ilahay baa og sida ay wax u dhaceen damiga hala iska daayo
@samowsamale34906 сағат бұрын
Waar Allah ayaa og wixii dhacay ee yaan laga hor dhicin baadhiyaanka
@xaalidahir82682 сағат бұрын
suubeer awal hurdad ka kaca oo is ogaada kii ciidan ku jira dhabarka laga toganya hargaysana way dinka arkee! Sida waa guunimo iyo bahdil cadiyaa ee wax iska ceeliya!!
@abdikarimsharif37736 сағат бұрын
dadku waa walalo ayaan la isku dirin
@IsmailKahinСағат бұрын
Inaalaahu wanaaluhu rajaacuun
@IsmailKahinСағат бұрын
Subaxanaallaah
@osmaanmunasar5 сағат бұрын
war illaahay kabaqa geerida waa xaq dooni buuxdaa wada geeriyoota
@abdikarinisnail52405 сағат бұрын
Dadku waa wada dilaa, dad baa dilay, qabiil ahaan baana loo dilay.
@abraQolkisa5 сағат бұрын
Waa in gadhiga la ogaadaa cida lahayd, iyo cidii waday in haday mobilo siten
@jamilajamila-h8v5 сағат бұрын
Isaaqa halasaku kii daro daarooda baa ka danbeeya dagaalka isaaqa isu raacaye ee Ceerigaabo ayaa layana soo jeedinayaan
@abdiawil40775 сағат бұрын
Waxa sababi kara dhimashadooda carbon monoxide ama qiiqa kasoo baxaya egsooska gaadhiga kaasoo sababay leak ama uu jiray dillaac usoo galay gudaha waqti daaqaduhu xidhanyihiin gaadhiguna shidanyahay.
@MadoYare2 сағат бұрын
Rufiyaanimada jooji
@yurub52886 сағат бұрын
Waa sheekadii koofur baa bilaa batay
@apdirahmaanhandule15886 сағат бұрын
Ina shaqale sakada ma laha waxaa leh khadr laangadhe ninka RRU haysta