Macalin Mahdi "Muqdisho cid hub sharci darro ah soo galin karto malahan."

  Рет қаралды 10,536

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 Ай бұрын
Goud job poliska hala tagero shaqo wacan
@malaboa591
@malaboa591 Ай бұрын
Maashaa Allaah hore in loo socdo ayaa fiican
@SheekhMaracade
@SheekhMaracade Ай бұрын
Mashallah❤
@IdirisCabdi-sx2cd
@IdirisCabdi-sx2cd Ай бұрын
Masha allh ciidankeen dhowro siiwada khawarij soqabta
@calijamac6012
@calijamac6012 Ай бұрын
Hubkii cabudwaq dowlada ila hdda kma halin waxana xanta sheegeysa in shaqsi dowlada wadato uu laha hubka
@OmarBile-b5b
@OmarBile-b5b Ай бұрын
Guul
@Bambelmo
@Bambelmo Ай бұрын
Qurbo joogtana waa nala iloobay xageen cabashadeena kusoo gudbinaa?
@AktaloonFarid
@AktaloonFarid Ай бұрын
Madaxwaynaha hada ninki hubka soo gilin jiray muuna ahyn 3 sano ka hor somali afkeeda iyo dhagagoga isma maqlaan yaab 😊
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Ай бұрын
sax amar dowlo mudeec ninki diido dabaal
@hurdaaye9767
@hurdaaye9767 Ай бұрын
sh shantaay hubka malaga qaaday waa shacab waxaa uuna yiri bistooladna waan wadaa hub kakena guriga ayuu ii yaalaa mala soo qabtay😂😂
@deeqyare2897
@deeqyare2897 Ай бұрын
Asiga ayaa isku waardiyewyo
@CabdiraxmaanCismaan-wx6iz
@CabdiraxmaanCismaan-wx6iz Ай бұрын
Jbhh
@L19680
@L19680 Ай бұрын
Hubba naga ilaaliya waa buuxaa baarid waa inaad samaysaan
@cnaasirmardoof565
@cnaasirmardoof565 Ай бұрын
Suuqa Cirtoogtaha ee ku yaala Laami yaraha Amiira wax ka qabo haddaad rinsheegaysid
@ismaaciildahable
@ismaaciildahable Ай бұрын
dameer kan iyo dameerka xilka u dhiibayba waa mooryaan isku hayb ah yay u dawladeenayaan horta war dawladi waad ku xaarteen
@alrightythen4879
@alrightythen4879 Ай бұрын
Dameerba ada ka caqli xun, haddan dowladba jirin lahen waxad aragtid lama so qaban laheen
@ismaaciildahable
@ismaaciildahable Ай бұрын
@@alrightythen4879 dawlada xagee ka jirtaa mise dawlad waxaad u taqaan 10 mooryaan o iyaga uun isa siiyay wixii ay umada wada lahaayeen mida kale ma waxaad dawlad igaga dhigaysaa kuwii ay ahyd in la xir xiro qaarna la xukumo o xilal lagu taxay jaahilyahaw micnaha dawlad nimada so baro kadib ila so hadal igu sawirtan baad dawlad igaga dhigaysaa saw mahan balse alxmdllh insaan Alle caqli siyy baan aho wax waliba xogg oggaal u ah orodo dameer nimada igala hortag aniga dad ma arkee dameero is bahaysty o dawladenayaan arkaa
@alrightythen4879
@alrightythen4879 Ай бұрын
@@ismaaciildahable marka dameer ba ogolaatay ino ku taliyo. so taas kama dhigna in aad tahay wax dameer ka hooseeya ama ka xun. Hadda caqli iyo xikmad kugu jirto sida uma hadleen. Micnaha dowlad ad utaqaanid wa kee. Jaahilba ada u qorid ek nacasyahaow
@ismaaciildahable
@ismaaciildahable Ай бұрын
@@alrightythen4879 adaa iska hor imanaayo wayo adiga dawlad ku sheegayo o ictiraafsan aniga dawalad umaba aqoonsani inuu dalka ka jirto marka dameerada aad kabaha u sidid adiga ka sii dameersan lkn nasiib xumo isma aragtd jaahil iyo nasacnimo kaa hadal siinaysa waxad adiga tahay ayad hadana dad kale inad ku sheegtid donaysaa Somalia no government no police no peace is nothing just nosence damerow dawladnimada so baro kadib afk nala sogal
@alrightythen4879
@alrightythen4879 Ай бұрын
war god hoostii mad ku nooshahay mise qof dhiman ayad tahay. War aqoonsigaga wax nagama galinee ee wax aad dowlad utaqaanid noo sheeg and tell us what is wrong about this video. Ama dameer iyo waxyaaba aqoonyarida kuu geesay so qor markale
Sooyaal nololeedka Musharax Cirro oo kooban.
18:10
MM Somali TV
Рет қаралды 13 М.
Amniga Caasimadda & Xasiloonida Xoogaysatay - warbixin
2:37
Somali National Television
Рет қаралды 6 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,9 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 7 МЛН
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 73 МЛН
Cadeymaha dhagartii Khawaarijta ee Suuqa Bakaaraha, qaar ka mid ah xubnihii geystay.
15:19
14 WIILAL  SHIDAN QOFKAAD KA HELIN KA SAAR KAN UGU DAMBEEYO REEBO
12:48
Maxkamadaynta Gabdho dhawaaan loo Guuriyay Argagixisada.
12:47
Somali National Television
Рет қаралды 83 М.
The New Mogadishu | Muuqaal aadan ka arkin warbaahinta.
16:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 57 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,9 МЛН