waxbarashadu waa inay ku saaysantahay caqiidada islaamka reer galbeedka hayadohoodu waxay isku dayaan inayn dhaqanka suuban iyo caqiidada kala diriraan umaadaha islaamkaa ina badana ayagaa dejiya manaahijta wax barashada dhaqaalana ku bixiya si ay u gaaraan cadafkooda qaloocan laiskuma hayo inay wax barasho khaasatan barashada diinta aad logu baahanyahay laakiin dhalinyarow yaan laidinku gaadin mabaadiida khaladan ee la rabo in laidinka dhaadhiciyo buugaag sayniska mid ka mida soomaaliya yaan kua arkayey hordhaca inay ku qoreen hadal macniisu yahay in aadan dadka kale jinsiyada ay duurtaan aadan kula yaabin oo laga wado ninkii nimow naag noqda hakula yaabin si tuusa hadaladaas iyo kuwa la midaba waxay ku dhigaan iskuulaadkooda wadamada reer galbeedka marka yaan lagu kadsoomin