Somali Wedding

  Рет қаралды 456,479

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 1 800
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 7 ай бұрын
Aynu u wada ducayno reerka cusub, Dhisma oo Dhaqma ❤️
@ZakariyeahmetMohamud
@ZakariyeahmetMohamud 7 ай бұрын
Aamiin ul iyo diirkeed❤
@kobciyeservices12
@kobciyeservices12 7 ай бұрын
Hada Kala tag hadad rabtan😂😂😂😂 Wa prank isku wara😂
@mohomedusman862
@mohomedusman862 7 ай бұрын
M.a 🎉
@bashirbushaar4577
@bashirbushaar4577 7 ай бұрын
AAAAMIIIN
@ilsandjody4298
@ilsandjody4298 7 ай бұрын
​❤❤❤❤❤
@saciidmohamed4946
@saciidmohamed4946 7 ай бұрын
Waxaan joogaa uganda, jaamacad ayaan ka dhigtaa. Anigoo daalan oo waxbarashada madaxa igasoo xanuunjisay ayaan Qolkeyga soo galay. Casiir yar ayaan sameystay, kadibna Caalaamkan KZbin ayaan soo galay, durbadiiba waxan isha ku dhuftay Qeys oo video cusub soo dhigay. Kolkaan dhameystay walaahi fax fax ayaan noqday. Qeysow Mar un video waan kula duubi doonaa ❤❤❤.
@muniirmohamed3818
@muniirmohamed3818 7 ай бұрын
Xaggaan waxan ka salaamaya dhamaan asxaabta miyiga ku aqal gashay o arooskooda 4 ama 5 neef o geel ah laga qalay lagu mashxaraday dhaantada, saarka iyo dhamaan ciyaraha somalida laga tumay. Wallah wan uxiisay! 💔 Wa jawi dagan o caruur dhagax tuur taqaana ay joogin masha Allah Mahadsanid qaysow
@user-sh9xq3od8m
@user-sh9xq3od8m 7 ай бұрын
Waka qaday inder ❤
@ahmedmiska4959
@ahmedmiska4959 7 ай бұрын
Waar mamadu sida wax loo sharaxo iyo xaysiisiinta ku fiicanaa masha Allah ❤❤❤
@hosowpro
@hosowpro 7 ай бұрын
Qaysoow heestaada nimanka durbaanka umaadna gudbin 😀😀 Amazing content. Hambalyo lamaanaha aroos khayr leh.
@kobciyeservices12
@kobciyeservices12 7 ай бұрын
Lagend an wata Cawa wa habeynki danbiga😂😂😂
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 7 ай бұрын
Hosow ninkaa la wareysanayo aad ayuu kuugu eeg yahy
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 7 ай бұрын
Hahaha sxbow wadanka kaalay 😂😂
@Duraan571
@Duraan571 7 ай бұрын
Adkaatey 😂😂😂😅
@Musam377
@Musam377 7 ай бұрын
Legend commited another legend
@craxmanahmed3630
@craxmanahmed3630 7 ай бұрын
Asxaapay iisoo duceeya inuu alle ii dhibyareeyo guurka 🤲
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 7 ай бұрын
ALLAHA KUU FUDUDEEYO MID QEYR QABTANA ALLAHA KUU SAHLO HABO
@abdufathabdi4264
@abdufathabdi4264 7 ай бұрын
Ameen ameen
@user-no4kw6jl5s
@user-no4kw6jl5s 7 ай бұрын
Allha kuu dhib yareyo
@marwo620
@marwo620 7 ай бұрын
Amiin amiin ❤
@rahimaali5762
@rahimaali5762 7 ай бұрын
Guur Khair qaba Allah ha ku fududeeyo
@user-pr4xz9wx9i
@user-pr4xz9wx9i 7 ай бұрын
WaLhi Dadka reer Badiyuhu way qalbi fiican yihiin from canada
@roodoramaas9256
@roodoramaas9256 6 ай бұрын
MashaaAllh walal qays mar dhaw ayn kugu so biiray ma arkin waxad so gudbiso qof so gudbiya oo social media kujira big respect mi brother ❤❤❤❤❤
@suhaybcaddee
@suhaybcaddee 7 ай бұрын
Nabigeenii suubanaaa aad ku wada salino صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤
@jimcalemahamouth-jr3od
@jimcalemahamouth-jr3od 7 ай бұрын
Scw scw scw
@fathisheekh6646
@fathisheekh6646 7 ай бұрын
Wll
@shacayb713
@shacayb713 7 ай бұрын
صل الله علیه وسلم
@zakariyeabdishire491
@zakariyeabdishire491 7 ай бұрын
Scw scw
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 7 ай бұрын
scw scw scw ❤❤❤
@Somali1970
@Somali1970 7 ай бұрын
Muuqaalka hooyadaasa qurxisay,❤❤.qaysow heestaadu waa celis .
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 7 ай бұрын
Haa wlhi
@XMS17
@XMS17 7 ай бұрын
Maansha Allah reer barakoowa isku na badhaadha Allahayow ka yeel. War inaantaa heestay biis beynu leenahay. Legend Waad Salaamantahay.
@cabdiraxmaanxayd2568
@cabdiraxmaanxayd2568 7 ай бұрын
Qays Waa Hadal Yaqaan Qalbi fican Waxaan ku Xidhna illaa Waagi Bangladesh Ee Jaamacada Guulayso Saaxib Markasta❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 7 ай бұрын
Muuqaal Quruxdiisa wata gacmaha ilahay haku barakeeyo bro ❤
@mandeeq8587
@mandeeq8587 7 ай бұрын
Aamin
@abdirahmaanmohmedahmed2482
@abdirahmaanmohmedahmed2482 7 ай бұрын
waxaan noqday qofkii kowaad ee like iyo comminte ka soo bixiya zhp vedio gaa qurux badan ee aad soo dhigtay zhp hore usoco nin qaaliya dadaal badan baa tahaye Qays Qaysar 👌👌👌👌👌Abdirahman Zeehiye
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 7 ай бұрын
Maasha allaah allahuma baarik aroosyada lacagaha badan ku baxa kanaa ka fiican thanks Qays qays
@Khaluud4
@Khaluud4 7 ай бұрын
qays qaysar thnx sxb no so badi waliba aroosyada miyiga si dadkuna dhaqan kooda uu haystan oo uu jecladan
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 7 ай бұрын
Best Somali KZbinr ❤❤❤ waad mahadsanid sida aad nootustay quruxda wadankena 😮❤
@hakeemahmed5020
@hakeemahmed5020 7 ай бұрын
Qays, thanks for letting us watch and enjoy their wedding. ALLE ha isku barakeeyo reerka cusubna
@oldsongs2233
@oldsongs2233 7 ай бұрын
Qays qaysar this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝❤
@faraxcali1740
@faraxcali1740 7 ай бұрын
Mashalah dhisma oo dhaqma qaysow adna shaqo wacan ayaad qabatay xasuus ayaad na galisay waad mahadsantahay Allah bless you 🙏 ❤
@sadamsolteko8483
@sadamsolteko8483 7 ай бұрын
Unprecedented gaaf❤ it’s really amazing, thank you qeysar🎉🎉
@Fariihayassin
@Fariihayassin 7 ай бұрын
Mncha Allah Qays waxad marksta na xasuusisa Quruxda Noloshena Miiga ❤❤ 10:10
@mubarikfarxan688
@mubarikfarxan688 7 ай бұрын
Rugsan iyo reersan leenahay qoska muslinkee soo biirey, M.AllaH dhaqankenu waa cajiib, mida kale labada maamo midna dhariga ku sharaxayso ta kalena Arooska quruxda video qayb weyn ka qaateen Alle ha barakeeye♥️, Shaqo fiican qurux badan bulshada u haysa bro keep move.♥️
@user-tq7pz2sf5i
@user-tq7pz2sf5i 7 ай бұрын
Bro this are the best vlogs you shot better than the one in Maldives and dubai wow fantastic and classical cultures ❤❤❤❤❤
@hamzaarashid3407
@hamzaarashid3407 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤ waa muqaal macno badan wata. Mahadsanid Mr. QAYS
@mStatistician
@mStatistician 7 ай бұрын
Reer miyigu waa dad aad uqalbi wanaagsan😢 masha alah dad lamidadunida koonkeeda masaarna❤
@munayusuf4949
@munayusuf4949 7 ай бұрын
Manshallah Allah dadkeena iyo dhaqankeenaba ha inoo xiftiyo. Amiin , Allah wadanka ha inoo barakeeyo amiin
@user-lz2cq4yh4k
@user-lz2cq4yh4k 7 ай бұрын
QAYSOOW, goormaynu kulmi. The one and only KZbinr.❤❤
@fardousaliahmed8726
@fardousaliahmed8726 7 ай бұрын
Mnsha allah maamada funny weeeye ilbaxa magaranaysaa bay ku soo koobty😂😂😂
@HodoApdillahihassan
@HodoApdillahihassan 7 ай бұрын
Mcha Allh Aroosyda miiyiga wan jeclayi Alle gacntaa haku barkeeyo mesha magaceeda so sheeg inder❤😊
@suhurabdi5426
@suhurabdi5426 7 ай бұрын
amazing wedding🎉❤ yaa salaam
@Zelma73
@Zelma73 7 ай бұрын
Mashallh may allah bless this beautiful family thank you qays❤🎉
@Hajicaska
@Hajicaska 7 ай бұрын
The greatest of all time KZbinr of somali 👋✌🏿 keep going bruda 👑👀👑
@Samimusic.1
@Samimusic.1 7 ай бұрын
Mashallah this video is spreading happiness and love ❤️
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 7 ай бұрын
Mansha allaah tabaraka llaah illaahay ha isku barakeeyo reer cusub qeysqaysar dee adiguna jaaniska yuu ku dhaafin caawa insha allaah
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 4 ай бұрын
Hooyadaa wa bashaash Masha Allah Wa Hooyo Qalbi Furan I Like Her❤❤
@AxmedNur-wk1su
@AxmedNur-wk1su Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@NuuradinMaxamed
@NuuradinMaxamed 7 ай бұрын
Again Another masterpiece as always keep it up brother we love you ❤❤🎉
@suhaybcaddee
@suhaybcaddee 7 ай бұрын
Legend 😮of the year 🙌 qays qayser ❤❤
@CaashoCali-zp2zx
@CaashoCali-zp2zx 7 ай бұрын
maasha Allah guurkiina guur qeyr Allow ka yeel Aamiin❤❤🎉
@hothen777
@hothen777 7 ай бұрын
Mashallaah hoyoyinkeen ficana oo qurux badana arooskaba mamoyink ayaa iga so jitay farxadoda isku wara ayaan leyahay arooska cusubna 👏👏👏👏👏👏👏
@IboAvs
@IboAvs 7 ай бұрын
Top 1 Somali Vlogger keep up homie ❤
@ayaancabdi4521
@ayaancabdi4521 7 ай бұрын
Mnsha alha mamadu waba fani qosolkay iga dhamaysay hnblyo hanbalyo reerka cusub dhismo dhaqma idam ❤
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 7 ай бұрын
Maashaa allaah waa arooskii ugu farxadda badnaa ee aan daawado waayo fanka meeshii uu ka soo bilaabmay ayay haystaan kuwii isku waaro ubad iyo kheyr helo allaha idiinka dhigo
@blacktyga252
@blacktyga252 7 ай бұрын
Wlh waa videogi igu horeyey ee Chanel afsomali wax ku so gudbiyo la so Dhigo 20 minutes gadhaya an Daawado ❤️❤️❤️ Qays Bro Legend ✅ waan ku saxay Dhaqankene iyo halka aynu ka nimi dhammanten bad na so xasusay Thanks Bro 👊🏾
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 7 ай бұрын
Woow amizing wedding 🎉❤
@mohaanofficial1287
@mohaanofficial1287 7 ай бұрын
What a KZbinR gacanka Allaha KU barakeeyo
@mooahmedbaar5449
@mooahmedbaar5449 7 ай бұрын
Mash alh awguuryo aroos wacan will iyo caano iyo gabar iyo barwaaqo waxaa idinka soo salaamaa muqdisho the mother city❤❤❤❤
@Zuleymaan-bi9cu
@Zuleymaan-bi9cu 7 ай бұрын
Maasha Allah illaahay ha isku barkaeeyo reeerkas❤ Qeys adna aroosyada miyiga noo soo badi😂
@Nuuradiin906
@Nuuradiin906 7 ай бұрын
The legend Qayska❤
@africankidd3642
@africankidd3642 7 ай бұрын
Runtaa
@Supr93
@Supr93 5 ай бұрын
I’m i 🎉 believes an agreement does it justice well for a his the company 😢
@Fariihayassin
@Fariihayassin 7 ай бұрын
Mncha Allah Qays waxad marksta na xasuusisa Quruxda Noloshena Miiga ❤❤
@farhanahmed-ii2lk
@farhanahmed-ii2lk 7 ай бұрын
Masha alllah dadka reer miyigu waa dad qalbi wanagasan Oo xariira isku waara oo ubad khayarqaba kala heela Hoyaadas waa faariiid coodkara gulayaso hoyo ❤❤
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 7 ай бұрын
Masha allah hooyoyinkee waa gob soo dhaweynta ku wanaagsan 🩸💚❤️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@guleithazzan6107
@guleithazzan6107 7 ай бұрын
The best vlog in 2023 mnsha alla ❤❤
@ajmalexsaas2927
@ajmalexsaas2927 7 ай бұрын
ilaahay hasku barakeeyo qoska qurux badan amiin ❤❤🎉🤲❤
@cabirqaasim6859
@cabirqaasim6859 7 ай бұрын
Thanks Qays anakoo wadanka joogana ayay nooga dhigantahay keepgoing bro🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@siciidxaashi2739
@siciidxaashi2739 7 ай бұрын
Ma. Alla wllky qays allaha ku barayeeyo arooska na waxaan lee yahay wiil iyo caano ❤❤
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y 7 ай бұрын
Waw muuqaal qurux badan iyo aroos qurux badan ❤🎉
@micrajoon868
@micrajoon868 7 ай бұрын
Runtii aad baan u jeclahay dhaqanka reer waqooyiga❤ From central region of somalia
@asmahussein4275
@asmahussein4275 7 ай бұрын
Somaliland dhe wll anaga waqooyi nalama yidhaaye
@omaali2898
@omaali2898 7 ай бұрын
​@@asmahussein4275 Ninkani wuxuu horey ugu maray magalo siyaasad kamana hadlo, hadaad laakiin ka dhoowaynaysaa. Arooska siyaasada kadaa. Majirto waxaynu heshiisku nahay oon Soomaali ahayn. Anagu Reer woqooyiga waan ogolnahay waa jiho. Anigu in Soomaaliland laguugu yeedho kaligaa baad rabtaan shaqayn mayso.
@xisalyalona1783
@xisalyalona1783 7 ай бұрын
Yeah we are somaliland my i love and proud my country somaliland allow daa jir o joog❤❤❤❤❤😊😊😊😊
@omaali2898
@omaali2898 7 ай бұрын
@@xisalyalona1783 True your country is Somaliland and our country is Somalia. Honestly, North Somalia can no longer called Somaliland. Khaatumo SSC is fully controlling their land and Awdalstate is just the matter of time. Your country would be just two provinces out of 18 in Somalia that is your Somaliland. Now just enjoy Somali wedding and but aside dreaming about unthinkable. There was never a Somaliland, your people tried but over run and overpower the owners of the land, the Harti clan.
@xisalyalona1783
@xisalyalona1783 7 ай бұрын
@@omaali2898 what is harti clan we dont know harti but i know my peaple of somaliland and my clans of isaq power im proud of them any time im somaliland is my blood
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 ай бұрын
Allaah ha isku barakeeyo qoyska cusub iyo ubad khayr qaba aamiin aamiin aamiin yaa Allaah
@RazlerV
@RazlerV 7 ай бұрын
These videos indulge me into a reminiscence pumb and a nostalgic feeling of my time in Mandera. Epic and genuine interactions with open-hearted communities having their best time during weddings, coming together, feasting, and blessing the newly married. Thank you Qeys, for Taking us back to beautiful memories. Salaams my people.
@sadamsuleiman2362
@sadamsuleiman2362 7 ай бұрын
Greating you from mandera bro our homeland
@RazlerV
@RazlerV 7 ай бұрын
@sadamsuleiman2362 Home is always at heart, bro ❤️ wherever we go, we sherish the memories of our beloved people. Definitely longing to come back soon i.a
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 ай бұрын
Mid dhulkisa iyo dhaqankisa uu xiisay uma eegid haday sida ahan lahay afsomali iyad ku so qori lahayd
@Muxiyadiin12
@Muxiyadiin12 7 ай бұрын
All0w barakeee reerka cusup dhisma oo dhaqma ma. 🎉❤
@ubahibrahim6477
@ubahibrahim6477 7 ай бұрын
Dhankii hore amazing ❤🥰
@ahmetdakir8871
@ahmetdakir8871 7 ай бұрын
Mcha allaah allaah haysu barakeeyee qoyskaa cusub aroos miye 2012 ayaa igu danbaysey oo aan awawgay tagay arooskiisa qolacoon ayey ahayd
@asmanuura9531
@asmanuura9531 7 ай бұрын
Maasha allah amazing ❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel 7 ай бұрын
Big legend always qays qeyser another's levels beautiful very nice 💯❤😍❤
@aminaegal7926
@aminaegal7926 7 ай бұрын
Mashallh waa aroos aad u quruxbadan horay usoco qays qaysar
@muna6706
@muna6706 7 ай бұрын
My somali culture is amazing ❤❤❤❤❤❤
@updywazahazen2787
@updywazahazen2787 7 ай бұрын
Wow what a wedding 💒 🎉 Amazing video ugu qurxona uguna shidna e sanadka aad dubtay😂
@Maxma__deeq
@Maxma__deeq 7 ай бұрын
The Legend Qays keep going taliye ❤
@Zoona27
@Zoona27 7 ай бұрын
Subscribe iso dheh wllka ❤
@user-vb8nx5ql2s
@user-vb8nx5ql2s 7 ай бұрын
Mashaa allaaah keep going my brother❤
@Suadlove2
@Suadlove2 7 ай бұрын
Manshallah wll hore u soco alle ha ku xiftyo waxad thy qof farxad badan indro❤❤❤❤
@user-yj3hl7lg6c
@user-yj3hl7lg6c 7 ай бұрын
Waa legend waiting hore dib I celisay keep going pro qaysar🎉
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 7 ай бұрын
Mashalah mabruuk 🌷🌷🌹🌹💓❤️💞🙏👍💜💛👏👏👏👏👏
@sports-24121
@sports-24121 7 ай бұрын
Old is Gold DhaQan Waa kii Hore❤
@oskajuud9500
@oskajuud9500 7 ай бұрын
Mararka qaar wax aad 1 daqiiqo ka hor aad ka fikiraysay iyado run ah ma aragtay.ama wax aad jeclaysanaysay sidaad rabtay uun ma noqdeen dabadeeto inaad awliyo tahay mayska shakiday. I love you gabadh soomaaliyeed ❤❤❤❤❤
@user-ld6ux9ib9q
@user-ld6ux9ib9q 7 ай бұрын
Allah habarakeeyo reerkaas somaliyeed 🎉waayo waayo ayaad nasoo xasuusisay bro thanks uk ayaan kasoo salamaya
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 7 ай бұрын
Mashallah Maamo xadaariyada,muuqaalka wey inoo qurxisay run ahaantii
@hamse384
@hamse384 7 ай бұрын
Masha Allah farxadu waa dhaqankeena io hidaheena xoolaheena io barwaaqada wadankeena taala alhamdulillaah ❤ qays qeysar gacanta ilaahay haku barakeeyo wll
@Arawelomer
@Arawelomer 7 ай бұрын
Hooyada shalmada bashka xidhan wa afmiisharad weliba hadal wngsan mashllah deeganku waa qolcadey san fileyo❤❤❤❤ Reerka cusubna ilhy ha barakeyo mashllah ❤
@suhaybAbdiragman-tu3pv
@suhaybAbdiragman-tu3pv 7 ай бұрын
Bankaa qolcadeyyy weeye
@MahamethAhmeth33
@MahamethAhmeth33 7 ай бұрын
Walaahi waxaatahay KZbinr ka ugu qaalisan Somali oodhan ❤❤❤
@khaalidmaxamuud6017
@khaalidmaxamuud6017 7 ай бұрын
Vedio agu wacnaa aan abid fiirsado intuu qays youtuber ka ahaa thank cabdiraxmaan wll
@cabdikaafidaahir929
@cabdikaafidaahir929 7 ай бұрын
Qaysow aroosyada miyiga iyo dhaqanka soo badi❤
@maxamedcawil2129
@maxamedcawil2129 7 ай бұрын
❤❤❤
@user-wv5wg9jk1r
@user-wv5wg9jk1r 7 ай бұрын
Nabiga anku saliino insha allah ❤❤❤❤❤
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 7 ай бұрын
scw scw scw ❤❤❤
@vidasi7735
@vidasi7735 7 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@RaaliyomcRaaliyomc
@RaaliyomcRaaliyomc Ай бұрын
Scw scw scw
@user-lf9rk7iu9f
@user-lf9rk7iu9f 7 ай бұрын
Ilaahaw kuwa isko waraa ka dhig oo obad khaayr qaba Kala sii amiin
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 7 ай бұрын
Mansha Allah tabarikalah Allah ha isu barakeyo amina amina amina yaa rabi
@zamiirasulaimanraxaab9944
@zamiirasulaimanraxaab9944 7 ай бұрын
Mansha allaah ilaaahay ha isu barakeyo qoyskan. Inagana dhaqankeena midkiii aan suulin allaah haka yeelo.❤
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 7 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير للعروسين والأسرة وان شاء الله موافقين دايما وان شاء الله بيت المال والعيال ان شاء الله بإذن الله الكريم اللهم امين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xisalyalona1783
@xisalyalona1783 7 ай бұрын
Waaw aroos miiga wan jeclahy xiiso gaar ah ayu leyahy amazing qays qayser thank u bro🎉🎉🎉🎉 alah ha isku barakeyo famliga cusub please no so badi❤
@quruxoday533
@quruxoday533 7 ай бұрын
So beautifull asal love it ❤❤❤❤gabadhaa afhayeenka arooska gabadhaa s waa gabadh codkar ah Allah haysku barakeeyo wiil iyo caano gabadh iyo lacag esku waara abid jacayku ha waaro ❤❤❤❤❤
@naimaraabi8873
@naimaraabi8873 7 ай бұрын
Cuteness overload mashallah 🎉❤
@munirmaanka4155
@munirmaanka4155 7 ай бұрын
Mashup Allah reerka cusub aan u duceyno isku waara
@ahmedAhmed-dk4iq
@ahmedAhmed-dk4iq 7 ай бұрын
Well done qays iyo qaysar hore u soco keep going brother
@mohamedsaidahmed9575
@mohamedsaidahmed9575 7 ай бұрын
Aroos dhaqan qurux badan mashallah ka soo qayb gal wanagsan iyo so dhaweys wacaan 🎉🎉🎉🎉
@ayoupinho7
@ayoupinho7 7 ай бұрын
Awesome❤mashllh😢😢🎉
@user-bi6ox2mc4p
@user-bi6ox2mc4p 7 ай бұрын
Maansha allah wllo ❤
@Mohamed_Barkadle
@Mohamed_Barkadle 7 ай бұрын
Masha allah Allaha barakeeyo reerka cusub
@abdifatahholland6075
@abdifatahholland6075 7 ай бұрын
Mnzha allah alle ha isu barakeeyo 🤲 Thnkz zhp waayo waayo nasoo xasuusise
@rakiarakia1975
@rakiarakia1975 7 ай бұрын
Mach Allah Caroos badiye ❤Qaysoow Adiga iyo Anigu Caroos baadiye ma dhiganaa 😂😂❤
@ahmedniyadzame6118
@ahmedniyadzame6118 7 ай бұрын
Woow amizing wedding ❤
@raaqiyanimcaan6419
@raaqiyanimcaan6419 7 ай бұрын
Aamiin allah ha isku barakeeyo ❤
@Amiinze7
@Amiinze7 7 ай бұрын
Muuqaalkani wuxuu isii jecleysiiyay dhaqankeena soomaaliyeed❤❤❤
Arooskii ugu Quruxda badnaa ee aan ka Qaybgalo waligay
11:04
Qays Qeyser
Рет қаралды 1,2 МЛН
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 208 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 14 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 182 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 105 МЛН
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 874 М.
GAAF AROOS BAADIYE ( MII )
14:40
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 465 М.
Waxan noqday adhiraac hal maalin | A day in the life of adhiraac
10:13
QAYS QAYSER IYO CAMERA DA QARSOON
8:03
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 291 М.
TUULADII AWOWGAY DHISAY
13:57
Qays Qeyser
Рет қаралды 255 М.
CODKA UBAX: Qays Qeyser
1:11:24
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 607 М.
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
MUQDISHO SEA FOOD ( AAR GOOSATO )
10:21
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 288 М.
HOYADA WAC KUNA DHEH NAAG KIRISHTAN AH BA I JECLATAY 😂
32:55
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 1,7 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 14 МЛН