Garmaqalka Askar ku aadeysan u Basaasid Argagixiso

  Рет қаралды 5,387

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 15
@adancabaas8584
@adancabaas8584 4 сағат бұрын
Qofkasta markuu umada laayo waan khaldamay adna waa lagugu khaldami.
@KadarYusuf-fw5pu
@KadarYusuf-fw5pu 4 сағат бұрын
Aabe adiga is qarxi ma dhahdo haday dhab kaa tahay
@akabdi9732
@akabdi9732 2 сағат бұрын
War nimayahow waxaan la yaabaa dadkaan mayay wada saaran yihiin kii lasoo qabtada carabka aa culus umadaan maxey wada isticmaalaan
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 3 сағат бұрын
Raxan wayn foolxumaa Foolxumadii aqli xumo ku darsadeen War waxan hala ga qabto umada subxanallaah indhaha u daranaa😢
@Abu-Hamza254
@Abu-Hamza254 2 сағат бұрын
War kuwan hala xidho aysan ahayn na halafiijiyo
@LibanBibshe
@LibanBibshe 37 минут бұрын
Waxaan layaabanahay labo arin Dowlada iyo ciidamada arimahaan ma kadhacsan yihiin mise waxooda waa wax ee ogyihiin oo indhaha ayey kaqabsanaayaan
@Hannad4
@Hannad4 4 сағат бұрын
somali wu garanayaye ku hadal dheh aan fahane
@Mustaqbal230
@Mustaqbal230 7 минут бұрын
Sxp Daacad Ka taheee kan Waligiiisa Magaaalka Ma imaaan
@shinobimcbuilds7337
@shinobimcbuilds7337 5 сағат бұрын
Meel kasta waad kuciilantihiin murtadiiney.
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 4 сағат бұрын
Meel waliba wey kucilan yihiin murtadinta walal😊
@bongasasa3895
@bongasasa3895 4 сағат бұрын
One thing is very clear to me our elders have bad designs for us young ppl! To them we are nothing just qoryo dabka lagu shito! Kan tiirka usaran dowlada wa dhalinyaro can AS eey qarxineyso wa dhalinyaro! We are caught between a rock and a very hard place! These old niggas don’t value us! Liberated yourselves Oday yaasha ka xoshooda is what is holding us back!
@Abu-Hamza254
@Abu-Hamza254 2 сағат бұрын
Kan shaarka baluuga wata nooga turjuba pliis
@akabdi9732
@akabdi9732 2 сағат бұрын
Anigaa kuu turjumaya isug aan dhageytee
@akabdi9732
@akabdi9732 2 сағат бұрын
Waxuu leeyahay deeganka shabeelada hoose alshabab laga ceyriyay aniga waxaa ka howl galay janaale iyo ow dhiigle aniga meel kale maka howl.galalin hadan ow dhiigle dhaawac ayaa I soo gaaray hooyaday baa waxaa igu tiri meeshaa waad ku dhaawacantay ee iska dhaaf aniga waxaan iri hadaan iska dhaafo xagee ku noolaanayaa waxey hooyo igu tiri wadan kale aad wadanka alshabab baa jooga see lloga baxayaa waxey igu tiri waxaa dhib malah waa la is fahmi.karaa aniga saas aan iga soo baxay afar sano ayay hooyade I baryaysay waxuu ka wadaa inaan ka baxo alshabab su aasha ahayd yaa kula xiriiriyay waxuu yiri nin.iyaga ka tirsan aan qaraabo nahay nabadoonka alshabab baa lala ziriiray sidaa saan ku tagay
@Abu-Hamza254
@Abu-Hamza254 Сағат бұрын
@@akabdi9732Okay
Kulanka wadajirka ah ee labada Aqal ee BJFS.
35:53
Somali National Television
Рет қаралды 601
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 12 МЛН
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  My trip to Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 4,7 М.
Garmaqalka Askar ku aadeysan u Basaasid Argagixiso..
25:04
Somali National Television
Рет қаралды 52 М.
HEESTA DIIDAHA MIDNIMO | EREYADA ABWAAN BASHIIR FAREY | KOOXDA HIDDO.
5:39
Somali National Television
Рет қаралды 314
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Buuq dartiis Dad ma u Dili laheyd.
15:24
Somali National Television
Рет қаралды 52 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН