SIYAASADA DUMARKA MAGALI KARAAN ? || Sh Mustafe Xaaji Haaruun

  Рет қаралды 94,196

Daacad Production

Daacad Production

Күн бұрын

#SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
For more new video visit / @daacadproduction
Find us on Facebook :- www.facebook.c...
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Пікірлер: 152
@zakariamohamed6771
@zakariamohamed6771 5 жыл бұрын
Haduuba aqon yahan somaliyeed oo dhankasta jiro waa sheikh mustafa xafido Allah
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 5 жыл бұрын
sax
@maxamedxasan9427
@maxamedxasan9427 5 жыл бұрын
Shekh mustafe ilhy cimriga iyo caafimadkaba ha u dhereyo
@safiyadakane7186
@safiyadakane7186 5 жыл бұрын
Sheekh mustafe ilhy cimriga iyo caafimadkaba ha u dhereyo
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 5 жыл бұрын
My favorite Sheekhunaa Sh Mustafe X ismaaciil Haaruun Xafidahullah wa racaa jzakallahu Janah
@mohammeddahir4981
@mohammeddahir4981 5 жыл бұрын
Abtigeey Shiikh Mustafa Xaaji Ismaaciil Jazakallahu kheeyr
@user-zr9eh3xl7b
@user-zr9eh3xl7b 5 жыл бұрын
maashaa allaah sheeq mostafa xaaji ismaaciil ilaahay hakuxifdiyo جزاك الله خیراُ
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Masha allah sh mustafe qalbigaaga wanaagsan oo kale allow nasii 🇸🇴💕🌹🍀💙💚🌱💗♥️❤️💜💯🇸🇴
@wh1channel610
@wh1channel610 5 жыл бұрын
Sheekh Mustafe illaahay baan u jeclahay wlhi illaahay ha jeclaado aduun iyo aakhiroba oo caafimaad iyo cimridheer illaahay ha siiyo waa tiir biree
@amiiradreamadan797
@amiiradreamadan797 5 жыл бұрын
Mash Allah Xaqiida waye hooyo waa laba huraan
@abdirahmanmohamed8381
@abdirahmanmohamed8381 5 жыл бұрын
Mashallah sheikh Mustafa allaha ku xafido aqoontada aad baan uga faaiidnaa
@saaiidsaaiid5817
@saaiidsaaiid5817 5 жыл бұрын
masha allah whi been mahan ilahay cimriga haku dhereyo shiiq mustafa xaaji cismacil cafidu llah
@marqaanabdullahi4025
@marqaanabdullahi4025 3 жыл бұрын
Mnsha allah jazakalah kheyr sheikh
@mohaaliyare1768
@mohaaliyare1768 5 жыл бұрын
Jazakallar sheikh mustafa
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 5 жыл бұрын
Mansha Allah sheekh mustafe sfcn ayad ugu ifttimeysay bulshada iyo dumarkad soomaaliyeed inaan siyaadadu faido lahayn haba galaan ee waxa uga muhiimsan inay gurigooda hagaajiyaan oo ubad umada iyo dunidaba wax Ka badala soo saaraan taasba ufcn
@innavariid9882
@innavariid9882 5 жыл бұрын
Maasha Allah jazaaka lahu khyr
@munamohammed579
@munamohammed579 5 жыл бұрын
‏جزاك الله خير شيخ مصطفى
@chemistrynotes1790
@chemistrynotes1790 4 жыл бұрын
ALLAH ha xifdiyo sheikhuna ❤❤
@maxamedcaddulaahi8652
@maxamedcaddulaahi8652 5 жыл бұрын
jisaa kal laahu qayran shiiq mustafe alaha kuxafido
@akiramohamed7429
@akiramohamed7429 5 жыл бұрын
Manzha Allah Long life zheekh
@amishachannelone9146
@amishachannelone9146 5 жыл бұрын
Mansha Allah sheikh
@warfaacaraale2242
@warfaacaraale2242 5 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay ha xifdiyo sheikh Mustafe
@ckone5353
@ckone5353 5 жыл бұрын
Maasha allaah sheeq mustafe ilaahay haunax riisto aaqiro iyo aduunyab💕
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 жыл бұрын
Kkk Masha''Allah Sh mustafe ilaahay ba Aftahan ka dhigay jwab Saliim ah ad ku qanacdana wu kusiin,Allah u ziyaadsho cilmiga hana u dheereyo cimriga ,Camal Salix ahna Allah ku Arzuqo Aaamiiiin ya Rabi
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 жыл бұрын
Aamiin , Allah swt 🥰 ha u siyaadsho, anagana Allah swt 🥰 ha ina fahan siiyo ) ha na siiyo/ ha inaga dhigo, Allaahuma Aamiin
@sahromahamed359
@sahromahamed359 5 жыл бұрын
God bless you
@cabdiladiifayuub2237
@cabdiladiifayuub2237 5 жыл бұрын
Wlhi in aan laga daalin muxaadarooyinka sheekh musta xaaji ismaciil
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 5 жыл бұрын
Sheekh Mustafa sidaan uga baranay ee xeeldheerida ahayd muuna uga warramin arrintan, wuu dulmaray mise waa badh muxaadaradu?.
@abdirashiidibrahimmuse5771
@abdirashiidibrahimmuse5771 5 жыл бұрын
nooo soo badiya wllayaal wxn ka mid ahyd dadka cusub dhawan kuso biiry
@mursalgadhle723
@mursalgadhle723 5 жыл бұрын
Jazzaka allh khayr
@husseinosmanhussein2709
@husseinosmanhussein2709 5 жыл бұрын
Sheekha nagaciisa sax walaalow
@ismailmohamed4530
@ismailmohamed4530 5 жыл бұрын
Jasakalahu Khayre Shekh Mustafa
@safiyadakane7186
@safiyadakane7186 5 жыл бұрын
Jasakakahu khayre sheekh mustafe
@maxamedyare562
@maxamedyare562 5 жыл бұрын
جزاك اللهُ‎
@oneworld3034
@oneworld3034 5 жыл бұрын
Superb.
@mohamowlitt5269
@mohamowlitt5269 5 жыл бұрын
Waaa jeclhy sheikhan alle dartiis wlipa
@jijahaji4640
@jijahaji4640 5 жыл бұрын
Jasakallaalahu qeer
@fardoosoabdullahi679
@fardoosoabdullahi679 5 жыл бұрын
Masha Allah
@samiiraahmed2391
@samiiraahmed2391 5 жыл бұрын
Shiikh mustafe meel ii gu sheega please
@cadnaanoslo8254
@cadnaanoslo8254 5 жыл бұрын
Sheekh mustafe waxa uu ka mid yahy dad yowga anfahmo hadal koga iyo sharaxisa
@munamohammed579
@munamohammed579 5 жыл бұрын
‏والله كلامك صح يا شيخ ‏الأم تحسب عيالها
@malyunmuhumed6437
@malyunmuhumed6437 5 жыл бұрын
Masha Allah jazakumullaha
@safiyadakane7186
@safiyadakane7186 5 жыл бұрын
Masha Allah jazakumullaha sheekh mustafe
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 5 жыл бұрын
Anigu wxn aamin sanahay haday siyaasada somaliya dumar la wareegi lahaayeen wax badan baa hagaagi lahaa
@muhyidiinmuhammed4974
@muhyidiinmuhammed4974 5 жыл бұрын
Taas waa haday caalamka horay uga dhacday bilawgiisii ilaa dhamaadkiisii wxn ka ahayn haweenay waqtigi nabi sulayman cs nolayd iyadana uu maamulkiisa ku soo daray, ragii ay maamulaysayna ilaahay dheleeceyay . Su'aashu waxay tahay marka maxay aduunka uga dhici wayday arinkaas?
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 6 ай бұрын
Dumar baa tahey ee raga ka nax
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 5 жыл бұрын
Mnsha alla wataa runtiii dumarkiina waxay xidheen surwaalo iyo balayo weyna ragoben
@liibanhagio175
@liibanhagio175 5 жыл бұрын
Waxan kafahmay sheikh mistafe in gabdhuhu siyaasadda ay uga fiican tahy in guriga laga shaqeeeyo
@halimodakane9857
@halimodakane9857 4 жыл бұрын
absaluudli wuu asiibay jazaakallaahu khayraa sheikh mustafe xaaji ismaacil ❤✋
@abdikariimbicirif3860
@abdikariimbicirif3860 3 жыл бұрын
Sh.mustafe x.ismaciL PhiLosopHeR 🙏👑
@hamdamohamed6914
@hamdamohamed6914 5 жыл бұрын
Mashalah
@cabdiladiifayuub2237
@cabdiladiifayuub2237 5 жыл бұрын
Sheek mustafa waxa uu alle hibo usiiyay falsafo aan caadi ahyn Hada qudbada waxay kusaabsanyd hooyo siyaasada gasha iyo hooyo caruurteeda haystaa Yaaaa fcn labuduba? Bulshada ayaa lagaa rabaa in kwjbto Hadii ay siyaasad gasho waa cadi hadii caruurteeda xananysato waa cadi Yaaa bulshada wax tar uleh Hadaba marnaba muusan dhigin siyasad kuma fcna dumarka guriga ayay ku fcnyihna madhihin Balse war waa dhix ah ayuu bulshada tusay Allaha ka jarsiiyo Bulshada somaliyed howl wayn ayuu uhaayaaa
@user-id7zg8ct2r
@user-id7zg8ct2r 5 жыл бұрын
Mashallah Jazaakalaahu Qeyr
@yahyecali8836
@yahyecali8836 3 жыл бұрын
Sax mAha
@fartuunleente8137
@fartuunleente8137 2 жыл бұрын
alle kheyl haku siiyo
@xuseenaadan3409
@xuseenaadan3409 5 жыл бұрын
Masha allah sh.mustafe waa nin ilahay hibo u siiyey balaaqad cajiiba
@cabdulahiaxmed5882
@cabdulahiaxmed5882 5 жыл бұрын
Sheekh mustaf xaaji ismaaciil
@Fodcade-Forever
@Fodcade-Forever 5 жыл бұрын
M.a
@sucadonursucadonur3142
@sucadonursucadonur3142 5 жыл бұрын
Alla caalimkan hanoodaayo
@naimajafar5859
@naimajafar5859 5 жыл бұрын
Aamin aamin samiin
@safiyadakane7186
@safiyadakane7186 5 жыл бұрын
Alla caalimkan hanoodaayo
@cabdiladiifayuub2237
@cabdiladiifayuub2237 5 жыл бұрын
Aduun caafimaad aakhirana janno
@safiyadakane7186
@safiyadakane7186 5 жыл бұрын
Aduun caafimaad aakhirana janno
@jebrilabdulazeez
@jebrilabdulazeez 4 жыл бұрын
Somali waxaa jiraan nasiib daro sidii gaalada oo kale rabaan anagoo ilahey Muslim naga dhigay in eey fikradohoodi khaldanaay nagu faafinayo.
@munamohammed579
@munamohammed579 5 жыл бұрын
😊😊😊
@abdihakimdhoolayare5637
@abdihakimdhoolayare5637 5 жыл бұрын
Allh ka abal mariyo sheekh mystafe
@rahmohashi1438
@rahmohashi1438 3 жыл бұрын
We do think the same but we are smarter than man!
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 2 жыл бұрын
marka mxaa rabtaa siyasad hada rabto Western iska joog 😊
@fatumavision8252
@fatumavision8252 2 жыл бұрын
@@Ahmedsahane siyaasad waaba kujiran dumarka somalida. Lkin somaali ahaan marki la eego manahay dad diinta ku dhaqma o matahy dad ay diinu hogaamiso wa maya dastuurka somali udagsan waxu qoraya 18 inu ilmha ku qaan garo taas na waxa qoray wa niman somali. Shikha si guud bu u hadly MashaAlh. Lakin waxa ognhy manta waxa qoysaska somalida nolol madmeedkoda uso dhacsho waa haween. Inta badan.
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 2 жыл бұрын
@@fatumavision8252 waan oghy in dumarku dhanka familka iyo maarsynta qoyska raga ugaga fiicanyihiin. Lkn hogaanka iyo siyaasada waa wax ugub ah in dumarku qabtaan
@sakariyedalmar5255
@sakariyedalmar5255 5 жыл бұрын
Shiikha aad ayuu xaqiiq kasta utaanta iyo ujeedkasta gabadha cidi umadiidana inay xil gaarto iyo meeshay rabto lkn ogow in ay umadeeda dowrka ay ugu jirto meesha ka baxayso wayo labo howl way adagtaha inay isqabtan marka gabadhu kay dooran ha ogaato in kay umada uhayso aad muhiim uthy markasta
@shaaficihussien4690
@shaaficihussien4690 2 жыл бұрын
Hadaad doonasid inaad nolosha wax badan ka ogaato sh.musatfe dhegayso
@efrahussein8692
@efrahussein8692 3 жыл бұрын
Muxaadaradan oo Buuxdo halkee ka helaaaaa
@nagiibjaamac8089
@nagiibjaamac8089 4 жыл бұрын
waa qaacido
@abdighanimohamed5069
@abdighanimohamed5069 5 жыл бұрын
Kuwaan dislike dhahayo maxey ahaayeen armeysan SOMALI aheyn
@rodaali3036
@rodaali3036 5 жыл бұрын
Bal maykahadlaaan wada dadu dumarka silcaya ee bacadka fadhiya ee ragoodu ama qaadka cunan ama iyadoon tiihorana kamasoolnoqon tukale iskuraraya waar ilahay kabaqa Oo diinta aydin ina sheegaysa an ina qarxinaysaan joojiya Oo kadaya dumarka gumaysiga
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 4 жыл бұрын
Wa wax aan la yabay aniguba
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 2 жыл бұрын
Bal kasoo warama raga aad iska furteen idinkoo dhul gaala joogtaa hadane single mother aad tihiin waxaad nimanka isaga fureysaan sow mahan in aad caruurtiina ku qaadataan lacagtii ceerta eheed haye been maa sheegay naagaha qurbaha joogo waa wada single mother maxaa ka dhigay marka? Naagba naagta ey ka caqli badan tahay waxaa lagu shubaa ninkaada iska fur kabacdina ceerta ku qaado caruurtaada muxuu kuu sheegaayaa ninka marba hadii alle caruur kaa siiyay.! Hadaladaas ayaa isku qancisiin dumarow oo ragiina aad isaga furteen. Xujo ayaa noo keenteen anagane xujo ayaa idinla imaanay kawarama bal. Dhul gaaleed ninkaada isaga fur kabacdina caruurta ku qaado ceer kabacdi cabaada kabacdina qeeliya kabacdina caruurtii hooyada tarbiyey laheed waxey noqonaayaan ciyaal suuqiin maxaa ugu wacan aabihii oo banaanka lagu tuuray hade aabo la tuuray miyaa hooyo kaliyah wax u qaban karta noway. Dumarow sheydaankii idin qaata idinma dhigo ragiina ayaa iska fureysiin kabacdina caruurtiina ceer ku qaata hadhowna ciyaalkiina ciyaal suuqiin ha noqdaan oo bilaa aabo la.aan. naagtii ninkeeda ceer dartiis isaga furta waa eey doofaar ah oo warka gaalada dhagaha uga buuxa.. waxaad wada noqoteen single motharo xafladaha iyo heesaha ciyaara oo wada garoobo ah oo aabahood si xun loo raacdeeyay. Hada anagane naagtii na raacdeeso naag kale ayaa badaleeso mac jug sow mahan hadalkeyga🤗😋
@hibohaginur9874
@hibohaginur9874 5 жыл бұрын
Caruur dhalaye maxaa dalku u hayaa...dugsiyada dalka u fiirso ...caruurta Aflac ka baxdaa horumar dhaanta. Sheekhoow waxa aynu dhalay horumar ha loogu dadaalo
@hibohaginur9874
@hibohaginur9874 5 жыл бұрын
80% dadka Ku dhaqan dalku waa sabool.Dadka saboolka ahana dugsiga dawlada ayaa u ahaa kaabe ....dhakhaatiirta iyo aqoonyahanada soomaali 90% waxa ay ka yimaadeed qoysas sabool ah,horumarkana waxa gaadhsiisay dugsi isticmaar iyo dugsi qaran. $2.5 Zako ayaa saboolku xaq ugu leeyahay ganacsatada Ku ganacsanaysa dalka awow iyo aabayaashu u halgameen....xaafada state house soo arag agoomihii aabayaashood halganka Ku dhinteen baa Ku basbeeshan....zakadu waa waajib in dawladu ururiso oo aan huteelada madaxdu kaga cuntayn ee ay ubadka mustaqbalka dalka gaajada iyo jahliga kladagaalamaan
@hibohaginur9874
@hibohaginur9874 5 жыл бұрын
@@mindideafact6782 Tarbiyada iyo dugsigu waa ay isku xidhan yihiin...ilmo Giri wacan ka soobaxay hadii aado dugsi maamul iyo Maclin cilmi iyo tabar midna hayn..oon waxbarasho ka SoCon..oo ah Xero ciyaalo suuq waalid Kali ahi ma badbaadin karo. Waxaa dhici sida reer galbeedka in caruurba layska daayo in la dhalo hadaan dad iyo qaran u heegani jirin. Anuu waxbaan baratay anaa ilmahayga waxbarashadooda Ku filaa..aabohoona biilkooda...laakiin hooyo aan waxbaran iyo aabe aan biil hayn baa loo badan yahay
@hibohaginur9874
@hibohaginur9874 5 жыл бұрын
@@mindideafact6782 China qofka Hal cunug in uu dhalo bas ayaa loo ogolyahay. Warmahaysid hooyooyin soomaali ilmahoodii dhibtootii ayaa macaan iyo dhiig Kar Ku riday. Jeelasha ayay caruuta soomaalidu ka buuxaan dibada iyo dalkaba. Arinkaasaa sababi in caruur dhalida la joojiyo...
@mindideafact6782
@mindideafact6782 5 жыл бұрын
Kaliya dhiig karku kuma dhaco hoyooyinka xataa kuwo aan waxba dhalin buu ku dhacaa teeda kale xabsiyada waxaa Gala qof tarbiyadii hoose aan helin Isku soo WADA duuboo hal ilmood kaliya dhal markaad 60 gaartid ilmahagi ama hakaa dherado ama haka xumado markaa baad kala garanayaa ilmaha kaliya dhalay iyo Kan 8 ilmood dhalay kii wanaagsan Sidoo kale hadii anigu aan ilmaha iska joojiyo miyay xal unoqon qof ilmahiisii daroogo gadaan ama nolosha ka dhacen intaad irbad isticmaali lahayd ugxanta sii kuwa ilmo la aanta hayso
@sukhra3585
@sukhra3585 4 жыл бұрын
@@mindideafact6782 waar ninba waa wuxuu ilaahay siiyo 8 alaa bixiya 1 alaa bixiya
@rodaali3036
@rodaali3036 5 жыл бұрын
Yooyooyinka somalidu lashaqeeyaan waliba masuul maka yihiin ragu? Yaalawaydiinayaa
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 2 жыл бұрын
Walaasheyda warshada dhasha ayaa tahay gurigaada joog sheekha muranka kadaa wax waa la idin sheegay, caruurta aad dhashaan yaa barbaarinaayo yaa korinaayo hadii aad raga isla meel dhigeysaan. Raga banaanka in ey ka soo shaqeeyaan waaye. Dumarkane guriga iyo caruurta iyo howsha guriga makastay. Waana sida ey diinta noo sheegtay wixii intaas ka saa'id ah hade waa sheydaan waxa dhagta wax idinkugu sheegaayo makastay wareerka badan joojiya dumarow iyo rag isku taaga gurigiina iyo caruurtiina korsada. Ragana waxaa leeyahay xaqa dumarka la idin saaray guta oo banaanka uga soo shaqeeya oo waajibaadka alle idin saaray kasoo baxa oo aad masuuliyada u qaadeen. Wabillaahi towfiiq kheyrka alle hana waafajiyo.
@barafbaraf983
@barafbaraf983 5 жыл бұрын
Shiikh Mostafa Runta ayu ka hadlay gabdhow gurigina iyo carurtina ilashada banan waxba ka keni maysane bal fiiri gabadhi ilhan cumar ay dhahayen waxay ilowday xajigesi iyo carutedi nin xun oo cadan ah ayay iskala socota Diintenu wa muqadas wllhy illahy ka baqa gabdho oo xajigina iyo carurtina iyo gurigiina ku ekaada bananka ninka ayaa idin kaga soo shaqeynaye
@garadagmediaproductiongara4636
@garadagmediaproductiongara4636 5 жыл бұрын
Sidaa weeye
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 4 жыл бұрын
Ninka so shaqeeyna wll somaali ba mase wa ku kale raga so kuwaan naqaanay oo caruurahooda meel walba ku dayacaayeen mase wa kuwa kaloo cusub oo hada yimid
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 2 жыл бұрын
@@xamdixaaji4178 rag iska dhicis ayad ku jirtaa gabarey jooji sheydaanimada waxa uu ka hadlay sheekha waa dumarow caruurta aad dhashaan tarbiyeeya oo koriya oo caruur wanaagsan soo saara. Halkii aad caruur wanaagsan oo tarbiyeysan aad soo saari laheydeen ayaad dhahdeen banaanka yaan tageynaa banaanka ayan ka soo shaqeyneynaa banaanka banaanka war banaanka raga ayaa masuul ka ah in ey idin soo shaqeeyaan. Ragii ayaa iska furteen markaasaad ceyr ku qaadateen caruurta nimankiina waa ceeriseen ceyrta nin ha idin noqoto hee macsalaamo
@hanad23ali46
@hanad23ali46 5 жыл бұрын
Maxa wax la dhageysta adunkiba dacayad an ka firsan weyney
@xamdimaxamed8160
@xamdimaxamed8160 5 жыл бұрын
Ani sibser isiiyo
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 5 жыл бұрын
Kuma raacsani fikirka sheekha waayo dumarku 50% bay bulshada ka yihiin bal kawaran hadii kala bar bulshdu aysan shaqayn weliba 50ka kale 30 kamida waayel iyo caruur yihiin wadankaas dhaqaale burbur baa ku dhacaya markaa sheekhu ma halaag buu i nala rabaa 🤔🤔
@Kannotwait
@Kannotwait 5 жыл бұрын
raza Elsolawi I could easily destroy this argument, no one is saying take women completely out of the workforce. The point is stop encouraging women to pursue careers just to compete with men for the sake of the falsehood of equality, women being over presented in nursing and school isn't a bad thing, pushing them into Stem fields just because it has a male dominated workforce is the foolish thing to avoid, Happiness does not come from a life draining career for women also men would tell you they'd gladly sit out if they could.
@Kannotwait
@Kannotwait 5 жыл бұрын
The main argument here is in politics not workforce in general or jobs but long careers in firms etc
@nagiibjaamac8089
@nagiibjaamac8089 4 жыл бұрын
dunida wax ku soo kordhi ama kala dhimo dhibaatada
@hormuudchannel2168
@hormuudchannel2168 5 жыл бұрын
Waxaa jira riyooyin badan oo an leyahay oo an rabo inaan kusoo bandhigo halkan ee igu caawi inaad subscribe isaarto wll
@adamkeenadiid8484
@adamkeenadiid8484 5 жыл бұрын
Riyo marabnee riyo iyo qarow wa waxa somali halkaa dhigaye wax socsa amaad noo sheegi😂😂 waan kaftamaya macalin waan kuu saari inshaallah.
@munamohammed579
@munamohammed579 5 жыл бұрын
😂😂
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 5 жыл бұрын
Sheikh mustafa fakarkisu ka hadlay kumana colaadinayo lakin uma raacsani rayigisa. Ano caruur dhalay hadana wax barankara ummadana ushaqaynkara. Dumarku multiple tasks ayay isu qabankaran cidina ka hor istaagimayso.
@cabdiwalinasta1468
@cabdiwalinasta1468 5 жыл бұрын
sheikha si fiican baan u fahmay waay qaban karaan lkin waa ay dadaal badan ku bixisaa kana fakartaa gurigeeda
@ajzaahir
@ajzaahir 5 жыл бұрын
Waad khalad fahantay Multiple task samee lkn priority gaagu ha noqoto tan uu sheegayo Hdii Kle Somali way dabar goaysaa
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 5 жыл бұрын
@@ajzaahir sheikhu fakarkisu ka hadlay Ana kayga ka hadlay so walal qasab qof lagu raacaya ma jiro sadaraaded qof waliba kisa ku ixtiraam wabilahi towfiq.
@muhyidiinmuhammed4974
@muhyidiinmuhammed4974 5 жыл бұрын
@@thesouthsidegirl9463 wllshy sheekhu example casriyaysan ayuumbuu kugu sharaxee nabi maxamed scw ayaa qaba inaanay gabadh hogaamiyaha sare qaban Waa takale cumar ibnu khadab rc oon bini adaam ka caadilsanaa yaryahy ayaaba gabadhii ugu saraysay udhiibay inay suuqa wxyaalaha khariban ee lagu ibinayo checking garayso So ra'yi sheakh maaha waa diin meeshu wllshy
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 5 жыл бұрын
@@muhyidiinmuhammed4974 qasab ma jiro walal adigu ku dhaqan walal
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 5 жыл бұрын
Sh mustafe dhuusuu wadaa walhi
@nagiibjaamac8089
@nagiibjaamac8089 4 жыл бұрын
caqli ku dhisan
@moabdi8815
@moabdi8815 5 жыл бұрын
Sheekh waa fikir adiga kugu kooban. Adiga waxa kula weyn wax la dhaldhalo. Lakin noloshu dhalmo way ka weyntahay. Haddii cidi badnaansho wax ku keenayso India oo hal billioni haku keento. Markaa aad baad ugu mahadsantahay fikirkaaga.
@yusuftoch7493
@yusuftoch7493 5 жыл бұрын
Ani waxan qaba gabdha gurigeda kuficnthy wayo hooyo noqon ilmha tarbiyad walidnimo bari😊
@moabdi8815
@moabdi8815 5 жыл бұрын
@@yusuftoch7493 Hhhhh Waad wanaagsantahay wallaal. Waynu kala duwanaan karnaa taasi waa Nature
@yusuftoch7493
@yusuftoch7493 5 жыл бұрын
@@moabdi8815 haa bro 👍👍👍
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 5 жыл бұрын
@@moabdi8815 aduunka maanta dhibaatooyinka ugu wayn ee haysta bay ka mid tahay korodhka dadka xataa wadamada islaamiga qaar baa qaatay siyaasada xakamaynta qoyska ooy kamid yihiin Bangladesh iyo Indonesia halka sheekhan iyo Somalida daba yaacaysa ay wax wngsn mooden dhalmada bdn
@moabdi8815
@moabdi8815 5 жыл бұрын
@@wiilsomaliyed5257 Haa wallaal Eebbe caqliga hakuu barakeeyo. Dhal bilaa qorshe ah dhibaato uunbay inagu tahay.
@sucadonursucadonur3142
@sucadonursucadonur3142 5 жыл бұрын
Lkn sawirka ilhaan cumar maxaa kenay mesha
@cabdisamedcaliclaahi3158
@cabdisamedcaliclaahi3158 5 жыл бұрын
Wllo sawirka ilhaan cumar waxa keenay maadaamay xaga dumarka soomaalideena ay siyaasada ka gaadhay meel aanay hablaheena kale gaadhin tusaaluu ugusoo qaadanaya oo waxay ka dhigantay Mar haduu ilhaan uu sawirkeeda meesha soo dhigay arinku kahadlayo sheekhu uu yay dumarku siyaasadu inay mamnuuc katay oo diinteena islaamku kamamnuucday markaa ilhaan cumar haduu lahadlay waxay lamidtay haweenka somaalideena inuu lahadlayay
@faadumocabdi7473
@faadumocabdi7473 5 жыл бұрын
dhaanto
@Amin-gw5yh
@Amin-gw5yh 5 жыл бұрын
Sheekhu miyuu waalanyahay, adeero waxaad rabtaa inay habluhh adoomo ku noqdaan oo laga dhal-dhalo uun. Adeer labadaba gabadhii doonaysa way isku wada kartaa. Markaa adeer guumaysiga carabta nagala tag..
@dibugunoqodalkaga2778
@dibugunoqodalkaga2778 5 жыл бұрын
sxb diinta ra yiga ka daaa shiikha ha u gafin
@Amin-gw5yh
@Amin-gw5yh 5 жыл бұрын
@@dibugunoqodalkaga2778 Adeer sheekhu ma diinbuu ku hadlayaa mise fikirkiisa ayuu cabirayaa
@cabdisamedcaliclaahi3158
@cabdisamedcaliclaahi3158 5 жыл бұрын
Boqorka geeska wllo illahay kayaab oo rabigaa kacabso koloy nin dhalinyaraa ayad tay oo islaama Markaa isdaji illahay utoobad cali zxb aheekhan wuxu jeedinaya risaaladi nabi muxumad waayo nabigeenu wuxuu yidhi scw scw scw hadaan dhinti faafiya diinta oo kiina aayad garanayoow iga gaadhsi ka aan garanayn marka zxb hablaheenii iyo dadkeeni ayuu ugu gargaraya risaaladi nabiga scw adna waxaad kuleeday guumaysigii carabtaad wadaa waa danbi ee ka noqo wllo cadha illahay yay kugu dhicine xataa illahay oon kuu cadhoon laga yaba dadka kumintigaaga arkaaba ileen dad islaama ayaynu nee inuu ku habaaro marka isha dadkana iska ilaali iyo naxdintooda cadhada illaahayna iska ilaali wllo wsc
@hamseahmed1139
@hamseahmed1139 5 жыл бұрын
Caqligaa ku madow sheekhu ma odhan yayna shaqo tagin oo waxbaran xaaraanna maha Jaahilad yahay maangaabkii
@libanabdi572
@libanabdi572 5 жыл бұрын
Subxanallaah shiiqa ha ugafin waraa illaah kabaq muslinaatahay maxaa kukalifay shiiqa kumadhihin aan aduunsado hablaha itaqullaah xeysu maakuntu yacmaluun wallaal
@asyabiofficials9513
@asyabiofficials9513 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣wlhi wa runti skheih wayo waxa arga somali badan oo mar so wada kalney wadanka Germany 🇩🇪 wada famil aye noqodey malaha 2 carura haystan markasey afna garaneyn wayo iney waxa bardan way iska dayen dhalmo ujoogan
@Wasiirka98
@Wasiirka98 5 жыл бұрын
Aduu B1 xageed ila mareysan 😂
@munaahmedmohamed8960
@munaahmedmohamed8960 5 жыл бұрын
Maansha alah sheikh
@calidaaud3899
@calidaaud3899 4 жыл бұрын
Mansha allah jasaka llah khayr
Muxaadaro cusub Jacaylka Dumarka Sheekh Mustafe
44:40
NORAL HUDA
Рет қаралды 1,2 М.
Diinta iyo siyaasada
1:00:22
MK QADI
Рет қаралды 23 М.
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
Dumarka Iyo Duulaanka Lagusooqaaday  SH. MUSTAFE XAJI  ISMAIL
54:47
Sh Mustafe X | Marka Noloshu Ku Ciisho Culaysyaduna Kugu Bataan!
26:14
MAXAA LAGU BADBAADAA  ᴴᴰ┇Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
19:56
Alnasiixa Media
Рет қаралды 559 М.
MURUGO MIYAAD DAREEMAYSAA ? DAAWO AYAA LAGUU HAYAA !! || Sh Mustafe Haarun
22:25
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12