Somali Cowboy Gaal Miyaa Tahay Dood Adag Daawo

  Рет қаралды 1,602

DAG DAG FILMS

DAG DAG FILMS

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@عبداللهادمموسى-ر2ش
@عبداللهادمموسى-ر2ش 2 сағат бұрын
Walaalayaal waan taageersanaa somali kabow wadaninimada lakin waxaa shaki weyn ayaa igalay qalbiga ayaa noo dagi lahaa waana ku kalsoonaa leheyn haduu livka asagoo kujira ashahaadanlahaa
@DuranIbrahin
@DuranIbrahin 39 минут бұрын
Sxb somali cowboy Hore usoco sxbky DegDeg film Waligey ma arkin Asna wasalamaya Waana ku saaray Like,,,,,,
@dagdagfilms
@dagdagfilms 28 минут бұрын
Waka qaday wllky
@Suuuempire
@Suuuempire 29 минут бұрын
Shirkiga uu soogalay waxa kaliya oo kadhaqi karaa waa inuu si dhab ah uqiro towxiiidka islaamka ilaa,hada towxiid muusan qirin afsoomaali buu muusha kuhayaa Muslim baan ahay galaanimo waan kuhadli isku meel ma,galaan
@abdallahali5551
@abdallahali5551 Сағат бұрын
Allaah kacabsada Diinta ayuu meel ugadhacay Allaah ayuu kahadlay waa inuu toobad cad uu kenaa arimihii oo dhan
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 2 сағат бұрын
Wadani nimo ila weyn kulaha iska isku cadeeye inu gaal yahay, wadani nimo waxa ka horeyso diintada muslimka wax ka horeyo maleh
@abdallahali5551
@abdallahali5551 Сағат бұрын
Walaahi waxaa soo bixi doona Dad badan oo is qarinayo waxba yaan la isqarin
@jabanahaaroore964
@jabanahaaroore964 22 минут бұрын
Hayaay xuseen jaamac wuu idin dhegeysanaayaa 😂😂😂😂😂
@MohamedAli-vy5xe
@MohamedAli-vy5xe 3 минут бұрын
Taas ayaa sax ah
@saxardiid3794
@saxardiid3794 3 сағат бұрын
Iyaga diinta mines - magalinkaraan hadalka oo la qurxiyo oo la wanaajiyana wey fcnthy
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 2 сағат бұрын
Somali cowboy. Waxa lagu heystaa maxaad u mideneesa dhalin yarada Somaliweyn oo ugu so hor jedaa Ethiopia.
@abdallahali5551
@abdallahali5551 Сағат бұрын
Allaah aad ugaftay makatoobad keentay
@abdallahali5551
@abdallahali5551 Сағат бұрын
Lagaroonayaasha aad kudhajisay soomaalida maka toobadkeentay
@SayidAbdirasaq
@SayidAbdirasaq 46 минут бұрын
Walee isma dhaantaa xataa midka qolka iska leh. Qandaraaska gaalnimada
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 сағат бұрын
AJ ADIGA Aaaamus NEEFYAHOW HALI ICAAYO WAANKA SOCONA KULAHA NACASBATAHAY MA CEEYKA WEYNBA JIRTA SOMALI COWBOY HADALO BADAN AYA TI OO DAMBI AH DIINTANA KU XADGUDUB AH WAADKA TOOBADKEENTEY HORE U SOCO ADIGO QIRAYA DAMBIGI ALLE SWT DIINTIDA KA GASHEY. MAXAA KALI JIRA ALXAMDULLILLAH RABBI CALAMIIN
@abdallahali5551
@abdallahali5551 Сағат бұрын
Aakhiro loan dheere waxkutari mayso
@saxaneyare6701
@saxaneyare6701 4 сағат бұрын
Ninkan waa waalanyahay afkiisa iyo dhagahiisu isma maqlaan muqalkas dhexdiisa wxu ku leyahay ma xasuusto miya wuxu yiri waxan maqalna ilaah nina ee maxa ilaah naaga loo waayay subxanalaah gaalnimada ka weyn ee uu raadinaya maxay tahay xata ma qirsana inu qalad ku hadlay sida dhabta ah kuwan nacamlaynta meesha lajooga xaq kama hadlayan ee ilaahay halaga baqo qofan diinta kabixin cidna kama saari karto ninkana muqalka dooda dhaliyay halaso daawado si aad xaqiiqda uso ogaataan
@RoblehkhIndjama
@RoblehkhIndjama 16 минут бұрын
Wanlasonah shael kah
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 2 сағат бұрын
Intii gaalada mashruuc kaso qadatay diifacayan dee
@XirsiCali-ud5hj
@XirsiCali-ud5hj Сағат бұрын
Asc Somalicowboy Iyo wixii taageeraba waa gaalo. Naagta sunna waa qofxun aayadaha ayaa dhibaya
@hiboabdi1942
@hiboabdi1942 Сағат бұрын
Soomaali jaahil
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 45 минут бұрын
Afkiisa maad kamaqashaa gaal baan ahay maxaad ugaalaysiinaysaa subxanallaah Qofna waxuu afkiisa kasheegan laguma sunti karo
@عبداللهادمموسى-ر2ش
@عبداللهادمموسى-ر2ش 2 сағат бұрын
Salmo mexey aayada uga qeylisay
@aligeelle8473
@aligeelle8473 54 минут бұрын
Ninkaan diin kama hadlin hadaad tiraah waad qaldantahay
@CabdiraxmaanLabagole
@CabdiraxmaanLabagole 2 сағат бұрын
Jees jeeska waa lagu Soo heshiiyay ninkaa mxay u dajiyeen car may la doodaan
@abdallahali5551
@abdallahali5551 Сағат бұрын
Ciyaal xaafad hakulaalaaban
@abdallahali5551
@abdallahali5551 Сағат бұрын
Waxuu leeyahay dadka dadka gaalaysiiyo wali waa kusocda
@Victory20246
@Victory20246 6 сағат бұрын
Ninyahow waxaad ku hadashay islaanimo ka fog qaniisnimadana aad faafinaysay ninkaan halaga fogaado
@Somali12222
@Somali12222 4 сағат бұрын
Maxey tahay aayadihiii aaa bilaawday ma isagaa iska leh ayada mise waa kalaamka alle naagtan maangaaabka ah intey ka timid😂😂😂😂
@abdallahali5551
@abdallahali5551 Сағат бұрын
Buugaa qortay makatoobad keentay
@frank77w
@frank77w 5 сағат бұрын
Ninkaan wali wuu isla sii saxanyahay. Dadkaan quraanka ka jiriricoonaayo iyo naagtaan leh laguma dhegaysanaayo iyadoo aayad quraan ah la akhrinaayo ha la iska ilaaliyo
@liibaan123
@liibaan123 29 минут бұрын
Meeshan daarood baa diidan in soomaaliya laga hadlo qabiil beey jecel yihiin Soomaali cowboy dalkiisa jecelka uu u qabo baa laga maseey rey hussain waa nin mareexaan nimada ku weeyn tahay saas ula socda
@عبداللهادمموسى-ر2ش
@عبداللهادمموسى-ر2ش 2 сағат бұрын
Salmo quraanka allaah miyaa dhibaaya subxaanalla
@hiboabdi1942
@hiboabdi1942 Сағат бұрын
Waa lagu qaraabtaa
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 34 минут бұрын
Qofwalba waa qaldami karaa wiilkaa 10 sano kahor wuu yaraa qalad walba aana kadhici kara marka maxaa loogu dheganyahay wiilkaan gaal maihi oow dhahay see udhehee waa gaal war wiilaka kafuqa
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 3 сағат бұрын
Wuu towbad keenay sxb Ethiopia 🇪🇹 aan gowracno taas imika shiishka noo’saara sxb🙏🏼
@amransulemanamran9331
@amransulemanamran9331 5 сағат бұрын
Diinta iyo somalida miyaad isgarbdhigitay khaniisnimada iyo kirisdaanimada iyo naago aanxishooneyn dadkaad soo urusisay nama anfacaan adaaba silis qoorta kuugu jiraa waarwaxan islaanimo waxba kamayaqaanan
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 Сағат бұрын
Cowboy wa gaal wa xaqiiq ee iniiga iya ba haliis ku jiira naagtan na isaga waata
@hiboabdi1942
@hiboabdi1942 Сағат бұрын
Jaahiliil
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 Сағат бұрын
@@hiboabdi1942 xawaayanad diinta islamka waxba ka oqoon iya tahay
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 сағат бұрын
Sheydaamadaan diidaysa aayadaha, ayadaaba farta ku mudan tahay.
@leban9958
@leban9958 3 сағат бұрын
Luers
@wabaxa
@wabaxa 5 сағат бұрын
AJ ADIGA LAGA SHAKIYAYA EE IS CADEEY
@yonisomar9319
@yonisomar9319 4 сағат бұрын
Wlhi waxaad isaga marqaati kacdeen been iyo borobogaando maxaad dadka u camburinatsaa hadaad run sheegeyso aj dhinac ayaa tahay wax ciyaal xaafad la dhaho majorto haduu qofka u gafo allah mana jirto cadow ka weyn qofka allah u gafo iyo rasuulkiisa scw iyo kutunadda iyo mala’igaha mark adiga ayaaba shaki iiga kaa jiraa waayo dadka aad meesha soo saaratay ayaaba shaki keenaya
@RoblehkhIndjama
@RoblehkhIndjama 5 минут бұрын
Nacalad bakutalah
@RoblehkhIndjama
@RoblehkhIndjama 7 минут бұрын
Wankubandonah
@abdallahali5551
@abdallahali5551 Сағат бұрын
Waxbaad dhoodhoobaysaan
@Abdirisaqhareedmaxamed
@Abdirisaqhareedmaxamed 6 сағат бұрын
Wali shaki iga jira😮
@leban9958
@leban9958 3 сағат бұрын
Munaafaq
@madjanaywiltord1760
@madjanaywiltord1760 5 сағат бұрын
Ka leexda wiilka
@Ilhansweet
@Ilhansweet 5 сағат бұрын
Qadiyad kala wayn diinta cajiib
@XirsiCali-ud5hj
@XirsiCali-ud5hj Сағат бұрын
Haddad wadato gaal ayaad wadataa
@amransulemanamran9331
@amransulemanamran9331 5 сағат бұрын
Waar ninkani waa nin diita ayuu ugafay somali oodhana wuu cebeeyay
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 3 сағат бұрын
Wuu towbad keenay sxb Ethiopia 🇪🇹 aan gowracno taas imika shiishka noo’saara sxb🙏🏼
@abdallahali5551
@abdallahali5551 Сағат бұрын
Allaah aad ugaftay makatoobad keentay
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,8 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 35 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 9 МЛН
SOMALI COWBOY OO AFKA FURTAY XAQIIQDA DAAWO
15:43
DAG DAG FILMS
Рет қаралды 873
najiib oo kabaha la dulmaray ilkacase qeys iyo jabra
10:13
NASRIIN SHOW
Рет қаралды 997
Yaab: Gabar Mareykan ah oo si fiican Af Soomaali ugu hadasha
13:30
Shariifooow
Рет қаралды 242 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,8 МЛН