Somalidu Carab mise Afrikaan? Muranka jiritaanka iyo isirka soomaliyeed

  Рет қаралды 82,628

Waaberi Media

2 жыл бұрын

Somalidu Carab mise Afrikaan? Muranka jiritaanka iyo isirka soomaliyeed
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 554
@Sumaya-xv3kl
@Sumaya-xv3kl 2 жыл бұрын
Dal iyo luuqad: somali 😌🥰 Diinteenu waa: islam🤲🏽🤍 Dhaqan: diimeed(Islamnimo oon iskaga mid nahay dalkasta ooy muslim jogaan)+ somali(hido iyo dhaqan somaliyeysan duwanansho inoo gaara)🤩 Qaradeenu: waa Afrika🌍 Cunto: cunto kasta oo halala oona nafaqaysan😋 Aburista: Allah leh, dadka dhan ee dunida somali baan ka nahay!! Dhul=dal, luuqad, dhaqan, hanti, aqoon la’aan nama hayso maxaa na dulsare dad kale annagoo ah dad jira, somali waa somali. Wax yabahan kale ee qurafadka ah ee la sheego qabiilkaa sababay ilaa aan somalinimo uun u go’anyo dad maydaan ahanaynaa annagoo nool🥺💪🏽🇸🇴❤️Guul iyo horumar sare Rajoyin fiican wey soo socdaan inshaAllah
@usaameabdilaahsaid5503
@usaameabdilaahsaid5503 2 жыл бұрын
Aad iyo aad sooomaali waa soomaali
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 2 жыл бұрын
Soomaalinimo wax dhaama la waa'.
@ciiltireyussufali7826
@ciiltireyussufali7826 2 жыл бұрын
Aad u weyn Sumaya intaas waan kuugu raacsanahay
@user-ft2yb5zd4x
@user-ft2yb5zd4x 8 ай бұрын
Mya dadka soomaliyed Aslkooda wa in lehela sooomali xagee laga keeny su,Aasha dhabAhntii ibadn ban iswydiinyy ila AlAankana wax jawaab sc oon kuqanco mahaye
@xaamjilibey6233
@xaamjilibey6233 2 жыл бұрын
Waxaa Nahay Somali, Umad Gaar Ah, Nagabadan Somalinimada⭐
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Жыл бұрын
Waà runta wll
@nuurmohamed9948
@nuurmohamed9948 2 жыл бұрын
إن الله لاينطر إلى صوركم ولا أجسامكم ولكن ينطر إلى قلوبكم وأعمالكم🌏🕌🌄🌔
@jakiztiyaanoalperto7516
@jakiztiyaanoalperto7516 2 жыл бұрын
Ok will
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 2 жыл бұрын
We’re not arab or African Bantu We’re somalia Till the death 🇸🇴
@apdykariinalikhalif189
@apdykariinalikhalif189 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@saciidabuukarshamcuun4414
@saciidabuukarshamcuun4414 2 жыл бұрын
SOMALIYA..DIINTA.BAS. AYAKADHAXEYSO..WAXKALE KAMA..DHEXEYAA.N
@saciidabuukarshamcuun4414
@saciidabuukarshamcuun4414 2 жыл бұрын
SOMALI GEELEY..KALIYA.MAHIN AAWAY.SOMALIDI.SO.HOR.DAGTAY. DHULKA HODANKA AH..EE BARWAAQOSOORANKA...EESOSARA CUNTADA.IYO..QUDAARTA.SOMLIA
@abdullahisheikhyousuf6458
@abdullahisheikhyousuf6458 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. 2 жыл бұрын
I'm Somali my clan is darod I'm not Arab African Iska dhal ah😍
@Bunna_4K
@Bunna_4K 2 жыл бұрын
Your father is from zinzibar not darod
@ahmedmaxamad8872
@ahmedmaxamad8872 2 жыл бұрын
@@Bunna_4K saruur iyo saleban ado ah ba zanzibar ku ceyneyza 🤣
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 жыл бұрын
@@Bunna_4K you also came from turkana. darood is arab clan we are not african
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 жыл бұрын
@@Bunna_4K kakaakakak 🤣🤣🤣😂
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 жыл бұрын
@@Xuralcayn adoontii carabta baa tahay carab. Noocaas uma taalo.
@Cazzaam
@Cazzaam 2 жыл бұрын
waaberi media is one of my favorite chanell 💯
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 жыл бұрын
Akhii Waad ku Mahadsan-tahay,Barnaamijyadada Tayada Leh Ee aad Inoo soo gudbisay,Waqtiga Badana Aad gelisay,jzakalaah Qayr
@MaxamedFuaad-bu2tf
@MaxamedFuaad-bu2tf Ай бұрын
ماشاء لله تبارك الله اخي عبدالرحمن
@faysalauhassan1415
@faysalauhassan1415 2 жыл бұрын
Waarun walal Somalidu maa ahan carab sido kale maa ahan Afrikan waa kuwa inta uu dhaxeya sido kale kamideysan dhaqan iyo diin iyo luuqad Masha allah Allah barakeyo Somalida 😀
@filsandaynush8834
@filsandaynush8834 2 жыл бұрын
The one an only c/rahman waberi shaqsi an imbadan wax faaiiday💯💯
@youtuberfanipoi2652
@youtuberfanipoi2652 2 жыл бұрын
Tnx macalin
@omarabdo6643
@omarabdo6643 2 жыл бұрын
We proud to be somali🇸🇴❤
@mohamedtoni428
@mohamedtoni428 2 жыл бұрын
Calanka Aya Na kala qaybiya
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Жыл бұрын
Absolutely 💯
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Masha Allaah
@Qazalimedia
@Qazalimedia 2 жыл бұрын
Maanshaa allah qariirta is raacsan aad baan u jeclahay
@faysalcilmi
@faysalcilmi 2 жыл бұрын
علية الصلاة والسلام
@ibnmatkher
@ibnmatkher 2 жыл бұрын
Asalamu alaikum brothers and sisters This brother, Abdirahman waberi is the best researcher ... Let's make him to reach 1m subscribers
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if 2 жыл бұрын
good idea
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Thnks bro.
@umadamedia24
@umadamedia24 2 жыл бұрын
Wan hubaa in walashey somalida ah iyo walalkey subcribe ii diidayn 💖🙏
@abselma3330
@abselma3330 2 жыл бұрын
Ani fikirka somali inay african tahay laiga saari karo waayo waligay ma maqal somali ayaa kasoo qaxday dhul carbeed ee qaaraduu ilaahay igu beeray unbaan ku abtirsan 👉🏽 somali is african muslims.🥰
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 10 ай бұрын
Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha
@cumarxidigmedia7089
@cumarxidigmedia7089 2 жыл бұрын
Adigoo mahadsan wll c/raxmaan cumar halmar full documentry kasoo samee dawldii cusmaniyiinta
@mustafmaxamed2602
@mustafmaxamed2602 2 жыл бұрын
Haa wllhi waa donaya full definitely
@updehrahmanmadridistepoi6047
@updehrahmanmadridistepoi6047 2 жыл бұрын
Haa wll nooga soo samee
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 2 жыл бұрын
Fikir kayga wll Somalidu waa dad afrikaan ah carab maaha lkn carabta waxa inaga dhaxaysa diinta iyo erayo dhanka luuqada carbeed inaga imid maadaama oo ay ahayen macalimimteni,luuqada iyo umada somaliyed waxa ay qayb ka yihiin cushitic family
@user-oz6wv1cy4n
@user-oz6wv1cy4n 5 күн бұрын
الاصح انا اقليات عربيه انصهرة في القبائل الصوماليه وذابت في الأكثريه
@iqronuur5029
@iqronuur5029 2 жыл бұрын
Happy 26 June inasha Allah Beautiful day is tomorrow morning 🌄 of somali people
@mukhtarabiib812
@mukhtarabiib812 2 жыл бұрын
Happy 26 june soomaliland
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 2 жыл бұрын
HapPy independence day al Zomalilanderz Lkn Hayz kala keen dabaaL dagaane daa iNaader🤣🤣
@macalincabdaleahmedabdikad6527
@macalincabdaleahmedabdikad6527 Жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@mubaarigcumar9226
@mubaarigcumar9226 2 жыл бұрын
First ahyy mntah hyla dhafin😂✌️❤️
@sakariyemahbuub6001
@sakariyemahbuub6001 2 жыл бұрын
Keep going
@sabnasaid7092
@sabnasaid7092 2 жыл бұрын
My favourite KZbinr 😍
@sakariyexuseen8922
@sakariyexuseen8922 2 жыл бұрын
Asc--Mar ka hore fikirkeyga ayaan meeshan ka dhiibanaya Sida aad idinkuba fikiradiina u dhiibateen --Afircan people waa dadka madoowga sida keyna iyo wato badan --Balse anagu hadii aan nahay Somali 📚 ma nihin African/ Waxan nahay kuwa leh diin iyo dhaqan iyo dheeree u gaar ah. llove--somali people 💕 Waxan ahay ardey Canada🇨🇦aqoon ku Soo bartay 📚🌍kuna dhameyay🇨🇦🌍
@nasracarab4735
@nasracarab4735 2 жыл бұрын
Aaad iyo aaad baad umahadsantahay walal abdirahman runti somalidu waaa dad miskaxda laga gumaysto waayo Carab sidad aragtay ayay somalida uu necebtahay ayagana Carab banahay bay kudodan somali waaa somali wana African walale 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🙏🏿
@user-eg9gc1kd5h
@user-eg9gc1kd5h 7 ай бұрын
Scw
@maxamedbashirxasan5862
@maxamedbashirxasan5862 2 жыл бұрын
Walahi waan kusugaayey bro
@cabdixakiinnuur6145
@cabdixakiinnuur6145 2 жыл бұрын
Soomaalidu waa African people..... 😍 💖
@fataaxfataax3206
@fataaxfataax3206 2 жыл бұрын
No isaaq is carab
@cabdixakiinnuur6145
@cabdixakiinnuur6145 2 жыл бұрын
@@fataaxfataax3206 Waad riyootaye runta maaad garan.... kaftan😁
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
@@fataaxfataax3206 isaq are most darkest people in somalia. We are Cushites
@Mohamed-zv2ro
@Mohamed-zv2ro 2 жыл бұрын
Really isaaq are Arab and his history were written
@Mohamed-zv2ro
@Mohamed-zv2ro 2 жыл бұрын
@@cabdixakiinnuur6145 hhhhh riwayad bad tahy Zhp
@abdullaahiahmed5931
@abdullaahiahmed5931 2 жыл бұрын
Waxaan ahay Somali isirkayguna wa Somali, Africa ma ahan qoomiyad waa dhul ay Somalida qayb ka dagto waxana kasimanahay midabka madow, Arab wa isir, European wa qof cad oo qarada Europe ka ismaday, Africana waa qof madow oo qarada Africa ka imaday sida Somalida, hope that helps 💖
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if 2 жыл бұрын
but dont vorgett we are some cadaan and some madow peaple hhhhh
@abdullaahiahmed5931
@abdullaahiahmed5931 2 жыл бұрын
@@Mohamed-nj8if In my family we have four Cadaans and four Madow
@abdallayoonis4697
@abdallayoonis4697 2 жыл бұрын
dadka daga dhulka soomaaliya xaqiiqdii waa soomaali oo is ku diin ah, laakiin waa kalla midib, qaarna wey cadyihiin halka qaarna ay madow yihiin, arintani waxaa lasheegaa in ay keentay sababo laxiriira qarniyadii dhexe. dhulka soomaaliya waxaa imin jiray dad carab ah oo doonaya in ganacsi lawadaagaan soomaalida ayaa is dhaxgal dheer kadib waxaa imid in ay soomaalida iyo dadka ganacsatada banaanka kaid ay xiriir sameeyaan ragooda iyo dumarkooda ba arintani kadib wey ballaaratey waxayna soomaalida noqdeen dad caddaan iyo madow ah oo haddana hal luuqad kuwada hadla
@aadan_cabdirisaaq-saalax
@aadan_cabdirisaaq-saalax 2 ай бұрын
Somalidu inta madow iyo inta cad waa is le egyihiin maxaa xala
@somaliyato4230
@somaliyato4230 2 жыл бұрын
Waa qalad macluumadkan oo dhan
@Zuu302
@Zuu302 5 ай бұрын
Siduu Ku noqdyy
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 2 жыл бұрын
Waxa micnaha samaynaya wa waxa aynu nahay maanta iyo waxa aynu qabano Wll lkn micno inoo samayn mayso inaynu waqti ku lumino waxa aynu ahaan jirnay inagoom lahayn wadatashi iyo hanaan aynu ku waajahayno mustaqbalkena,qabyaaladuna ay noqotayba shayga ugu horeya ee aynu qiimeyno
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Wlhi TaaS inay been ahayn
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Ummada kasta origin google ku qoran ayaya leeyihiin ee sidee adoo origin kaaa la aqoon sida xaywaanada u doodi kartaa waxbaa qabanayaa .
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 2 жыл бұрын
@@promahamedaxmed1274 hadaad wll wax qabanayso maanta yaa kaa hor taagan,muhiimadu waa inan dad nahay
@denniscellovicjr4705
@denniscellovicjr4705 2 жыл бұрын
Proud being afro kushitic
@UmumuxamedAsal
@UmumuxamedAsal 2 жыл бұрын
Soomali waa soomali waana umad alle ku abuuray Meshaan aan dagno oo ah soomaliya💙🥰 carabtuna wa walaaleheen diinteenuna waa Islam ☪️❤
@ahmadnuur489
@ahmadnuur489 2 жыл бұрын
Waaberi media 👍👍👍
@Bishaar1
@Bishaar1 2 жыл бұрын
Qof kastoo somaliya waxaan kula talin lahaa inuusan go,aan iska gaarin ilaa uu wax baaro anaka allaa na abuuray AXLH somaliya ayaa nahay dal taariiqleh lkn asagu aan aqoon taariiqdiisa aqoon la,aan ka heydana ay tahay sbbta uu u baaba,yo maanta Somaliya wuxuu ahaa dal boqortooyooyin soo mareen wiliba carabtu ay kasoo doonan jirtay dhaqaalo iyo kanacsi hasana ma naqaan taariiqdaas Dal af kooda lagala dagaalamayo sbbtoo ah manhaj somaliya wax laguma barto waana sheeko gaalo ka danbeydo ileen bulsho markii la rabo in la baabi,yo waxaa ugu horeeyo ee lagala dagaalamo waa aqoonta af aadan laheyn waxba kuma baran kartit waana sbbta aan u nacno wax barashada War aan fadhigaan ka kacno carab ayaan ahay iyo africaanaan ahay waxba masoo kor dhineyso dadoow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦅🦅🦅
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 2 жыл бұрын
Wax garad sxp carab iyo African midna waxba sokordhimayso 👍
@theuniques2190
@theuniques2190 2 жыл бұрын
Sida ila saxan waxaa jiro carab wadanka timi oo somaaliyowdey iyo somali asal aheyd carabna aheyn afka somaligana ayaga iska lahaa👏
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Wa rer xamar iyo barawe iyo ashraf waye kuwasii
@garaadhayraan1885
@garaadhayraan1885 2 жыл бұрын
African, Asian, European iyo American wax la yidhaahdo ma jiraan waa qaarado ee ummad walba isir bay leedahay ay ku aroorto, soomaaliduna way ka facweyn tahay carabta iyo ummado kale oo badanba taasna waxaa caddeynayaa hidda-sidaha, afka iyo raadadka ee dhulkeenna ka sii muuqda.💯
@hudayfisaidabdullahi6677
@hudayfisaidabdullahi6677 2 жыл бұрын
saxiix
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afrikaan, Aasiyaan, Yurubiyaan iyo Ameerikaan
@abdijunior8945
@abdijunior8945 2 жыл бұрын
Wllhi ugu danbayn qof aan isku fikir nahay bn helay kusoco awoowe warasadaan carabta isku dhadhajinaya wax u sheeg
@M.Suriyan
@M.Suriyan 2 жыл бұрын
Somali kushtik African ❤️🇸🇴
@user-lu4hl6iy3q
@user-lu4hl6iy3q 2 жыл бұрын
heeska daqiqada1:43 bilabaneysa magaced sxp
@hogaamiyecali
@hogaamiyecali 2 жыл бұрын
Ok G Af-Carabi ahaan see loqora hdii af carabi wax kuqoreeno
@yusufmohd192
@yusufmohd192 2 жыл бұрын
Maxaa africaan maxaase carab Qofka ku dhahaaaya somalida waa carab waa qof wareersan kan lehna somalida waa africaan wa mid ka sii daran Somalidu waa dadka asalka waa dad taariikh leh kuna abtirsada nabi nuux ayaga ayaana laga farcamy Sida ku cad buugaagta aasaarta Dad geska africa waxey ka mid yihiin dadyowga ugu qadiimsan aduunka ka dib baaris lagu ogaaday qalfoofta haraadigii dadkii hore 😬 somali carab waa ka taariikh weyntahy Africankana sidoo kle Waa umad dega africa lkn aa ku taariikh aheen madowga kle ee jismi ahaan isku eg ee qaarada weyn ee africa🤚
@maclie7078
@maclie7078 2 жыл бұрын
Category waa inaad ku tirsanata ma somalidu qom lamida arab iyo africanba micnaha udhigma
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
@@maclie7078 waa afro Asiatic ama dad iska dhal ah oo carab iyo african iska dhaleen sida isaaq iyo darood oo kale .
@ismailmuse9839
@ismailmuse9839 2 жыл бұрын
Wali suaasha aad na weydiisay ee ah somalidu ma caraba mise african kamaad jawaabin , xata fikirkaga nalamad wadagin , kaliya waxd no sheegtay uun in somaldu qaarna aaminsan yihin inay Carab yihin qaarna aaminsanyihin inay African yihin .
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afrikaan ✔ Afrikaanta,Afrikaanka Afrika Afrikaannimo
@aadan_cabdirisaaq-saalax
@aadan_cabdirisaaq-saalax 2 ай бұрын
Saan aamin sanahay midna ma nihin
@libannassirkoodbuur6909
@libannassirkoodbuur6909 2 жыл бұрын
Soomlilaand ❤
@abduselamibrahim8707
@abduselamibrahim8707 2 жыл бұрын
illahay xabashi isku timo nagama dhigin
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 жыл бұрын
Sawiradaaba soo ban dhigtay aaayaba cajiiba
@caliqurux2021
@caliqurux2021 2 жыл бұрын
Wll alle dartiis aan kuu jecelhy alle jinatul firdowsa hanagukulmiyo wll
@user-ee9mn3dd9l
@user-ee9mn3dd9l 5 ай бұрын
Fikirkayga waxaan aaminsanahay somalidu 🇸🇴 maaha carab ee afrikaanka kushitiga looyaqaan lkn carabtu waa dad walaleheen ah waxaana anaga dhexeeya diin dhaqan iyo darisnimo❤❤❤❤😊😊
@walaalxamse1503
@walaalxamse1503 2 жыл бұрын
Zxp waa afrikaan
@user-qq9zc6sr3w
@user-qq9zc6sr3w 8 ай бұрын
Asc Somalia waa people guuraaya ah seddx wadan ka imaadeen waa sababta keentay in lagu dhaqmo ama laisku dilo qawiil
@abdirahman4809
@abdirahman4809 2 жыл бұрын
Suaasha ah, Somalidu ma Carab ba mise wa Afrikan baaba khalad ah, Horta Africa maaha wax isir la xiriira' e wa juquraafi wana qaarad Carab & Cajeba lagu wada noolyahay. Adigo ah nin wax so gudbiya dabcan wax na baadha inaad title noocaasa isticmaasho runti wa wax lagu qoslo. Somalidu wa dad dhulkan Alla ku beeray meel ay ka yimaadeen & meelay u socdaana ma jirto
@abuqudama4061
@abuqudama4061 2 жыл бұрын
الصومال 🇸🇴 بلاد العربية
@samiiroahmed9908
@samiiroahmed9908 2 жыл бұрын
Dee wllo Somali baa nahay 🇸🇴 Maxa carab Naga dhigay iyo afrikan ba 😅
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 жыл бұрын
macalimiinta school isku dagaalnay arday ajaanib ladhigta ani markii maadada qoro waa fiirina markaas idhahaa adi carab tahay oo luuqada maku dhibayso kuwa ajaanibta fiirina ani ma ahi carab dhahaa 😂
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 Жыл бұрын
Dhaqan carab lamawadaagno iygu qariibkaay cadaabaan inaguna waaynu soo dhawaaynaa markaa diinta magaceeda ayuubaa inagadhexeeya markaa qofka soomaaliyeed ee aaminsan inuuyahay carab waa qof caqliga dameeraa leh oo alihii abuuray lamurmaaya
@Hamse-harun482
@Hamse-harun482 2 жыл бұрын
Abti c raxmaan cumarow wadaadkan aad meesha soo dhigtay abti waa uu geeriyooday wlle meesha ka qaad please
@CabdikariimMaddaale
@CabdikariimMaddaale 2 жыл бұрын
Anigu waxaan qabaa waxaynu nahay Afrikaan ee yaynaan ka faanin waxaynu nahay carabnimo waxba kuma qabnee
@farascade5971
@farascade5971 2 жыл бұрын
maapka saxda ayee isheydu ku qancday❤😢
@cabdiraxmaancabdulahibulaa4822
@cabdiraxmaancabdulahibulaa4822 2 жыл бұрын
waxaan aminsanahy fikirka sheega somalida kamidtahy ilmo kush sida oromada rabilaha iyo somalida . tan waa macquul halka fikirka shega masar oo yahay macquul
@qadarcali5316
@qadarcali5316 2 жыл бұрын
Somalia asal keeda wa Somalia 🇸🇴
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 2 жыл бұрын
Somalida waa somali africa waa qaarad carabna diin ban wadaagnaa africana dhulka somalida in lawareeriyo waa wax ay soo dhisen reer galbeed waana xaqiiq
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afrika Afrikaannna
@asmaahmed713
@asmaahmed713 2 жыл бұрын
Darood ismaciil ayaa caraba saan taariikhowbadan kamaqly
@user-hd9yi3yi5o
@user-hd9yi3yi5o 2 ай бұрын
Daarodku waa Arab dirkuna waa African Tansaaniah❤❤
@zalmaahmet565
@zalmaahmet565 2 жыл бұрын
Somalidu wxy kamidyihiin dadka looyaqano kushitik lkn carabta wan isdhex galnay yacni waan iska guursanay sidoo kalena wax bey ina bareen carabtu taasa keentay inay luuqadeenu shabahdo ta carbta sidookalena afrcanka sidhab ah isuguma eekin oo qofka somaliga iyo kan kenyanka ah iskuma eeka halka kenyanka iyo sudaniyiintu isku eegyhiin taasa keentay in soomalidu kufanaan carbta maadama carbta kashabahno dhaqanka iyo luuqadaba
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 2 жыл бұрын
Wll waa sidad sheegte balse mid aan ka saxo Somalidu African kale iskuma eka markad ledahay yaa yidhi Africa oo dhan way isku wada eg yihiin? Inba dadki dhinac is xiga aya isku eg isna sawaabiya sida waxa jira Qomiyado 50 ka badan oo Ethiopia dagan ayan isku egnahay 7 Qomiyad oo Eriteria dagan sida Saho, Bilen xita Kenya qomiyado aan isku egnahay aya jira sida Randile, Masai marka waxa khaldan fikirka aan ka aaminsanahay Qaarada Africa aan modayno inay dadka dagani isku wada eg yihiin
@amirabukar2913
@amirabukar2913 2 жыл бұрын
Arab maxey ku bareen 😳🤣🤣?
@n.a.1916
@n.a.1916 2 жыл бұрын
@@amirabukar2913 atleast diinty nasoo gaadhsiiyeen.
@amirabukar2913
@amirabukar2913 2 жыл бұрын
@@n.a.1916 Waliged ma dhicin mana maqlin😂 carab ayagaa diinta seef lagu gaarsiyay sideey dad diin ku gaarsiiyen ? Tan kale sow ma ogid carabta kahor inaan Muslim aheyn oo caqiido diin heysanay! Carab naceyb igama ahn balse dadkas waxba nama soo gaarsin waxne nagalama dhaxeeyo 👋.
@dadirhero24
@dadirhero24 2 жыл бұрын
We are black african we are somali and we are cushitics pin
@aslimmohamed9049
@aslimmohamed9049 2 жыл бұрын
Carabta iyo madowga waxa dhalay nabi ismaciil halka yuhuuda iyo caadanka nabi isxaq indha yarta iyo hindida nabi luud
@engdaraje9726
@engdaraje9726 2 жыл бұрын
Hawiye in biritish ahaa ee carab iyo qashin kalaga sheekeyn magalo ee waa turki asal ah sanka dheer timaha jilis san bilaash mahan adeer
@user-kq3oz5ox5o
@user-kq3oz5ox5o Ай бұрын
Oo maxaa inaga galaxy xagaan kanimi agreed ceesha dhulkii awoowyaal idiin qabteena ilashada bes mida make manihin kuush lkn waxay u nahay bunt waxay u kasoo jeednaa faraaciladi fircoon
@issebagahey7816
@issebagahey7816 2 жыл бұрын
Aniga Kushitignimadaa Iga Badan Carab Inan Maanta Noqdana Xiiso Iguma Hayso.
@khalidjabuuti2557
@khalidjabuuti2557 2 жыл бұрын
Adomahsan mowducan San xasasiga u ah 10daqiqo hakusokobin 30 Ila 40garsi
@somalighosht999
@somalighosht999 2 жыл бұрын
2daba way yhn
@Khulasatul-alkulaasah
@Khulasatul-alkulaasah 2 жыл бұрын
Fikirkeyga Soomaalidu carab ma ahan Meelna kama galaaan .
@fouliyeyoussouf5114
@fouliyeyoussouf5114 Жыл бұрын
Asc waxan somalida qar kod aye ka tarimen culumo Dinta islam ka iyey so gadhsiyen geska Afrika , Zeilac iyo Barbara ka so dagen , ka dib waxey ka gursaden Hayen ki ay ugu yimaden geska africain
@Abdiraxmanmuuse
@Abdiraxmanmuuse 8 ай бұрын
Lajend
@SacadMuusekibrey
@SacadMuusekibrey 2 жыл бұрын
Xaqiiqada dhabta ayaa ah In soomaalidu diin mooye aaney carabta dhaqan iyo jinsi midna wadaagin Habeen ma jirin ninka idhaa anoo soomaali ah ayaa hadana ah isir isir la mida ia hoos geyanaya Carab iyo soomaali waa isku mid iyo laba umadood oo siman
@sawdaabdi468
@sawdaabdi468 2 жыл бұрын
Waxaan ahay Islam- Soomaaliyad Afrikan ah. 🇸🇴♥️♥️
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
1.Soomaaliddu Waa Afrikaan, Dhulkeennana Afrika Ayuu ku yaallaa. 2.Carabtana Diintaa Na Walaaleeysay Keliyah iyo isla falgalka 3.Soomaalidda Saafigga Ah Waa 90% Sababtana weey isku egyihiin kalar ahaan iyo qaab jir ahaanba , inta yar ee hartayna Wadamadda dariska ayeey noogaga Soo darsameen Waqtiya hore, gaar ahaan Carabta iyo Afrikaanta kalena, qaar ganacsi, Magangalyo iyo Adoonnimo ayeey ku yimaadeen Weeyna ka dhex Muuqdaan Soomaalidda kale kalar Ahaan iyo jir ahaanba. 4. Barigga Afrikka dadkiissu waa kushiiti weey isku egyihiin Waqtiyo dheerna weey jireen, iskastoo diimaha kala sooceen.
@fataaxfataax3206
@fataaxfataax3206 2 жыл бұрын
Hadaad adigu afrikaan tahay anagu manahin afrikan carab ayaa nahay
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
@@fataaxfataax3206 1. Anigga dheh 2.goobta wadankaadda ku yaallo waa qaaradda Afrika, Carab kaa Cad Ayaa Afrikaan. Carabna weey ku diiday ha isku maqiiqiin Adoon ayeey kuu taqaanaa
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
@@fataaxfataax3206 talked about yourself not us
@sumayamohamed7520
@sumayamohamed7520 Жыл бұрын
Anigo Daroood jabarto haashimi baan ahay carab baan ahay
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Жыл бұрын
@@sumayamohamed7520 🤣🤣🤣 carabta gabila ayay ledhahay ee qabilke ledhahay? Issheg rer bani hashim yah katahaay?🤣🤣. Maogtahay qabiladha carabta in lashegaan kariin wayo hal qooc oo kadumaay xitaa buug ayay kuqortaan
@uptirizakfamous6812
@uptirizakfamous6812 2 жыл бұрын
Isaaq Samaroon iyo Ciise waxey kasoo farcameen yuhuud Hawiye na waa faraaciin oo dhulkaa loogu imid geeska Africa waana qabiil taariikh leh ilaa wakhtigii nabi muuse keliya Daarood baa carab kasoo farcamay.
@abdijunior8945
@abdijunior8945 2 жыл бұрын
Hahaha Daarood,isaaq,samaroon,dir,hawiye iyo rahanwayn waa asal somali ah oo halqof carab ka so farcamay kuma jiro tedakale Qabiiladan hader ba aasaasay lkn dadki The land of punt katalin jiray waa inta ilaa iyo hader dagan geeskaas
@Tilawa5
@Tilawa5 2 жыл бұрын
Yuhuud aa🙄🤔
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Anigu waxaan ahay reer sheekh isxaaq binu axmed binu hashim.
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 жыл бұрын
الحمد الله الذي لم يجعلني عربي
@fataaxfataax3206
@fataaxfataax3206 2 жыл бұрын
Sheekh isaaq iyo ubadkiisuba afrikaan maaha waa carab
@Mohamed-zv2ro
@Mohamed-zv2ro 2 жыл бұрын
Layskuma Hayo wll .taariikh lahubana ka qoran Wanan akhriyay, Mahadsanid
@xabiibalbi4836
@xabiibalbi4836 Ай бұрын
😅😅😅 carabtu xaarkado ka neceb
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 2 жыл бұрын
Waxaas ma ku mashquulo aniga awoowahay wax dhafsiisan ima khuseeyan
@khadarjuxaa1645
@khadarjuxaa1645 2 жыл бұрын
Horta sxb maxaad wax mar hore la dawaday uso dhigtaa wax cusub madan la imaan karin Hadii adan awoodin inaad joojiso isku day inaad ciwaan kale usamyso
@zirhamsa
@zirhamsa 2 жыл бұрын
Adigu iska daawo uun de af dheerida ama orod carar
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 2 жыл бұрын
Iam somali alxmdullilah african ka cawaanka ah waan iskala sareeya inta muslim ka ahna waa wllhay carabtana diintena afcarabi ku qoran hadana kama dhigna ina carab ahy
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 2 жыл бұрын
@SAHAN OFFACIAL. maxan idhi si fican u akhri sabobto ah anu qof bilaa diin ah baan ka hadlaya wll ninka bila diinta ahna waa cawaan
@XanjowYare
@XanjowYare 7 ай бұрын
Somalida waa carab waana reer guuraa waana reebanii hashim
@user-sb4xc2ip5p
@user-sb4xc2ip5p 2 жыл бұрын
Soomali baan nahay waxana aaminsanahy inaan kamid nahay qomiyadaha dega afrika carabtana waxan wadaagnaa diinta iyo dhaqanka gaar somalida waa muslimiin ☪️
@XaawoAhmed-ev4mj
@XaawoAhmed-ev4mj Ай бұрын
Somalidu waa carab iyo afrikaan wada degay kadibna isfahmay oo isdhexkalay
@kaltunadam1153
@kaltunadam1153 8 ай бұрын
Waxaa ila sax san kushitaga
@calirageah6617
@calirageah6617 2 жыл бұрын
Soomaalida iyo carabtu waa laba qowmiyad oo deris ah. Intee qowmiyad baa muslim ah, iskuma qorqoraan carabta, waxa dhammaan naga dhaxeeya diin..
@amirabukar2913
@amirabukar2913 2 жыл бұрын
Carabta dhan Muslim maahan tan kale wadamo badan oo islam ah baa jiro marka Arab kaliya Islam maahan wll dadkaasne wax nagama dhaxeeyo .
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
Adeer somali waa ilmo nabi nuux ,,, carabTa Waa ilmo nabi nuux aduunkan qabiil abTiriskiisa yaqaan waxa kajira carab iyo rer bani Israel waxaana ilaaliyay abTiriskoda diinTa oo anbiyo ayaa dhalay Waana laga Soo saaray nabiyo sidaas ayaa diinTa ilaahey wax u xifdida
@masteraxmedyare8954
@masteraxmedyare8954 11 ай бұрын
African iyo carabiner midna manihin
@mhassan3385
@mhassan3385 2 жыл бұрын
Waa african
@cabdifitaaxcabdullaahi6549
@cabdifitaaxcabdullaahi6549 2 жыл бұрын
Somali guul
@cabdifitaaxcabdullaahi6549
@cabdifitaaxcabdullaahi6549 2 жыл бұрын
Somali gool
@mahamednoor4920
@mahamednoor4920 2 ай бұрын
Means mesha waxa manta kadib ka baxay ina nahay carab lkn nahay african ❤❤❤❤
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,7 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 32 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 32 МЛН
I Almost Crushed The Poor Cockroach😵🥲🥺
0:20
Giggle Jiggle
Рет қаралды 15 МЛН
Оказался НЕНУЖНЫМ и Его БРОСИЛИ🐶💀
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 2 МЛН
Mission Success #funny #shorts #comedy
0:12
BD Vibes
Рет қаралды 45 МЛН
Какая Милота ❤️
0:10
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,9 МЛН