Ciidanka qaranka hasan munaafaq may ingilaabaan oo dilaan, mar uu Raashinkooda gato, hadana lacag ayuu ku qaatay xerada General Gordan..ayagaa iskugu wacan..
@mkch-f4y8 күн бұрын
Hasan waa dameer
@jibriiljessow67838 күн бұрын
Ilaahay ha u Naxariisto Gen.Goorden. Taariikh ayuu ku lahaa x.d.soomaaliyeed Geesinimo .Aqoon xishood ayuu ku sifoobay(I.H.U.N)
@shamsoibrahim44318 күн бұрын
Xassan naceeb kiisa Saransoor wa soo jireen balse hada Ciidanka Xoga Dalka iyo qaranki🇸🇴 ayu qeyma dilay, Xassan ma aha hogaamiye ee Ciidanka🇸🇴 ha sabro ❤️
@omarali42658 күн бұрын
Hassan sheikh saransoor wax badan ayuu u qabtay horeyna la idiiman aqoon 😢
@shamsoibrahim44316 күн бұрын
@ la idinma aqoon aaa kkk somalida sheikh Xassan Barsane hortiis la yaqiin adiga laga raba? Kk baadiyaha dhinacee ka timid walal? mise under age ba tahay? xaqiir kuna Jawaab ma mudna.
Ma haduu jajus noqday ?11 sano ayaa kasowaregray mida kale emaratka ad ku edeyni soken adeerka HSN dhiiqo emaratka isagii madaxweyne sheeganaye nin imarat oo kafiicnaday muwadan Somali ah taasi waxay kutusi HSN SHEIKH waanin qainu wadan oo emaratka ay sir kahayan shamen u waqtigaa kuxusi doona INSHA ALLAH
@billeabdi10618 күн бұрын
Nin yahow illah ka cabso waxad qoreysid ka fiirso ma nin somaliyed baad barbardhigeysa qof cajinabi ah 😮😮😮
@abdullahialimudey82607 күн бұрын
Ninki xeryahas iyo darahas iyo wadoyinkas Mogadishu dhisay ee m.siyad bare mid logu magac daray miyey jirta mel logu magac daray ma heysan Wa maya Gordon siyad bareba mel logu magac daray ma jirto Sxbayal Gordon maxu sheegi
@YussufJire8 күн бұрын
Xid Jessow wa nin runta looguyimada guul iyo gobanimo Inshallah jir oo jog xildibaan
Arintaan WAA in Laga dhiidhiyaa shacabka Iyo ciidanka dowlada
@AbdisalamMitrovic8 күн бұрын
intan kadip waa ka haray xassan sheikh umada allh ka qabto mana aqonsani hadu saxiixo xitaa ileen waa qiyaano qaran wuxu ku weyn kara xilkiisa xabsi neh wuu ku mudeysan kara😒😒😟
@mohamedabdihassan19707 күн бұрын
Nin magaalo u xanaaqoow siiga yare 1 taageere hadaad kala laabato maxaad soo kordhisay waxaa la yiri ninkasta oo rag ama masuul ah cidiyo doqon ayaa ku taala qaniiskaan warkiisa micno malaha ogoow madaxweynuhu waa nin dulqaad badan
@seed39667 күн бұрын
Asc soomaali oo dhan bey ihaano ku tahay arintaasi haday run tahay 🌎🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵
@rahh41378 күн бұрын
Illaahay ha u naxariisto Gen. Goordan geesigii Soomaaliyeed magaciisuna ma qarsoomayo ee Xasan wuu is ceebeeyey.
@SSS787816 күн бұрын
😭😭😭😭😭WALAHI XILDHIBAAN JEESOW WA RUNTIIS....WAR WAXAN NEEFKA YAA UMADA KA QABTAA..WAR WAXU IIMAANKA AYUU LA'YAHAY...WAR NINKA QABRIDA MAXAA DABA DHIGAY INKAAR QABAHA...
@Ahmed_ali20248 күн бұрын
adeer dowlad majirto waa nalaheystaa
@XuseinmaangeCusmaaniidle8 күн бұрын
Gordon maaha khabiil waa Nin kharan.in carab lugu badalo.waa masiibo kharan oo ku dhacday soomaalia siba c.x.d s yaahuu alle magan
@Xilwa_Xaggi7 күн бұрын
Wadaniyada waxaa kala wayn ajnabi caku haduunsan qofka wadani ahayn lacag baa halkaas gaarsiisau maba ku yaqaan carabka
@Xilwa_Xaggi7 күн бұрын
Adeer xasan waa lagu nacay qabyaalad lacag jacay iyo shisheeye kalkaal ka dag kursiga naso 80 jir baad tahee bas iska toobad keen inta kuu harsan
@MohamedDahiyeMaalimMaalim8 күн бұрын
From today Hon Amin Jeesow my president Long Live 💪💪💪👆👆👆👏👏👏❤️❤️❤️
@mohamedabdihassan19707 күн бұрын
Adigane laga roone miyaad aheyd
@Soomaaliweyn16 күн бұрын
@@mohamedabdihassan1970adi naftirkaga qoomuluud ma tagay miyuu ku fuulay jeesow👀xee tahay h
@daahir13408 күн бұрын
Wa yaabanahy in general soomaaliyeed sawirkuusana lags dejuyo meesha magacisana lags bedelo oo nin carbeed lagu dhejiyo
@daahir13408 күн бұрын
Sawirkiisa laga dejiyo nin carbeed aan lagu dhejiyo
Inan gumeed sharafka. Umada aqonbatahey nin argagixiso ah oo yamen Liibiya sogubey dartiis miyaad jesow u cayey saa miyaa
@Turtle333face8 күн бұрын
😢😢😢😢 Somalia
@qanaatuqurtubah8 күн бұрын
Mid walbo marka uu xilka dibadda ka joogo, ayuu iska dhigaa, mid Dal iyo Dad u damqanaayo.
@BashiirOsman-bw4px8 күн бұрын
Hadu madaxwenaha arinta si dag dag ah uga labanwayo besha saransoor waxay kala labanesa tageerada saransoor wa qaran halyey saransoor ah inta magacisa ka fujiso carab an dalkaba u dhalan ku dhajiso wax suurto galayo ma aha😮
@maxamedahmed26908 күн бұрын
Allaha u naxariisto General gordon
@HasanHanad-q2u8 күн бұрын
Madaxweyne xasan sheekh waa taageersanahay laakiin inuu halyay somali ah uu ku bedelo nin shisheeye magaciisa wax laga filayay maaheyn, waa khalad weyn oo u baahan in uu ka laabto. Xildhibaan jeesoow waxa uu sheegayo oo cuqdad ah waxba kama jiraan.
@gigachad98798 күн бұрын
Xasan Tuug intaad jeclaaneysid Doofaar jecloow
@xogtacaalamkab.b.c92687 күн бұрын
Qabyaaladi ku qaday kuma dhigto ma ninka basaas carbeed ku bedelay halyey c.x.d somaliyed oo aha weliba sarkalkii ama askarigi ugu horeyey ay alshabab dishay ah ayad weliba ledahy wan tagersnhy ma inta u somali state of emirates ku qorayad sugaysa😂 hawiye dawladnimadisu watas
@JigjigaNewsChannel8 күн бұрын
😭😭😭 Jessow Hassan Sheekh dambe reer shabele hoose iyo dhexe ma taagerno beenta dhaaf xsreda General GORDON niin qanis oo Arab lagu bedelo. Hassen wuxu noqday DAYUS oo damiir lahayn. Ilahay waxan bariya Hassan ooooo Kurdiga kadagay oo Itobiya ilahey na kulansiiyo.GORDON dadkisa Somalia, Itobia iyo Kenya an joogna ha ogado😭😭😭😭
@DeeqMohamed-sz2uf7 күн бұрын
Waxaan ayaa qoomiyad dhan u ah xildhibaan yaahuu
@ibrahimismail76088 күн бұрын
Xassan waa xoolo
@ahmedadanmahamed21657 күн бұрын
Inaka carabaka ah waa inuu xassan culusow jogo m villa somali mana socon doonato😮😮😮😮
@amedfarah2998 күн бұрын
Asc Xasan haduu carabka rabo muxuu meel cusub u dhiso oo ku maqcaabo Balse somali magacisa fujihaa oo ajnebi magicii ku dhejinaa Xasan maa xuman kala jecel iyo xishood Waa qabuura faagte
@khadar9178 күн бұрын
Xasan xabaal fagte maxaad kalo ka sugaysay Alla ha unaxariisto General Gordan shahiid naftiisa u hibeeyay dalkisa
@AbdirahmanMohamed-p7d8 күн бұрын
Madaxweyne Xasan Waa ku Fashilmey Kiiskaan uu Magaca General Gordan ku Bedeley Magaciisa Maadaama uu Gen Goordan kamid ahaa saraakiishii kasoo Dagaalantey dagaalka Somalia iyo Ethiopia, Wuxuu ahaa Halyeey aan Mudnaantiisii Helin,Berri Gen. Daauud in Magaciisa la bedelo yeysan yaab noqon😢. Madaxweyne Xasan Qancinta Emirates Miyuu intaas u Marayaa,Allow Ceeb Astur.
@MohamedAbdrizak-i9b7 күн бұрын
HSM waaba nin u shaqeeyo shisheeye
@SafiaJama-s4c8 күн бұрын
Xasan Sh Ciidankii Dawladii ka horeeysan ay dhistay oo dhan wuu Baa bi'iyay
@suweyssheikhdon30577 күн бұрын
War hawiyo showga naga daaya ninkaan hadal badan uma baahnee wadanka ha laga qabto khainul waan in lagu daawado ma ahan
@LibanGondo7 күн бұрын
Waa wax laganaxo AMA lagaxumado,hassan Culusoow maha wax jira
@Norabdik8 күн бұрын
Subxanalaah War isku dira wadaa ee rali ahow
@farhiaali38738 күн бұрын
Shame on you
@AbdullahiDakane-p9l8 күн бұрын
Genraka alah unaxariisto
@karlesk64988 күн бұрын
Somalida dhaxdeeda waa is dishaa waana laga heshiiyaa in geesiyada somaliyeed hoos loo dhiga , carab baqtiyaay kor loqaada lana sharfa waa ayaan dare
@kiyanacabdi52068 күн бұрын
Gordon waa halyeey somaliyed 😢hasanow dalka caadi u iiibso
@Abc-sp6gc8 күн бұрын
xasanaa kadanbeysy dilka ciidamadii xildhibanadii ciidamada waxaa loosheegaa ina hebel
@johnhennery57808 күн бұрын
Hahaha😂😂😂 Teendho kaliya waaye😢😢
@NastehoAbdullahi-wf9kw6 күн бұрын
Waxakujiro Adán ogeyn wll
@SubanNunow8 күн бұрын
Xassan sheeq duna meyno
@hanaddada747 күн бұрын
NINKAN WAA YUHUUD XASAN EE ISKAQABTA INTUU NII TIRTIRIN
@maxamedcabdi-c8h8 күн бұрын
Hassan sheekh waxa ku ceeb ah in janaraal soomaaliyed oo qiimo badan in magaciisa labadala Laguna badala Nin shisheeya sidee dalka loogu dhimanaa marka
@Ducaalehussein8 күн бұрын
Xasan Shekh Ma xishoodo miyaa maxaa nagagalay Emaart o cadowga somaaliyed
@abdiwalishonbe53937 күн бұрын
😂😂😂😂 alle ku qabay 😢😢😢😢😢😢 ma general gordon bu qabrigii uga tabatay 😢😢😢😢😢😢😢
Maya wuxuu ka hadlaya naceybka madaxweynaha haayo oo ku saabsan beegsiga reeraha uu jeesow sheegay
@abdirahmanabdullahi61778 күн бұрын
Gurguurte iimanka ayu beelay.hadi lacag lo sheego,somalida o dhan ayu magacyada maca ka badali lahaa.qofku hadi usan zishonaynin una dhargaynin wa dhib.
@mohamedabdihassan19707 күн бұрын
Nin emaraatiga ah waxa uu ku dhintay dan qaran sida jeneral Gordan labduba qaranka ayey u wada dhinteen laba xero ayaa loogu wada magacdaray ee gaaljeceloow kismaayo dadkaada jooga maad u doodid waa dicreeto laba madaxweyne
@mkch-f4y8 күн бұрын
Hasan waa dameer
@abdillahialikheir45408 күн бұрын
Sorry Genral Mohamed Ibrahim Farah (Goordan)😢😢😢
@abdallahassan41278 күн бұрын
sanam miyaa waxa aad shegayso oo la fujiyay
@IsseHassan-p6w8 күн бұрын
General Somalia ku eekey dheh sarusuur Maxaa ladhahaa
@baxsan6988 күн бұрын
Kan waligiisba doqonbu ahaay meelkasta waa ka qeyliyaa warkiis cidina xiisi umaqbto yaahuuu iga dheh
@HassanMohamud-w3h8 күн бұрын
Jeesow Kismaayo ma aadayaa maadaama xisbigiisa Himilo taageereen isku caano-shubida Axmed Madoobe?, Su'aasha muhiimka ah waa midaas.
@HuseenAbuukar-j7o8 күн бұрын
Jesoow war magaca magac somaaliyeed maxa loogu badaa magac career angu duwaay ma waxa kuqoronkarnaa aga somaaliywed
@SubanNunow8 күн бұрын
Xiliban dahir calol como hanagilin walalkey
@Abdinassir-w8g8 күн бұрын
Caadaqaato waaye unikaaleh saaswaaye xaalkooda
@abdullahimohamed46608 күн бұрын
SHAQADDA UGU XUN OO DOWLADU EY BIXISO WAXAA UGU XUN .IN AAD KA NOQOTO C.X.D. WAAYO ASKARIGU MAANTA,HADUU DHINTO ama DHAAWACMO. HOOYADIIS iyo AABIHIIS UUN BEEY TAAL😮😮
@CwaasicXasan8 күн бұрын
Sawir kisa ha iska sarnada lkn magaceda wa jeren gordan
@maxamedclle25738 күн бұрын
Xasan shekh xaal uma hayne Hadu saransor cuqdad uqabo u dhimo dheh,
@qafijohirsi76627 күн бұрын
Xasan sjisheeye usujuudo
@omarali42658 күн бұрын
Okay 😢jeesow markasta waxaad tahay negative 😑 qabiil yuusan ku qaadin, aaway ikraan tahliil xagee geysay xagee ku dambaysay adigaa wax ka ogaaye maad ka hadashid Ahmed madoobe dictator wadan rabo inuu kala gooyo
@AbdulDelta16 күн бұрын
Madaxweyne Xassan haduu carabta sidaas u jecel yahay, uu rabona inuu imaaraadka raali geliyo walbo wuxuu u yara haboonaan lahayd inuu xero cusub ku magaaco ajnabigaas
dalxuureeye guuuuleyso adeer anow gaaljecel ah ayaa jecel gaaljecel oo idil waxaay wataan dalxureeye jeesow adiga waxaad tahay qof shaqsi ah waxaad tahay nin caada qaata ah wa ka xumahay gaaljecel inaad ku qaraawada ee hadalka sow baro
@ShaaleAhmed8 күн бұрын
Cidanka wixi. Uu ugu qaday werer guba lan ma aha inciidan ay ka gadoodin arinkan xoogooda kala dhima boo lugu laaya guba laan
@اممحمد-ج8ط6ظ8 күн бұрын
WAX KAFTANA MA JIRAN DOWLADNA LAGUMA KAFMATO EE JEESOOW INTAA GUUL KA KEENTAY ADIGA WELIGAABA CALOOLEEY BAAD AHAYDE KABTAADA QAADO KAROO BA MA HAYSIDE😅
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv8 күн бұрын
Ciidanka xoogga dalka markii macaga laga bedeley ayan amusney markas ayaa nala sahansadey markas bala diley halyeyaden na iyo tariikh dena dahabiga ah
@mohamedhassan39377 күн бұрын
Jeesow, ha ka war wareegin, u cududar MW hore Farmajo, Marxuum Jeneral Gordan, lama bahdaleen haddii lagala tashan laha ama uu Madaxweyne ahaan laha? Gabdhihii Gaaljeclana Madaxtooyada Villa Somaliya ayu Xassan dhiiqo jaran jaro ka dhigtay?
@YusufFaafi8 күн бұрын
Xasan shekh 1 dollar xita ninki siya gawartisa ayu saxixa
@AbdirashidHussein-g4z8 күн бұрын
Xasan dhiiqo ninkii uu ruufyaanka u ahaa buu ugu magac Dara xerada.
xasan baahane 500 boqol oo dolar buumageceena ku bedsheets magiciis habo kaas wuu na bahdiley
@Ruun-finder8 күн бұрын
Jeesow Xassan Sh Maxamuud ma hadaa khaladkiisa aragtay dhibka uu ku hayo umada somaaliyeed inta uu reerkiina ka maqnaa reerakale buu dhibaayey Ayax umada loo soo diray ciqaab fidno.
@nurahmed88788 күн бұрын
Xasan maxu ka faidey tolow arrinka gordan oo shisheya lagu bedela
@husseinaden75608 күн бұрын
Somali oo dhan ayaa ka xun falka Hassan sheekh uu ku kacay ,jeneral somaliyeed oo difaaca qaranka u geeriyooday,lagu sharfay magaciisa xirada milateriga magaciisa,inta la fujiyo carab naloo soo saaro
@maxamedclle25738 күн бұрын
Xasan iyo huguri maxa kala haysta wlahi wa wax Laga yaqyaqsoda
@mahdibihi50958 күн бұрын
War godob ma ahee ninkan somali ee GENERAL Gordon magaciisa laga tiray oo nin emarat lagu magacabay waa qayaano qaran waa in maxkamat lasaara
@FaisalMohamud-x9p8 күн бұрын
Ubaxa la dhigayo maxaytahay Ma gaala dadku war dadka ka xishood iyo diinta ilaahay Meel lagu nagacabo maxay taraysa inkaara oo mw uusab Jirin