Abuukaate Daahir Carab oo suaalo weydiinayay baaraha xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka.

  Рет қаралды 29,054

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@محمدجافو-ط8ر
@محمدجافو-ط8ر Жыл бұрын
Baaraha iyo carab waxbaa Kala haysta
@abdinur74
@abdinur74 Жыл бұрын
Dowlada iyo maxkamad-deeda waa isu egyihiin 😊
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
war ciyaal yer yer intad isk deysaan xasan shekh soo fadhiisiya asagaa maxkamad u baahane
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Жыл бұрын
Baaraha hanti dhowrka Goolasha waa lagu Wadaa ilaa iyo Hada wa laga Gacan Sareeyaa
@musemo01
@musemo01 Жыл бұрын
Mudane Abuukar waxa lagu heesto maba cado. Baaraha xafiiska xataa 1 suaal si fcn ugama jawaabin. Xaqa soo daahiri doona inshallah.
@xarigle739
@xarigle739 Жыл бұрын
Baarahaan professional maahan ee fadlan tababar halagu celiyo
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Жыл бұрын
Hanti-dhowraha waa khalkhakiyeen. Markii horana ma cadcadeen. Wixii uu soo qorqoray shabaq ayey ka dhigeen. Doodiisu waa sax lkn codkar ayuusan aheyn.
@dahirfareey672
@dahirfareey672 Жыл бұрын
Wlhi shabad falsa/ fake ah visa magac kale ah anaa leysaaray. Ilaah waxaa ka baryaa in kuwaan la xir xiro.
@ahmednur9383
@ahmednur9383 Жыл бұрын
Maxkama Tag fadlan Walagu bahan yahay wa very important, fadlan laso xiriir
@maxamadxarawe7925
@maxamadxarawe7925 Жыл бұрын
Kuwaan kale dad xaqiis ayay rabaan inay qariyaan
@maxamadxarawe7925
@maxamadxarawe7925 Жыл бұрын
Canugaan hanti dhowraha ah waa nin dadaalay oo wax soo ogaaday
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 Жыл бұрын
Dahir carab sualo an cadi ahen waye whli 😂😂😂
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Жыл бұрын
Dowlada ayaaba qaldan wasiir maaliyadeed oon aqoon ulahayn ayey magacaabeen iyo hanti dhowre ebera yahu
@AhmedMohamed-rw6pd
@AhmedMohamed-rw6pd Жыл бұрын
markii cunadu igu socon waydo filinkan ayan fiirsadaa maxaan igu soo kordha ma garaneysaan waan labo liqaa😂😂😂😂
@AbshirMohamud961
@AbshirMohamud961 Жыл бұрын
Maalinka madaxwaynaha lakeeno ayan aqon sanaya in Somalia garsoor daacad ah kajiro
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Bismillahi madaxwayne aa ku waalatay Xafidulaah Xasan Sheekh waxna laguma helaayo qabyaalad aa uneceb tahay
@saidmm9953
@saidmm9953 Жыл бұрын
Goor ay ahaataba filo. Farmaajo.
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe Жыл бұрын
NIN MALAAYIIN LOOGA SHAKISAN YAHAY INAY DHUNSADEEN, DHEEL DHEEL ISKU DHIIBAN MAAYAAN WAA RAFANAYAAN MEEL AY LAGAARTABA
@deeqafbuur8784
@deeqafbuur8784 Жыл бұрын
Danbiili danbiile dhalay muslin aheyn shaatibluug
@deeqafbuur8784
@deeqafbuur8784 Жыл бұрын
Ninkaan garab ey shaqada lagu siiyay waa canjeero iyo muufo nin shaqadu sheeg ninkaan
@kuusoowqawdhan1771
@kuusoowqawdhan1771 Жыл бұрын
Yaa la khaldayaa maantay?! TUUGO uruurtay
@ebowchannel2059
@ebowchannel2059 Жыл бұрын
Ok
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 Жыл бұрын
NIN ISBAARO JOOGI JIRAY AYAA XEER ILAALIYE U AH DOOWLADDA U HORBOODAYO XASAN NACAS DHIIQO
@cabdimacalim3399
@cabdimacalim3399 Жыл бұрын
Waa xanun san tahay isbaaro adiga laguugu dhalay
@abdallakuusoow2811
@abdallakuusoow2811 Жыл бұрын
Qollada hantidhoorka waxaa ficanan laheyd mid kan aan aheyn inay soodirsadaan Waayo goollal badan ayuu ka dheliyey Abuukaa tahy Caadi maaha indhaha ayuu u shitay markuu ogaaday inuu ninka ka dheliyey goilal
@sowdosiman5602
@sowdosiman5602 Жыл бұрын
Abuukatahan wlh daacad maahan tuugo inuu difaaco ayey ka tahay
Askari Isku Dhiibay Khawaarijta, Dagaalana kala qeyb galay-Garmaqalka Maanta.
9:22
Somali National Television
Рет қаралды 1,3 М.
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 145 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 103 МЛН
Xalqada 5-aad - Sarreynta Shareecada - Abukate Dudaaye
21:24
Astaan Hidaaya
Рет қаралды 8 М.
Maxkamadeynta Koox Loo Heysto Falal Argagixisanimo.
10:26
Somali National Television
Рет қаралды 1,6 М.