SOMALI MOM RAMADAN PREP “ isku diyarinta ramadanka iyo sidan u habeystay.

  Рет қаралды 34,343

Nimco life channel

Nimco life channel

Күн бұрын

Hey guys!! Welcome to my Home Makeover Series Marathon!
all the way through without having to search for the next makeover episode! I hope this gives you some ideas for transforming rooms in your own home! You can always use my makeover videos as cleaning motivation, decorating inspiration or just company & hanging out with a friend!! {links for all items in this video are below!!}
When you're finished watching, let me know which room was your favorite & why! I'd love to hear! Thanks so much for hanging out with me & be sure to subscribe if you're not already a part of the fam! Have an amazing day {you deserve it!!
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• THRUSDAY MOTIVATION CL...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• TUESDAY RESET MOTIVATI...
• SATURDAY MOTIVATION VI...
• THRUSDAY CLEANING MOTI...
• RAMADAN PRP” ISKU DIY...
• SOMALI MOM RAMADAN PRE...
• SOMALI MOM RAMADAN PRE...
• SOMALI MOM RAMADAN PRE...
• EID PORTRAIT “ Sawirad...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
• JUMCAHA RESET MOTIVATI...
• SATURDAY NIGHT RESET “...
• JUMCAHA RESET MOTIVATI...
• SATURDAY NIGHT RESET “...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
• THURSDAY CLENCHING MOT...
• EID PREP'' ISKU DIYAA...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• SUNDAY MOTIVATION EID ...
• DAY 1EAD ADHA “ MAALIN...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• JUMAH RESET VIDEO “ IY...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
🌟 Shop This Video ↓
-everyday links
🛒 AMAZON FAVORITES www.amazon.com....
🏠 LIKETOKNOWIT www.liketoknow...
💻 BLOG POST www.thiscrazyl...
FTC :: This video is not sponsored. I am so thankful to call KZbin my job! I am always very picky on what brands I work with & what products I share - {If I won't share it with my sisters & mom, I would never share it with you!} Some links above may be affiliate links. Thank you so much for supporting me & my channel on this journey!! XO

Пікірлер: 145
@Jidkatoosan393
@Jidkatoosan393 6 ай бұрын
M.a Abyo shukran, abyo magacyada malayaga iyo inta nuuc
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 6 ай бұрын
Mashallah allow ku barakee teyda kale wax badan baad nabaresaa allah haku jcldo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Amen 😘
@ramlamagaalle4680
@ramlamagaalle4680 6 ай бұрын
Liinta xge ka helaa kartoonka rabaa
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 6 ай бұрын
@@ramlamagaalle4680 abyo videoga ay ku dhax shegtay ee sifican udawo
@SamiixaAlwaani-mn3ki
@SamiixaAlwaani-mn3ki 4 ай бұрын
Masha allah 💖 hppti istolobarika maqa ku so kadadi
@abdiweli7269
@abdiweli7269 6 ай бұрын
Masha allah hore u soco afur wanaagsan
@SeynabSaciid-p7c
@SeynabSaciid-p7c 6 ай бұрын
Maasha Allah allaha kubarakeeyo lkn anaga xasasiyaha kuqabnaa
@syedimthiyaz3378
@syedimthiyaz3378 6 ай бұрын
Masha Allah Ramadan Mubarak 🌙🤲🕋
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Ramadan Mubarak xabibti
@nuuroxasan5865
@nuuroxasan5865 6 ай бұрын
M.a abyo ilhy hakuu barakeeyo filinjeerka noo soo duub suu uyalo iyo inuu dab cun badanyhy meeqana kusoo gadey
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Mar hora so gaday lg waye
@Phatmaa
@Phatmaa 6 ай бұрын
Masha Allah Allaha ku xafido abyo ❤❤❤
@Farh940
@Farh940 6 ай бұрын
Masha allha illhay haku xifdiyo ❤❤❤❤
@Hodan-i9m
@Hodan-i9m 6 ай бұрын
Maashaa Allah
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 6 ай бұрын
Masha alaah horey usoco nimco caday❤❤❤❤
@CaashoCabdiqaadir-zz8yf
@CaashoCabdiqaadir-zz8yf 6 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن
@ikranawale5450
@ikranawale5450 6 ай бұрын
Mash Allah tabarakallaah
@BahjaOnline
@BahjaOnline 6 ай бұрын
Maasha allaah abaaayo❤
@AyaanShukri-b3m
@AyaanShukri-b3m 6 ай бұрын
Mnsha allah
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 6 ай бұрын
Afar jeer yaa cunaayo cuno ilmahayga afur iyo suxuur
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 6 ай бұрын
Masha Allah abayo adigale Xamar kubashalay Allaha kubarakeyo mac
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Amen 😘
@halimaabdulla6790
@halimaabdulla6790 6 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤
@munagaraad9415
@munagaraad9415 6 ай бұрын
Allaha kusharfo nimcoy kabadanaa nagamudantahay
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
😘mahadsanid
@Blue-ee3
@Blue-ee3 6 ай бұрын
مشتركه جديده 💝🖤❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
دوووم الجديد 🥰😘
@raaxoxaashi6322
@raaxoxaashi6322 6 ай бұрын
Saafid ayaa la dhahaa
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 6 ай бұрын
Liinta meeqa xabo aa kujirto isheeg
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
80xabo
@HooyoMcn-x2o
@HooyoMcn-x2o 6 ай бұрын
Hhhhh malay burush lagu dhaqaayo se ahaan Wlshey 😊😅
@nstexomohmd248
@nstexomohmd248 6 ай бұрын
✋waa ikan malaakaan lee Cunaa waa jclahy
@ridwaandahirridwaandahir7567
@ridwaandahirridwaandahir7567 6 ай бұрын
Abyo lii macqnta kortonka meqa kaso bixisay warabe
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
$25
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 6 ай бұрын
Waa dhiig ur mala dhaqo
@safachannel684
@safachannel684 6 ай бұрын
Xbbti liinta kartonki meqo waye
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 6 ай бұрын
25 dolar eeku dhahday
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 6 ай бұрын
Korontada kawrn filinjerka
@samiraadanadanrabi4249
@samiraadanadanrabi4249 6 ай бұрын
Liintaasi caafimad ka uma fiicna cansal baa Laga qaada ta dalka ka fiican
@FadmaXaji
@FadmaXaji 6 ай бұрын
Abaayo niciimo cusbada malaayga aakudhaqday maka soo dhadhamey dad dhiikar qabo noojoogo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Maya si ficana uga dhaqe
@maymuun7956
@maymuun7956 6 ай бұрын
Waa ka biiraacinee marka cusbada ku dhaqdid
@Irshada-Abukar
@Irshada-Abukar 6 ай бұрын
Nimca nuura xbbti doorada lugaha kartoonki meqeey eheed tan kle tufaaxa asne meqey gadaan hada og thy mhd snd macaanto cafimaad iigu cuna
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Amen $19
@Irshada-Abukar
@Irshada-Abukar 6 ай бұрын
@@Nimcolifechannel1 jikinka kartooni miyaa
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
@@Irshada-Abukar haa
@Samiiro7
@Samiiro7 6 ай бұрын
Abaayo karyonka liin macaanta meeqo xabo aakujirto waa ubaahna iisosheg
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Gabdhaha iso weydinayo waxaso dhan Video ga ayan ku shegay
@NasroMohamed-dx6tw
@NasroMohamed-dx6tw 6 ай бұрын
Abaayo liint macanta meqa lagasiiyay
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 6 ай бұрын
masha allh abayo anaka xataa waan ku jecelnahay waayo wax fiican daganaan diin nadafad caafimaad intaba waad nugu boorisaa allha ku barakeeyo nimca dahab dumar ❤❤❤❤❤❤❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Mahadsanid abayo 😘
@Simancaynte4426
@Simancaynte4426 6 ай бұрын
M. A abyo wax faresh ayaa wadanki yaalo lkn liin macanta wa qali bee cafimad ku cunaa aniga manta so adegtay
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
👍😘
@sundusabdiomar3041
@sundusabdiomar3041 6 ай бұрын
Manshalh wax badan kaa faidney inkasto talaagad aan haysan allha ku barageeyo abyo❤❤❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Amen 😘
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 6 ай бұрын
Msha allah ee sida fornada loo isticmaalo soo geli
@andynathon4771
@andynathon4771 6 ай бұрын
Walaal magaaladee joogtaa muqdisho miyaa
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Ha wll
@aashamohamed7976
@aashamohamed7976 6 ай бұрын
kartoonta liinta meeqo xabo aaku jurto
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
80xabo
@UmumaxamedAmiin
@UmumaxamedAmiin 6 ай бұрын
Abyo liin macaanta aad ubahanhey inte Lku ibiyaa jmlda
@xaawoibrahim766
@xaawoibrahim766 6 ай бұрын
Masha allah ilaah haku barakeyo mcnto isha ilaah haka qabto adi iyo family 🎉❤❤ guuleyso
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Amen 😘
@SalmaAbdulkadir-d9q
@SalmaAbdulkadir-d9q 6 ай бұрын
Wll intii iga fcn icaawiya pleas waxba mahayto ramadana waa imaaday icaawiya intii iga roon oo wax igu tari karta😢
@aminaahmed5065
@aminaahmed5065 6 ай бұрын
Kheer Allaah ku siiyo waad isoo xasuusisay malayga wanba ilabay inan doonto
@asiaibrahim2114
@asiaibrahim2114 6 ай бұрын
Abayo maalco lambarkoda ma isiin kartaa mahadsanid
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Ha kora kuso qora si gabdhaha dhan uga faideystan
@SacdiaAbdullahiAli
@SacdiaAbdullahiAli 6 ай бұрын
Lambarkaaga inoo soo sheeg video aad kushegty baa ika lumee midka uu ahaa
@Ruqiyotakilo14-uh6ud
@Ruqiyotakilo14-uh6ud 6 ай бұрын
Kortonki liinta imisa xabo akujirto abyo
@aminaahmed5065
@aminaahmed5065 6 ай бұрын
Malayga yar yar waxa la dhahaa saafid
@asmaabdirizaqahmed8953
@asmaabdirizaqahmed8953 6 ай бұрын
Xbbti hargeisa malaygu keenaya liinta
@UmucabdullahiBintuibrahim
@UmucabdullahiBintuibrahim 6 ай бұрын
Astaqfiruka dheh istaqfiruka maahan
@AllFAMILLY
@AllFAMILLY 6 ай бұрын
wale iyo bile inad nag nag dhaftay tahay qatar
@queenmama2043
@queenmama2043 6 ай бұрын
Abyo 🍓🍑 baidoa joga mahela
@zeinababdijamac349
@zeinababdijamac349 6 ай бұрын
Abaayo mcnto liiin macanta kartoonka xagee ka iibsaday ii sheeg abaayo qof walac ah ayaa ahay mcnto
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Malco kaso horjedka hospitalka masarida
@UmucabdullahiBintuibrahim
@UmucabdullahiBintuibrahim 6 ай бұрын
Iska sax qaali hadan ku dhibay iga raali noqo
@hafsamohamed8941
@hafsamohamed8941 6 ай бұрын
Abaayo liinta firiij maa qasab ah in lagaliyo mise banaanka way ii oolikartaa kartoonka hadaa so iibsado jawab mcnto
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Wasab maha hadad kataxadarto
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 6 ай бұрын
Nimco madaxa malayga sifican intan ramadanka la gaarin si fiican u cab fax fax hhhhhh alaha ku barakeyo abayo mida kale malayga ramadanka 2malin cml ina so ibsato aheyd
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Mahadsanid kahor xita wa ugu talagalay
@saciidamuxsin5339
@saciidamuxsin5339 6 ай бұрын
Aby meqo xabo ku jirt kartonka liin macant
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
80
@nimaoibrahim3105
@nimaoibrahim3105 6 ай бұрын
Asc wll music uu videogu ku soo galayo quraan ama anasheed ama duco ka dhig music danbi baa kaaga soconaye ❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Mahadsanid 😘
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 6 ай бұрын
Masha allh wlshey nimco hormar wacan abayo cunuyinka caruurta soo qaan gaarayo oo somaayaan hadana gaas qaba waxaa igu dhaantid noosoo gali
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Inshalah
@HiboAhmed-j5s
@HiboAhmed-j5s 6 ай бұрын
Abooyo yunbi waye
@samiitaluula3058
@samiitaluula3058 6 ай бұрын
Abyo liinta mesha aan kaheli karo sifcn igu sheeg
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Video ku shegay 😘
@MohamedWarsame-uy6tj
@MohamedWarsame-uy6tj 6 ай бұрын
Masha Allah
@andynathon4771
@andynathon4771 6 ай бұрын
Maanshaa Allah tabaarakallah wallalo ilaaahay ha idiin barakeeyo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Amen yarabi
@umuahmed4253
@umuahmed4253 6 ай бұрын
Maasha allah abyo gaari dumar baa tahay saad wax ukala basarsatid ban jeclahy abyo kartoonka imisa xabo baa kujirta
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Mahadsanid 80xabo
@umuahmed4253
@umuahmed4253 6 ай бұрын
@@Nimcolifechannel1 maasha allah 0.3 bay xabadii kugu fadhidaa allaha kuu barakeeyo
@AnisoAhmed-b2b
@AnisoAhmed-b2b 6 ай бұрын
Mash Allah
@quenazuu6580
@quenazuu6580 6 ай бұрын
M.a❤
@DhoolAadam
@DhoolAadam 6 ай бұрын
Abaayo istorobariga mee qaa ku soo gaday
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Halki bac $1.5
@munaahmed1121
@munaahmed1121 6 ай бұрын
Liin macaanta ilaa iyo meeqo malin ayay bananka ii ooli kartaa firiij la aan
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Lasim wa iney meel qabow kutala
@hamdiqueen
@hamdiqueen 6 ай бұрын
Mansha’allh ❤
@faadumocabdulaahi3279
@faadumocabdulaahi3279 6 ай бұрын
Aaaaaaamiiiiin yaaaa alaaaaaaah
@hawohassan4630
@hawohassan4630 6 ай бұрын
Mashaa allaaah Mashaa allaaah
@deqadalka9953
@deqadalka9953 6 ай бұрын
Mashaa Allah xabiibti malay iyo dooro iga heesaa ane ❤ inshaa alah waasoo gadaa
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Inshalah
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 6 ай бұрын
Masha Allah xabiibti 🎉🎉🎉
@Phatmaa
@Phatmaa 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@HalimaSadia-vt9bu
@HalimaSadia-vt9bu 6 ай бұрын
Abaayo liinta halkee ka keenta
@RumanAhmed-hh1mb
@RumanAhmed-hh1mb 6 ай бұрын
Abayo hada muqdiso jogto waxa lagu gada banadir kaso horjedka isbitalka somali siriyan ama isbitalka masarida ayay kaso horjdan digaga iyo ukunta kuwa kenan waye malco aya ladha
@HalimaSadia-vt9bu
@HalimaSadia-vt9bu 6 ай бұрын
@@RumanAhmed-hh1mb mahad sanid abayi
@RumanAhmed-hh1mb
@RumanAhmed-hh1mb 6 ай бұрын
@@HalimaSadia-vt9bu ada mudan qali
@halimasacid8621
@halimasacid8621 6 ай бұрын
Maasha allah
@UmoZaki
@UmoZaki 6 ай бұрын
Deeri miyaa
@MaryanCali-s5q
@MaryanCali-s5q 6 ай бұрын
Nambarka liin macanta nosoqor lagahelo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Inshalah
@munaahmed1121
@munaahmed1121 6 ай бұрын
Masha allah ❤❤
@sacdiyoxuseen4397
@sacdiyoxuseen4397 6 ай бұрын
Mashalaah xbbti
@aishaabdalla8193
@aishaabdalla8193 6 ай бұрын
Abayo niinta kartonka meqa xaba kujirta😊
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
80 xabo
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 6 ай бұрын
Abaayo xooga Allaha kubarakeyo masha Allah❤❤❤❤❤❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Amen 😘
@AyanAden-m2l
@AyanAden-m2l 6 ай бұрын
Abyo silkhay English wxa lagu dhaho ishyg
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Ma aqano wan radina Inshlah
@AyanAden-m2l
@AyanAden-m2l 6 ай бұрын
Abyo meheshay
@SacdiyoXuseen-j3q
@SacdiyoXuseen-j3q 6 ай бұрын
M.a allow kubarakey waxada
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Amiin yarabi 😘
@muniiromank8371
@muniiromank8371 6 ай бұрын
Kartonka linta meqa ku jirto
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Video ku shegay
@muniiromank8371
@muniiromank8371 6 ай бұрын
@@Nimcolifechannel1 ok wa dawady lkn tirada ku jirto mashegin ee lacagta shegty
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
@@muniiromank8371 abayo 80 xabo
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 6 ай бұрын
Abaayo iyaga noo kena daru salam an jogaa malin dhawed karton 100xabo ku jirto 30dolar bay aheyd adigo is dhibin albabka ay kugu kenayan
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Ha ayaga ku kenayo
@fartuundhiid3085
@fartuundhiid3085 6 ай бұрын
Magacood kuwaas abayo
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 6 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@cafiifocafiifo4441
@cafiifocafiifo4441 6 ай бұрын
Masha allh allhuma barik
@fartuundhiid3085
@fartuundhiid3085 6 ай бұрын
Maaha allah rabi haku barakeyo inta heysan allah hasiyo abayo digaga ubahna meqa kasiyen
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
Amen yarabi kartonki $19
@MariaAhmadisak
@MariaAhmadisak 6 ай бұрын
Abayo kartonka dhan miya laga siiye 19 dollar meqana kujirta ani kartoonki 13 aya kujirto waana lugo lugo lee waxana leyga siiya 37 dollar inte salada iska qaban la,dahay abayo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 6 ай бұрын
@@MariaAhmadisak tan lugu mahan wa howl xabad dhan iswadata
@fartuundhiid3085
@fartuundhiid3085 6 ай бұрын
@@Nimcolifechannel1 tan isqabto aniga 40$ ayey dhehen kuwa kaqaday lambarkoda ken abayo
@user-dw7xc7jt6q
@user-dw7xc7jt6q 6 ай бұрын
Yumbi.ala.dhahaa
SOMALI MOM RAMADAN PREP “ isku diyarinta ramadanka iyo Culture kena
16:41
Nimco Life channel
Рет қаралды 11 М.
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 9 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 9 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 10 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 1,9 МЛН
MANTA  IYO ADEEGA GURIGA  (XAGE KA SO ADEGTAY?
6:35
AMAAL TUBE
Рет қаралды 876
أفكار لمطبخك ☀️ . ولطبختك 🍄
9:46
أريكة وفنجان وكوخ🏠
Рет қаралды 6 М.
*NEW*WEDNESDAY CLEANING MOTIVATION || DINNER IDEAS, + CLEANING HACKS
20:54
Nimco Life channel
Рет қаралды 3,9 М.
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 9 МЛН