Dila qof walba oo dambi ka gala dalka iyo shacabka aan waxba galabsan
@shafieebrahim32465 жыл бұрын
Inaalilahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun. Waa Dhalinyaro Aad Wali Macaan Ka Dhadhamin Oo Ku Halaagsamay Gacmahooda Iyo Gacmaha Alshabaab.
@mashalaayedablaq58195 жыл бұрын
inkaari ha u sugnaato ee waxaad sheeyaan dadka ay laayeen dadkii la dhashay amaba dhalay u geeya cad cad amaba gabal gabal ha u goosteena necbiyaa UGUS iyo Emirates imaaraadka waa kuwa kala reebay umada somaliyeed. allow naga qabo labada cadaw ee dhexda nagashay iyo kuwa u adeega amaba u fududeeya arimahooda Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin!
@hanadraas92335 жыл бұрын
Viva Nisa respekt ✊ 🙏🇸🇴
@cudoonali8655 жыл бұрын
Cabsi cabsi Alla kamagan GALAY Allshaydaan
@libanfarah94594 жыл бұрын
God bless you xaakim shuute
@zakhero94677 ай бұрын
Allaahaa soo hanuuniyo
@mahadow15 жыл бұрын
HUF ha laga dhigo baqtiga indhaha qaloocan 😡
@amiindada28235 жыл бұрын
Dilaa walba dil ayaa udhanbeeya
@tufaaxmuuse31435 жыл бұрын
Alshabab hadey yihiin kurka halaga Gooyo
@mohamedmusse81405 жыл бұрын
WAAR QOF UGUSA AMA BIYO SIIYAY DILA OO BAHALAHA SIIYA: WAA MAXAY XABSI DAA´IN: CADAALAD MAAHAN SIDAANI KUWAAN HALA KALADIRO:
@kaynaanofficialchannel87775 жыл бұрын
Allah ayaa mahat leh kuwaani hadii waa jibkooda lamarsiyey
@farxiyoxajifarxiyo7155 жыл бұрын
Subxaana laah wiilashii waalaqaldey
@makaahmed77104 жыл бұрын
Subxanallah Somali kuli diil, togasho Lee kuhayaa
@calicumar85785 жыл бұрын
gul garsonka dakga gulesta waligin
@غريبفيوطنه-ف8خ5 жыл бұрын
🙏🙏🙏
@ashaabukar38415 жыл бұрын
Subxanalah war maxa ku dhacay umada somaliya wilashan dadka dilaya iyagana ladilaya
@gabadhixalay20665 жыл бұрын
Xanun badana marki lagu dhoho wa lagu dila😢😭
@queenluula22945 жыл бұрын
3:40 hooyada ooyeysa ilmaheedi miya dil lagu xukumay hah😭 lkn ayagaba ilmo yar ayey agoomeeyeen oo dileen
cadalada wadankeyga wan kufaraxsanahay waxqabadkina hasineynina qawarijinta cadeystay dhiga dadka
@saladomahamad55495 жыл бұрын
Qof waliba waxeey geeysaty halaga warabiyo أعوذ بالله من الشيطان الرجيم الله يهديكم بس
@mohamedabdirahman73105 жыл бұрын
Agah maxaa loo kala rebaa wlahi dowladda way jilicsan tahay maa ladilo dhamaan.
@khadijaabdikarim32735 жыл бұрын
Abdi Ayaanle diiinta wxe qabto lagama kor bodi kro
@malikatulxubi82905 жыл бұрын
Walaal dilkoda maxa ka istafiidee dadkan waxay ubahan yihin dhaqan celin aniga maqabo in dhalin tan la dilo nafta macanteda hala tuso bismillah dil xal maaha
@hafsomohamed85715 жыл бұрын
Dilka adi ayaa kuwacan Kuna fcn ok 😡😡
@mohamedosman45194 жыл бұрын
Afartaba inaad dil ku xukuntid ayay ahayd gudoomiye shuute wad geftay xabsi dain waxay u bahan yihiin qarash
@fadumoabdi68645 жыл бұрын
Allow na badbadi musiibo waa tan oo kale
@اللهمارحمنيبالقرآن-و5ي5 жыл бұрын
ilahow naga qabo cadhaw gena haladilo wana kutager sanahay inad gacan bir kuqabataan
@sowdoabdinor85485 жыл бұрын
Abaalmarintodii wey gaaren waana ku raacsanahy maxey u sheegten dadka masaakinta ah!
Ish wax jira matihididiin dad cilmi soobartay matihidiin miyaa hadii wiil yar oo 20 jir ah oo inta isagoo duruufi hayso laga faa idaystay hadaa maalinwalba dishiin iyaguna wax uunbay marwalba dilayaan waayo wiil Somaliyeed madhaamado dhalinteeniina wd laynasaan lkn hadii halka dilka lagasoo aas aasayo ama madaxda soo aas aasaysa aad dabagashaan oo dishaan dilku xagooga wuukadhamaan dhalinta dada yar ee lawaalayona weydhamaan lkn wiil 100dollar lasiiyey isagoo duruufi hayso dhamaan mayso dhalinteena duruuf ayaa ugaynasiin hadaa dawlad iyo cadaalad iskushaagaysiin kuwanyari waxba magaysan ee kuwa kadanbeeya sooqabta ani waxaa ahay arday Somaliyed oo sharciga kabarta Geneva Switzerland sharciga aanbarto sidan maaha idinka wax kaduwan ayaa kudhaqmaysiin nimanka waaweyn daba gala oo laaya ninka wax soodiraya ee sheefka ah wxuu galaafanayaa kumanaan dhalinayro ah lkn isaga hadaa dishiin waxad badbaadinaysiin kumanan dhalinyara iyo intay sii dili lahaayeen
@buculbacayr6934 жыл бұрын
Waylay to
@mohamedhassen7335 жыл бұрын
subxaana lah
@boolocadey46615 жыл бұрын
Subxaanalaah bal arag dhalinyaradaan 29sano mustaqbal looga dhigey iney risaaqad aay ku siiyaan Mucaarad , Ganacsato xaraan ku naax Alshayaadiin 29sano mustaqbal madoow Faramaajo iyo Khayrena waa lala fahmi la'yahay qori dhiga qalinka qaata mucaarad iyo Alshayaadiinba waxay dhalinyaradaan quut uga dhigeen iney ilmahoodu agoon noqdaan waalidkood gablamo iyana aay suit ka xirnaadaan meelwalbana QASRIYO KA GATAAN bal shacabku arintaan dib ha u xasuustaan. Ilaahaay umadda idinka qabay madaxyawaynta ku shaqaysta dhalinta.
@khadijaabdikarim32735 жыл бұрын
Wiilka bajajlaha weligii qof musan dilin lagaraY isaga xabsi daa'in la dhahay lkn kan kle mxa lo toogan wye daduuupa hore usoo dileee war dowladan iyadapa side rptee isaga dhaqmeysa
@husseingurey9185 жыл бұрын
Ikaar ha usug nato dad maa ladili karaa dadka wee dhameyeen ilhoow ka qabo
@cabdihabby57595 жыл бұрын
Khawaarijta sidaas haloo laayo nacalada.
@mahmett93735 жыл бұрын
Subxanalah ilahey baa Xumaan ka Fog wlh waa Masiibo Qof bini,adam dil Wanacuudubilah ilahow Adaa kaa magan Galnay ilahey nama tuso wllyal
@jimaleduale36349 ай бұрын
Barlin cabdi Warsame yawaye
@suadfamily5225 жыл бұрын
War aaway kuwa waweyn ee wilashan shaqada I dirsado ayaga lama soo qabto miyaaa
@nevergiveup85155 жыл бұрын
Ilkacase wa la soo qabtay
@aminamohamedyusuf10075 жыл бұрын
Kuwa dad la yay ayaa xaafadeena degen wax la hadli karo ma lahan koo sedex qof dilay aa suwax kasta si caadi u socda
@shamisqurux81765 жыл бұрын
Amina Mohamed yusuf maad police ka ushegtid nacalada argagaxisada eh
@shamisqurux81765 жыл бұрын
Garaad Ahmed war maxad iga qaadi karta qasisyahow anigu ilahey aya nafta igaliyay mana aminsani allh moye in cidkale iga qaadi karto marka adigu mxu yahy qasdigag mase argagaxisada kamid tahy
@shamisqurux81765 жыл бұрын
Garaad Ahmed waxad tiri al shabab dhiiga muslim waakaxaran haye qaraxyada muqdisho kadhacayo ee masakinta shacabka kudhamanayan ee alshabab sheganayan kaas ma dhiig gaala teeda kale gaalka naftirkisa haduu naftada iyo malkaga diintada ku nabad galyo asba dhigisa waaka xaram lkn alshabab hadey raban iney galada iska celiyan iga garsi yahuuda qasa xooga kuheysata ee carurta iyo hawenka laynayan haka difacan taasa ajar uga socota jano wey ku galayan lkn umada muslinka somaliyed ama hasiyan