Culimada waala gubay meydkooda,Wiil 18-sano jir ahaa ayaa kujiray,Diin la'aan ayey aheed Dowladda"

  Рет қаралды 139,097

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Wareysi Gaar ah Dr Cali Sheekh Abuubakar

Пікірлер: 367
@farah2748
@farah2748 6 ай бұрын
Dhibkaa Somali haysataa waxa u sabaab u ah dilkii culimadaa lagu dilay xamar Musiibo iyo habaar somaalia ku dhacday weeye Allahuma na cafi oo naga bad baadi cadaabta ya ALLAH
@bario1091
@bario1091 6 ай бұрын
Yaa kuushegey beentas ilaah umadiisa dambi qofkaley uma cadaabo sayad bare qaladka sameyey aniga markas madhashanin maxaa leygu cadaabaa hada 😢😢
@NOREDIN666
@NOREDIN666 5 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 ku dhacday dheh. Somaliland waa ku Jihaadnay Gaalkii Muqdisho ka so duuli jurey.
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 5 ай бұрын
⁠@@bario1091 Hadey umada isku waqafan amba Iska qabaan wayan dulmiga iyo dembiga ilahay wu CIQABI. QISOYINKA AMBIYADA U FIRSO NABI SALIX ( C. S) waxa dilki HASHA 🐪 QORSHEYEY 9 NIIN O HAL NIIN AYA FULIYEY DILKI 🐪. Lakin ilahay wu halagay dama’antod.
@khadiijahassan1337
@khadiijahassan1337 5 ай бұрын
٥​@@bario1091
@bisharxassan424
@bisharxassan424 Жыл бұрын
Alaha u naxariisto meel fiican ayeey kudhinteen mujaahidiin shahiiday ayeey ahaayeen
@awm221
@awm221 6 ай бұрын
Amiin
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 5 ай бұрын
Ilahay Naxariistii janno haka Waraabiyo dhamaantood waa eh-lul janno. Intii u sacabsiyay, intii tageertay, intii kacaankaa ka mid ahaydba Allah naarta ha geeyo oo uu ugu horeeyo eh-lul naar Maxamed siyaad Bare ameen Yaa Rabbi.
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Жыл бұрын
لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 Жыл бұрын
Illahay ha unaxariisto culuumada la laayay.amiiiiin
@AbdulNaleie-kc2qe
@AbdulNaleie-kc2qe 6 ай бұрын
Mujrimkii Siyaad Barre Ilaahay weyn baa na dhaafiyey. Culimadaasi Ilaahay ha u naxariisto, janatul fardowsa Allah ka waraabiyo. Dadkii ka qeyb qaatay mu'aamiradaasi adduun iyo aakhiraba Rabbi ha cadaabo, inshaa Allah.
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Жыл бұрын
wadaadkaas Caynaba ka soo jeeda wuxuu ahaa Adeerkay Ina Walaaleeye waa nin Isaaqa, H Jeclo, Maxamed Abakor, Aadan Maxamada( Aadan Madoobe) wuxuu joogay gurigii Ismacil Cali Abokor oo ahaa M Wayne ku xigeen waana la soo qabtay, Ilaahay ayaan Culumadaas Jano u waydiiyey, اللهم اغفر لهم وارحمهم Shuhadaa ayey ahaayeen.
@ABDULLAHIHASSAN.
@ABDULLAHIHASSAN. Жыл бұрын
alaha unaxariisto kitaab kiisa midigta alaha kasiiyo dhamaantood
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Kuligood alaha u naxariisto
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Ina cali abokor muu kareebi kari waayay
@mahamudnur1582
@mahamudnur1582 Жыл бұрын
“ISMAACIIL WADADKII MARTIYEY MAGAN-GALYEYN WAA MUSKAA LAGALA BAXEY XAAJIGUU KEENEY MIWLACA” tuducdaasi waxay ku jirtey gabey ka mid ah tixihii Khalif Sheikh
@creativemind8924
@creativemind8924 6 ай бұрын
Maxaad uga abtirin.. dadkaasi waqtigaas abtirsiimo may laheyn. Soomaalida imika joogta ayaa Cudur URAYA OO QABIIL LA YIDHAAHDO LA WADA BUKA 😢. MAXAA LAGA FAAIIDAY??? WAXA LAGA FAAIIDAY MACALUUL, BAHDILAAD SOOMAALIDU MEEL KASTA KU BAHDILAN TAHAY. WAXA LAGA FAAIIDAY DIIINTA OO LAGA SHEEGTO AFKA OO LA XALAALAYSTAY XAARAAN IYO DILKA OON LOO AABE YEELIN MASAAKIINTA IYO DUCAFADA. WALEE SOOMAALI INKAARAHA KU MAQAN ALLAAH HA KA CAFIYO😢
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 Жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto dhammaantood .
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 6 ай бұрын
Subxanallah allahu akbar way shihiiden culimadasi allah haw naxariisto mujrimiinti dilkaa fuliyayna cadaab allah haku fogeeyo
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Жыл бұрын
الله يرحمهم ويغفر لهم ويسكنهم فسيح جناته وجميع اموات المسلمين والمسلمات الأحياء منهم والأموات
@qatroadawe3762
@qatroadawe3762 Жыл бұрын
Nacalatullaah gacantuu ku haayaa waxii uu u getstay culumdii somaliyeed iygana illaah ha u naxariisto Amiin yaarabi
@qaaangaan7850
@qaaangaan7850 Жыл бұрын
alshabaab waa culumo miyaa wadad xume dhan waa la laynaa
@abdiasisali
@abdiasisali 6 ай бұрын
​@@qaaangaan7850 Horta Muslim maa tahay adigu sideedaba?🤔
@izackali2861
@izackali2861 4 ай бұрын
​@@abdiasisalimagacisa maragtid miyaa wa gaal😂
@MohamedAli-xw1gh
@MohamedAli-xw1gh 2 ай бұрын
Alle haunaxaristo wariyaha yaa rabi unaxariso dhamantod
@realityreality8301
@realityreality8301 6 ай бұрын
Afwayne taariiq xun ayuu reebay! Aamiin Allaha u naxariisto waa shahiideen.
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 3 ай бұрын
Allah unaxaristo wariye cabdifatax iyo culumada uu kashekeynayo
@husseinabdullahi5728
@husseinabdullahi5728 7 ай бұрын
Allah ha unaxariisto wariye cabdifataax qeys iyo culimada uu ka shekeynayo
@user-fb8yz6tm8o
@user-fb8yz6tm8o 6 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood. Aamiin
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 6 ай бұрын
Thanks so much, maxaa dunnida fircown soo marey, iminkana jooga, sidaasaaney ahaaneysaa, waana sunnada ALLe swt, mid wax toosiya iyo mid wax qaloociya, ( kuwa wax toosiya ALLe swt haynaga yeelo, bi'idniLLaah.
@dahirxaajixasan8470
@dahirxaajixasan8470 6 ай бұрын
Siyaad alle ayaa na dhaafiyay
@AhmedSaid-uu7iv
@AhmedSaid-uu7iv 6 ай бұрын
Maxaad heshay aduunkaad tuugsataa..qaran baa kaa dumay intee badaha ku dhintay intee qarax ku dhintay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 ай бұрын
@@AhmedSaid-uu7iv waxad tahey dadka beenta run moodey siyd barre waxuu qabtey waxuu dumiya ka badan maanta dhibka jiraa isgaa k tagey in aan la is aminini qabilyd somalida qarn waa soo dhweysn jiry qarna waa layn jirey ma danbaabyo siyaad bre shcbaka somli wxuu k diley ugaaa yrn hal million kolka kuwasi kuuma muqdaan
@abdukadirosman1959
@abdukadirosman1959 5 ай бұрын
Waa oday sheydaan ah siyaad bare dal iyo dadba wixii u qabtay la dafiri karo Raxmatullaahi calayhi raxmatan waasican beentu lugo ma yeelato
@jamasiyaad2877
@jamasiyaad2877 5 ай бұрын
Dilkii culimadu dembi iyo khalad bay ahayd.. Lkn waxa uu akhriyayo waa taariikh khuraafaad iyo garasho yari ah...Ma waxaan qaadanaa Ruushka ayaa ka dambeeyay afgembigii dawladdii musuqa ?!
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 5 ай бұрын
War ilahay ka baqa oo aqirandiina ilaashadda. Waa bil Ramadaan oo waad og tihiin in eh-lul naar siyaad Bare uu quraanka Rabbi beeniyay. Ma gaalnimo ka weyn baa jieto. War qabriga qabyaalad kuu raaci meyso ee ha difaacin eh-lul naarkaa daalinka ahaa. Culumadda Soomaaliyeed waa shahiid oo maanta Jannatul Firdousa ayay ku jiraan.
@arliyop3199
@arliyop3199 5 ай бұрын
Calaamo idinku dhacday labadiinaba oo diinta iyo culumada beceb iyo shaydaankii waynaa ee xumaaba
@osmanyussufkadid385
@osmanyussufkadid385 26 күн бұрын
Kuwa siyaad bare u qiilsinayoh imankiina islanimo ilashada wax garabstaag uu leyahay majirto xukunkii siyaad bare. Waxaaba kasidarnaa xukunkii kasihoreyey wayo kulu cudu finah ayaga ayaa kenen dastuur . Wayo kitabka iyo dusturka intay isbabardigeen ayay dutuurka ansixiyeen in dalka laguxukumo
@xumeyrabintumohamed4699
@xumeyrabintumohamed4699 9 ай бұрын
سبحان اللہ والحمد للہ والا اللہ الا اللہ واللہ اکبر والا حول ولا قوۃ الا باللہ استغفر اللہ العظیم واتوب الیہ انا للہ وانا الیہ راجعون😔🥺
@shiikhmustafa8139
@shiikhmustafa8139 Жыл бұрын
Alxamdulilah ilaahaa nooga hiiliyay dinla aantaas
@brownsugarbrownsugar2627
@brownsugarbrownsugar2627 Жыл бұрын
Lacnatulahi siyaad bare iyo inti caawisay
@AhmedSaid-uu7iv
@AhmedSaid-uu7iv 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto aabe siyaad..tegye intee dhintay walal
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@abdisomatjama71
@abdisomatjama71 Жыл бұрын
Af baad leedahay ninyahow maxaad soo qoreeysa
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 6 ай бұрын
Muxuu soo qoray saliga Nabiga maadan aqoon
@hooyonadiifo-s4p
@hooyonadiifo-s4p 6 ай бұрын
😢beenaale​@@OmarOmar-yu4mq
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 Жыл бұрын
Ilaahey qabriga ha ugajaro siyaad bare wuxuu dalka , diinta iyo dadkaba ugeystay
@abuaamir1647
@abuaamir1647 Жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل 😢
@abuaamir1647
@abuaamir1647 Жыл бұрын
Ilahe ka cabso uduce mnta waka hooseya dnbigis allah dhaafo dowlad ka danbesa manoso marin
@abuaamir1647
@abuaamir1647 Жыл бұрын
Qof muslin lama habaaro
@mohamedabukar1286
@mohamedabukar1286 3 ай бұрын
Ilaahey janatul fardoosa ha geliyo oo dambigiisa iyo keenaba Allaha Cafiyo
@mohamedabukar1286
@mohamedabukar1286 3 ай бұрын
War nin aan dembi gelin ma jiro balse ha la isu duceeyo wixii dhintay iyo inta noolba koleeyba ma uusan dhihin anigu gaal baan ahay dembigana Allahii uuntay ayaa qofka la xisaabtamayo ama ha cafiyo ama ha cadaabo Alle isagey u taal taas balse waxaan ka baryeeynaa in uu na cafiyo dhamaan teena
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Жыл бұрын
Gaalbuu ahaa gaalnimadiis cadeysanayay ilaahey baa na dhafiyay
@abuaamir1647
@abuaamir1647 Жыл бұрын
سبحان الله إتق الله
@abuaamir1647
@abuaamir1647 Жыл бұрын
Wll ilh kacbso adi maa og inu gaal wa kaa hooseya mnta dhmntod uduce duco nga mudnyihin
@abuaamir1647
@abuaamir1647 Жыл бұрын
Ilaaaha aya og wuxu aha ilaahe ka cbso
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
​@@abuaamir1647ma mudna in luu duceeyo gaalna inuu ahaa waa la hubaa khudbadiisi dhegayso markuu quraanka ku jeesjeesayey ee uu lahaa waxa dhagihiina lagu shubay ayaannu idinka soo dhuraynaa mu'miniintii ku tidhi waad khaldantahayna waa dilay markaa kaasi muslimba maaha
@abdig2533
@abdig2533 3 ай бұрын
❤❤❤❤ shiikh waa ku Wii xalay ilah janadi firdusa haa kawariblrebiye naag hawiye iyo daarooda waa dilaa
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Subxanallaah waa diin la diriir caad laaxawla walaaquwataa ilaa billaah bagay naga dhacday dowladdi siyaad bare xijaab lama ogolayn xiita
@umadunya9699
@umadunya9699 Жыл бұрын
Shuhadaa waaye ayagoo diintooda difaacaayo dhinteen
@adamabby2248
@adamabby2248 Жыл бұрын
Allah haka warabiyo janada Fardowsa aclaa culimada su’ratu nisa ma jirto ragga & dumarka siman lagu laayey waa shuhada.Siyad Barre Allah yaa ka xisaabaya & ummadii Somaliyed u xasuuqay oo dhan
@qaaangaan7850
@qaaangaan7850 Жыл бұрын
kan asaga caado qaate ah siyaad bare insha allah janada ayuu gaala
@NuurxuseNuurxusee
@NuurxuseNuurxusee 9 ай бұрын
​@@qaaangaan7850naarta ayuu gelaya siyad bare
@Sirad47
@Sirad47 6 ай бұрын
​@@qaaangaan7850 Nin waliba wixii uu kasbaday waa la kulansiin. S.Barre culimadana wuu gubay Baadariyadana uu u hiiliyey. Allahbaa aakhiri iyo adduunba xukuma.
@AhmedNoorMohamud-dk3de
@AhmedNoorMohamud-dk3de 6 ай бұрын
😂😂 janada qabiil maa lagu galaaa ayaad mooday waxa adiga ku wada jano laguma galo​@@qaaangaan7850
@NOREDIN666
@NOREDIN666 5 ай бұрын
​@@qaaangaan7850 meesha uu joogo aalkhito yaad ugu tegaysa siyaad Barre janada Allaah ma joogo mana isku arkayan Culamada islaam ka ah. Jacaylka. BARRE u qabto aya la denbi noqonysa .
@hibomohamed930
@hibomohamed930 5 ай бұрын
Subxanallah alle aya ka xisaabin maalin aan la dhuuman karin Odeyga warkiisu sahaala muusan ahyn
@faysaali4227
@faysaali4227 8 ай бұрын
Dr buuga uu qoray magaciisa igu caawiya
@maxamedsiciid669
@maxamedsiciid669 6 ай бұрын
Culimadaa allah ha u naxariisto, su'aashaydu waa ninkii culimada laayay mala dhihikaraa allah ha unaxariisto,
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
Ehlul naar weeyi qofkii qof mu'mina dila naarta ayuu gelayaa Siyaadna macal quraanku ku jeesjeesay
@Hassanoowww
@Hassanoowww 5 ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto wariye Abdifitaax Macalin Qeys😢😢😢
@awm221
@awm221 6 ай бұрын
Inaalilaahi wa Inaa ilehi rajicuun Ilahay ha unaxaristo amiin yaa Allah
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 10 ай бұрын
Naf walba waxey shaqeysata ayey lee dahay Ani ma dhihin Alle swt ayaa Inoogu cadeeyey kalaamkiisa, xisaabtaas nin baa shaqeystay Hadey fiicneed iyo hadey xumeed yaa idin dhahay xisaabiya, aawey naftiina !! xisaab qof xareystay oo tagtay umada ha ku wareerinina ee horay haloo socdo 🔥🇸🇴🩸✌️
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 6 ай бұрын
Wll maadan fahmin ee sldhagaga iyo indhaha fur
@NOREDIN666
@NOREDIN666 5 ай бұрын
Waa Taariikh lagu wax Qaato. Gaal fircoon wax is mooda6 & sida uu ku danbeeyey
@khamisohalafo4820
@khamisohalafo4820 Жыл бұрын
Toban qof oo la dilay baad Ka hadleysiin waa run in ay aheyd khalad iyo diintii oo lagu xad gudbay lkn maxaa Ka danbeeyey kumanaan baa maalin kaliya la dilaa oo ilaa 32 sano iyo hadda uu socdaa. Kuwaasna yaa masuul Ka ahaa
@mohamedibra9432
@mohamedibra9432 Жыл бұрын
Kuwii dowlad dhisan riday ayaa masuul ka ah
@brownsugarbrownsugar2627
@brownsugarbrownsugar2627 Жыл бұрын
Diinteni ayaa no badbaaday saaxib alx
@hafsaali4297
@hafsaali4297 7 ай бұрын
​@@brownsugarbrownsugar2627 Diintee kuu badbaaday. Siyaad ma Diin darteeda ayaa loola dagaalamay? Midda kale Dadkii hadii lalaayay yaa kudhaqmaaya Diinta? Ilaahay swt haduleeyo inta dhiiga muslinka caadeysatay inay daadiyaan ilaa hadda ayey Muslimka dilaayaan oo dhiiga umaddeey kamacaashaan. Ilaahay swt baanu Dacwo ooga nahay Rabbiyoow kuwaas noogasoo gargaar.
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 6 ай бұрын
Aamiin yaa Allah. ​@@hafsaali4297
@awm221
@awm221 6 ай бұрын
Ilahayow iimanka siisay nasii yaaa Allah
@abdirisakhoosh2483
@abdirisakhoosh2483 6 ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto culamadii la dilay ehlu Jano ayey ahayeen
@MahadjaamacMaxamad
@MahadjaamacMaxamad 5 ай бұрын
Alla haw naxariisto wariyaha waa uu dhintay
@hibomohamed930
@hibomohamed930 5 ай бұрын
Alle ha u naxariisto culimada io dhamanba inti dhimaty e muslin ah
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Waa laga shalaayey raali galintii soviet union
@LiboBadhi
@LiboBadhi 4 ай бұрын
yes wa run
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Жыл бұрын
Walaal noo soo gudbi wadaadadii inta ay dileen war lord yadii ay madaxyadooda ka iibsan jireen reer galbeedka
@abdoa7191
@abdoa7191 6 ай бұрын
Waa taariikh muhiim ah oo loo baahanay in la ogaado si looga diktoonaado madax gaalo ah
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 7 ай бұрын
Dadkan waxa eey rabaan ayeey iska sheegayaan ilaahoow noo dambi dhaaf hadeey dhacdayna udambi dhaaf diintaadana kor kayeel dad muslim ah meeyd ma gubayaane subxaanalaah
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 7 ай бұрын
Horta Muslim ma yahay qof inkiray aayad qur'aan ah? Dadkii xaqqa ku adimay ee wanaaga sheegayna dilay ?
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 6 ай бұрын
Maya qofkaa waa gaal
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
Waa dhab khudbadda uu siyaad jeediyayna youtube ka ayay ku jirtaa kaafirka
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 5 ай бұрын
Arbac rukun ayaad ilowdey shariif sharafoow dhawr jeer la xirey oo xataa laga reebey inuu tafsiirka akhriyo. Waxaa lagu bedeley Shiikh Aadan Sh. Abdullaahi. Ilaahey ha u naxariisto
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 5 ай бұрын
Subxanallaah Subxanallaah ilaahay how naxaristo Culimaada yaa Rabi😢😢😢😢
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 Жыл бұрын
Italian means gaal aya dhahay wala gubay dr leeyahay
@muxumedmohamed5168
@muxumedmohamed5168 6 ай бұрын
Ilahay narta haku fogeyo siyad bare😊
@ibrahinkahin8849
@ibrahinkahin8849 6 ай бұрын
Culimada dilkooda wuxuu ahaa dami adag lkn talyanigu xukunkii siyad barre qaybweynbuu ka ahaa
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
Isagoo Soofiyeedka taabacsan ayay haddana reer galbeedku talyaaniga usoo mari jireen si ay xidhiidh ula sameeyaan
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Жыл бұрын
Xasbuna allh Somaliad dulmiga waa ucaade inaaleallh waainaa ilaahi raajicuun xasbuna allh
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Maxaad kahadlaysaa soomaaliland xagayjoogtay? Mise maadfahmin waxa lasheegayo?
@somalew39
@somalew39 Жыл бұрын
@@khadijac9841 wll somalida ayey ujeeday ee may odhan somaliland… xarfaha ayaa is daba maray sida aan u arkayo…
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 3 ай бұрын
Subxana allah
@abdikadirweedow7787
@abdikadirweedow7787 Жыл бұрын
Dilkii culimada waxaanu kudhacnay 30 oo gaajo iyo dhimasho burbur
@user-xy8br7lo7i
@user-xy8br7lo7i 6 ай бұрын
Walee abwaan c qays oo barigaa ku xidhnaa jeelka xamar wuu sheegay inankaa yar ee 18jirka ahaa
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 6 ай бұрын
Fircoon waxba ma dhaamin siyaad bare that time
@qqaran9846
@qqaran9846 Жыл бұрын
Alaha u naxaristo shuhidinti dinta alah u dhintay xaqu naga galay ninka noga jar siyad må anu cafin sidi u xabsiyada. Nogu Guri jiray Asago ka dortay dinta alah lilangarad iyo marks anjal isago nola dagalamay sidi cadwgisa dinta alah o u ku dhashay culumadi 10 nki ka biya diday kitabka in la nasaqo ama lagarmaro suratul nisa alahu må acisul Islam wal musliminta xasbun alah wa nicmal wakil
@natureismotivation3193
@natureismotivation3193 3 ай бұрын
waa talaabada keliya ee sax ah ee uu qaaday malcuunkii siyad bare
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
Nacladyahay sidee ayay sax ku tay
@falxad9358
@falxad9358 Жыл бұрын
Walee Siyaad Barre hadii uu wax xun sameeyey xisaabtiisa xaqiiqada ayuu u heystaa lkn idinka bal tihiina hagaajista oo weli waqti ayaad heystaan
@nasromohmed
@nasromohmed Жыл бұрын
Been ha sheekin toogashada dad badanaa dàwadey anigana aan ka mid ahaa 6 ayaa latoogtey waxaana lagu xejiyey 4ta kale waxaana meedkooda laka saarey baabuurta isrogayaasha 2 gaari ah
@alimuse5613
@alimuse5613 6 ай бұрын
Subxaana allaah,hadaad ciil qabtid,dadka dhalinta ah beenta kadaa oo akhiro seeg hanoqon,waqtigaa dadkii wely waan joogna,wadaad xume waxa ay dhaleen,kuwa maanta dadka xasuuqaya,waa lagayaaba inaad sacuudiga kuwa uu soo diray inaad kamid tahay.istaq fura allaah yaa rab
@diishitaar9235
@diishitaar9235 4 ай бұрын
Wllkey hadda aya arkay waresigaan lkn waxa jeclaay aqonyahankaan aqli muusan Lauryn waqtigaa muxuu uga hadli waaye xilligaa ?
@user-wc1pv7oc4r
@user-wc1pv7oc4r 5 ай бұрын
Wax culumo laya o misana guba maydka siyad bare o darood ahaa subxanalah ilahy haw naxriisto culimada siyad bare yuhud yuhud dhalay walhi
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 6 ай бұрын
Soomaaliyeey akhiro xisaab ayaa jirto Soomaliyeey aniga xamar ajaanjoogey markii ladiley waa lagubey ??? Soomaaliyeey qofwalba asago kaligee ah ayuu illahey la soo horistajinaaya
@shafihussein4433
@shafihussein4433 6 ай бұрын
Walaal adoo raali ah arinkaas faafaahin bal IGA sii sida loo gubay inaan xaqiiqada ogaado ayaan rabaaye, mahadsanid
@abdiaziizmohamed3552
@abdiaziizmohamed3552 6 ай бұрын
afweyne mujrim ayu ahaa
@fatumaali1924
@fatumaali1924 Жыл бұрын
Gaal talyani ah ayaa yiri wax cadeen Ah ma heysid aaqiro ayaa war jiraa
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 7 ай бұрын
In maxamed siyaad beeniyay aayad qur'aan ah ayaa been aheyn , culimadi ka dhiidhisayna amray in la dilo .
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 6 ай бұрын
General Ismaciil Axmed Ismaciil oo madaxs cidamada asluubta waxaa uu sheegay culimada la dilay waxa u sheegay in culimada habeenkii oo dhan qoraanka akhriyayey subaxnimadii waa la toogtay.
@shafihussein4433
@shafihussein4433 6 ай бұрын
Waa inaan ogaanaa culumadii kacaanku laayay meeshii lagu Aasay, waa muhiim arinkaas
@Abdillahi0645
@Abdillahi0645 6 ай бұрын
Kiwii ziyaad barre la dagalamay in mujaahidiin lagu sheego waa sax markaa.
@Halima-yv5uk
@Halima-yv5uk Жыл бұрын
Allaha u naxariisto culimadii iyo maxamed siyaadba aaqaray wadajiraan qofka marxuum ka hooseeya natana maanyadu mamayrto baalayiri marka in lagu been abuurto mabanaana
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Galima Inuu Wadaado U Dilay Aayada Ilaah Aala Sheegay. Maxaa Been Abuur Ah ?
@qatroadawe3762
@qatroadawe3762 Жыл бұрын
Illaa hada Somali marabto ku taabka allaah
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Mucjisadii Uugu weyneyd 2 pilot weliba mid Nin dhulbahante Ah.captain Markaas Pilot cusub Dayuuradana tijaabiyey Markana Miig 21 Kicinaayey ooay tiikale isku dhaceen Xaafad Dhexdeedna kudhaceen Khadaatahaas Bal qiyaasa Shiikhyadii caalim yadii ugu Wanaagsanaa Koonfur iyo waqooyibey kasoo Kala jedeen dhamaan Arin Mucjiso Waxku qaadasho Leh Subaxaanallah
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Жыл бұрын
سبحان الله
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 6 ай бұрын
Dr mhdsnid siwacnbad u sharaxday Xukunkii waxshiga aha e afwayne
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 6 ай бұрын
Doon janada u socoto ayee raaceeyn. Dadkaa waxaa sidaa dhahay shiiq kashkaka
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Sababtoo ah waxaa layiri soomaaliyeey jano yaa rabooy Waxaa gacanta taagay Intaas ladilay oo kaliya
@abdigah5364
@abdigah5364 6 ай бұрын
Wadaad-xume weli waa fidmo jirta .
@abdiasisali
@abdiasisali 6 ай бұрын
Gaalo raaco dhib badanaa.
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 5 ай бұрын
Waxba shacabku kamay falcelin oo waleweyntu xaar weyso le,eg ayay isku sii daayeen waana intii alle umanaxariistee uu rabey
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 6 ай бұрын
SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH 😢😢😢
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v 6 ай бұрын
Masha Allah si fiican ayaa la yeelay? Dr. Iyo kuwaasba waxay ahayeen Calooshoda u shaqeeysta yaasha? Waan ka xumahay in weli uu nool yahay Dameer kaan😂😮😮😮😢😂😂
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 10 ай бұрын
Seddaxdii latooganaayey oo ah salaad gabeyre iyo maxamed ceynaanshe iyo cabdulqaadir dhiil cabdulle malagubay meedkooda malagubay
@ayaanabukar7277
@ayaanabukar7277 5 ай бұрын
Marexan diin malahn faidanah malaha I wish inaa darood dambe ladhibin xiil
@maxamuudcadde2109
@maxamuudcadde2109 2 ай бұрын
Been ayaad sheegtay sababtoo ah wadaadada la dilay ka mid bey ahaayeen
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
Wadaadada la dilay ayay ka mid ahaayeenba
@nimanhabib5571
@nimanhabib5571 Жыл бұрын
Ninkii usoo qabqabtay wadada siyad bare Waa noolyahay maxaa wax looga waydiin waayey Ina saleeban dafle
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
Oo nin kaas magaciisa waan maqlaaye ma nool yahay
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
@@xogbaar : ina Maxamed Siyaad Barre ayuu qabay... Waa nool yahay, dhibaato aad ubadan ayuu ummadda Soomaaliyeed kagalay.
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889 Жыл бұрын
Wuu asaaqay wllo oo meeelahaasu kaqayliyaa isaga iyo kuwii kalee dembiyadaaas waxgalayba meel xumbay ku dambeeyeen markaa markaa intooda noolina waxba lama noola qalaq iyo depression bay lanoolyihiin, markaa waxba masheegayaan
@awm221
@awm221 6 ай бұрын
Subxanallaah 😭
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 6 ай бұрын
0:38 Wax uu arkay ma aha?. Saa Marqaati kuma imaato. Hadaa-dan arkin. Waa la yiri-. Miyaa War lagu bixiyaa, Ama Maxkamad laga yiraahdaa. Lakiin Dadku Uma Jeedaan. 91kii Kadib, Somaliya Heerkii igu xumaa beey taagantahay. Inta Maalintii la dilo Ama La dhaco na. Waagii SIYAAD BARRE iyo Ka horba ma dhici jirin. Iyo Ajanabi Dalka iska Gurta. Marka TAN Maanta Baa ba Ka ween. Tii 50sano ka hor. Tee baa Mudan in laga hadlo. MW-hee naudan in la Eedeeyo. Ilaa Dad Aan Nooleen, Lagama hadlee.
@abdigah5364
@abdigah5364 6 ай бұрын
Wadaadka dardaaranka qoray ee yidhi hablahayga iyo innamadayda isku si wax halloo baro waxay ku tusaysa inuu markii la xukumay fahamay inay rag iyo dumar ay xaquuq siman leeyihiin oo Siad Barre sax ku aha arrinta xeerka laysku hayey وبالله التوفيق
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 6 ай бұрын
Miskiin nimada aad ku hadlayso balfiiri yaa wax barasho ka hadlayay aayad quraan ah oo la beeniyay ayaa la isku haystay oo dhaxalka ka hadlaysa Dadku inay wax barashada u siman yihiin muslimka oo dhan baa qaba nabi muxamed ayaa dumarkii xiligiisa joogay diinka bari jiray oo ay intaas oo xadiis nasoo gaarsiiyeen
@abdigah5364
@abdigah5364 6 ай бұрын
@@EngAbdalla4009 Dhaxalka marka haddii la qaybsanayo inanka iyo inanta waxa jilicsan oo baahi badan inanta . In inanka loo badiyo oo inanta oo jilicsan haddana loo yareeyo oo nus la siiyo maaha wax xagga Rabbi laga keenaye waa dhaqan xun ay Carabtu islaam hortii lahaayeen ayay quraanka ku darsadeen . Waxay ku sheekeeyaan in inanta uu nin guursanayo oo biil u qorayo kkkkk . Yaa og in la guursanayo , goor la guursanayo iyo inuu nin wax haysta guursanayo ? Arrintaas Siad Barre sax buu ku ahaa markuu yidhi ha loo kala badho dhaxalka . Weliba waxa sii fiican in inanta waxooga loo badiyo waayo iyada ka jilicsan wiilka oo isagu muruqiisa ku qabsankara shaqooyin ayna inantu awoodin وبالله التوفيق
@abdigah5364
@abdigah5364 6 ай бұрын
@@EngAbdalla4009 Dhaxalka oo muhiim ah Carabtu dhaqan xun ay Islaam hortii iyo dabadiiba leeyihiin ayay quraanka ku darsadeen . Inanka iyo inanta haddii dhaxal loo qaybinayo labada waxa jilicsan oo itaal yar inanta oo istaahisha in loo badayo haddii cid loo badinayo . Waxay ku sheekeeyaan in inanta nin guursanayo oo biil u qorayo KKKK . Yaa og in la guursanayo , goor la guursanayo iyo inuu nin wax haysta guursanayo . Wiilka aya labada xoog badan oo shaqooyin badan muruqiisa ku shaqaysankara . Inanta in loo badiyo ayaa fiican waayo iyada jilicsan . Siad Barre arrintaas uu ku hagaagsana
@abdigah5364
@abdigah5364 6 ай бұрын
@@EngAbdalla4009 Dhaxalka oo muhiim Carabtu dhaqan xun ay Islaamka hortii ilaa immika leeyihiin ayay quraanka ku darsadeen . Inanta oo iyadu jilicsan ayay haddana yidhaahdeen ha loo yareeyo . Waxay ku sheekeeyaan inanta nin ayaa guursan-doona oo masruuf u qoraya KKKKKK . Yaa og in la guursanyo , goor la guursanayo iyo wax uu dhaqaale haysto hadduu nin guursadaba . Inanka ayaa labada sida caadiga xoog badan oo shaqooyin badan isagu muruqiisa ku qabsankara ayna inantu awoodin . Siad Barre uu hagaagsana markuu hadduu yidhi dhaxalka si fiican loo qaybiyo innamo iyo hablaha . Weliba waxa kasii macquulsan in inanta loo badiyo waayo iyada ka jilicsan inanka وبالله التوفيق
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 5 ай бұрын
Hadii ay Jaahilnimo kaa tahay waxaan kugula talinayaa in aad diinta barto. Hadii aad is yeel yeel kaa tahay na, waxaad heli jawaabteeda maalinta aad alle hor taagan tahay ilahay na kaama dhasfo gafkaa aad kibirka u tidhi waa bil Ramadaane.
@mohammedmursal9649
@mohammedmursal9649 6 ай бұрын
Nin dhintey oo hortaagan ilaahey , sida uu ku sugan yahayna rabi og yahay xantiisa iska dhaafa.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Жыл бұрын
Dadka gobonimada Soomaalida keenay waxay ahaayeen ee u dagaalamay wadaadada. Hase gumaysigii wuxuu xukunkii u dhiibay kuwii uu tababaray ee fikirkiisa iyo caqiidadiisa ku dhaqmayay ilaa hadda ayagaa xukunka haysta 5ta Soomaaliyeedba.
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 Жыл бұрын
Maxamed siyaad maanta wuu hayaa diintii iyo quraanku la dagaalamay jasaheedii waxase igu naxdin wayn kuwa qabiil ahan ku difaaca ee sheydaankas ku faana
@yahyeahmad7635
@yahyeahmad7635 Жыл бұрын
Hhh walaahi waa la yaabahanay kolay anigu majeerteen baan ahay dawladaha dhaqanka gaalada la yimaadana aduunkaan ugu necbahay sida hada ka jirta putland somalia iyondhamaan soomaalida kale maamuladooda
@user-wn9tr9ep4c
@user-wn9tr9ep4c Ай бұрын
Diin la dagaalanku waa سنت الله weligeedna wey socneysaa kuwa hada joogaba si daran bey ula diriraan diinka laakiin ilaahey wax kama qarsoona
@user-zb5jk1fv7v
@user-zb5jk1fv7v 6 ай бұрын
Madaxweynuhu maalintaas kismaaynyo ma uusanjoogin anigaa noogay kismaanyo adadka kudhintay shilka diyaaradaha waxay ahaayeen 150 shacab ah ayey ahaayeen tirada iska hubi
@mohamudhussenaden1669
@mohamudhussenaden1669 6 ай бұрын
Qabuurihii General Daa'uud waxaan ku arkay Xabaal wadareed labo ahayd oo weliba deris ahayd Laguna sheegay in ay kuxabaalan yihiin Culimadii lagu laayay xeerka Qoyska Midakalana waxaa kuxabaalnaa duuliyayaashii waday diyaaraddii kusoodhacday magaalada maalintii latoogtay wadaadadii
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Жыл бұрын
الله اكبر
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 6 ай бұрын
1:39 1:43
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 6 ай бұрын
2dq, madaxweynaba wey xumaayeen, waayoo Abdirashid cali wuxuu bilabay kurastii 😢baarlamaanka Soomaaliya, kor iyo hoos ayuu isugu qasay, dad buu kursigoodii uu dad kale siiyey. In la dilo wey fiicneyd maadaama uu caddaalad darro uu sameeyey.
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 4 ай бұрын
Warka iska.dhig.ninyahow Maxamed Siyaad waa loo darsaday,.culimadii ay toogteenna waxaa u geysay diin la,aan...Allah asagaa ka awaal marindoona.
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
Badheedh baa u geeyay kaafirka quraanka beeniyay
@abdihassan7623
@abdihassan7623 Жыл бұрын
Allahu akbar
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Ilaahow ha na geyn meshaad ku cadaabayso Siyaad Afweyne, ilaahow kuwii Dalxiis ku taga ee soo arka Siyaad Afweyne sidaad u cadabayso naga dhig,
@miskiin236
@miskiin236 Жыл бұрын
Subxaanallaah labadiina mid la cadaabayo ma ogid!! Sow lagama yaabo inuu towbad keenay oo illaahay sidaa jano ku geliyo adigu ha ku dambaabin.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
@@miskiin236 janada ma ruwaayad baad u haysata mida danbiga ilaahay laga galo baa la dhaafa wixii bina'adam aad ka gasho cidii aad ka gashay uun baa kaa dhaafi karta, Siyaad barre isagoo 3 jeer isku dayay inuu Muqdisho dib u qabsado oo soo jabhadeeyay baa wadanka laga saaray oo ilaa Kenya la eryaday markîi danbe daranyo ayuu Nigeria ugu dhintay lamana arag isagoo shacab somaliyeed i cafiya leh ileen cidi may doorane dhiig dad u dilay buu xil ku sabsade, Siyaad barre 1 arin oo qudha buu janada ku gali karaa waa hadii ilaahay Daarood yahay,
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
@@miskiin236 anigu waligeey dhiig dad ma galin Muslim iyo gaal iyo mid bilaa diin ahba, hadii maca la i cadàabo kuma raagayo,
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 6 ай бұрын
Maaqaa gadaasiis la dilay wax kaloo aat sheegtaan maat waayseen odigaan ciil ayuu qabaa waan itoobiyaan huu haa bax
@farahabdi3592
@farahabdi3592 Жыл бұрын
Waar ninkan odayga ah halkuu ku soo hanbabaray ! Kacaankii iyo culimadii ma xaalad imika taagan baa jirta oo kacaan ku salaysan ! Wakhtiga maad gelisaan xaaladaha imika taagan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Tariikhada xun uu lahaa askartii xukunka boobtey waalaga sheekeynyaa maalin aay noqtaban caruurrtoodii baa wada nooole maxkamd la soo wada istaajion marka dlawad shacab leeyaey timaado oo shacabaksoo doorteen hada dlawada xamar ka dhisan aa asaaxbo kolba qolo qabsanyso
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 oo caruutoodu maxay galabsadeen ileen caruur bayba ahaayeene Allah wuxuyidhi nafina nafkale dembigeeda maqaado
@aishaomar2695
@aishaomar2695 Жыл бұрын
@@khadijac9841 Caruurtoodina xukunkii guracnaa ayey ka eegteen.xaqiiq!!
@Aminatt31828
@Aminatt31828 6 ай бұрын
Tagtay daaya ee in mida joogta la xaliyaa oo tan taagan laga tashadaa soomaali hadey diin rabto dastuurka gaaladey iska tuuri lahaayeen oo kitaabka alle ayey toos u qaadan lahaayeen laakiin ma rabaan runtu waa taas
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 48 МЛН
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 14 МЛН
#SOMALIA 120 XILDHIBAAN AYAA SHAREECADDA DIIDAY #1961
30:28
HANOOLAATO
Рет қаралды 130 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 17 09 2024
12:57
Universal TV
Рет қаралды 3,9 М.
WADAADADII DILKA TOOGASHADA KA BADBAADAY SANADKII 1987-DII
11:00
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 309 М.
Qisada Siyaad Barre iyo Suuratu Al-Nisaa (Sh.Cumar Aw Farax)
17:28
True Cable Tv
Рет қаралды 158 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН