Fariinta Safiyo Tusmo iyo Facebuugeedii with Solagroups com

  Рет қаралды 54,594

Sola Portal

Sola Portal

Күн бұрын

Barnaamijkan solagroups.com idin diyaariyay ee Safiyo Tusmo, waxaan ku eegi doonaa dhibaatooyinka loo geysto dumarka Soomaliyeed.
Arimahan oo kusoo batay baraha bulshada ayaa waxaa inta badan lagu dhibaateeyaa, qof walba oo raga qaarkii ay is leeyihiin way nugushahay

Пікірлер: 253
@susuumoha6879
@susuumoha6879 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️🥰Ninka safiya naga xumeeyey wuxuu xumeeyey dhamaan hablaha somaliyeed safiya waa aniga waa walaashay waa gabadha aan dhalay iyo hooyaday oo kale safiya waa boqorada iyo qurux da gabdhaha wayna ahaan doontaa ninkaasi isagaa wax is yeelay oo hada aduunkii oo dhan raafinayaan. Safiya waxba kama qaadi karo ilahay baa karaameeyey marwo Safiya ninkaas ilahay ha ciqaabo aduunka iyo aakhiro ba we love you safiya tusmo noo soo noqo adoo nabada doqon iyo nin liita oon qiimahaaga aqoon baa ku helay c/naasir sola walalo waa mahadsantahay cilmiga aad baratay sidaad dadka u baahan ugu caawinayso ilahay aakhiro iyo aduunka haku caawiyo
@afrikaancaynab5378
@afrikaancaynab5378 3 жыл бұрын
maashaa Allaah khayr badan Allaha siiyo dhammaan intii caawisay fanaanadeena Abwaanadeena Safiya Tusmo inshaa Allaahuna way guulaysan doontaa
@drabdifatahgadhka4454
@drabdifatahgadhka4454 3 жыл бұрын
Masha allahyaxfiidakallah bahda sola group gaar ahaan A rizak allaha ku rameeyo withy shaqsi aad u wngsn Hore u soco ayan ku leeyahay
@yuusufmaxamed6790
@yuusufmaxamed6790 3 жыл бұрын
Abdinasir zola walal aniga ciwan Aya lega jab saday in Aan kula so xariro Ayan rapaaa halke kala so xariraaa??
@ayaanmahamedali4341
@ayaanmahamedali4341 3 жыл бұрын
Walahi gabdhaha somalia waa halka aan ku baxsano waa sola ee u mahad celiye sola thnkiz thnkiz ❤️❤️❤️🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Adler308
@Adler308 3 жыл бұрын
Thanks Abdinaasir , qof shaqo wayn u haya ayad tahay dadkiisa, I wish inad cilmigaga dhalinyarta inteeda xalasha ah aad u gudbiso, si ay hawlaha mustaqbalka wax uga qabtaan
@SUZEYASZEE
@SUZEYASZEE 3 жыл бұрын
Ilahey qalbigaga haku xifdiyo iyo sharaftada safiyo ilahey dartii bn ku jeclahay wankuso duceyaa cadawkaka ma ciil baxo
@abdifatahcadare
@abdifatahcadare 3 жыл бұрын
Cabdinasir sola Alle hakuxafid halyey somaliyed oo geesi ah bad thy inta dulman kan u hiiliya ayad tahay xaqa iyo runta an ka ganbanin guulayso adun iyo akhiraba xirfadada iyo aqoontada Alle haku siyadiyo Amiìn
@saadiomoalin5296
@saadiomoalin5296 3 жыл бұрын
Maasha allah Sola allah ku xifdiyo adigoo kalena rageen allaha ka dhigo waad u hiilisaa dumarka somaliyeed kan xumeeyana waa somali magacaa ha jiro Safiyo tusmo waan la murugooday walhi ilaahoow doqonkaas xaqa ka soo ifi miskiintaas wuu dhibaateeyay😭😭
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 3 жыл бұрын
Doqon hadu kujuro wiilasha somaliyeed geesina wa kujiraa
@khadracuke8573
@khadracuke8573 3 жыл бұрын
Soolo walaal ilaahay kheyr haku siiyo sidaad gabdhaha soomaaliyeed aad u caawisay hibaq gobaad iyo Safiyo tusmo iyo qaar Kaloo badan marka 1000 jeer waad Mahad santahay Cabdinasir soolo👍👍👍
@basrabashir5726
@basrabashir5726 3 жыл бұрын
Jizakalah qeer illahay hakaa abaal mariyo sida aad ugutaagantahay ilaalinta sharafta dumarka soomalyeed guushana waan sugaynaa Safiyo tusmoo faraxsan baan illahay karajeynayaa inaan dib u aragno
@safiyasafiya7822
@safiyasafiya7822 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll sola Safiya na Alle ha xifdiyo walaasheen
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 3 жыл бұрын
Solo portal alla ha ku barakeeyo waxaanse aad uga xumahay ragan gabdhaha soomaliyeed dhibaataynaya kan hada tusmo dhibaateeyy waa noocii ilaahay ku sheegay dayuus inshallah ifka iyo aakhiro waa lagaga jarayaa denbigaa uu galay hal gabadh baa ila dhalatay nin qabay baa soo garaacay iyadoo ooyaysa bay ii timi ana tuu qaadaba waan jebeyiy ilaa Hadana wuu qabaa welina wuu gocdaa gacanqaadkii aan u geystay ana waxaan nider alle ugu galay mar danbe Hadaan arko walaashay oo ooyaysa Inaan aakhiro u diro ilaahayse ma qadarin oo muu dilin mar danbe necbiyaa nin la mood gabadh ka oohiyay
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 жыл бұрын
Ali Hassan masha Allah ninka rag eh waa sidii lagu yaqiinay ayaa sameeysay hadii kale maalin walbo sidaas ayuu u dili lahaay oo wajiga ka bedeli lahaay rag qaar hadey gabadha cidna ugu cabsaneynin wey dilaan weyna bahdilaan Allah walal la,,aan nama dhigo cimri dheer oo cibaado suuban iyo caafimaad dhaam ah ku rajeynaa walal
@RamloRamlo-kw4wf
@RamloRamlo-kw4wf 3 жыл бұрын
Wallal ninsanida ragii layaqaan ba ka hartay
@Culimocumar101
@Culimocumar101 3 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo oo ku xafido cabdinaasir sola Sidaad marwalba hablaha u caawiso. Safiya tusmo Alle haku ilaaliyo cadawgaa ma ciilbaxo boqorad baad nootahay hore iyo iminka iyo hadhawba ❤
@abdikadirmohamed9532
@abdikadirmohamed9532 3 жыл бұрын
Jazaakumu allaah khayraa brother c/naasir solo walaahi aad aan ugu farxay
@abdullahia2401
@abdullahia2401 3 жыл бұрын
what drone do you use brother @sola portal
@abdiismail6805
@abdiismail6805 3 жыл бұрын
Safiya waa Somalilander, Cabdi Ciise waa Somalilander. Sola Ka hadal Dalkaaga Adoontu naagaha Somaliya ku dhabayso
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
Indirectly supporting for his wrong doing, sick to the core.
@ahmedkigaami6569
@ahmedkigaami6569 3 жыл бұрын
Mansha Allah cabdinasir inta rageena adookale kujiro dumarkeena nagama aamin bixi doonaan geesi sharafta raga siomaliyeed baad badbaadisay
@jihanosman9925
@jihanosman9925 3 жыл бұрын
sola wa mahadsan thy cawinadan cawisay safiya waxay nola mid tahayy anago dhan hada nahay gabdhihi somaliyed inad na cawisay jizakalah abowe
@shadiyaabdirashid2350
@shadiyaabdirashid2350 3 жыл бұрын
Thanks sola wlle cawimada aad cawineyso dumarkena somaliyeyd raga nooca ah raga wanagsan baa naga difaci kara
@suadail4265
@suadail4265 3 жыл бұрын
ASC wll walahi qalbiga ayaan kaaga duceeyey hoyadaa somaliyeed sida aad u caawisay adigana Alaha kucaaweyo
@luulmohamud
@luulmohamud 3 жыл бұрын
Maasha Allah shukran walaal Allah ha noo kaa dhaafo Waxan u rajeyn guul iyo in ay xaqeeda hesho iyadoo faraxsana an arag no markale insha Allah
@samiraduus8963
@samiraduus8963 3 жыл бұрын
Well done WALAL. Waad mahad santahay sida aad u saacido gabdhaha lagu dhibaateynaayo social media ha. Gabdhoow is ilaalsha Allah swt ha Ina wada ilaalshee. SOLO 🙏 Respect well done again👍
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 3 жыл бұрын
Welldone guys , Allaw wiilasha Soomaaliyeed inta wanaagsan baa badane Allaw noo daa
@zamstudio141
@zamstudio141 3 жыл бұрын
Maansha allaah Abdinasir Sola la’aantaa waa abaar alla ha ku quweeyo. Bilad dahab ah ayaad naga mudan tahay haddaan nahay Haweenka Soomaaliyeed. 😘😘🥰
@ahmedkigaami6569
@ahmedkigaami6569 3 жыл бұрын
Alle haku xifdio sxb waxaan ogahay gabar xaas ah oo ayada iyo caruurteeda facboog magac gabadheed lagu samaystay laga caynayoh oo sawiradeeda lasoo dhigayoh oo reerkeeda inuu dumo kudhaw fadlan gabadhaas iyo reerkaas caawi
@fatumanoor3261
@fatumanoor3261 3 жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid walaall solo sidaad u caawisay walaasheen tusmo.
@dekakasim9010
@dekakasim9010 3 жыл бұрын
Masha Allah jzkll Khayr Wali Rageena wanaagsan waa noolyihin Waraabow Rag baa nagu heeraarsan
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 3 жыл бұрын
Mashallah (my Allah protect you and your family evil eyes ) walaakeen run ah ayaa tahay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan waad ku haboon tahay matalkiisa Maxaa yeelay gabdha Soomaaliyeed ayaad garab istaagtaa mar kasto . Jirkaada Cadaab Allaha ka xoreeyo aduunyo Nimco aakhiro Jano adiga iyo family kaada👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 3 жыл бұрын
Geesiga Soomaaliyeedoow Garaad la hubo Halyeey baa tihiyo hero Soomaaliyeed Habaar Qabe ka oohiye dulmane u hiiliyoow Hooskii Fardowsiyo Jano lagaaga yeer.🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 3 жыл бұрын
Thanks a lot sxbky aqoon yahan Engineer Sola jir oo joog waligaa mudane 🙏🏽🙏🏽✅
@sadiadini3079
@sadiadini3079 3 жыл бұрын
Sola portal thank you bro 💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌹🌹🌹🌹✅🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
Man Sha Allah Sola geesi baa tahay Allah ku sharafo
@abderahmanqaalib1056
@abderahmanqaalib1056 3 жыл бұрын
Jasakumullah wllo Mahadsanid Shaqo wanagsan ayaad Gabdhaas somaliyed U qabatey 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 3 жыл бұрын
mahadsanid Abdinaasir Sola raga Somaliyeed inta fiican baa badan
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 3 жыл бұрын
Jazakallah qeyr illahay ha Ku caawiyo sidaad u caawisid dadkaaga Soomaaliyeed
@dibiiledibiile168
@dibiiledibiile168 3 жыл бұрын
What doesn't kill you make you strong don't show your emotion he's alien tusmo everything will be okay inshaa ALLAHA be strong
@SevenPastries
@SevenPastries 3 жыл бұрын
Mashallah abdinassir May almighty Allah sw reward you for relieving her worries it’s not easy all this are happening due to love 💕 love is blind women trust the men they love my justice prevail he is the one who is in hiding for his wrong doing thank you for securing her profile greetings from seven pastries Uk 🇬🇧 we are proud of you 👍
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Maanshallh tabarakallah Allah hanookaaxafido walaal qaaliya adigookalena hanoobadiyo jazakallah khayr wllo
@rukiahussein8710
@rukiahussein8710 3 жыл бұрын
Thank you for helping gabdha soo maliyeed ilahayna ha ku xifdiyo
@amuunnageeye2901
@amuunnageeye2901 3 жыл бұрын
Masha allah thanks bro Sola our hero ayad tahay allah ku xifdiyo
@umuhamdi6672
@umuhamdi6672 3 жыл бұрын
Asc Walalkey sola waad ku mahad san tahay sida quruxda badan aad u caawisey walaasheen Safiyo tusma aad baan ula murgoodey Maxaa yeeley Waa Hooyo Safiyo Anigane waxaan ahay Hooyo la mida alle ha caawiyo aduun iyo aaqiro
@mohamudmohamed2094
@mohamudmohamed2094 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin solagroup sida fiican ee aad u taageertan dadka sidan oo kale ku dhacdo
@ummuhan6053
@ummuhan6053 3 жыл бұрын
Guulayso walalkay ilaahay hakaa abaal mariyo wanaaga aad gabdhaha somaliyed la taagantahay
@sadickmahamoud3917
@sadickmahamoud3917 3 жыл бұрын
Masha alah guulayso ustaad sola
@deeqaabdulle9228
@deeqaabdulle9228 3 жыл бұрын
Soolo i love you adeer wax kaloo ku dhaho ma aqaan adeer waxaa noo muujisay ineey wali nool yihiin aaboyinka somaliyed adeer hadaa i hor taagan tahay hab ku siin lahaa mmo tusmo sorry habayar soolo gabdhahaaga alle haku xafido iyo dhamaan gabdhaha riximkaaga iyo dhamaan gabdhaha somaliyeed soolo i love you soolo i love you soolo i love you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 3 жыл бұрын
Jazaaka allh walaal soola Waxaad tahay shaqsi ku dayasho mudan Alle haku barakeeyo
@Waqtigacusub
@Waqtigacusub 3 жыл бұрын
Sxb sxre sola, Apple id ka ma kasaraty telphonka keda plz hubi wa mesha lgahagayo
@whome4851
@whome4851 3 жыл бұрын
Masha Allah illahay khayr hakusiiyo , uistaagida dumarka Soomaaliyeed waa uistaaga shcabka Bulshada oodhan
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 3 жыл бұрын
Waa ku faraxsanahay in sha allaah wey guuleysan
@mohammad-np5fs
@mohammad-np5fs 3 жыл бұрын
Maa shaa Allah Mr Sola, thank you
@sheekooysheeko3528
@sheekooysheeko3528 3 жыл бұрын
Sola group siwanaagsan baaad yeeshay allaha kaa ajarsiiyo
@demanabdullaaah6285
@demanabdullaaah6285 3 жыл бұрын
ilaahey ha ku sharfo sola 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@munabihe4463
@munabihe4463 3 жыл бұрын
jasakallahu khayr cabdinasir solo
@runaliomar4583
@runaliomar4583 3 жыл бұрын
Mahadsanid abdi nasir alle hakuhafido
@آيه-ح1ل
@آيه-ح1ل 3 жыл бұрын
Jazakallah khayr wllo Allah abaalkaga janno haka dhigo
@abdidubat2444
@abdidubat2444 3 жыл бұрын
Thanks alot mr abdinasir bro
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 3 жыл бұрын
Mashalloah, your our hero my god bless you. Thank you so much dear.!!
@najahalielmi
@najahalielmi 3 жыл бұрын
Daror karadi
@mohamadabuubakar1537
@mohamadabuubakar1537 3 жыл бұрын
Ruuxii ceeb dad astura isagana tiisaa la'asturaa kii faagfaagana tiisaa lafaagfaagaa marka solo waad mahadsantahay dumarkaan waxeey tilifoonada ugu wataan waxaan magaran mahadsanid walaal jiro ayaad tahay..!
@nagiibhazard7371
@nagiibhazard7371 3 жыл бұрын
Markasta gulayso Maamo Safiya Tusmo❤👑😘😘
@siradtosane6680
@siradtosane6680 3 жыл бұрын
Maasha Allaah qalbigaa na huraaya ILlaheey qalbiga ha kuu qaboojiyo gabartaas waalala wadamurgey
@lajecleey1617
@lajecleey1617 3 жыл бұрын
walaal alle ha ku xifdiyo waa talo wanaagsan . hadii nala soo handado xagee kala soo xiriiri karnaa adoo raaliya
@ahmedosman701
@ahmedosman701 3 жыл бұрын
Jazka Allhu khayr walaal insha allha Guul safiyo tuusmo
@mohamedabshir3226
@mohamedabshir3226 3 жыл бұрын
waa qalad iyo xadgudub waxaan kuleyahay haniyo jabin hooyo adag noqo intii damiirka kudanbeya ayaa kugarab taagan guuleyso
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 3 жыл бұрын
Wcs wr wb, aad baad u mahadsantahy Abdinasir Sola.Ilaahay haku sharfo, Much Respect.
@AmuunaBaaba
@AmuunaBaaba 3 жыл бұрын
Qeer ilaah haku siiyo Sola
@ayanmohamed7741
@ayanmohamed7741 3 жыл бұрын
Jzl kheer Wllo allah ku barakeeyo
@almaasmohamuud5266
@almaasmohamuud5266 3 жыл бұрын
Mansh Allah soolo waa garab gabadhaha somaliyeed waana halyeey walaalo ilaah hanoo kaa daayo
@aminamohamed847
@aminamohamed847 3 жыл бұрын
Intii inanta cawinayo Illaahay ha caawiyo
@AhmedOsman-qn8dz
@AhmedOsman-qn8dz 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah that’s great news runtii
@fowsiyagoled9514
@fowsiyagoled9514 3 жыл бұрын
Asc solo Waalahey qalbiga Ayen ka ooyey😭😭😭😭😭😭👏👏👏
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 жыл бұрын
Ilaahay khayr ha ku siiyo solo nin qiimo leh
@xasanheybe2335
@xasanheybe2335 3 жыл бұрын
nyhw wxaa layabay qof dhan o caan ah o ciwankeda saas ujilcanyahy mxa wye war ciwanadina adkesta o codes kuxirta
@aminafarah2318
@aminafarah2318 3 жыл бұрын
Walaalo waad Mahadsan tahay ilaahay kheyr badan ha ku siiyo Allaahuma amiin amiin
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Mashaallah legends solo shaqa fcn bulshada uhaysay dumarka and hablaha cadowga haka qabto
@nestehamohame
@nestehamohame 3 жыл бұрын
Thank you 🙏 c nasir ilahey xaqa ha so ifiyo
@xumaandiidxoreeye8784
@xumaandiidxoreeye8784 3 жыл бұрын
Aad iyo aad u mahadsan tahay cabdinasir dab damiska social mediayaha aan kuu aqoonsaday kkkkkk waa kaftan intaasna shaqo fiican aa qabatay brother halkaa kawad Allaha ku xafido ajar iyo xasanaad aan la koobi karin Allaha ku siiyo 👍
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Hahahahah
@IfrahChannel86
@IfrahChannel86 3 жыл бұрын
Mashallah guul inshallah walalo Safiyo tusmo 💪shukran walal solo👍🏽
@samiyaahmed3410
@samiyaahmed3410 3 жыл бұрын
Lakiin sola sideed u qarisay facebook page ka safiyo magaca facebook iyo paswoodka bal noo soo sheeg mahadsanid
@sukriomar3981
@sukriomar3981 3 жыл бұрын
Maan shaalaah waalaal ilaahy khaarhkuusiiyo in shaalaah
@afrahafrah6819
@afrahafrah6819 3 жыл бұрын
Sola alle kuxafido guulo warat kurajan
@addname4952
@addname4952 3 жыл бұрын
Booliska deegaanka soomaalida ayaa amar ku bixiyey manta in lasoo qabto cidii ka caawisa ama so sheegtana lacag la siin doono
@perzia5513
@perzia5513 3 жыл бұрын
Sola keep going
@sacaadajibriilchanel
@sacaadajibriilchanel 3 жыл бұрын
Mashallaha khayer Allaha kusiyo solo port
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 3 жыл бұрын
Illahay sidad gabdhaha somaliyed ugarab istago Allah hakuu garab istaago👑
@malabsida8735
@malabsida8735 3 жыл бұрын
AX WAAN LA OOYAY SAAD U BOQORTAY AT THE BEGINNING OF THE VIDEO AND THE END. SHE DESERVES THAT. NACAS IYO NIN LIITO AYAA GABADH CEEBEEYO. THANK YOU WALAAL. MAY ALLAAH REWARD YOU FOR BEING THERE FOR YOUR PEOPLE AND WOMEN. 🙏.
@qaaliluulachannel9408
@qaaliluulachannel9408 3 жыл бұрын
Wllkay allah ajar hakaa siiyo waxaad baratay saad walaalahaa ugu caawinayso safiyo waa boqorad boqoradna qashin uma liicayso safiyo horay usoco gadaashaada hafiirin raguna ma wada xumee kaasoo kalaa rageena ceenaynayo
@nafisaabdi463
@nafisaabdi463 3 жыл бұрын
Alle khayr haku siiyo caawi gabadh kasta oo dhibaateysan
@nimcocabdiqadir1178
@nimcocabdiqadir1178 3 жыл бұрын
Wll qaali illhy cimrigaga ha dheereyo wllhi marwalbo waad u hiilisaa gabdha la dulmiyo oo la duleeysto allow mowdkaa kaaa haay c/naasirow
@ayaanleshige2850
@ayaanleshige2850 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@munaliban8435
@munaliban8435 3 жыл бұрын
Insha aallH wauhelin ciqabta ilahay waxan karajinaya inuu ninkas lasoqabto danbi wen ayuu galay guleysan mayo insha Allah gusha waxay lajirtaa safiyo ilahay samir iyo wanag haku arsuqo hoyadas somaliyeed adunka hadii ninkas wax loga qadiwayo waxjirto Mel aqiro ladhaho intas hakusamirto safiya mata malin aheen ayajirtaa
@hydroelectric1606
@hydroelectric1606 3 жыл бұрын
Well done mashalah
@Wargoobmedia
@Wargoobmedia 3 жыл бұрын
Ustaad alle hakaa abaal mariyo 👍
@tway5195
@tway5195 3 жыл бұрын
Thanks Abdi Nasir
@istarliinmohamed3345
@istarliinmohamed3345 3 жыл бұрын
Tnx anaga dhan ayat naga farxisay
@khadrauk
@khadrauk 3 жыл бұрын
Abdinasir Allaha ku xifdiiyo siidaad gabdhah somaliyeed aad u garaab tagantahay marwalbaa 💕💕❤❤👍👍
@lulabukar9652
@lulabukar9652 3 жыл бұрын
Mashallah tabarak khayr alha ku siyo
@umuyusuf2293
@umuyusuf2293 3 жыл бұрын
sola geesi soomaliyeeed rabi haku shafro wllo
@Ahmadissak
@Ahmadissak 3 жыл бұрын
Masha Allah
@amaalabdilaahimaxamed43
@amaalabdilaahimaxamed43 3 жыл бұрын
Mansh Allaah
@nimcohassan2930
@nimcohassan2930 3 жыл бұрын
Masha allaah geesii noolaw
WAXAAN MUQDISHO KA,IIBSADAY GURIGII RIYADAYDA MEESHAAN KA
20:22
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 64 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 70 МЛН
Qisadi nikaa badie iyo gafaneh
10:18
Mounir M45
Рет қаралды 3,5 М.
"Gabiley Waxay Hogaaminaysaa Isbadelka" Murashax Cirro
4:20
Sharbi Media
Рет қаралды 2,5 М.
Kid's Fashion Show iyo Riwaayad Gaaban || Somali Museum 11th Anniversary
9:52
10 ka Astaan ee lagu garto hadii Gabadhu ay ku Jeceshahay.
6:38