Somalicowboy oo Sheegay Wax Cadeyn Ah Inuusan Heynin iyo Xuseen oo Cadeymo kale Ka keenay Yaab !

  Рет қаралды 16,463

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 181
@AbdiNur-ly4vh
@AbdiNur-ly4vh 2 күн бұрын
Xuseen.aabahii.waxuu.ahaa Askari.halgamaa.ah.soomaliyed Wanna.la.garanayaa
@Umo580
@Umo580 2 күн бұрын
Diinta iyo dalak Allaah handbag baadio xusen mawadin SOOMALIYA
@zahrajama7764
@zahrajama7764 2 күн бұрын
Xusen waa runtiisa diinta ka horeyso dalka why anaga islaam nahay ان الله لايستحيي من الحق
@nimcoyussuf2948
@nimcoyussuf2948 2 күн бұрын
Hussein jama baa saxsan wayo waxan rabna itus oo itabsi Cadeymo cowboy waa inu naa tuso Hussein jamac reerkisu waa reer caan ah
@maden7818
@maden7818 2 күн бұрын
@@nimcoyussuf2948 Dameerad dheregtey ayaad u egtahaye ee sidii dameertii iska dhuus dhuus axmaqadyahay jaahilada ah oo damiirlaawada ah.
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 2 күн бұрын
Xuseen reerkiisa mxaa naga galy. Takfiir dadk diinta kasaaraya
@Tasniim1
@Tasniim1 Күн бұрын
@@maden7818 maxaad kucaayeysaa gabadhan haday tiri Hussein baa saxsan oo cadeyn natusay. Maxay waxan oo cay ah kumutaysatay?
@maden7818
@maden7818 Күн бұрын
@nimcoyussuf2948 iimaanka ma ahan dhar la gashto ama la taaban karo ok. booska iimaanka waa qalbiga ok! waxaana qalbiga daalacan kara Allah ee haduuba cowboy lasoo taagan tahay gaal ma ihi intee gaalnimada ka galee.? Teeda kale waxaa jiraan soomaali badan oo dadka gaalaysiiyaan oo dadka qarax la daba taagan sida wahaabiyada oo aaminsan cidaan wahaabi aheyn inuu gaal yahay kuwaas maxaad dhihi laheyd ? Cadowga ummadda soomaaliyeed waa: 1) Itoobiya 2) wahaabiyo Cadow kale soomali ma qabto ee adi maxaad soomaaliya u tari kartaa??
@maden7818
@maden7818 Күн бұрын
@Tasniim1 Waxaan ku caayay waxaa lagu jiraa xili xasaasi ah oo cadowga amxaarada u baahan in loo midoobo si wadanka looga difaaco. Waxaa jira soomaali aad u tira badan oo culimo leh iyo nooc kastaa leh oo soomaalida gaaleysiiyaan oo walibana qarax la daba taagan waana wahaabiyada dhalinyaro ka hadlaysaana arki maysid cadowgaas ku dhex jira ummadda. Ninkaan cowboy waa muslim sida aan ka aragnay kilipkii ugu dambeeyay ee uusoo duubay markii la duray iimaankiisa wuxuu sheegtay inuu muslim yahay ok. iimaanku ma ahan dhar la xirto ama wax la taaban karo. iimaanka booskiisa waa qalbiga ok Qalbigana waxaa daalacan kara Allah oo kaliya. Cadowga ummadda soomaaliyeed waa 1)Itoobiya 2) Wahaabiyada Wahaabiyo waxay aaminsanyihiin cidaan wahaabi aheyn iney gaalo yihiin ok Waligeey wahaabi noqon maayo Muslimna waan ahay. Maxaad wadanka u tari kartaa si looga difaaco cadowga dibada iyo gudahaba.??
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 2 күн бұрын
ILahayow wiilasheena Xuseyn Jamac oo kale ah dinteena Muslinimadeena iyo Soomaaliya difaaca noo xafid (Aamiin)
@hibodiiriye7692
@hibodiiriye7692 2 күн бұрын
Amiin Amiin yaa ALLAAH
@maden7818
@maden7818 2 күн бұрын
@@ER-qw6fh Xuseen waa jaahil u shaqeeya gumeysiga itoobiya waana jaajuus
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 2 күн бұрын
@@maden7818 adiga maxaa la caytamaysaa? gaal kale o is qarinaayo maa tahay sida ninka cowboy la baxay?
@maden7818
@maden7818 Күн бұрын
@@ER-qw6fh Gaalnimada ma afka ayay kaa saaran tahay? Cowboy isagaaba lasoo taagan muslim ayaan ahaye ee maxaa kaa qaldan??
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
Ilaahay gaalbimo hanaga ilaaliyo qof islaama in lagu dhaho maaha sharafta somaliyed waa masuliyad ina wada saaran hoow 😎😎😎
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 2 күн бұрын
Xuseen waa halyeey somaaliyeed oo libaax ah
@abdishakur5064
@abdishakur5064 2 күн бұрын
Husein jama wa nin daacad ah wa runti diinta iyo dalka waxa horeeya diinta, Husein aya saxan wana ku taagersanahay ra yiga Husein
@FardowsaJanaay-yb4pu
@FardowsaJanaay-yb4pu 2 күн бұрын
Maashaa Allaah si wanagsan ayaad uga hadashay waa Sax waa in uu cadeyn Keenan, kaniisada iyo waxyabaha uu Xusen shegaya,
@malakaaay
@malakaaay 2 күн бұрын
somali cowboy waa Nin khatar ku ah diinta islam ka iyo akhlaaqda suuban 😢waana Wejiyo badan yahay ⚠️⚠️ xuseen waa Nin akhlaaq wanaagsan oo daacad ah ✅ walaaahay labada mid na ma aqaan, yutube baan ku dhex arkey 🙏
@abdifatahomar3267
@abdifatahomar3267 Күн бұрын
Hussain wuxuu yahay ana malinta qayamo la iso istajin karan Lakin cow boyw ma aqani
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 Күн бұрын
Guul Somaliacowboy he is amazing
@saidma1683
@saidma1683 2 күн бұрын
Tan. Xuseen..baa.sax.ah...somalo.Cow.boy..waaba.garirayaa...wu.Cay.tamayaa...Tuug.la.Qabtay..waye
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w 2 күн бұрын
Somaali kaaboy salagama hadlayo xusen waninlayaqan ortaabuu kahadli jiray siyasada waxa laga hadlaya muslim miyaatahay mise gaal iscadee ❤❤❤❤❤
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 күн бұрын
Nashiidada waa wax fcn oo islaamka qabo musikada waa xaraam diintayn suban ma ogolo bataata markaliiditaan maha ina diintayno ku adagnahay noo shegey Soomalida wixii fcnbo liiditan kadhigayaan AMAANA ALLAH☝️🤲
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Күн бұрын
Wixii Ethiopia 🇪🇹 taageera ilaahay ha’holciyo dhulkaas oo duufaan iyo halaag ilaahay haku salido oo ilaahay inta Ethiopia 🇪🇹 necban sidayda oo kale inay cadowga gun u noqdaan ilaahow kabadbaadi inta kale ilaahay haku tirtiro oo sharkooda ilaahay iyaga haku celiyo cadowga iyo kabaqaad’kooda yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ilaahow Somalida xalaasha ah ee Islaamka iyo Somalinimada difaacaya Ilaahow Guusha iyo nabadda iyo barwaaqada ilaahow sii yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Saydika101
@Saydika101 2 күн бұрын
SOMALI COW BOY ISAGAABA U EG OMOM WAJIGIISA FIIRI
@MohamedOsman-n8c
@MohamedOsman-n8c 2 күн бұрын
Arintan hoos haloo xaliyo soomaaliyeey cadawgu yuuna inaga faaiideysanine wiilasha howshooda hoos haloogalo.
@omarosman3484
@omarosman3484 2 күн бұрын
Cowboy sheekada waa Ka leexanaa jawaab inuu dhiibo ma Karo , marka waa iska cadahay inuu gaaal yahay marka halaga gaabsado xal kale ma hayoo
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 күн бұрын
Xuseen guuleyso halgankiisa wax mataraayo Nin naftiisa u daneyn waayay oo kanisad Ku lugleh subxaanallah .
@Abu-Miski
@Abu-Miski Күн бұрын
CADEYMAHA LAGU WEYDIIYO SOO BANDHIG NIN KUSO BANDHIGAY HADALKII HANOSOO QAADAN, WAXBA ISLAMA HAAYO ISKA DHEH, XUSEEN WAAN KAALA HADLEYNAAYE, NAGADAA LABA WAJIILANIMADA!
@Daqare666
@Daqare666 2 күн бұрын
FUNAANAD GADUUD SZB DADKA AAD WAX U SHEEGAYSO WAA SOMALI FASIRAAD UMA BAAHNIN
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Күн бұрын
XUSAYN ISAGUBA Ethiopianka Gedo jooga ayuu difaaca walaahi isagoo Hassan ku xumaynaya walahi shicibow foojignaada inshaAllah cidii xumaanta wada ayaa rabbbi ceebtooda dibadda soo dhigi inshaAllah rabbina ilaahay wuu ku halaagi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@nazzahmad3386
@nazzahmad3386 Күн бұрын
If you read the fine print on CWS says he was sharing the Eid tradition and his connection
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 Күн бұрын
Waar ana adaan ka shakisanahay horta yaad ahayed Waalakal shakiyey 😂😂😂😂😂
@zahrajama7764
@zahrajama7764 2 күн бұрын
Allah baa naga qabtey shartisa somalicowboy
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 күн бұрын
Xuseen caddayn buu keenaye keen
@seed3966
@seed3966 2 күн бұрын
Asc😎😎😎 labadaas odey ha isdaayeyn nin walbaa hawsha miishisii haka wado 🎉🎉🎉
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 күн бұрын
Labadoodaba way is cayeen midna wuxu leeyahay abdi iftin somali ayu cayey wana gaal horta melu abdi iftin meeluu somali ku cayey ma arkin anaga ted kle qof gaal waye lama oron karo sababto ah asi gaalnimadisa ma cada mana lahubo marka danbi waye in qof muslim ah inad ku tuhunto waa gaal ted kle asiga wuxu 90ka ku caaynayo xuseen oromo tahay oromada waa qowmiyada maha dal at lest ha dhahaano itoopiyaan blse 90ka oromo haku haynina
@woodhussein5710
@woodhussein5710 2 күн бұрын
Hussein aa saxan 100% Abdi iftin ha cadeeyo in uu Muslin yahay .
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 2 күн бұрын
Sax brother that is true
@jijafarhan8752
@jijafarhan8752 2 күн бұрын
cow boygu makii lo da jugasan jiraybaa oo gabdhaha intuu isugu kaanay meeshiusa hada wada buriyey baa bal iisheega soomaaliyeey tanlabaadna boor iskuqaris intuu iskadaayo xuseen soomalinimadiisa waxba waqti ha isagadhuminine su aashu magaalbadtahay mise muslim haa ama maya warku wuucadyahay
@liibaan123
@liibaan123 Күн бұрын
Waa guul maanta Hawiye dhalin yara doodi hadeey garteen daarood qof Hawiye ah in uusan magac iyo sharaf la rabin social media kawada caaya yaan barasha wanaagsan meeqaan lahaa war Hawiye daarood waa qoxooti ka carara
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 күн бұрын
COWBOY HAYS CADEEYO
@IbraahimMaxamed-xh2sg
@IbraahimMaxamed-xh2sg 2 күн бұрын
Baaritaanka waxa dhaliyay soowmaha inow cadawga somaliya afka kala dagalamay Su aal hadow yahay gaal inwediiyo diinta ow aaminsanyahay iyadoona lagu colaadin wadaniyada aan kuraacnay anigu waxaan u arkaa inow xaq asaga kutagan yahay hadow aamin sanyahay diinta Islaamka lkn midkan dhibsanayo midenta dhanyarada somaliyed maxow karadinaya
@nasirjama8686
@nasirjama8686 2 күн бұрын
Hussein iyo Rag ku Qabiil ah ayaa Somalicobay ku dhagaan group reer CBB ah
@faisala4218
@faisala4218 Күн бұрын
Gole ka fuulka jooji iyo marrin gabaabinta!
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w 2 күн бұрын
Labaduba waarag soomaaliyeed xuseen wanin islaama oojecel dawladnimo
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@zahrajama7764
@zahrajama7764 2 күн бұрын
Lakin xusen cadeymo buu kenay
@fmg63772
@fmg63772 2 күн бұрын
Ninkan aniga waxan iri soobaara soomaali cowboy sobara
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Күн бұрын
Dee waruntisa Somalie hurdadu uu didey oo dhiga kukiciye wa wadani dhab ah
@HalwoFarah
@HalwoFarah 2 күн бұрын
Gaalada dadka ku dhexdhuumanaya alaha Naga qabto
@amnaali8642
@amnaali8642 Күн бұрын
waa orom afsomaliga bartay ilka yartana abti uyihiine kasoco how jojin asagaaba tiktaka yaalo oo qaniis ahweligiina cbbda beenta iyo kala jabinta dadka iyo dalka ka shaqeeyuu ahaa kan faruurtà weyn oo xuseen la dhahayo waana qaniis ❤somaliga jira waa cow boy❤ amxarada ha jabto iyo lajirkoodaba
@MohamedHassan-i8u
@MohamedHassan-i8u 2 күн бұрын
Mahadsanid, aomalicowboy cadeymo la kaalay ilaa hada caaay unbaan kaa haynaa husein jamac kumuusan caayin labadiinana idiin ma aqaan waan idiin dhageestaa un wsww,
@Baasheahmedsagal
@Baasheahmedsagal Күн бұрын
Wa bilaa tixraac somali ku sheegimayno cowboy wa dadka leynagu dhex beerayo ayu u eegyahey bald ha is cadeeyo sualaha xuseen
@Abu-Miski
@Abu-Miski Күн бұрын
HOWSHAADA WAA SHEELADII ( WOOWGA DULEELKIISA GOORMU INTAA LA EKAADAY )
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 2 күн бұрын
Xuseen wuxuu isku qaasaaya mucaraadniimada madaxweyne hassen sheikh iyo in laa diifaaco qaranka wuxuu oo haystaa in hassen sheikh laa diifaacaayo. Waxa isaaga qaasan siiyaasada soomaali dhaxdeeda ah iyo in laa diifaaco qaranka somalia muslim inuu yahay qof magaca allah kudharaanaya siide gaal ugu sheegii kaarta
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Күн бұрын
Dalka iyo diinta,diintaa horaysa.
@aliyusuf802
@aliyusuf802 Күн бұрын
Ninka Buuga hadu uyertay marekan itobiyana Buugalel ha ugu yero
@ArsenalYare
@ArsenalYare 2 күн бұрын
Buugiisa aqriya somaliyeeey
@maden7818
@maden7818 2 күн бұрын
Jaajuus kastaa oo u shaqeeya itoobiya waa kuwan weerarka haaya cowboy
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 күн бұрын
Jaajuusiinta Itoobiya Madaxtooyada Soomaaliyeed ayey fadhiyaan ayey
@maden7818
@maden7818 2 күн бұрын
@@batulasmail8261 Adiga jaajuus u shaqeeya itoobiya miyaad tahayna? Mase waxaad tahay Soomaali ay soomaalinimadu ku weyntahay??
@naciimacige6352
@naciimacige6352 2 күн бұрын
Waxaan qaldan xuseensababtu waxay tahay mar walbo wuxuu jeclyay xuseen in uu daba Galo dhalinyarada soomaliyeed waa qalad Maantoo kale Ma ahaa in dhalinyardii oo mid ah oo u Soo jeestay in ay mid noqdaan in uu wax yaalo malaayacni ah uu biisi uga dhigayo waa qalad Haduu wax ka hadlaayo ama uu bara Yahay waa in uu bara dadka dhalinyaradeena baabiiyay habaaro laakiin Masha markay dhalinyarada oo isu duuban arko ayuu buuq galiyaa isaga laftirkiisa far kugodan tahay diinta uu leeyahay Allah Ayaa ku shaqo leh laakiin Ani waxaan leeyahay Xuseenka laf tirkiisa halabaaro waa shaydaan ogaada soomaliyeey iska Jira maanta in uu kahadlo shaqsiyad in ay ku xadgudubto waa qalad
@moallim1000
@moallim1000 Күн бұрын
Cowboy waa Flashaha Ethiopian-ka ah. Hal mar xitaa ma Ashahaadan.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 күн бұрын
Waa jaahil kulahaa iigu wac maraykan
@farahhassan1299
@farahhassan1299 2 күн бұрын
Runta waxaa u sheegay xuseen Hosoow baroow
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 2 күн бұрын
Cabsi Cabsi waa lakala shakiyay, yaan Amminnaa
@CabdiraxmaanLabagole
@CabdiraxmaanLabagole 23 сағат бұрын
Easy ninkii cadayn la yimaada
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 Күн бұрын
Mareexaanka gedo haysta miyuu ka haddlay Haye koowbboy wa geesi qabyaaladda mareexaan wax kaga qasdi maysaan
@DanielSimiyu-ef4nv
@DanielSimiyu-ef4nv 2 күн бұрын
Jaalayaal dhegaysta ninkaan cowboy wax kasta ha aaminsanaado laakiin CWC waa kaniisada dadka qaxooti Ayaan loo geeyo maraykanka ayay caawisaa dad badan ayaa ushaqeeya oo soo dhaweeya dadkaas qaxotiga laga keenay
@Ayuubb1668
@Ayuubb1668 2 күн бұрын
Hadalkaada waa sax 100%laakin Mr cow boy waxaa laga rabay shaqada kaniisada ukaqabto waxa eeytahay fahfaahin kabixiyo
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 2 күн бұрын
adiga adaaba magac gaal wato waxaa cowboy u dificaayso ma gaalnimada?
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 күн бұрын
Ninka caboyga isku shegay farbaku mudan wuxuuna wadaa qorshe kanisadeed oo larabo in larabo in dhalinyaradeena soomaaliyed laxasuuqo sidii maxakiimtii loxasuqay halaga fiirsado ninkas inlaraco💯⁉️
@MohamedShafec
@MohamedShafec 2 күн бұрын
Hawsha wey fududahay diintaada caday?
@AwaareCarloss
@AwaareCarloss 2 күн бұрын
Boowe Baaadari haduuu yahay anaga inaan israac nuu rabaaaye miyuu somali isku diray nikaan angaa ku wadaneee ka hara tuugooy
@AbdurahmanHerzi
@AbdurahmanHerzi Күн бұрын
Yaa Muslin ah Qofka Muslimsk ah waxba lagama sheego Dadka Nabad geliya
@blackpanther8219
@blackpanther8219 2 күн бұрын
I agree Cowboy is a Somali person but my other Somali brother is odd about your religion, so Cowboy Please Identify your religion to us your Somali people who have been a Muslim for more than 800 years tell them Cowboy your religion and Insha Allah he won't bother you again 🇸🇴✌️ 🇺🇸
@badrizahid8273
@badrizahid8273 Күн бұрын
Xussen baa Saxan labadooda
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 2 күн бұрын
Xuseenka yaa hubo isaga inuu khaniis yahay iyo inkale
@CabdiraxmaanLabagole
@CabdiraxmaanLabagole 23 сағат бұрын
Soo qabo wixi aad ka hayso
@ArsenalYare
@ArsenalYare 2 күн бұрын
Hussein waa saxanyahay 👈
@sagalshariif2023
@sagalshariif2023 2 күн бұрын
World church services ayuu u shaqeyaa xalay ayaan google ku arkey
@JalaqSane-db4wp
@JalaqSane-db4wp 2 күн бұрын
Oo midkani ma asigaa cadeyn keenay maxaa laga rabaa cadeynta iska dhegeyta
@Husseinali20-j9v
@Husseinali20-j9v 2 күн бұрын
Kaniisada markaan arkay waxn aaminay inaay dadki kaniisada ku xianyihiin oy somli aheyn 600
@farahhassan1299
@farahhassan1299 2 күн бұрын
Qof magaca alle ku dhaaransya miyaa gaal ah
@nuurayeeyo4271
@nuurayeeyo4271 2 күн бұрын
Jaajuusiinta itoniya sha ku dhegan kaboy
@abdirahmantarii162
@abdirahmantarii162 2 күн бұрын
20 sanovaba U s A majoogo 2015 ayu usa lotrry ku taga suu no shegay caboy
@AliD-xm7ro
@AliD-xm7ro 2 күн бұрын
Dadka qoraalka soo qoreyo waa qabiilstee waxay dhamaan ka soo horjeedana somcowboy waa wadanii dhaba ah waa wiil soomali oo dicifa dadka iyo diinta marka aniga magaalo is degaanahay soomali badan kaniinisada ka shaqeya Canada, America, Europe, Waa runtiisa soomaali maxa yaala shaqo ma jirto
@Ammanaagalte_official
@Ammanaagalte_official 2 күн бұрын
Waybilaaben iney is cunaan finally ayaay isreebayan
@ibtijah2747
@ibtijah2747 2 күн бұрын
KANIISADA WAA LOO SHAQEEYAA OO QAXOOTIGA AYEEY SOO QADAAN SOMALI BADAN AYAANA U SHAQEESA LUTHERAN CHURCH AYAA KA MID AH OO SOMALI BADAN DIB U JEDIN U SAMEEYSAY MARKA XAADI ISKA DHIGA😂
@sahrahassanali9340
@sahrahassanali9340 2 күн бұрын
Kan waagaad dabayaacayseen xataa anigu kama helin qof yar doqon ah umbuu iila ekaa runtii
@HasanAbdukadir
@HasanAbdukadir 2 күн бұрын
Xuseen waxuu isku difaacay lucada diblumaasiga codkaas waxaa ku hadlo qofa doonaayo inuu isqariyo meesha lagala dagaalaayo dumiyo iftiin waa saxan yahay ninkaan hadalkiisa ayaa shaki keenaayo hubaal xuseen Ethiopian nimada kama foga
@somalitubs
@somalitubs 2 күн бұрын
sheekada Qabiil bay ku soo biyo shubatay kkkk( qabyaal baa la isu hayaa.
@axmedsugeIbrahim
@axmedsugeIbrahim 2 күн бұрын
wa axmed suge somali cow boy wa muukenin cadeen wayo misha waxa yalo diin ee ma aha somali iyo oromao
@ashajimale6888
@ashajimale6888 2 күн бұрын
Wsc diintiisa maxaad ka rabta!!!??? Haddii uu na difaacayo Allaha Hanuuniyo Somali cowboy Thanks
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 2 күн бұрын
Ninkaan awalba buu meel nolol xun ka imaadey waa reer bakool abaarihii iyo dhibkii ka dhacey buu ku dhex Korey
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 2 күн бұрын
Haduu dalka diifacaayo. Soomaalinimo ku diifaacaayo diinta muslimka allah haakuso hanuuniiyo. Farmaajo Muslim ahba taaladii ahmarii 77 kudhiintay ayuu geedo kubeeraay xuseen iska hubi qofka diinta inaad kasaarto adiigunba kasaari kariin lkn ku gaafaayaa
@khadradalal2695
@khadradalal2695 2 күн бұрын
Walee adaa😂dhiig orom leh xuseen waa soomaali bure .
@Baasheahmedsagal
@Baasheahmedsagal Күн бұрын
Somali Uma ega wa etobiyan
@Baasheahmedsagal
@Baasheahmedsagal Күн бұрын
Is cadeyo cap boy waxsi kama dhaqeysaneynno
@AwaareCarloss
@AwaareCarloss 2 күн бұрын
Maxaa kagalay diintiisa Shaqo maleh miyaaa mise lacag ayuu ku soo qaatay . Xuseeeeeen waaaa tuuug itophian lacag ka soo qaaatay anaga cadaynayna kuli waaa cada qatayaaal .
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 2 күн бұрын
lama ogala in dadkeena Somalida Muslimka ah diinteena Muqaddiska ee Islaam aheyn lala soo hoos galo
@sagalshariif2023
@sagalshariif2023 2 күн бұрын
Maxaa kagalay maxay tahay ma in dadka xumaanta wado dadka loogadigo ayaad diidantahay
@jamaalhashi8309
@jamaalhashi8309 2 күн бұрын
He is currently working on a documentary based on his memoir Call Me American. Iftin graduated from Boston College with a degree in Political Science in 2022. He is a regular newspaper columnist for the Portland Press Herald. Iftin also works as the senior communications specialist at Church World Service. Shiikh Google saa buu igu shegay. Wax jira alla oge ku Waxa ku qoray is abdi nor iftin work for cws? Jawabtuna sida aad kor ku aragteen bay noqotay! Farbaa ku godan.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 күн бұрын
Anigu ninkaan cowboy ma aqaano Laakiin Wuxuu u ekyahay nin boor isku qarinaayo
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 күн бұрын
IS CADEE AMXAARAAN KUUSAY JEERAAN KA DABA GALAY WAA KUU OGOL NAHAY LAAKIIN IS CADEE WIXI LAGU SOO WEYDIIYEY KA SOO JAWAAB MASAAJIDKEE TAGTAA?
@nuurayeeyo4271
@nuurayeeyo4271 2 күн бұрын
Aamus jaajuus lavoy wa dal xoreeye 2
@zahrajama7764
@zahrajama7764 2 күн бұрын
Somalicowboy caden waa inu keno
@ahmedsaidise4383
@ahmedsaidise4383 2 күн бұрын
Ninkaan dagaalkiisa ku wajahan itoobiya yaan laga mashquulin wax ay tareyso ma jirto filimkaan cusub ee uu la yimi xuseen soomaaliya waxay ku maahmaahdaa lafo geel iyagaa leysku jabshaa maahmaahdaas ha ku sifoobina soomaaliyey ninkiina Raga ah xiniinyaha ha qabanina horey ha loo socdo dhaqo weyn ayaa inoo taal dhamaanteen mid ficil ah iyo mid afeedba soomaali guul!
@AbdisalanAdan-q5j
@AbdisalanAdan-q5j 2 күн бұрын
Ninkaan wixii lagu soo eedeeyay iskama difaacin sidaas darteed way ku caraway.
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 2 күн бұрын
Yaab ala Somali badan baa galobay ooinagu dhexe Jira ilahoow shartooda namooti nin gaala muxuu iishega wadani heyska dhigo ama heyska daayo awalan diinta nawalakeyso
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh Күн бұрын
Magacisa ayaba aniga wlhi shaki igaliyey madkii aan maqlayba abdi iftin cida masaxiiga dhageysatay ama barnamijyadoda daawadatay aya fahmi kartee iftiin ereygas ama mgcas badanka iyagaa adeegsada
@CabdiraxmaanLabagole
@CabdiraxmaanLabagole 23 сағат бұрын
Iftiinka iyo nuurka 😂😂😂
@mamaduaa477
@mamaduaa477 2 күн бұрын
Ascwb lama da o dhig to qof aan adi mashquul aaneen ceebaha ibnuaadamka lama Raad Raadiyo Alaah ayaan waxba ka qarsooneen ma FII no aakhiro iyo aduun in aad lagu mashquul o
@boqordagedo1655
@boqordagedo1655 2 күн бұрын
xusen bor isku qarinbu wada din hadi la dhaho asey far ku godan tahay ason iman tiktok xusen aya si hose u maqalnay in din kale u hasta bisinka
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 2 күн бұрын
Yaa soo baar dhahay horta mida kale adiga wejiyo badanidaa maxaa wiilasha isugu balaminee
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 2 күн бұрын
🤣🤣Maya wll Sidaa Mahan Aniga Xaqiiqaduudan Rabaa in la isla Arko Si aan midkoodna Loo dulmin oo iskula fahano Waxa Socda kabasoo qaad qof hadii uu midkood dhageysto kan kaluu Caayaya lkn hadii uu isla dhageysto wey ukala Baxeeysaa Sheegada🤔inaad ifahantay baan Rajeynayaa 🫡
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 күн бұрын
@@MORAAL-MEDIA
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 2 күн бұрын
@@MORAAL-MEDIA haa waa sax waxaan umaleeyay inaa isku balamisay
@Sadiek-1
@Sadiek-1 Күн бұрын
​@@MORAAL-MEDIAWaraa bodowyohow views raadiska ah ANaga yaad noo Malaysay Inan somaliga aqoon miyaa Somali manihin miyaa Reaction uma baahnin 🦍
@princesshawd6859
@princesshawd6859 2 күн бұрын
Is eryada ila qiyamaha wan dawanayna 😅😅😅😅HAWIDAAR saga keep on multiplying 😂
@MahamedlHasan-rp3ku
@MahamedlHasan-rp3ku 2 күн бұрын
xuseen jaamac wa jinni arag
@abfjxjj
@abfjxjj 2 күн бұрын
wax gaalnimo ka xun majirto. marka haduuba ka gubanwaayey kana ilgilanwaaye ayaaba nagu filan. xuseenbaa saxsan waayo su,aalbuu weydiiyay muu ka jawaabo.
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Күн бұрын
War marabnee is cadee gaal ama muslin waxaad tahay afsomaali qaleel ah marabnee
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 2 күн бұрын
😂😂😂😂war yaa diintiisa wakiil uga dhigay ma danbigiisa ayaa lagu yiri soo xisaabi waxaa u arkay xuseen inuu dulmiloow yahay yaa wakiil.uga dhigay islaamnimada cowboy😂😂😂 waa yaab
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Күн бұрын
Waar baxaa waaxaad hubsaninad dhax gashan maninka somalida bahdilaay
FILO PART 132 THE END
21:16
Abukar Mahdi
Рет қаралды 117 М.
Wax iska hubiya marwalba! Hussein Jama vs Somali Cowboy
5:47
Artisma Graphics
Рет қаралды 15 М.
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 12 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 8 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,2 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
БАБУШКА ВСЁ ИСПОРТИЛА #shorts
0:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 955 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
0:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
Обхитрил учителя и сильно пожалел!
0:19
По ту сторону Гугла
Рет қаралды 8 МЛН
🧯Неудачный день одного майора
0:44
arinanottoday
Рет қаралды 7 МЛН