Wllhi waxa uuka hadlayo waarun hal kay ku fikirayaan inamada qayrkii wax yaaba kale iskagu wuxuu ku fiki rayaa bul sho dhan siduu ku badali lahaa taasu dad badan kaga soocanya waxaan hubaa hadii sidaa ay kusii wadaan wadanku inuu hormar gaa dhayo mudo kooban 🤗🤗🤗🤗🤗🤗 Alle hadin garab galo
Wan kousamey idiris I am the first who se the video and the first who write the commente
@sahantechnology75193 жыл бұрын
Abwaan sayidka barakaysan NINKA xaqiiq da aan ka gaban go forward
@jamiajjamaaljamiilajamaal94523 жыл бұрын
Zaidka Barakaysan Zxp Gar iyo Gardaraba waan ku wataa waxaad Tahay Geesi ka Hadla Xaqiiqada io xladada hadba Dadka io Dalkuba ku suganyahay zxp Alle haku xiftiyo keep G
@csalaanofficial66323 жыл бұрын
Sayidka waan ku tageera lpx keep going lpx
@MrCeero-md5hv3 жыл бұрын
Waa halkay udhimatay Abwaan Shaqala aantaasi waa waxa Umada dhalinyaradooda Dhalinyarteena kareebay Hore usoco liph wn kuwataa intaan kuwadankaro Fadlan azxapey share ta si views ku ubtaan oo ugaadho bahda Shaqa gelinta iyo madax waynaha jumhuuriyada barakaysanba💌
@nstahayosalo87403 жыл бұрын
Masha ALLAH walahi wuxu. Kahadlay. Waa. Wax. Jiran.
@cabdifitaax4893 жыл бұрын
Waa dhibka ugu weyn ee nahesto hadan somalinahay
@guuledali26943 жыл бұрын
Wllhi waa run
@salebanozlo3793 жыл бұрын
Aniguba wali maan arag ☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@saadbedri64253 жыл бұрын
First view ZaYidow kiip goowin
@genyadasoomaliland91603 жыл бұрын
Hadii qurx lagu helyo CV after ramdan wa inan shqo taga
@gangamo47343 жыл бұрын
Anapa kusiinaya soo xaadir 🛒
@siciidaxmed29633 жыл бұрын
Kkk may wll quruxda alle ku siiyay lacag ha siisan ee alle talo saaro aqoontadana sii horumari
@Yahyeunsaa3 жыл бұрын
SHUKHRAN WLL SAYIDKA PARAKAYSAN♥️
@Sicidnasir3 жыл бұрын
Syidow macalimiinta ka soo samee mid iyaga iyo wasaaradda dhibaatada kala haysataa
@ziddamozahmet53853 жыл бұрын
Kugu faana abwaan sayidka barakaysan Keep going
@xubbifamilychannel35683 жыл бұрын
Wa dhibaatada ka jirto Dalkeena Hooyo Allah u gar gaaro dhalinyaradeena.