SOMALIda 🇸🇴 EGYPT 🇪🇬 UGUURTO OO GURYIHII ISKU FALISAYSO INTEE LA AADAA HEE HADAN MELWALBO HALAYNO

  Рет қаралды 6,259

Fardowso iskufilan channel

Fardowso iskufilan channel

Күн бұрын

Пікірлер: 31
@Suban-k2n
@Suban-k2n 2 ай бұрын
Aniga guri baan degenaa 6 bilood waxaa laheeyd gabar soomaali ah 4 qol buu ahaa waxaan ku degenaa 300 dollar gabar baa kutiri anaa 50 kuugu dari iiga rar gabadhaan iiga saar guriga weey iitimid wexeey dhahday anaa soo guuraayo oo guriga ubaahan iiga guur mana eey soo guurin gabadhii beey iiga saartey guriga waxaas oo dhan qaahira waa ka jiraan masri kaliya maaha soomaalida guryaha leh weey sameeyaan waxaas
@Hafsaabdullahi-p2s
@Hafsaabdullahi-p2s Ай бұрын
Qoftas aaaqira xagee aade
@Suban-k2n
@Suban-k2n Ай бұрын
@Hafsaabdullahi-p2s .
@sowdaaadan
@sowdaaadan Ай бұрын
Allah kuu caafiyo insha allah
@IfrahShelmi
@IfrahShelmi 2 ай бұрын
Wcs zabibti waa run somalida ayagaa isku qaliyeeya nolosha hadhowna markii sicirkii kor aado waxaa xanaaq kamujinaa dadkii wadanka lahaa oon awoodin halka macishadu iyo kirada guryaha gareen insha allah waxan rajeynaa in Allah naga dhigo kuwo waanada ad siisay maqlo adigana mahadsanid xabibiti❤
@bintialichannel3770
@bintialichannel3770 2 ай бұрын
Ilahey ha caafiyo cafimad taam aj
@امةالله-س2ه4خ
@امةالله-س2ه4خ Ай бұрын
tutkiga ayay soos kadhigeen waana laga soo aryada habaarkan kudhacay somalida magicii
@nimco9305
@nimco9305 2 ай бұрын
Fardawsa allah ha cafiyo wilka yar iyo inta muslim ah o xanusan
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo wiilka xanuunsan
@ismahanhassan7614
@ismahanhassan7614 2 ай бұрын
Wcs wrxma abaayo soomaalida waa sunta hargaha oo waa dad intooda badan aad u xun dhaqan xumo iyo diin yari bey isku darsadeen bal ma guryo kaleey waayeen markey qof guri ku dul kireysanaayaan caqligoodaa aad u yar inta xun shartooda allaha na mootiyo
@NimoAbdi-il4um
@NimoAbdi-il4um 2 ай бұрын
Waa imaan xuumo waxaas UK da baa markaad meel business ah oo Somali ku badaantahay jogtiid waxad arkaysa Somali meelo iskuu haysata oo qofka Ka kiiraynaya lacaag badaan ku baryeeysa. Alle cafiimad haa siyo❤❤❤
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 2 ай бұрын
Allaah ha caafiyo inshaAllaah
@RayaanQurux-d2j
@RayaanQurux-d2j Ай бұрын
Sax hala wacyigaliyo Wana Mahasanta Hay wll
@umuyaziid6122
@umuyaziid6122 2 ай бұрын
Rabi ha caafiyo
@Luulmaxamed-h3k
@Luulmaxamed-h3k Ай бұрын
Abayo waa mahad san tahay sidaa wax kasta noogu soo gudbiso abayo yaxye halkee laga helayaa
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Ай бұрын
+20 1123561920 yaxye
@NimcoMaxamed-ki1tu
@NimcoMaxamed-ki1tu 2 ай бұрын
Wamahad santahay walashey lambarki away hee wilki
@Mr.Bilal_Liban
@Mr.Bilal_Liban 2 ай бұрын
Allah haku barakeeyo eedo. waxaad illowday inaad ku darto nambarka Yuusuf
@zakhaji-et5cs
@zakhaji-et5cs 2 ай бұрын
Caafimaad taam ah allaha siiyo
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 2 ай бұрын
Ilahow caaafiyarabi
@MaariyaSead-v2d
@MaariyaSead-v2d 2 ай бұрын
M.a wllo dar ilaahy kuu jeclay I.a masar inaan usoo guuro bn rabaa haday khyr ii thy ilaahy hay fududeeyo❤
@Cadeey12234
@Cadeey12234 2 ай бұрын
Walaaleey dukaankaan xagee kuyaalaa
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 2 ай бұрын
New cairo
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 2 ай бұрын
Mashlah
@nuraegal4395
@nuraegal4395 2 ай бұрын
Meel kasta Somali saas bay isugu falisaa diiniyan waa xaaran waxyna leeyihiin caruur baan diin banaynaa
@Aisha-ps5ue
@Aisha-ps5ue 2 ай бұрын
Asalaam alykum abayo dukankaa intee ku yalaa?
@fardowsakaahin5886
@fardowsakaahin5886 2 ай бұрын
Guri madhan ayey somalidii 30k ku dagayaan wlhi waxwalba qaali ayey dadka kaga dhigayaan
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 2 ай бұрын
Yaab meel walba dhaqan xuney latagayan Nairobi bay saas Ka dhigen Nairobi iyo Qurbaha hada waa isku mid kirada farqi umadhexeyo
@ShukriNoor-p5z
@ShukriNoor-p5z 2 ай бұрын
Mee wiilka numberkisa
@Suban-k2n
@Suban-k2n 2 ай бұрын
Meesha soomaalida ku badan tahay waaye madinati nasar waaye inta badan meesheey ka dhacdo waxaas
@SalmaAbdi-t5q
@SalmaAbdi-t5q 2 ай бұрын
Asalmu alykum my sister. I just subscribed to your channel. I want to move to Egypt inshallah please send the boy number
Midan waa qisadeday igu gabsatay qaraxi hotel xayat
49:25
Naciimo Geeseey
Рет қаралды 3,4 М.
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
قسمة ونصيب الموسم 2 الحلقة 53 - Qesma w Naseeb
1:36:28
Qesma w Naseeb - قسمة و نصيب
Рет қаралды 4,8 МЛН
Finally Completed the Home Décor! Latest Updates on the Fire
21:18
نور انفينيتي | Nour Infinity
Рет қаралды 9 М.
QIIMAHA ALAABTA GURIYAHA DALKA MASAR
11:58
LUUL&ZAKI
Рет қаралды 8 М.
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН