adeer waamaxay waxaad wadaan maxaa isu keenay kan iyo soyaad bare tan kale ciidanka usheegayao iyo duuliyha yaa kaa dhigay awlabay qalad ahyd ado kale in duuliye laga dhigo adeer macno badan kuu kordhin mayso waxan aad meel.walba lataagan tahay yaa cadayna in amarkaa lagu siiyay adeer maalamaad ku qadaysee sheeko kale keen
@daljireali47833 күн бұрын
Kan intaan miyuu kusoo celcelinayaa 40 sano. Addeer waad ku mahadsantahay in aad diido dulmiga lkn hawshan waa caashatay ee halkaa ku jooji
@SiciidYaasiin-s4n2 күн бұрын
Ader wad mahad santahay
@bby63 күн бұрын
Hassan qabuure faagte tan u hada kawado muqdisho mad ka hadashid duliye mooryan ah bad tahay
@saalimshariif39642 күн бұрын
Illaahoiw maxamed siyaad bare u naxariiso ilaa hadeer dad baa kadaba raaraca
@MaxamedQarfaan2 күн бұрын
Murray amar diidinane wuu baxsaday wuxuu u baxsaday jabuuti amar diidada waxaa la yidhaada nin aan baxsan oo jooga
@ibrahimibrich9566Күн бұрын
Faqashkii waxasa iyo wax ka daran ayee reer somaliland ku sameyey ,ethiopia aya ino dhamta faqsshta axmaqa ah
@hamdibulhan80093 күн бұрын
Walee inaadan alle dartiis u hadlin ee dad baa kaa dhex hadlaayee warkaaguna suuq ma leh run hadaad sheegaysana la dood rag kaa fikir duwan oo ku la doooda
@khalifmohamed24862 күн бұрын
Isaga ayaa afkiisa ka qirtay in isaga in saaxiibkiisa duuliyaha ahaa aanan loo dirin in ay soo duqeeyaan masaajidyo, caruur , haween iyo dad kaloo rayid ah balse loo diray in ay magaalada Hargeysa ka difaacaan fallaagadii SNM ( oo uu ilaa iminka ku tilmaamayo xaq u dirireyaal ) oo ay soo hubeeysay xukuumaddii fadhistiga ahayd ee uu hogaaminayay gacan ku dhiiglihii Korneel Mengiste Xayle Mariam. Hase ahaatee, isaga iyo saaxibadiisa ku fashilmeen in ay si niyad adag ku jirto u fuliyaan ballanqaadkii iyo dhaartoodii ahayd in ay dalkooda hooyo iyo dadkiisa ka difaacaan cadowgooda gudaha kan dibedda kaga soo duula!
@Nafteeda3 күн бұрын
Wuxu qiyaamay qaranki loo dhaarshay inuu jamhad ku fulinwaayo amarka dawlada waana in la'aa soo xiiro qaainu wadan weeye haduu dawladaha hormaray joogi lahaa waa togaan lahayeen
@abdiahmed95903 күн бұрын
Waxaa ciidan u noqotay inaad difaacdo midnimada waa jabisay hargeysa hada ma tahay caasimada 2aad hadalkaaga waxa kujira kala hadal xag farsamo iyo cabsi waxaad dhiiri gelisa somali diidka nadaamka ka jiray somaliya wuxuu lamid ahaa ka masar kajira