somaliland 2010 Heesta Cusub Duco Nimco Yaasiin Qaboojiye

  Рет қаралды 467,019

Fuaad Ahmed

Fuaad Ahmed

Күн бұрын

Heestan waxaa ku luuqeynayaa Nimco Yaasiin & Qaboojiye .
waxaana duduhabey ku sameeyay. mr Fu,aad Power Media Group
Aalborg DK-
Daawasha Cawan

Пікірлер: 330
@gudoonmohamuudabdi109
@gudoonmohamuudabdi109 6 ай бұрын
2024 dhagaysanayaa 😢😢 allow nabada noo adkee
@user-nk5xv8yb3p
@user-nk5xv8yb3p 6 ай бұрын
Isku mid
@Abuudi1738
@Abuudi1738 3 жыл бұрын
Hadaad dhagaysanayso Doorashada 31-May-2021. You’re Legend Dadakyga Somaliland danbay wada Leeyihiin 💚🤍❤️🥺
@slndlion1171
@slndlion1171 3 жыл бұрын
Waynakaa___ 💚🤍❤
@mohamedabdillahi8783
@mohamedabdillahi8783 3 жыл бұрын
Legend tahay bro hhhh
@XamseKhadar77
@XamseKhadar77 5 ай бұрын
Apulqadir mouled dahir ❤❤
@X.Mohamad
@X.Mohamad Жыл бұрын
❤❤😭😭😭 I lost my daddy because of SNM , xada naftayda ka jclahy SOMALILAND LOOOVE MUCH MUCH 😭😭😭 BORAMA NIGA SOO SALAMAYAA
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 5 ай бұрын
Habar Jecelo adu Iga Walle Waxay Ahayeen Dawalda Dhamaystiran Waayo heesaha Ugu Baddan xiligii Axmed Siilaanyo Ayaaa Lawad Sameeyey Heestan Iminka Waxaa Sameeyey. Dhaglas Waa Habar Jecelo Qaboojiye waaa Habar Jecelo
@marwaatmo4019
@marwaatmo4019 3 жыл бұрын
Heestan waxa la qaday siilanyo marki uu dalka qabsaday alle fogeeda 10 sano ka hor🤗alle haku naxaristo adeero abdi
@saedalijama4288
@saedalijama4288 5 жыл бұрын
16 actober 2019 ayaan daawanayaa wlahi dadkeyga somaliland Hampalyo. 🔥💚💭❤😘😘
@khaledabdi00
@khaledabdi00 4 ай бұрын
Aar manoshayy Wali 😂
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Waar aaway reer somaliland kii dhiiga lahaa 1 million dhaafiya like iyo love ka nacalaa shaydaan ku yaale
@xiyozakixiyozaki4375
@xiyozakixiyozaki4375 3 жыл бұрын
Heestan waxay igu leedahay xamaasad gaara. Markaan wadankii joogay. 1/2/2021 habeen isniin ah Canada./ Ottawa. Wan u xiisay wadankaygii somalilan 💚⚪🔴
@indhodeeqa4058
@indhodeeqa4058 2 жыл бұрын
dadkiis waayi ku xiiis my dhiiga frem caasimaad somaliland 💚⚪❤
@dr.mokhtaryousuf1807
@dr.mokhtaryousuf1807 3 жыл бұрын
Iam proud that iam somalilander so we have to enjoy watching this amazing song
@xamdaciise5873
@xamdaciise5873 2 жыл бұрын
Waaaaaaw
@cabdilaahinaalaa612
@cabdilaahinaalaa612 Жыл бұрын
​@@xamdaciise5873 ❤
@FarhanSwaggy
@FarhanSwaggy 5 ай бұрын
Nothing else is more Joyable watching than this💚🤍♥️
@nasriinabdiaziiz6742
@nasriinabdiaziiz6742 5 жыл бұрын
Kama caajiso dhagaysigeda heestan 2019 Viva somaliland
@AsmaAhmed-cv3cl
@AsmaAhmed-cv3cl 5 ай бұрын
Walaahi heestan jacayl ahaanban udhagaystaa 😢😢❤
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Viva Republic of Somaliland Anigoo yar ayan dawan jiray Heestan Somaliland Magaalada Burco xusuus weyn bay ii tahay Abdi qabojiye Ft Nimco Yasin
@ilyazapdirahman3141
@ilyazapdirahman3141 3 жыл бұрын
Qac qac 🖐
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
@@ilyazapdirahman3141 My dear friend
@hamseosmaan
@hamseosmaan 5 ай бұрын
Heestan haddaan dhagaysto dhiiga i kaca. "Dadkayga soomaaliland dan bay wada leeyihiin" Alle haydin dhawro dhammaan wixii Afsoomaali ila wadaaga.we Are soomaali❤❤❤
@xandulestudio6781
@xandulestudio6781 3 жыл бұрын
Waxan dawanya 2021 somaliland jacayl dartiis is muujiya reer somaliland
@engamalahmed
@engamalahmed 5 ай бұрын
I am watching 16/4/2024
@teyzad8069
@teyzad8069 4 ай бұрын
🎉
@farahkhadar6204
@farahkhadar6204 4 ай бұрын
Me too happy 18 may
@munaismail264
@munaismail264 3 жыл бұрын
Abdi qaboojiye Alle ha u naxariisto mnti kaleh wu naga hooseyaa 16/05/2021 😢guuul somaliland 💚🤍❤️💪🏻💪🏻
@mahameddhinbiil9995
@mahameddhinbiil9995 Жыл бұрын
Alle ha unxaristo 😭😭
@libenahmed334
@libenahmed334 5 жыл бұрын
Dadkyga soomalinad Dan bay wada leeyihiin inta somalilander ah ❤❤
@hoodoaxlaam9767
@hoodoaxlaam9767 5 жыл бұрын
Axaax heesaha somalilnd markan maqlo waaan qiirodaaaa ala maxan dalkygii u xiisay allow anoo nabada igu celi💝💝💝💝💝
@abdirazakdahirjama2544
@abdirazakdahirjama2544 4 жыл бұрын
Walaashay muwaadinad , cisi iyo sharaf ku noolow
@cabdixasan3296
@cabdixasan3296 5 ай бұрын
Si Napada ku kaalay
@hamseosmaan
@hamseosmaan 5 ай бұрын
Alle haku nabad keeno wlaashay❤❤
@salloahmed7130
@salloahmed7130 4 жыл бұрын
Habeen isniin soogalyso 4/10/2020 Jasiirada #malta Wakhti xasuustiisa mudan iyo dorashdii silanyo from burco😭❤🤍💚
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
❤Somalilnd my heart😍 ❤Somalilnd my blood😍 ❤Somalilnd my backbone😍 ❤Somalilnd my life😍 ❤Somalilnd My blood 😍 And also my Dead place😍 Ilove very much my country ❤💪
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
Thanks Prother Also i Hope Good Future But "Nefer Forget the Hands that Raised"🙏💪💪💪💝
@gudoonmohamuudabdi109
@gudoonmohamuudabdi109 4 ай бұрын
me too 15/5/2024 may❤❤
@janadunia2950
@janadunia2950 3 жыл бұрын
Dalkeenu horuu hayaa dhamaan soo wada duceeya waxn gadhaysanayaaa 2021 June 1 Anagoo sugayna natiijadii codka golaha deganka io wakiilada Danbaysanaa waan arkaa wanaag so daahiray
@majmusmaxjam
@majmusmaxjam 13 жыл бұрын
somalilandersku dareenkay muujiyeen dunidu wada yaaban tahaye....................... i proud 2b somalilander walahi alxamdulilah
@abdirazakdahirjama2544
@abdirazakdahirjama2544 4 жыл бұрын
Thnks muwadin
@musehussein3093
@musehussein3093 3 жыл бұрын
Where are you right now bro
@AasiyaClraxmaan
@AasiyaClraxmaan Ай бұрын
Talow manooshahay hadda wll isoo jawaab hadad noshahay😢😢
@hodmakaise4204
@hodmakaise4204 4 ай бұрын
I am proud to be a Somalilander❤ 2024 5 17 Dadkayga Somaliland dan bay wada leeyihiin❤❤
@fathmostafe8310
@fathmostafe8310 5 ай бұрын
2024 ayan dhagaysanaya illaahow wadanka nabadiisa noo adkee yaa rabbi 🤲🥹
@mosaid4737
@mosaid4737 5 жыл бұрын
Love somalind from buuhoodle
@thegoonernews
@thegoonernews 13 жыл бұрын
dareenkay mujiyanba dunidu wada yabaanto dunidi waay shiraqante doradana hogamiye si sharaf le kaga dago,darenkay mijiyan dunidu wada falaynasayo dayaaxi wu so baxe dhabaaysana waan arkaa wanaag so daahiro waaw best song
@cibaadocabdilaahi8291
@cibaadocabdilaahi8291 8 жыл бұрын
Dalkeenii horu hayaaye dhamaan soo wada duceeya, Ilaahayow nabada noogu wad, Happy 25th anniversary to all Somalilanders and Somaliland supporters
@mohameddjamaabdillahi
@mohameddjamaabdillahi 3 жыл бұрын
Allah yarhama raahimiin illahow kuu naxariso cabdi qaboojiye
@amiinlixle2853
@amiinlixle2853 3 жыл бұрын
18my 💚🤍❤️ iyo eith wada socda 2021 somalilan nimo 🦋🔥🥰
@asmasulaiman6939
@asmasulaiman6939 3 жыл бұрын
💚☁❤💪
@awdalboy1
@awdalboy1 12 жыл бұрын
Viva Rayaale father of Democracy
@khadarmohumet5653
@khadarmohumet5653 3 жыл бұрын
Zhp manoshahay xiligan
@abdidiriye6133
@abdidiriye6133 3 жыл бұрын
@@khadarmohumet5653 sxb adna ma nooshahay
@khadarmohumet5653
@khadarmohumet5653 3 жыл бұрын
@@abdidiriye6133 ALHAMDULILLAH ZHP WAYKAN
@LOVELIFE-sd9xz
@LOVELIFE-sd9xz 3 жыл бұрын
@@abdidiriye6133 somaliland hawaarto 💚💨♥️💪
@faadumokahie68
@faadumokahie68 16 күн бұрын
Ilaahay Madaxwayne Daahir Riyaale Kaahin Cimriga iyo caafimaadka haw barakeeyo
@RabicAbdi-yn2vr
@RabicAbdi-yn2vr 4 ай бұрын
Dadkayga Soomaliland Danbay wada leeyihiin 2024 Waxaan ku dhagaysanaya Ethiopia Dhagaxle ❤
@musehussein3093
@musehussein3093 3 жыл бұрын
AUN fanaan Cabdi QABOOJIYE iyo Nimco Yasin Caraale nimco Sharaf Somaliland Masha allah My Allah protect You 💚🤍❤💯💥❤
@mohmetobsiye8945
@mohmetobsiye8945 Жыл бұрын
Waxan heestan so booqday 13 sano ka bacdi o dalkeni dagaal sokeya ka jiro Guuul ban u rajenya ciidanka qaranka slland 😢❤❤
@marwaatmo4019
@marwaatmo4019 3 жыл бұрын
Manta doorashadi wakiilada iyo degaanka aya lo dareeray alhm si wacan bay nugu socota 31 may 20201
@najaxahmed1225
@najaxahmed1225 4 ай бұрын
Dadkayga soomaliland Daan Bay wadaa leeyahiin ❤
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Inta 2021 ila daawatay fadlan u hiiliya qaranka somaliland Laambada ka ifaysa qaarada afrika ee madaw muraayad indhaha caalamku isha ku hayo Dalkaygii somaliland wuu guulaystay allah mahad leh Aaway reerkii somalilandkii dhiiga lahaa waar 1 million oo like iyo love ah saara nacala shaydaan ku yaale
@hudayoussuf8811
@hudayoussuf8811 5 ай бұрын
Ilahow November nabad nagu gaadhsii nabadna noogu dhamee. Change wanaagsan ummadeyda sii ❤
@engthailand125
@engthailand125 3 жыл бұрын
Ilaahay naxariisti jaano haka warabiyo cabdi qaboojiye 😭😭😭
@xamdaismail3200
@xamdaismail3200 5 ай бұрын
Dadkayga somaliland Danbay wada leeyihim 2024😢❤
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Cabdi jaamac caabi #cabdi qaboojiye wuxuu geeriyootay 19 /4/21 maalin kheyr badan oo ramadan allahaw naxariistee Nimco yaasiin allah cimriga iyo caafimadka haw dheereeyo
@mubarakmawlid1143
@mubarakmawlid1143 5 ай бұрын
Inta dhegaysanysa April 2024 horana u dhegysan jirty August 2010 waan salaamayaa
@kaiserabdillahi1793
@kaiserabdillahi1793 5 ай бұрын
Commentigan goorme soo qortay wll 😅 🎉❤
@luqmanpuntlandersomalisch4683
@luqmanpuntlandersomalisch4683 8 жыл бұрын
Illahay Amarkiis Heestan waa Jeclahay Somaliland Happy 18 May 2016 Gobanimo ku noolaada idinka & Soomaali Gabigeed
@Oneofakind49
@Oneofakind49 Жыл бұрын
AUN, What a legend Qaboojiye was and is
@health53
@health53 Жыл бұрын
😢 miyuu dhintay qaboojiye wll
@suhaybsiciid1105
@suhaybsiciid1105 5 ай бұрын
​@@health53 Haa wll covid ki ba dilay alle ha unaxariste🤲
@Shaakirmaxamed1
@Shaakirmaxamed1 2 ай бұрын
Ilahaw cadowga somaliland jabi amiin amiin 😢
@Bedriibrahim
@Bedriibrahim 7 ай бұрын
Dadkayga Somaliland Dan Bay wada leeyin ❤
@saamiyasiman7573
@saamiyasiman7573 6 жыл бұрын
2017/21/11 ya dawanaya Somaliland alaw dhawr
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 6 жыл бұрын
Saamiya Siman xaadir
@abdisalanjama1190
@abdisalanjama1190 6 жыл бұрын
Saamiya Siman 2/12/2k17
@zallotoni8950
@zallotoni8950 2 жыл бұрын
Adeerkayba heestan sameyay maxamed xasan dhaglas❤👏
@badrafarxaanwali2191
@badrafarxaanwali2191 6 күн бұрын
Heestan maliin dhow inch alleh ano farxaad la oyaya ayaan dhagaysan doona ano walipa xoog ufarxsan inch alleh wax ka hadhay wax yar ma na sugii karo wlhy😭2024 malintu madax wayne sii sharaf leh uga dago dalka apdirahaman dacadna xilka loo dhariin lahaa ma sugii karo wlhy malinta guul baan urajeenaya apdirahaman dacad somalilan la wada leyeey ba sugayna ilhyow no rumee😭❤️🧡
@elmailmi3162
@elmailmi3162 3 жыл бұрын
Aadban u yra marki heestan soomlind Loo qaday 2010 manan codyn karynin lakin mnta Ayaan u vote 🗳 greyey doorashda golha barlmaanka ee may /31/2021🙈soomlind waxanan ku codyey dareen waddnimo alhmdulih si sharfleh ayey ku dhamty doorshdi❤️
@RaxmaSiciid-yq6zu
@RaxmaSiciid-yq6zu Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto qaboojiye
@khalloweeye
@khalloweeye 3 жыл бұрын
*Doorashadii 2021 ee isku sidkanayd ee deegaanka iyo baarlamanka 31May markii aan soo codeeyay kadib baan heestan shitay.*
@zakeriaali1375
@zakeriaali1375 3 жыл бұрын
Ilhy ha inagu wado nabada wll ❤️✌️
@sayedchannel8651
@sayedchannel8651 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto walalkay abdi jamac caabi hassan yuusuf mohamed . Walal janatul fardawsa alle haku geeyo. Ibnu xalaal
@dr.mariaabdi3141
@dr.mariaabdi3141 5 жыл бұрын
Masha allh tabarakalah somaliland ha nolato allow cadawgeda jabi
@abdirazakdahirjama2544
@abdirazakdahirjama2544 4 жыл бұрын
Aamin wllashay
@Naasirjaama-o9p
@Naasirjaama-o9p 4 ай бұрын
Alle naxariitii jano haka waraabiyo wllky cabdi jaamac Abby..cabdi Qaboojiye
@nouradindaahir2324
@nouradindaahir2324 4 ай бұрын
Alle ha unaxaristo yaasiin qaboojiye
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Жыл бұрын
Wooow Wooow Wooow Wooow ismuujiya duriyaddii reer somaliland
@asiakhaled2286
@asiakhaled2286 5 ай бұрын
Allah ha u naxaristo qaboojiye
@ahmethdeeqsi510
@ahmethdeeqsi510 3 жыл бұрын
2021 baan dawanayaa hees aan aad u jeclaa alle haw naxariisto abdi jama qabojiye 🤲
@unknowlos2927
@unknowlos2927 3 жыл бұрын
Ismaan lahaynba aagan cidbaa timaada
@apdymawel5237
@apdymawel5237 3 жыл бұрын
Cabdi qaboojiye alle naxariisti jano haka waraabiyo
@itsmarryy1665
@itsmarryy1665 3 жыл бұрын
Ilahay cabdi qabojiye haw naxaristo
@hassanmohamedsaleebaan3750
@hassanmohamedsaleebaan3750 3 жыл бұрын
Abdi qaboojiye Ilahay haku naxaristo
@khadraibrahim9531
@khadraibrahim9531 Жыл бұрын
Who is still watching 2023 proud to be somalilander 💚💭❤
@naemaosman1422
@naemaosman1422 4 жыл бұрын
2020.mach .12.khamiis 13:18 ku saliya nabiga s c w ita iga danbayda
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Hees xusid mudan allow cimriga iyo caafimaadka kuu barakee Mudane Siilaanyo.
@sacky84
@sacky84 14 жыл бұрын
fananada qaranka iyo qarniga sanadkan maansha alah noolow Nimco yaasin,
@khadarmohumet5653
@khadarmohumet5653 3 жыл бұрын
Zhp manoshahy
@xiirmuse1401
@xiirmuse1401 3 жыл бұрын
@@khadarmohumet5653 maxd u waydiidey suash bal adigu had ma nooshahy
@khadarmohumet5653
@khadarmohumet5653 3 жыл бұрын
@@xiirmuse1401 HA WAN NOLAY WAXAN UU WAYDIYAY WAKHTI HORE AYU COMMENT KA BIXIYAY
@sjshsdhsdbdhd1777
@sjshsdhsdbdhd1777 5 жыл бұрын
2019 Ya DaWanaya @Dg MarcoZawi
@anissahassan804
@anissahassan804 5 жыл бұрын
Woo nimco yasin iyo cabdi qaboojiye duck in 2010 mashallah viva somaliland viva muuse bixi viva abarawal x x x
@malaak1
@malaak1 13 жыл бұрын
sweet tune song for Somaliland
@khadarmohumet5653
@khadarmohumet5653 3 жыл бұрын
XILIGAN MA NOSHAHAY
@saidmahamud767
@saidmahamud767 5 ай бұрын
18may 2024 ayaan dhafeysanaya❤❤
@hodanpashir1154
@hodanpashir1154 Жыл бұрын
Hestan markan dhagysto wlhi wan jirirocoda hoyady iya dhagysan jirtay 2014 ano jira form Djabouti
@jennyfromtheblock5564
@jennyfromtheblock5564 3 жыл бұрын
*Ilaahay hakuu naxariisto qaboojiye* 🤲 😭
@marwaatmo4019
@marwaatmo4019 3 жыл бұрын
Dadkayga somaliland dan bay wada leyihin walhi💚💚💚💚💚💚💚my country allow ilali 2020 December codbixinti baa socota manta
@somalilandarchaeologicalas7722
@somalilandarchaeologicalas7722 3 жыл бұрын
Anigoo ah sh isaxaaq alhumaami caawa waxaan ku dhagaysanayaa ingriiska Waa hees wadaniya oo duco ah 11/02/2021 dayaxii wuu soo baxoo danbaysana waan arkaaa
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Reerka ka daa bro qaranka somaliland ayaa dhamaanteenba ina deeqa
@khadraabdillah29
@khadraabdillah29 2 жыл бұрын
Ilhay ha u naxariisto qabaajiye
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
I'm waching when was young so i love Both Niciimo yaasiin And Qaboojiye i hope good future All soomaali " Dadkayga soomaalilnad Dan bay wada leeyihiin 🙏💪💪💪💪💪💝
@MukhtaarAbdihalim
@MukhtaarAbdihalim Ай бұрын
Alle hakunaxariisto adero cabdi jaamac caabi
@Bashaar4
@Bashaar4 10 ай бұрын
Somaliland nidaamka muuse biixi ayaa mararka qaar i nacsiiya lakiin waxan isku dhafiyaa heesi hore ee Somaliland sida tan oo kale , ilahay waxan ka baryayaa inuu sharka muuse Ina dhaafiyo mid dhamana hogaanka inoo qabto Amiin ❤
@Sharmaakeibraahim-xd3fv
@Sharmaakeibraahim-xd3fv 4 ай бұрын
16 may 2024 ayaan dawanayaa 11:11 pm ALhamdulilaah
@abdalleomar4013
@abdalleomar4013 5 жыл бұрын
2019yaa daawamaya
@abdirazakdahirjama2544
@abdirazakdahirjama2544 4 жыл бұрын
2020 dawanaya
@mahameddhinbiil9995
@mahameddhinbiil9995 Жыл бұрын
Alla ya raxma al fanan cabdi qabojiye
@engnacho8561
@engnacho8561 6 ай бұрын
monday. 1/4/2024. 10;22 OO Habeenimo. heestan wxy soobaxdaY 13 sano ka hor.aniga oo jira 7 jir ilaa hada waan dhagaystaa walhi . marna waan qiiroodaa waxaan soo xasuustaa maamihii qadhaadhaa ee ina soo maray. marna waan farxaa oo waxaan eega heerka ee maaanta taagnay. somalilander hadaa tay marna madaxaga hoos ha u dhigin aduunka meeel kasta oo joogtid qadiyaadada una dagaalan VIVA SOMALILAND
@AyaanMuuse-qd4lc
@AyaanMuuse-qd4lc 4 ай бұрын
still wan dhagaysanaya happy 18 may my dadkiii
@xabdi9667
@xabdi9667 5 ай бұрын
Always is the best song happy 18 may 2024
@SadiiqHassan-q8p
@SadiiqHassan-q8p 5 ай бұрын
Aleh haun danbi dhaafo marxuuunla cabdi qaboojiye
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Dadkeyga somaliland dan bey wada leeyihiin 2021 ayaa dawanaya like sar hadad iga danbeyso😂👑🖖 3 August ilahay ha u naxariisto cabdi qaboojiye wll usoo duceeya ax😥😪😓😭😭
@apdilaahisule6360
@apdilaahisule6360 3 жыл бұрын
Hes qiimo lEH 🤔ilaaHy Haku naxaristoH aDER ABDi qaBoojiyE😓
@hodanahmed9579
@hodanahmed9579 5 жыл бұрын
Allah yacizak labadiinaba
@KhadanIbrahim-j8d
@KhadanIbrahim-j8d Ай бұрын
Heestan waxa dhgysanyaa 2024 /8/30/ hbn sabtiya caasimada hargaysa caday kadawanayaa inta iga dambaysa walaalahay reer Somaliland wn idin jeclay dalkeenii wuu hayaamee soo duceeyaa walalayaal
@mawliiddarwiish9037
@mawliiddarwiish9037 4 ай бұрын
2024 5 11 Dadkayga somaliland danbay dabciga wa wada wallalo 💚🤍❤️
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 4 жыл бұрын
YaaH ilah dhegeyzanyah heeztan 2020 😘
@nimcanmohamed4273
@nimcanmohamed4273 6 жыл бұрын
Somaliland guuul hore u soco insha allaah
@sharmarke4928
@sharmarke4928 6 ай бұрын
alle ha u naxaristo cabdi qabojiya amin
@suhaybcabdi182
@suhaybcabdi182 Жыл бұрын
Heestan markan dhagaysanayo waxan darema inan dhulkayga hooyo meel iga wanagsan anay jirin mnzha alh💚🤍❤️
@azmaahmed6486
@azmaahmed6486 3 жыл бұрын
2021 Somaliland 🟩⬜🟥Halakan yaa jooga talow hada ❤
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 4 ай бұрын
Who is watching 2024
@neymardazilva
@neymardazilva 4 ай бұрын
7 saac heesta iga horaysay ❤❤
@fighterforlife5284
@fighterforlife5284 4 ай бұрын
Hahaha
@abdilahiyousuf2705
@abdilahiyousuf2705 5 ай бұрын
26/4/2024 Somaliland Ha Nolaato
@rahmahussein1828
@rahmahussein1828 5 жыл бұрын
Wllhy i steal remember 2010when President silaanyo became the President republic of somaliland
@omarnilshassan5338
@omarnilshassan5338 9 жыл бұрын
nic song alle hadayo fanaaninta nimco sharaf and qaboojiye
@niciimacali4464
@niciimacali4464 6 жыл бұрын
This IAM Neve for get wlhi Becouse wxan xasuusta. Malintaas Wxan barana yhy computer ka Iyadana ku bartey computer-ka
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 5 жыл бұрын
This song is the best for Somaliland people nimco yasiin and candidate gaboogiye mashallah go forward X X x
@kingzamiir7553
@kingzamiir7553 10 жыл бұрын
mshlh nyc song viva somaliland
Jooqle iyo Nimco Yaasiin   Haye haye
6:38
cabdulahimc
Рет қаралды 1,4 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 20 МЛН
Maryan Mursal: Somaliland HD
6:12
DunyAAakhirah
Рет қаралды 3,8 МЛН
HEES SOMALILAND SOCDAASHOO
14:03
BAALGORAY MEDIA (BAALMED)
Рет қаралды 65 М.
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,4 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,9 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 517 М.
Calanyahaw hadhicin ( Somaliland)
10:01
wadadhabibi
Рет қаралды 624 М.
somali music Jooqle iyo Nimco Yaasiin C/ soo dhawoow aan ku dhowrto waligey
10:45
Somaliland hadaay tashatay maxaa loodaba socdaa
8:51
somaliland247
Рет қаралды 530 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН