Qeyre waa thy wadani dhap eh xilka aad heyso nin nuucda cml eh nama soo mari doono korneele Tariiqda ayaa ku xusee insha allah
@yusufwarsame96827 жыл бұрын
Maasha Allah,soomaaliya guul.
@jicrii49483 жыл бұрын
ok 👍😁
@mohabd6807 жыл бұрын
Ilaahey hano ka xifdiyo mudane wlh mar walbe an khudbadaahaga daawado ilin aann celin karin aya iga timaada. Madaxweynaha Farmaajo nooo xiga wa adiga insha allah 8 sano Farmaajo iyo 8 sano khayre wa nagu filantahay wana huba 16 sano kadib anigo 40 jir ah ubadkeyga iyo anigaba iyo dadkeyga somaliyedba inay ku noolan doonan nolol sareysa wadan hormary somaliyana laga yaabi doono insha allah.
@abdinurmahamed45247 жыл бұрын
Moh abdı farxad ku noolow nin aan taageerin #Kheyro walawaayay dabid iyo dalba waa nin wanagsan
@abdinurmahamed45247 жыл бұрын
Gabadhaan walasheen waxaan ku waaninaya xira #Hijabka waxaad noqota #Role model inshallah sida #Doctor #Maryam qaasim wasiiradas oo kale ayaan kaa rabnaa fadlan
@alish28527 жыл бұрын
Fantastic
@sadiyamahdi27297 жыл бұрын
alla qiiro waynaa ilaahoow kheyr ku sii waxaan kugu duceyo maqaan mudane balo kuma aragto guuuul madaxweyne farmaajo abhii dalka ilahoow cadaab kor kaaga ha tusin balan tadiina waad fulisay danbigaga iyo danbiga waridkaa alaah ha dhaafo abaal kaga na dhalinta somaliyeed way gudaysaa