Wiil dalka ada ka masuula ee wixi kaadaba hadlaa buudka kula tumo
@DooGeeye2 сағат бұрын
Dameer dameer dhalay
@maheapnourofficial79973 сағат бұрын
I a suuban sabriye xaguu xumumaa waa walanyahay😂😂
@midnimo.jaceyl23Сағат бұрын
Hassan sh wuxuu umaamulaayaa soomaaliya sidii NGO dii 30 iyo doorkii sano uu ka soo shaqeeynaayay war ninyoo udhaqan sidii madax weyne dal billahi caleeyka
Xaassanoow miyaa iloowday dhiiqada yaan lugahs laguu galin walee adigay kugu soo socotaa waxaa u orday saa mudo kororsi qof iyo cod waxba ha ku gaban sanad iyo bar kadib reerkaadad madax weyne utahay
@jamaal8309Сағат бұрын
Qof ya cod wayfiicantahay markaad mamuleyso xasanow! lkn, markaad banaanka joogto waxaad leedahay leeskuma hubo waxa oo waxaa laga yaabaa in lagu shubto. Marka hadaad aamini wayday kuwi kaa horeeyey yaa ku aamini, adigana.
@CismaanCeydaruusСағат бұрын
Teendhada afisyoone baa is ku arki doontaa 2026 diidayaa ama doontayaa😂😂😂
Dadka ayagoo line ka kujiraan shabaab ayaaba qarxineee beee
@Qalaska2 сағат бұрын
Xasan busto tuug baad tahay dhacay xoolihii dhulkii shacabka soomaaliyeed ee la ildaran gaajada iyo colaada inkaari kugu dhacday guurguurte alow Uma dhaafi tuuga
@DooGeeye2 сағат бұрын
Dameer dameer dhalay 😂😂😂😂
@nuradinali41563 сағат бұрын
Wlaahi nin waalan baa tahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Allha ku caaafiyo !!!!!
@MaxamedSanka99-qm6mg2 сағат бұрын
Bowe yaakuri malafti nagaa
@ShiikhAxmed-m1l34 минут бұрын
Xabaalo qudkuna waa tastuuri weeye sowmaa
@Qalaska2 сағат бұрын
Bal qofkaa wejigiisa eega inuu tuug yahay wajigiisa bay ka muuqataaa duli ku bax alow na dhaafi xasan xabaalo qufte
@mohamedfarah199722 минут бұрын
War Xasan in Doorasho qof iyo Cod ah in la qabato so kama horrayso in hayaddah Dowladu dhisan yahiin ma ahah oo wadanku isku xiran yahay oo siyaasadda heshiis lagy yaha meel aan waxba ka mirin ba lasoo taagan tahay waxan qaban a Qof iyo Cod
@FadumoMohamed-x8j2 сағат бұрын
Ninki is huba shacabka cod ha ka doonto no more teyndhada xasan dal xoreye wad u hiiliday shacaka alaha ku xafido
@laqlaajisnugal27562 сағат бұрын
Maqabiil kaa hadle mise wadaninimo xagee laga codeynayaa wlle matii dani oo kale baad rabtaan