I think maybe he wants attention and people will talk about him. Maybe he’s enjoying the attention and he’s not seeing the pain that the mother is going through. It’s very very simple to clarify the situation.
@Runtakudhimow3 күн бұрын
Aj body language markan eegay wax buu qarinayaa haduu daacad yahay very simple wadad ugu fudud buu isku cadayn lahaa
@deeqomahamed25142 күн бұрын
Wilkan sas uma hadli jirin ee marki la yiri hadal rermudug ma lihid ayu naf isku radinayaya lakin hooyo waxa lagu cayaro mahan😢😢😢
@halimayusuf49893 күн бұрын
Inaa lilaahi wa Inaa ILeyhi raajicuun,Fatxiya habaryar Allaha unaxariisto, samir & iimaan Allaha idinka siiyo,waakula qabaa sidaa uga hada shay hooyada Aj family.
@nuromohammud88083 күн бұрын
Kkkk You Fanny fatxiya
@barwaqofarah96503 күн бұрын
Dhaman Ilahaay janada ha geeyo jamiiicaan Muslimin
@hodanjama9752 күн бұрын
❤❤
@MaryamBare-v2e3 күн бұрын
May maya, xuquuq labo dhinac ah ayaa jirta waa mid lagugu leeyhy iyo mid aad leedahay, hadii walidku kudayaco oo xuquuqdiisa gudan waayo tii adi lagugu lahaa ayaa lagaa rabaa malinta aad qaan gaarto so there's no way aad ku dhihi kartaa hadii la idayacay anina waxba igama galin hda ani aabahay anigoo 3 months jiraa igu danbaysay lkn allhamdullah diyaar ayaan u ahay inaan xaqiisa iyo kabadan siiyo cafisna ugu daro so please stop saying xaq laguguma laha hadii aan kaaga lagu siin that point about the parent is very clearly in our sweat and beautiful religion. Thanks habo ❤. I really agree with you about this topic
@FatxiyaCabsiiyeChannel3 күн бұрын
It’s up to the person to choose whether or not they want to fulfill their responsibility to their parents if the parents didn’t do theirs. Allah will deal with the rest. It also depends on the amount of the neglect. Please!
@SH-py7qj3 күн бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannelwhere do Somalis get the idea that girls are suppose to financially support their deadbeat fathers? Islamically fathers are supposed to financially support their daughters until marriage. We are the only people who do that!
@anhaarmohamed95352 күн бұрын
Alle hownaxaristo Dhammaan intiidhimatay
@ashaoali802018 сағат бұрын
Waxaa ilaahey igu ogyahay inaan aqaan reer dagaalkii hargeesa oo 1988 gabadh yar kasooqaatay Hargeesa oo naagtaas ninkeeda ayaa ahaay cornmeal ciidamadii Morgan ahaay oo markiisii reerku markaadii hore wexey iska dhigayee dad heeesare ah oo madax ah oo aaney Rabin caruur badan kadibna waanin somali ee wexeey aragtay inoowbalantii ugabaxay oo caruur badan rabo oo innoow naagadoon yahay marakaasey gabar yar kasoo xaday reerihii qaxaayey oo xabada lala dhacayey
@jhussain15073 күн бұрын
Farxiya walahi hoyadeey oo Yemen ah ayaad si ugu egtahay markasta aan ku arka waan yaba inkasto hoyadeey gabar ladhalan masha allah atahay very beautiful ❤
@ilovebeingmomnaagiskadhig56583 күн бұрын
Amay kala lumeen dee dahir ugeeya fathiya 😂😂
@samsammaxamed27533 күн бұрын
@@ilovebeingmomnaagiskadhig5658ha waalin 😂
@aliyahmohammed90423 күн бұрын
Waar weey kala lumeene dahiir lagaar 😂
@dekaahmed30653 күн бұрын
Omg sis you’re 💯 right- tankale nimaad dhasheey ku ma dhalin 😢oh how warm is a mother’s love and how sad is the longing of a lost child to a mother
@safiawarsame85983 күн бұрын
Ale ha unaxariisto habaryar samir iyo iimaan ale ha idanka siiyo.
@khadarhassan43662 күн бұрын
Habaryar Qurux miiran baatahy M.a Ookiyaalaha iyo xijaabka backgroumd-ka innaba caadi ma aha 🎉❤
@NoRainNoFlowersz3 күн бұрын
9:01 True Your Face is so welcoming. I'm always happy to see you Fatxiya.May Allah bless and YOU. May Allah bring your Auntie to JANATUL FIRDAWS💖💖💖💖💖💖💖
@dheemanhusssein95783 күн бұрын
Habaryar Allaha u naxariisto
@khadijahassan50663 күн бұрын
Ilaahay haa uu naxariisto..iyo dhamaan untii muslim ah oo dhintay
@ifrahmahamoud80542 күн бұрын
I like the way you talk mashallah 🥰
@zamzamali21223 күн бұрын
😂😂😂😂 you're hilarious walahi. You're really making this dude really paranoid. He'll constantly be watching this back now😂😂 he's gonna followed wherever he goes!!
@balqeisahmeth10373 күн бұрын
Waa nin wayn oo madhan waa doqon waar orod hooyadaa ka ducayso nacasyahoow😢
@Username112493 күн бұрын
🤣🥲🥲
@Fa202013 күн бұрын
Your hijab looks stunning.
@ashamuse74103 күн бұрын
Allaha u naxariisto habaryartaa samirna idinka siiyo dhamaantiin
@fahima61863 күн бұрын
Allaha unaxariisto habaryartaa qabrigeeda Allaha uwaasiciyo iyo intii Muslim ah oo dhimatay aamiin🤲
Wuxuu soo xasuusanaaya duruuftii Adkeyd Hooyadaan wexey ukeentey ( Bad memories)
@samsambarud43762 сағат бұрын
Inaliĺah wainarajuun May Allah bless and protect her n guide her to right path of Jannatul Firdaus Aameen Ya Rabbi
@muhubahashi42913 күн бұрын
Alah ha u naxariisto harbaryartaa sabir iyo iimaan. Amiin
@ifoonghauri40463 күн бұрын
Allah ha u naxariisto marxuumada Amiin samir iyo iman saadiqa Allah ha idinka siiyo.
@mukhtarmohamed43643 күн бұрын
Waad salaaman thy Mamo qaaliya Aya thy oo wax fiican Soo gudbiso
@hodanjama9752 күн бұрын
ilahay haunaxariisto 😭😭😢😢🥹
@halimabeledi51023 күн бұрын
I love your headscarf 😅
@beautiful14232 күн бұрын
Fathiya habo I love u and I think I resonate a lot with you.❤
@karimahirsi71062 күн бұрын
❤❤❤😂😂 alla sidaa ha qurjujumsane Wally so fany Fatxiya
@Amalhirad3203 күн бұрын
My Allah mercy her soul Allahuma Amiin habo fathia qurux
@NuraAhmed-l8o3 күн бұрын
Ilahay qabriga how nuuro oo janatul ferwowsa ka casuumo Amin ya allah Samir iyo Iman dhamatin qali
@halimosharif76513 күн бұрын
Naxariisii janno Allaha ka waraabiyo habaryar, ehelkana sabar iyo iimaan Allaha ka siiyo
@zaynikadir67623 күн бұрын
Alle haw naxariisto Habo Samir Iyo Iimaan Hadaynka siiyo
@Raaxoragay3 күн бұрын
Ilahay ha unaxariisto
@theboldeagle87753 күн бұрын
الله يرحم اموات المسلمين جميعا، all the problem is ego 🙄 & he knows the truth
@mukhtarmohamed43643 күн бұрын
Amin Amin Amin ya.raxiimu🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ayaanbilan22513 күн бұрын
Allaah yaa raxma raaximiin
@rahmasuleman15173 күн бұрын
ilahay ha unaxariisto dhamaan toodba incha Allaah 😢Qaali
@HabibaMohamed-tl2rr3 күн бұрын
Amiiin ya Allah
@barlinhashi67523 күн бұрын
Allah u naxariisto janatul firdowsal aclaa hooy Allah uga yeelo Yaa Rabi
@Ramla223 күн бұрын
Looking beautiful sis may Allah protect us and guide us all ❤❤
@farhiyobare65853 күн бұрын
Habaryar iyo dhamaan inta Muslim ah oo dhintay ilaahay ha u naxariisto danbigooda ilaahay ha dhaafo adinkana Samir iyo imaan ilaahay ha idin ka siiyo waa meel loo wada socdo
@maryanwarsame88273 күн бұрын
Ilaahey ha unaxariisto intii dhimatay aamiin
@mulkiahmed3133 күн бұрын
Allaha ha u naxariisto samir iyo iiman Allaha idinka siiyo
@Fatima-px4fe3 күн бұрын
Ninkan AJ Afsoomaali Ma Yanaaqno Miyaa Horta mid Waa Inuu sameeyey, soomaaliyi way iswada taqaanaayee ha Abtirsado hooyadii Iyo aabihii ha keeno Haday U nooliyin Oo ha hadlaan. Ama DNA ga Hayska Qaado o maamada Qalbi jabsan EE ilmaheedii raadinaysa Ha Caadeeyo in Aanay dhalin way Ku samraysaaye. Waata kalee Daahir calasow yuu Isugu dhawaanin Wuu Ka Afsomali badanyahee
@Rabiyownabadbaadi15 сағат бұрын
WALAHI WALASHAY OO IGA WAYN BAA TIDHAHDA WALASHAYO KALE OO NAGA WADA WAYN REERKAYAGANA UGU QURUX BADAN BAY TIDHAAHDAA FARXIYA AFKA IYO GACMAHA WAA IFRAAX❤❤❤
@sunshineseaandvitamind86203 күн бұрын
Eheladaa illahay ha unaxariisto may allah s.w.t grant her highest stations in jannah amiin
@Aboutlife20242 күн бұрын
Allah ha u naxariisto🤲
@KhadraAli-sr1rx3 күн бұрын
Aamiin aamin
@NatureRelaxingSleep2 күн бұрын
AJ is MJ, so if he already knows his mom, why are they making it seem like he's rejecting her? I feel like they're attacking him due to hating on MJs.
@NatureRelaxingSleep2 күн бұрын
ALot of Somalis are jealous of MJs I noticed, and I'm not even MJ just a outsider who's unbiased.
@hanamoha32523 күн бұрын
Inna Lillahi wa Inna Ilayhi Raji’un. May Allah grant your aunt eternal peace and grant strength to your family during this difficult time. Ameen.
@HahaHuhu-be8ir2 күн бұрын
Alle ha u naxariisto abaalkeedana jannat al firdaws ha Ka yeelo Xanuunkaana Alle danbi dhaaf ha uga Dhigo Innagana hay nooga Daba naxariisto Soomaalina Alle xaqa ha garan siiyo meel ay joogaanba
@hi-gn6my3 күн бұрын
Allaah ha u naxariisto dhaman muslimiinta
@TweedaZeze2 күн бұрын
😢😢😢 May Allah give them The highest paradise.
@FaadumoMohamud-eq3de3 күн бұрын
Allha unaxariisto anagana allha nooga daba naxariisto
@hawohassan46303 күн бұрын
Alle ha unaxariisto amiiiiiiin adigana samir iyo imaan allaha kugu arsuqo bi’idnillaaah
@yasminabdille1435Күн бұрын
Abaayo habaryar alle ha u naxariisto nanah fardowsa alle hageeyo Aamiin adinkana samir ha idin kasiiyo
@hudafuture13302 күн бұрын
Habo ilaahay ha u naxariisto habayarahaa waan kaaga tacsiyeeynayaa❤
@Happy-go-l3 күн бұрын
Walahi fathia you are so funny 😂😂😂😂 jabaq jabaq
@TaslinNadir2 күн бұрын
Aniga Adiga qoof somali ka hadli og walhay in an araag mansha Alaah ❤ habo
@axmedyare24042 күн бұрын
Amiin
@ruqiyaabdilleКүн бұрын
My sis Fatxiya, Ninkaan Aj Family and what ever his Name,is Horta aamuskuu kufiicnaa ee Markuu hada Afkiisa furay he saunded discussing. Tan labaad Madaama Uu Naag Cadaan ah haysto Wuxuuba ismooday inuu Cadaan yahay😂😂😂
@ShaqoSharafleh3 күн бұрын
Fathiya is very funny I can't stop laughing 😂😂
@fatumaali11023 күн бұрын
Thanks fathiya mar mar baan aad u jeclahay hadaladaada
@f.n.96303 күн бұрын
Innalilaah wainaa ileyhi Raajicuun
@israa24913 күн бұрын
Amiin yaa rabbii
@MunaHussein-p5l3 күн бұрын
Xijaabkaaga qurux Mansha Allah
@dheemanhusssein95783 күн бұрын
Ninkas sabab uu hooyadis u dido wan garan wayey xata wadanka mj ahan kuma jogo shacigeygan u baqaya ma dhihi karo 😔
@Zu.Al10012 күн бұрын
Dadka qaar kelmad ay Maqleen bay iska soo qaataan oo macnaha Garanayn,waaba Nacay Sida Laan-dheere ,waa sidaas Fatxiya sheegtay Ma Yaqaniin sida looga Garbaxo wixii kula soo Dersa,looma baahna in uu dabagalo cida soo shaac saartay Arrinkan wuxuu u baahan yahay keliya sida uu Isu cadeeyo Hooyo ciyaar maahan,dumarkana waa ka dareen badan yihiin Raga
@carinohope31173 күн бұрын
Ilaahey ha unaxariisto habaryaro qabrigana ha unuuriyo aamiin
@amanijama95972 күн бұрын
I think people should leave him alone he seems decent guy, even if that’s his mum for what ever reason he doesn’t want her, things should be done privately 😢
@لارا-ق5ش3 күн бұрын
الله يرحم يارب 😢
@khadijaabdilahi32 күн бұрын
M.allh u are beautiful ❤
@maryanhaji39603 күн бұрын
Ilaahay inta dhimatay ha u naxariisto inagana ha inooga daba naxariisto aamiin yaa rab.
@hamdiegal8893 күн бұрын
Allah ha unaxariisto marxuumada aamiin
@sadiakamas2374Күн бұрын
Allaha unaxariisto 😢😢😢😢😢 Allah swc Samir iyo iiiimaaan haidinkasiiyo
@fatmayoutube11513 күн бұрын
Marka Geel loo heesaya ayuu goroya uu heesaya ninkan wax badane wa qarina maba ka helin aniga todobadkan oo dhan ayaan firsanayay lkn 😢😢😢 maba ka helin walahi
@KhadraAli-sr1rx3 күн бұрын
Waxa fican inu isbari yeelo oo anu murmine u iska qaado si loga shaki baxo lakin inu is adkeyo maha
Ilaahay ha u naxariisto habo janatul fardowsa ha ugu bishaareeyo iyada iyo inta waalid ah idinkana samir ilaahay ha idinka siiyo
@lajecleeychannel59020 сағат бұрын
Allaah yaraxma habaryaraa,farxiya waxad tahay qof macquul ah arinta Aj
@maryancali65763 күн бұрын
Ilaahay ha naxariito Ina adeer shamis cali dayuur aamiin aamiin 🤲🤲🤲
@amalyusuf12103 күн бұрын
Samir iyo imaan Fathia, Allah u naxaristo habaryar, amin ya Rabb 🤲🤲
@saidojama11703 күн бұрын
Allah ha u Naxariisto marxuumada qabriga Allaha u waasiciyo kitaabkeeda midigta Allaha ka siiyo ehelkana samir Allaha ku irsaaqo Allahumma Ameen
@leilamohameda68893 күн бұрын
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤
@Cabdiwaliaqaye2 күн бұрын
allaha unaxaristo
@carinohope31173 күн бұрын
Abdikadir mahamed jama waaye abaayo ❤
@riyooy3 күн бұрын
Wlhii hada markaan saan ufuray muqaalkaan anoo ku daawan jiray baan waxaan hoosta ka iri caawa fathia nimco noor bay u egtahay oo qoraa soomaali ah sidoo kale xaaska suldaan seeraar muqaalkeedaa oo tiktok aan ku arkay dadka intooda badan waxay lahaayeen fathia absie bay u egtahay oo anigaba ku jiro masha alla habo hadaana adaaba sidaas leh isla muqaalkaan 😂❤
@onestepatatime16763 күн бұрын
May Allah SWT have mercy on your Aunt and all the Muslims aamiin
@pihcx25963 күн бұрын
Aj. Mahen. Waa. Hassanow. Isaq. Ee ahmad. Jamac. Baa loo bixiyay. Jamerten buu ku faraxsan. Yahay. Taxan wey. Maa. Rabo. Ninkan. W
@saidyussuf36793 күн бұрын
Masha allah
@israa24913 күн бұрын
Allaha unaxaristo janaatal firdawzal acla alaha geeyo qali idinkana sabir iyo iman
@idilahmed90923 күн бұрын
Layaab ka waayaha wiil kaan aada loogu yaacay😂😂😂😂😂 We love Ijay ❤❤❤❤❤
@FatxiyaCabsiiyeChannel3 күн бұрын
Of course Waa lagu yaacaya qof wayn oo isyeel yeelaya. Waa wax la yaab leh sida Uu u dhaqmayo. Qofkii ugu horeeyey iyo kii ugu dambeeyey ee lagu yaacona maaha.
@Mashallahxd3 күн бұрын
Haday waxba ka jirin DNA da buku qan cinkara momada marka way dhaman lahed lakin waxaka muqda isku dhecyac yar
@fatimayassin20493 күн бұрын
Fathia you look like my sister subxan allah.
@rahmaaalisalad5943 күн бұрын
Ilahay ha u naxariisto🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@khadijsibrahim81113 күн бұрын
Alla u naxariisto samir iyo imaan fathiya 🤲
@amalismail77722 күн бұрын
hapo fathia isku mid baanahy,aniga waxay igu dhahaan asian baad eegtahy,mar carab baad u eegtahy,marna spaish ,waan yaabanahy
@rahmaaalisalad5943 күн бұрын
Waad salamatahay fadxiya waad iga qoslisay markaad maybe ana waa layso socdaa😂😂😂😂