Mahadsanid abayo muuqaal kale shaambooyinka nooga soo sameeyay
@yasminyusrashow86093 ай бұрын
Insha Allah xabibti ❤️
@yurubCumar-tz1sb23 күн бұрын
Tintayda waaa jileeeec 😊
@mcalinYare6 күн бұрын
Maashalaah❤❤❤❤
@SadiaAli-g4n3 ай бұрын
Thnks yasiin xbbtii waa ku jeclahy wllhi saaan noocaawiso daaaacadnimo ka arkaaaa shukrn xbbti wax bdan kaaafaaiday timahayga qurux noqdeewn cilaankii isticmalaaa maantana talo kale fcn nasiisay ❤❤❤❤❤❤ we love you wllhi
@istarhassan58702 ай бұрын
Abaayo cilaanka maxaa waaye❤
@fatmabafadal12403 ай бұрын
ماشآءالله جزاك الله خيرا
@HibaaqCabdixakiin-o5j2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@ZahraAbdullahiHassan-w3s13 күн бұрын
Mahadsanid abaayo
@Fatmachannel-kf83 ай бұрын
Isooo racaa channel one like 👍 ❤
@yasminyusrashow86093 ай бұрын
❤️
@rayaanfaisal73612 ай бұрын
Masha Allah shukran ❤❤❤
@HibaaqAhmed-kv4ml3 ай бұрын
Yasmiin ani tinte yariis waaye wee banbanaantehe saa'idna wee u jilcantehe hadaa isku xiro madaxe lafta waala arka🥹🥹
@fardowsaabdullahi13823 ай бұрын
Intee joogtaa abyo ?
@Raaliyooooyyy3 ай бұрын
Apayo massage madaxa samay youtube ka kuqor hair exercise yoga❤😭💋
@Xamdi-x8oАй бұрын
Mahadsanid abaayo🎉🎉🎉
@sagaljaamac8163 ай бұрын
bitaar Maxaa laku baabiyaa😂❤ MAHADSANID
@MushtaaqMaxamed-t6h3 ай бұрын
Baayo video Soo samee oo kahadlaayo shampo timaha ufiican abaayo mcnto 😊😘
@faHiima3542 ай бұрын
Ana kuwarersana timahyha zhampoo inasibta wn wayey hada lkn mida byybga isala igow dhagayarana kudarso abayo
@naasiregeh8575Ай бұрын
Haa❤
@maanomohamedali61353 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@iftinofficail75792 ай бұрын
Shukran Abaayo 🥰
@fatmabafadal12403 ай бұрын
ماشآءالله مبروك عليك For the baby may Allah give health long live
@yasmincookingshow87793 ай бұрын
Masha Allah kib gowin habo ❤
@Xurmobadan1433 ай бұрын
Mahadsanid xbbti ani timo jilicsan oo dheer weye lkn saaid iga daadanayan marka Nooso gali timo kasta iyo shanbada anfacaysa❤
@yasminyusrashow86093 ай бұрын
Insha Allah xabibti ❤️
@sumayasharmaarke55043 ай бұрын
mashllh saan mlinkst hda wax uso dhiglhyd half million hysan lhyd
@yasminyusrashow86093 ай бұрын
Waliga waxi ko modi malow shalayo🫶🏻❤️
@Hairgrowth-oil27 күн бұрын
If you take care of your hair , use good shampoo and good hair oil Inshaa Allah your hair will be healthy and long ✨👍
@kafiamohamud21133 ай бұрын
يعطيك العافيه حبيبتي❤
@LuuulXaasan3 ай бұрын
Mashallah abayo mahadsanid ❤❤❤
@yasminyusrashow86093 ай бұрын
Adiga aya mudan❤️
@نجمهحسنعلي2 ай бұрын
Marka hore waad mahadsan tahay qaali ❤ Abaayo Yusra aaway
@DeeqaDegen-iq6yw3 ай бұрын
horta biyo badan Maa Cabo wayaha Aduuna markay igu Cakiirmaan Welwel mabaa Dayo iyo fikir cuntanaa Bariis iyo basto iyo canjero wax dhafsiisan macuno madax xanunaa imaa daybaa xataa hadan Dhakhtar kastaa Tago inzh Allah imkaa waxi kaa Dambey wan dadaLay inzh Aalh😢😂
@yasminyusrashow86093 ай бұрын
❤️
@FalxadoCabdiasiiscabdi-cm5vd2 ай бұрын
@@yasminyusrashow8609abayO 6 sano sideda le wye wx kasta waa ku sameyey abayo wlashay iga wyneydee talo isii aan joogteyO❤😭💋🥹💕😍
@almaabdi56483 ай бұрын
Mahadsanid abyo mask cilankaa aad ii anfacay shampoo nososamey❤❤❤❤❤❤
@yasminyusrashow86093 ай бұрын
Insha Allah xabibti ❤️
@marwoiimaan68943 ай бұрын
Mahadsanid abyo yaasmin wakugu xeranthy tinta neh wa naga caawise ajar Allah ka siyo
1. Timaha jaar 2. Mask samey 1-2 maar isbuci 3. Qudaar cun❤️ 4 biyaha badsow
@Queenqrux1213 ай бұрын
@@yasminyusrashow8609 lkn low porosity wye tintey wax u fican oo shampo eh I sheeg
@CaaishoCllaahi3 ай бұрын
Masha Allah
@YusroMaslax-jg4di3 ай бұрын
Timaha in la daryelo si wajagsan lo dhaqo si wanagsan hagagsado wa ajar xadis wye 😊❤
@yasminyusrashow86093 ай бұрын
Saax❤️
@qaalicqaadirsahal56662 ай бұрын
Baby shampo kwrn apyo 😢
@Haniabdimuse3 ай бұрын
Abayo subaga itobiyanka kwrn timaha ma u fcnyahy
@yasminyusrashow86093 ай бұрын
Wallahi maa tijawanin ☹️❤️
@maxamuudkp2 ай бұрын
Mana qaano abayo no sheeg shanbooyinka
@Iloveallah-n2t3 ай бұрын
Masha allah thank you
@ZiyaAli-dx2lf3 ай бұрын
Thank u ❤
@hodanibrahin15693 ай бұрын
Salaam Alaykuma masha Allaha million thanks lakiin suaaal maxaa Timaha marka la feedho Ama la shanleeyo go'aaya u xala Oo lamariyaa waanay jilcisan yihiin😢
Gacalo dad bn ka maqlay casaysada timaha way bixisa run miyaa miyay bixisa mida kle timaha aflaqada ilaa intee in leeg baa laga jaraa in bdn mise wx yar anoo casayso ii marsan thy nafaqooyin micnha mask timaha ma marsan kara plz Isoo jwb 😢