedali-xg4vk
@munamohamedali-xg4vk Жыл бұрын
Jazakallah qayr sheikh
@Mohamedhussienozmanhussi-ku7gd
@Mohamedhussienozmanhussi-ku7gd 8 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا ❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊❤❤
@shariifnajax9128
@shariifnajax9128 Жыл бұрын
اللهم اجعلنا من اهل القرآن آمين.
@ilahajanah6364
@ilahajanah6364 Жыл бұрын
Inta aan sameyay group quran oo ah 30jus bisha lagu dhamnayo malinti 1jus iyo albqara iyo 5jus iyo albqara oo lagu dhameyo 6cisho
@taqwamedia1369
@taqwamedia1369 Жыл бұрын
Igu soo dar wll
@dekadahir8268
@dekadahir8268 4 ай бұрын
Igu dar wlal
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 6 ай бұрын
ilaahay haku barakeeyo shiikh
@MaxamuudMaxamad-b9d
@MaxamuudMaxamad-b9d 11 күн бұрын
allaha noo fududeeya aamiin
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Maansha allaah tabaarakallaah fataxalaahu caleeynaa
@manaarmohmoud4388
@manaarmohmoud4388 4 ай бұрын
Allow Barakee Sheekhan❤🥺
@sadiiqabdikadir7070
@sadiiqabdikadir7070 10 ай бұрын
Masha Allah
@khadijahajijagssghsma6006
@khadijahajijagssghsma6006 Ай бұрын
Mashallah tabarakallah
@roodacismaan952
@roodacismaan952 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء الهم.صل.على.سيد محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين اللهم صل وسلم تسليما كثيرا إلى يوم
@bashixajialishire5640
@bashixajialishire5640 Жыл бұрын
JAZAA AKA LAAH
@drmccabdule2908
@drmccabdule2908 Жыл бұрын
Jazakalahu kheyr jazaa
@abdirahmanhassan2540
@abdirahmanhassan2540 Жыл бұрын
Sheikhow ruun bathana . Mashaa Allah.
@abdikamilhassan3466
@abdikamilhassan3466 Жыл бұрын
Masha Allah jazakalahu qeyran
@asaddacar9079
@asaddacar9079 Жыл бұрын
Masha allah sheikh
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 Жыл бұрын
نسأل الله حب القرآن
@FathiaMhmed
@FathiaMhmed Жыл бұрын
جزاك الله خير يا شيخ
@abdihani8657
@abdihani8657 6 ай бұрын
Qof inuu ii jwbo ayan rabaa kitaab miyaanka aqri doona ama kor maalintasi ? 😢
@abdallabro11
@abdallabro11 11 күн бұрын
صلى الله عليه و سلم❤❤❤😊
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@zajittahassaan8938
@zajittahassaan8938 Жыл бұрын
Mansha allaah Allah hakuu saaro sheeq miisaanka xasanaadka
@abdicasiisyusuf5808
@abdicasiisyusuf5808 Жыл бұрын
Alle haku barakeeyo awoowe ❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 11 ай бұрын
Masha Allah shiikh
@fardowsasheikh-kt7me
@fardowsasheikh-kt7me 10 ай бұрын
جزاک الله خیرا
@ismailfarahmalin8504
@ismailfarahmalin8504 Жыл бұрын
Ilaahay sheekha noo barakee khr farabadan ilaahy ha siiyo
@AxmedCadde-f1j
@AxmedCadde-f1j 9 ай бұрын
Masha Allah sheeq jasakumulah
@xalimoxalimo4846
@xalimoxalimo4846 Жыл бұрын
Masha allaha❤❤❤❤
@jamacaxmedxaaji6235
@jamacaxmedxaaji6235 Жыл бұрын
jazaka allaah kheyran
@aminaali4566
@aminaali4566 Жыл бұрын
Sheekhunaa AllAAh yaxfadak
@WlldalweyBoos
@WlldalweyBoos 9 ай бұрын
Allahu akbar muhamed. Scw
@yussufmohamedali6600
@yussufmohamedali6600 Жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@RudwaanFarxaan-yi7ny
@RudwaanFarxaan-yi7ny Жыл бұрын
Marshallaah
@ZumayaAbdalla
@ZumayaAbdalla 8 ай бұрын
Jazaka Allah
@sheekhamn4891
@sheekhamn4891 Жыл бұрын
Jazaaka laah kheer
@MahadAbukar-l7o
@MahadAbukar-l7o 2 ай бұрын
Mashaallah ♥️🥰
@maryamamuseadow9648
@maryamamuseadow9648 Жыл бұрын
Shukran
@saciidomire6372
@saciidomire6372 3 ай бұрын
Maashaa alaah
@Najmahachi92
@Najmahachi92 Жыл бұрын
ما شا الله ❤
@MaryamaHonest
@MaryamaHonest Жыл бұрын
Jazakalaah sheeq
@MohdhhHamza66
@MohdhhHamza66 Жыл бұрын
Jasakallah kheyran
@amaalibraahimaxmed6818
@amaalibraahimaxmed6818 26 күн бұрын
اللهم جعلنا من اهل القرآن الكريم ربيع قلوبنا ونور صدورنا 😢
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Жыл бұрын
Maanshaallah
@KhadraAxmed-lw6fg
@KhadraAxmed-lw6fg 2 ай бұрын
Fiix ayaa iku taalo alle waxan kabaryaa inu ika turtiro 😢qarash an iskaga qalana ma hayo lkn subax kasta baqro dhagaysanayaa ano niteysanaya alle inu ukaga kexeeyo Qofkasta oo qoralkayga arka pleace iso ducee walashaa ahye😢
@Hiboladan10
@Hiboladan10 2 ай бұрын
Wll ale ha ina wada cafiyo anba way igu taal mida tayroodka quraanka badso xabadsowdadana shaax ahaan uku karso insha allah waad dawoobi
@saciidomire6372
@saciidomire6372 3 ай бұрын
Alaahuma aamiin
@SacdiyaKaamil
@SacdiyaKaamil Жыл бұрын
Scw
@hindawarsame9634
@hindawarsame9634 Жыл бұрын
Jazkallah
@cawilmahamadxadhe6384
@cawilmahamadxadhe6384 Жыл бұрын
Jazakallah 26/8/2023 early in the morning
@XagalMedia
@XagalMedia Жыл бұрын
Ka faaiidaysi wacan
@Zachariahussain
@Zachariahussain Жыл бұрын
Mashallah ❤❤
@cabdulaahicabdicabdulaahicabdi
@cabdulaahicabdicabdulaahicabdi Жыл бұрын
Yashiye
@fardowsaseyloon453
@fardowsaseyloon453 Жыл бұрын
اللهم اميين يارب العالمين
@maxamedxuseen2523
@maxamedxuseen2523 Жыл бұрын
M.a
@JeeleIsmail
@JeeleIsmail Жыл бұрын
ما شاء الله
@fatoumadouksieh49
@fatoumadouksieh49 Жыл бұрын
Mashallah
@saidajiindhe8841
@saidajiindhe8841 Жыл бұрын
MAANSHA ALLAH ❤❤❤❤❤
@sacdusuagdjfrvu20
@sacdusuagdjfrvu20 Жыл бұрын
Ytyge😂😂🎉😢😢😮fghjiiioooooiiio😢😢😅😅😅😅😅😅😊ghjjjjjjjjjjjjjjjjj❤❤tyyggyyy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyaomar-mt7rx
@farhiyaomar-mt7rx Жыл бұрын
Allahu Akbar ❤❤❤❤
KALSOONIDA QOFKA ALLE KU QABO     Sh Almis Yaxye
17:24
MOHAMED SHAAFI
Рет қаралды 4,4 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 137 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 105 МЛН
Taariikdii Cumar bin Al Khadaab Sh Maxamuud Xalliike
1:19:51
Masjid Al Hudaa Laascaanood
Рет қаралды 106 М.
Baro Salaadii Nabiga (NNKH) D 8aad Sh Maxamuud Xaliike
37:06
Masjid Al Hudaa Laascaanood
Рет қаралды 25 М.
10 Faa'ido  Ku Jira Suratu Sharax  { Nolosha Wanaagsan } || Sh.Maxamed Sh Cumar Dirir
23:35
Masjidka Jamicu Nasrudin || مسجد جامع نصرالدين
Рет қаралды 231 М.
Ilaahay ilaasho Ilaahay baa ku ilaalin Sh. Maxamuud Xaliike
25:51
Masjid Al Hudaa Laascaanood
Рет қаралды 59 М.
Fadliga Qur'aanka Kariimka Iyo Ku Dadaalidiisa | Sheekh Saalax Mucalim
32:00
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН