Siyaasi Duur ayaa Sheegay In Doorkii Xukuumaddu Ka Maqan Tahay Nabadgelyada Ceerigaabo.

  Рет қаралды 5,729

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 17
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 3 сағат бұрын
DUUR WAA NIN ADAG OO SOO BAXAY ❤❤❤
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 3 сағат бұрын
Waasir hadii wax qabad la rabo ninkan aya wasiirka arimaha gudaha lo magacabi laha ❤❤❤❤
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani 4 сағат бұрын
Walaale waa ninkii geeziiga ahaa ee Mr Duur allah ha ku xaafiido. Nooloow
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid 4 сағат бұрын
Dee abti wasiir in aad doonaysey markhaatiyo ayaa cadeeyey ee cadhada iskadaa calafbaa lacunaaye
@Rashidfaarax
@Rashidfaarax 4 сағат бұрын
Wll ninkani isaga wasirada rerka muuse ugayn jiray sidu shegy siciid sulub
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 3 сағат бұрын
DUUR ALLAH HAKU XIFDIYO
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 4 сағат бұрын
Iskada ada diiday inlaxaliyo
@Rashidfaarax
@Rashidfaarax 4 сағат бұрын
Lipaaxi wasaradisa shaqadeda yaqaany
@Hassanaliaxmed
@Hassanaliaxmed 4 сағат бұрын
Nabagaladu. Waa kaah. Wadani
@DrhusseinosmanYousuf
@DrhusseinosmanYousuf 3 сағат бұрын
KKK WASIIR DUUR WIIL HOOG RUN SHEEGA
@Jiirka-lacagta
@Jiirka-lacagta 28 минут бұрын
Ilahow itus maxamed nuur oo madaxwayne dalkan ka ah
@AbfiAli
@AbfiAli 4 сағат бұрын
Is edelka aad.sheegaysaa ma labada tuug ee cunay hantidii Umadda iyo Cirro oo 13sano. ahaa gud. barlamnka. Isbedelkaad sheegaysaa Waa kee???????
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 сағат бұрын
Jaahil . Baarlamaan iyo xukuumad ma Kala taqaana . Cirro marka uu fulinta qabsado kula xisaabtan . 7 SANO oo muuse 10 guri oo kale naga dhisto ma rabno
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 3 сағат бұрын
Beenale Beenale Beenta nagada isbadal Maryihi hore ah no NONO no no
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 3 сағат бұрын
Nabad umahaysid
@YusufMahamed-p3r
@YusufMahamed-p3r 5 сағат бұрын
Duur waa reerke
@Rashidfaarax
@Rashidfaarax 4 сағат бұрын
Hy muuse cabdalle
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,9 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 27 МЛН