Garmaqalka Racfaanka Dil ka dhacay Xerada Dab-damiska - Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS.

  Рет қаралды 188,029

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 206
@mohamedshardi6198
@mohamedshardi6198 4 ай бұрын
Masha Allah qareenka wa nin cilmi badan iyo caqli run ahanti . Xabada ku dhacday maba ahan edesanaha e sxbdisa u heshiyay . Yaab kuligood dreska halaga dhigo
@osmaanjb1633
@osmaanjb1633 4 ай бұрын
😂😂😂😂🎉❤🎉🎉🎉😢😢😢😢Bariis mace😊😮eye Kabsar caleeenBariis maceeye Kabsar caleeen🎉🎉
@mohamedshardi6198
@mohamedshardi6198 4 ай бұрын
@@osmaanjb1633 😂😂😂
@Y-ADIL
@Y-ADIL 4 ай бұрын
Waa xukun cadaalad kusaleeysan MashaAllah! dhamaantood waa in lawada eedeeyaa, baaris kadib xabadii marxuumka dishay lasoo cadeeyaa sidaasi dambiilaha lagu xukumaa.
@Somali12222
@Somali12222 4 ай бұрын
Shakiga ugu weyn ayaa ah in aad qaadateen fooqaqii xabadaha sababtoo ah meel dagaal ka dhacay ma jirto sabab fooq loo kala qarsado ee dil ku tala gal Ah ayaad sameyseen waana in la baaraa xabada madaxaas ku dhacday si deeply ah
@Salma-Ibra
@Salma-Ibra 4 ай бұрын
Ciidanka Qaranka miyaa sidaan ah 😢. Mise Shabab?!. Waa labo musiibo mid dooro 😱. Ilaahow raxmadaada 🤲
@abdirasiidabdi8775
@abdirasiidabdi8775 4 ай бұрын
Taliye fanax waa in sharciga la horkeenaa Mowliid waxba mageysan😢 s
@ibrosabdule5219
@ibrosabdule5219 4 ай бұрын
Sharaf badne libaan cali yaroow waa waafaqday xaqa thanks
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 4 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AminaelmiWarsame
@AminaelmiWarsame 4 ай бұрын
Masha allaah dowladnimadahashaqeyso
@mohamedhassanaden6855
@mohamedhassanaden6855 4 ай бұрын
Askarta dhamaan hala baaro
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 4 ай бұрын
Dowlada dhexe iyo Xukumada Dan qaran waxay qabatay shaqo ad u badan Masha Allah Guul Dowlada dhexe e Somaliya iyo Madaxwayne Xasan shekh Maxamud iyo Raysul Wasare XAMSE Abdi Bare wa laba Hogamiye o dacad ah haya xilka waligin insha Allah Cadawginu ha jabo insha Allah Hora lo socon insha Allah
@mohamedsalat1066
@mohamedsalat1066 4 ай бұрын
Dacaad hadeey yihiin ninki gabadhi gubeey togashadisa haa saxixaan
@ibrosabdule5219
@ibrosabdule5219 4 ай бұрын
Libaan cali yaroow waligaa xaqa uhiili adiga ayaa qeeyr Kala kulmaayo insha Allah asc
@yud.5218
@yud.5218 4 ай бұрын
Mashallah Dr. Abdiwaxid.
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 4 ай бұрын
Aallah ha u naxariisto Aamiin
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 4 ай бұрын
Masha Allah Maxkamado Cacad ah iyo madax dacad ah gulaysta insha Allah
@abdirahmannoor6815
@abdirahmannoor6815 4 ай бұрын
Odeyga waa waya arag aqoona uleh baarista iyo udoodista xaqa
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 4 ай бұрын
Fanax dilaa qarsoon ayuu ahaa waan arki doonaa sida laga yeelo.
@abdiqaniahmad
@abdiqaniahmad 4 ай бұрын
MAASHA ALAAH, MAANTA CADAALAD BUU HELAY MARXUUN DAAHIR DHAGOOL 🦁🦁🦁👑👑👑
@XasanHiloole
@XasanHiloole 4 ай бұрын
M.a Somali guul
@Qadafi-
@Qadafi- 4 ай бұрын
Libaan Mashalah was sax sanyahay Hal wiil yay rabeen qalad u laheyn in ay ku saxaaan
@Qadafi-
@Qadafi- 4 ай бұрын
100/100✅
@mussaali5239
@mussaali5239 4 ай бұрын
Very good defense lawyer!
@mohamedshardi6198
@mohamedshardi6198 4 ай бұрын
Masha Allah xira kuligood . Tuugada .
@CaliYuusuf-jf6ul
@CaliYuusuf-jf6ul 4 ай бұрын
Somaliya hormarkeda ujeda Allah nodhowro dowladena
@SOMBOYDSHIRE
@SOMBOYDSHIRE 4 ай бұрын
Wa ok
@IbrahimAbbdul
@IbrahimAbbdul 4 ай бұрын
Libaanoow allaha ku xafido wallaalo xaqa ayaad ka hadashay thanks
@abdiqaniahmad
@abdiqaniahmad 4 ай бұрын
ILAAHAY QABRIGA HA U WAASICIYO OO JANADA HAGALIYO MARXUUN DAAHIR DHAGOOL 🦁🦁🦁🦁👑👑👑👑
@mofosman4426
@mofosman4426 4 ай бұрын
Waa qareen shaqadiisa jecel oo af tahan ah oo mowqafkiisa si càd oo wanaagdan u difiicay. Waan hambalyeynayaa qareenka difaac adag ayuu runti muujiyey
@fardowsaabdulqadirmohamed8128
@fardowsaabdulqadirmohamed8128 4 ай бұрын
Allah ha u naxriisto dahir
@AhmedNuur-eg1qg
@AhmedNuur-eg1qg 4 ай бұрын
Alxd Allah mahad Allah leh TV qabiil somali Waa qabiil AA Ku hisiino qabiilka
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 4 ай бұрын
Nin adag
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 4 ай бұрын
Dable ceydiid kama buy xabada ku ridey waana la toogtey kana in la toogto adeer diyo ma rabno
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 4 ай бұрын
Ceydiid dadkiisaa gebay oo kaseexday ceyr waa calooshood laciyaar
@cismaanguure927
@cismaanguure927 4 ай бұрын
Labada dhinac marqaatiga ah haddii ay sheegeen Labo hadal oo kala duwan cadaynteeda waa wareer tan la qaadankaro,
@seydomar923
@seydomar923 4 ай бұрын
Ilaa hadda waxan la yabanahay Askarta loo keenay iney ka warbixiyaan sida wax u dhaceen ee isa ayagee maxbuusiin laga dhigay sharcigu waa kaas, kiiskaan waxan rajaynaa si shaki la,aan ahna uso gabagaboobo
@AhmedNuur-eg1qg
@AhmedNuur-eg1qg 4 ай бұрын
TV qaran waa dawana Somalia waa adun kale
@aarcade8634
@aarcade8634 4 ай бұрын
Goon ugu fiicanaa baad qaadatay runtii
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
SUBXAANA LAAH JAALE HAWIYO CEELAL ISKU GURAY ISBAA BI IYAY😢😢😢
@niyaaladem
@niyaaladem 4 ай бұрын
ALLE HAKALA QABOOJIYO UMADA WADA DHAKATAY DHIIGOODA LAGUMA FARXO. YAHUU
@abdulshabazz3397
@abdulshabazz3397 4 ай бұрын
Habargidir haddii la dilo diyo ha qaadato haddii ay wax dilaana sharci hala marsiiyo. Maxkamada dameeraha wax fiican kama soo socdo.
@iqbaalNuur
@iqbaalNuur 4 ай бұрын
Dhilo qoone iyo qoslaaye iyo said cali soo daji
@mohsen6878
@mohsen6878 4 ай бұрын
Yaa is gaaray 😂 Imisa ayan idin lahaa wax barta, oo qabyaalada dhaafa
@abdulshabazz3397
@abdulshabazz3397 4 ай бұрын
@@mohsen6878 Dameerow la isma Gaarin Waa sax Waa lagu dhalfeenayaa.
@abdiqaniahmad
@abdiqaniahmad 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@sgsexpress3528
@sgsexpress3528 4 ай бұрын
Askar ma ahan wasaqda meesha ay soo galaan xabad lagala hortago waaye. Hadii ay yimaadaan shabaab iyo iyaga maxay is dhamaan. Ma eedeeyeen qofki ciidan dowlad ku sheega iska difaaca.
@KaarloIlm
@KaarloIlm 4 ай бұрын
Officially ceer ilaalinta for L waaye.,.,... Bruh caadi iska dhiga maali kasta ciid maaha ia it's manslaughter on this case am kuli uu taliyahooda ugu horeeyo tiirka ia 🇸🇴💪
@ibrosabdule5219
@ibrosabdule5219 4 ай бұрын
Hello xeer ilaaliye wax hubso racfaankaaga xaq ayuu dilaaciyay
@Bur8801
@Bur8801 4 ай бұрын
Professional lawyer well layered his case
@BashiirMaxamuud-n5l
@BashiirMaxamuud-n5l 4 ай бұрын
Cali yarow. Waa muwaadin cadaaliya. Oowax. Badan fahansan markaaan ogaankiisa hubinta iyo xograadinta uu usamaynaayo. Uma. Eka. Qof. Cadaaladaro kushaqaynayaa ama. Musug garabsiinayaa. Ilaaahay. Hadjowr. Aamiin
@ibracarabeto1923
@ibracarabeto1923 4 ай бұрын
Waaba wasaqiin xeer ilaalintu waxa qald ahyd in laxukumo wilksas asey hadana racfaan uga dabo qadan xaqa daahiry wiilkaas waa deysmo insha allh wuxuu naftii difac Marxuumka allh hau naxariisto
@hamdahussein1108
@hamdahussein1108 4 ай бұрын
Allah ilaahayow wiilkan cadalaad hela uma eeka inuu wax dilay 😢😢😢
@GaariAli
@GaariAli 4 ай бұрын
Omg 😮😢
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 4 ай бұрын
Waligey maan maqal askari Ciidan qaran ah oo mag lagu xukumayo,askarigu uma shaqeeyo qabiil ee wuxuu ushqeeyaa DAWLAD,ama waa Dambiile oo Xabsi iyo Ciqaabo kale,ama Dambi malaha, Waa Khalad Jaahilnimo ah,CIIDANA WAA SOO AHAAN JIRNAY ILAA 1978 KII,
@xaylemaxamuud5981
@xaylemaxamuud5981 4 ай бұрын
Magaca sax waa Maxamuud ee maahan maxamed
@BaaruudCase
@BaaruudCase 4 ай бұрын
Meesha cuqubada lagu galay waynaaa .... wax isdilay iyo wax maxkamadi dil ku xukuntay......
@isco__228
@isco__228 4 ай бұрын
QAREENKA SALAN SARE 🇸🇴💙
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 4 ай бұрын
Waawareey wiilka waa u tashadeen
@lukmanH-r8q
@lukmanH-r8q 25 күн бұрын
Qaladka ugu horeeyo waxa uu yahay gudomiyaha maxkamada ma shegin sababta kiiskan horay logu sii wadayo waxa uu dhahay keliya " kiiskan wa kis weyn wana arin dhimasho sida darteed horay ayan u sii wadena" taas wa qalad sababna mahan lakiinse haddu dhihi laha kiiskan wax badan baa laga tegay cadeymo badan baa la helay ama arimo kale oo quseeya kiiskan oo soo if baxay wax bey ahan laheyd. aniga ma aqaan labada qofood is haysata laakinse waxan ka hadlaya sida sharciga uu yahay
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 4 ай бұрын
Sida cadeymaha iyo marqaatiyaha kucad ninkas laguma dilin qori PKM xabadasna ma aha xabad PKM
@IbrahimAbbdul
@IbrahimAbbdul 3 ай бұрын
Waleee libaan iyo tiimkiisa ayaaba ah dimbi baare thanks libaan
@ibrosabdule5219
@ibrosabdule5219 4 ай бұрын
Libaanoow madaxweeyne waa uqalantaaa wallahi
@Abdull.nazir.
@Abdull.nazir. 4 ай бұрын
Dilka waxa gestey kuwa fooqaqii xabadaha qaateen sida fikradeyda ah waana dil qorsheysana oona looga talagaley nin ka ay kuso edeyeen ninka aan waxba ogeyn allaah aya waxkasta ogee
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 4 ай бұрын
Askartaan shacab dhameynayo waxaa usabab ah daroogda ay istacmaalayaan ee mweyn isagaa soo saxiixaya qaadka hadn umadiisa iyo askartiisa ha ka naxo oo hajoojiyo jaadka ...dilkaan askarta ay wadaan caadi ma ahn
@mdhayirmohamud595
@mdhayirmohamud595 4 ай бұрын
Taliyahana maxaan loo xirin?
@peripatetic8839
@peripatetic8839 4 ай бұрын
He killed soneone because he felt threatened. That's prison according to prison. He's soldier defending himself wow
@Mudaneey
@Mudaneey 4 ай бұрын
Ok askariga howlgalka ku jira qofkii xabad ku soo tuura ma u jawaabayaan miyaa
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 4 ай бұрын
M.Allah Xaakimku wuu asiiby hadii uu wada xiry Runtu iyadaa so bixi doonto
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 4 ай бұрын
Dable CEYDIID WAXAA LOO TOOGTAY GARDARO iyo SIYAASAD,KIISKAASI WUXUU AHAA KAMA'
@MohamedAmusane
@MohamedAmusane 4 ай бұрын
Dhig is lam ma qar somee marxuunka qofkii dilay alle ha ka soo ifiyo
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 4 ай бұрын
Famax shil waxaan ahayn kama shaweeyo mala xukumo taariikh madaw ayuu leeyahay.
@yasindahiraware6272
@yasindahiraware6272 4 ай бұрын
Wallahi wa cadali
@yasindahiraware6272
@yasindahiraware6272 4 ай бұрын
Waxa dilay Kan funanada cad
@SomalianTime
@SomalianTime 4 ай бұрын
Daqiiqad 8:53 Eega waa la jaray videoga 😂😂😂
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 4 ай бұрын
Lama jarin ee camerada dantay
@mohamedsalat1066
@mohamedsalat1066 4 ай бұрын
Qarenka hadalkiisa markan degeyste iyo wilki yiiri markey sogelen xabaad ayeey kuu fureen wilkan waa ceeb kasaliin
@Hanad10k
@Hanad10k 4 ай бұрын
Kiis kaan waakiis adag cadaladna ubahan lkn marxuunka xabada madaxa ooga dhacdey waxey u eg thy xabada Akm ah
@ShahidNasri
@ShahidNasri 4 ай бұрын
Cadaalad Daro inuu u hiiliyo waa diiday libaan Yaroo xarig waaye dhamantood ninkaan ee la Mid yihiin waa ku Qancay hadalkaas
@shuuriyecali8176
@shuuriyecali8176 4 ай бұрын
Dowlada somalia 🇸🇴 Xal ha u keento Askartaan SHACABKIINA ISKA DILAYA ÌYAGIINA IS LEYNAYAA KADIBNA DOWLADII IYAGIINA DILEYSO WAXAAS OO DHIBAATO AH DHAMAAN WAXAA HOOYO IYO AABO U AH DAROOGADA IYO QAADKA EY ISTICMAALAYAAN ASKARTA EVERY TIME
@bicirbiciryare4
@bicirbiciryare4 4 ай бұрын
Hadii risaas lagu soo riday askirigii hoowsha loodiray muxuu sameeyn lahaa ilaa risaasbaa lagu soo ridaye
@Kilwo19
@Kilwo19 4 ай бұрын
Taliye Fanax maxaa looga reebay xabsiga?
@Zbsb-r1s
@Zbsb-r1s 3 ай бұрын
Kuli waa Tuuga ceelka yaaleh
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 4 ай бұрын
Allaah aya xaqiiqada og Lakin xabada madaxaas ku taala qoriga ay kadhacday ma ahn Boobe ama B.k.m
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 4 ай бұрын
Waxaa Rajeyna Taliye Fanax inlaso qabto Asiga neh
@IsmailMohamed-qw2xk
@IsmailMohamed-qw2xk 4 ай бұрын
Ilahay halaga baqo cadaled
@Sultanshiine
@Sultanshiine 4 ай бұрын
Nin Xabad Kugu So Riday Xaa U Dishay Maaba Leesku Heesta😂
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE 4 ай бұрын
Waa shirqooL
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 4 ай бұрын
Meesha ma maxkamad baa mise waa meel la isku baro xirfada abuukaatanimada ama lawyer…. Subxaanallah oday kasta wuxuu energy badan ku bixinaya meela aan muhiim ahayn asigoo baal marayaa qodobkii mudnaa in laga hadlo. 🙄🥺
@haweyacaymad3264
@haweyacaymad3264 4 ай бұрын
Maalin walba is dilla is marjiya is guba ileen caqli kale ma qabtaane yaahuu
@FadumoAbdullahi-gy6zj
@FadumoAbdullahi-gy6zj 4 ай бұрын
Illahayow dowladena tirarkeda no adkee
@mohamedSagal
@mohamedSagal 4 ай бұрын
wlhi general liibaan ali yarow waa nin Alle yaqaan ah anoo dhameysan video ga baan iri askrta kale waa in la xiraa maadama ay xabada iyagaba rideen kadin video dhamaad kiisa ayaan ku arkay gala meesha
@AbdiA-k9y
@AbdiA-k9y 4 ай бұрын
Abuukaate HALAGA MAMNUUCA maxkamadaha walahi waa tuugo bilaa caqli ah .
@studioyuusuf1038
@studioyuusuf1038 4 ай бұрын
Wax barta soomaliyey
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 4 ай бұрын
Ninwalba marqaatigii arintiisa xoojinaya ayuu qaadanaya, arintan baritan sax ah halagu sameeyo , marqaati warkiisa isqilaafayo wax la qadan karo maaha,
@maanka4722
@maanka4722 4 ай бұрын
Libaan yaroow caadi maahan galay kulahaa xero ari miyaah 😂😂
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Wuuuuuuuuuuuuuùuu Jaale hawiye oku xaaray dowlad nimadiii Muqdishooy dadkaagii way hoobteen Qaraxyo gubid ceejin toogasho ceelku guroow jaale hawiye Saan maku tihiin dowlad kii xaaskisa gubaybaa haysatane
@Zabna143
@Zabna143 4 ай бұрын
Waxas hadal maahan iska aamus cudur hawiye Ku haayo waad Ku naxsanthy mana gareysid ciyaal gobal ka ahaaw waxaas
@haweyacaymad3264
@haweyacaymad3264 4 ай бұрын
Maxaa laga nixi adiguba waad aragtaa meesha waxa yaala hadad ilaahey ka cabsaneysid
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 4 ай бұрын
maxana ka Qaban karana Haweye Shaqa diisa wata Cidna uma joji naye ma iska cayana
@haweyacaymad3264
@haweyacaymad3264 4 ай бұрын
@@abdulkadirhalane6402 Maya maceyneyno waa walaladeen waan u duceyneynaa weyna hagaaji wax walba inshalah
@Zabna143
@Zabna143 4 ай бұрын
@@haweyacaymad3264 magacaaga iyo qalbigaaga wasaqda badan Waa is leyihin hawiyane Kuma yaqan adiga le ka shekeynayo wexey sameyan waxba kama galin waxne LAGA wey dimaa
@AbdifatahBashir-jw3fo
@AbdifatahBashir-jw3fo 4 ай бұрын
Waa in la weydiiyaa sababta fooqyada xabada u aruursadeen???
@YaasiinGeero
@YaasiinGeero 4 ай бұрын
waar looyarku waa khatar weeyi
@safiaafrah1248
@safiaafrah1248 4 ай бұрын
Ani dadkaan ma aqaano lkn markaan dhageystey warkaan marxuumka dhintey kas looma dilin lkn waqtigiisaa dhamaadey. Ninkaan eedeysanaha nasiibkiis wixii usoo baxa
@fooscali5130
@fooscali5130 4 ай бұрын
Kasla aan ma jirto lkn waxa la isku hayaa sey ila tahay ninkan kaligiis ba diley iyo w lawada diley war jiraana cakaru iman ķoley baritan marki lagu wada sameyo ayey natiijadu soobaxee allaahu yaclam.
@joyaiyc
@joyaiyc 4 ай бұрын
waagadomiye sax ah taliye yuusuf marna kamamarna dambiga mowlid sikasto dambimalaha oowaa asgari la amro
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 3 ай бұрын
Waar ninku caadaalad fiicanaa ma Somalilander baa😮
@umarhasan1931
@umarhasan1931 4 ай бұрын
@Liibaan cali yarow waa nin sharciga yaqaan
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 4 ай бұрын
Ballistic examination aya ku filan
@LearnWithDiamond
@LearnWithDiamond 4 ай бұрын
Intee waxba dhici. Ka hore iyo markii Ay dhacday kadib hadalkas ma fahmin kama uusan labaan xitaaa😮😮😮
@hannifomar6894
@hannifomar6894 4 ай бұрын
Xeeer ilalinta waaa in wax barasho lodiro plz .waaa laba un inay lacag qatan ama aqon kufilan laheen
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 4 ай бұрын
General : Liiban Cali yarow Guuleyso, Ciidamada Lugeeynayo, haloo sameyo ciidan qoryaha ka qaado . Waayo qoriga ayey Wax ku baadan. Waxayna Socodaan, Laga bilaawo 8 subaxii iLaa inta uu qaadka ka imaanayo, Gudoomiyashana Saqda dhexe. Hanoola sameeyo Telefan lagu soo dacweeyo, waxaan Ka duubayna video. Guuleysta
@imthehero76
@imthehero76 4 ай бұрын
Ninkaan nin wax dilay uma eka
@yarowmuhamed2817
@yarowmuhamed2817 4 ай бұрын
gar yaqaan cli yarow shaqa fiican ayuu qab tey
@abdiqaniahmad
@abdiqaniahmad 4 ай бұрын
TALIYE FANAX BAA DILAY MARXUUN DAAHIR DHAGOOL NUUCA XABADA KU LAGU DILAY WAXEE EHEED BASTOOLAD TAAS OO EHEED NUUCA MIDA TALIYAHA WATAY
@maxamedcabdinuur7341
@maxamedcabdinuur7341 4 ай бұрын
nin xabad kugu soo riday xaq waxa u ledshsy inaa u jawaabto sida sharciga
@Abu-Hamza254
@Abu-Hamza254 4 ай бұрын
Ayaga goobda maxay kasoraadiyeen
@FarhanOfficial02
@FarhanOfficial02 4 ай бұрын
Xeer ilaalinta waa faataalayaaal, baaritaaana mayaqaanan eee waxbarasho haloodiro.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 491 М.
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Maxkamadaynta Shabakad turufo iyo dhac ugaysan jirtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
25:49
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 186 М.
Maxkamadeynta Askari dilay Sargaal Maxkamadda Ciidamada
18:38
Somali National Television
Рет қаралды 117 М.
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah..
30:46
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 491 М.