Ninkaa waxay ahayd in bilad geesinimo la siiyo iyo waliba hadyad uu ku farxo. Marka aad maqasho geesi wadani ah waa nin kaas oo kale
@sulekhasaid28913 жыл бұрын
Manisha Allah runte wa geeesi dhulakisa ila ilenaya Ragide hore usoco sidiso kale aya lo bahana yahaye Somalilander dhaba
@osmanali6633 жыл бұрын
Reer dhoqoshay qaranka meel fog bay ka keenen ila 2008 argagaxisada qabteen iyo maanta oo qowlaysato south africankan qabteen good job.💪🏾💪🏾💪🏾
@somalialnd45423 жыл бұрын
Somaliland maaha mid aayr layskasoo gallo gaall iyo qof islaamaba looma ogolla in uu sharci daro kusoo gallo dhulkan
@munayusuf49493 жыл бұрын
Manshallah waa si fiican wuxuu ninkaasi sameeyey
@abrahammussa46583 жыл бұрын
Dadku wa u dedaalayan ilaalinta dalka lakin nasiib daro dawlada aya tuugada la shaqeysaneysa
@doodidoodii43813 жыл бұрын
guuleyso geesi dowlad waayay oo waddani ah weeye Allow ku barakee ragna wadanka Cadawga bey ku soo hogaaminayaan asagoo reer miyi aha wakaa ninba garaadki buu gartaa qalad iyo sax
@samiraomar81383 жыл бұрын
Maasha allah waa geesi
@hareedkaiseOomaar3 жыл бұрын
Ayaxa la qabanaya ma jirtee macdanta la baadhanaya🥺🥺
@fayselhassen46813 жыл бұрын
Waa xaqiiq Ayax doon May Ahayn Ee Dahabdoon bayAhayd
@amdualeh58023 жыл бұрын
Was in diyaaradahaas lagu daro qof ka mid ah dadka deegaamada ay tegayaan si looga hortago in dhibaato timaado.
@fayselhassen46813 жыл бұрын
Absolutely Bro. Waad saxan tahay Ragan In Gaadh la.ga hayo weeyi Macdan bay baadhayan
@GQ-sz2xn3 жыл бұрын
Shacab iyo ciidanbe dal ka wanu ilaalina heegan buuxa aya lagu jira
@abdisalansubane81443 жыл бұрын
Masha allah waa wadani wa insomaliland balada geesi lasiyo hady cadaw ahy wa qabty
Geesi, waa in loo abaal gudaa .Adeer sheekadu ayax kaweyne dadka runta usheega ayaxu ilayn caws qalal cunimaayee.haddi kale markey buuraha agdagto hala beegsado
@jamalskp72803 жыл бұрын
Soomaha
@hamzacabdi69073 жыл бұрын
Halkad shan ku jogdaan dagal Labda kaogadaa isqaa qow💚🤍❤🥰from jabutii🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰
@horijoogmedia3 жыл бұрын
Masha allaa ninkaasi talyaha dhaqoshay ha laga dhigo
@abdullahalmuwaxid96433 жыл бұрын
Haha Fariid, sidaa inooga ilaali ina adeer. Nin rageed
@abdulwahabaden21163 жыл бұрын
Wlhi wa rijaal
@abdirizakahmed89003 жыл бұрын
Waa Muwaadin Dhaba
@mrabdalla30803 жыл бұрын
Adke weeye walahay
@mubarikmaxamed10843 жыл бұрын
Waa dowlad iyada lafteedu indha la'aan ku socota iyadana ka masuula wax kasta oo dadka aay diratay ku dhaca
@hanidheeman62623 жыл бұрын
War ninkani Waa Geesi
@ahmedgarodhi89693 жыл бұрын
Libaax deeh raganimo tusey good work
@ismacilsaleban78453 жыл бұрын
waar dadka dalka ka shaqaynaya waa in aminigooda la sugaa ilaalo ama turjumaan lasoo raaciyaa wasaaradaha soo dirayna dakaanka ay u dirayaan warbixin kasoo horaysiiyaan si aanay dadkaa shaqaynaya dhibaato ugu dhicin wasaarada beeraha ayaa ka masuul ah wixii meesha ka dhic laaha alxamdulalaah dhibaato madhicin waan idin salaamay
@muhiadinabdirashiid60623 жыл бұрын
Nin rageed weye walahi
@mustafefarah77113 жыл бұрын
Wallhy ninkasi waa nin rageed kaligi iyo helicopter
Geesi geesi dhaley ninka reer miya ah waa kuwaa ragii saxa ahaa ee wadanku siduu wadanka u ilaalinayo kana wuxuu ku leeyey waanu ogeyn beenaale
@saynabSr3 жыл бұрын
Dawladu way ogayde dadka reer miyiga baan ogayn diyaarad cidina ma soo qabateene way is hubtay cidna danbaanay kalahayn haday tuugo tahay markay dhaqdhaqaaq dareentay duuli lahayd may sugteen inta loo imanayo
@anabmohamed3443 жыл бұрын
Hadaa muxuu isu duqeynayey kii hadlayey wax ay ogeyd ayaa iska yar qalab ay diyaarada ku ogaadaanba ma hayaan
@zahraibrahim40253 жыл бұрын
Habalyo waa wadani assala lakine dawlado waa iney kawargalissa dadka ku nakhan halka
@hussinahmad30743 жыл бұрын
Ok maxay dayaaradu u soo ogeysiin weydey dawlada hadii aaney wax kale wadan waa su aal
@FarahAbdul3 жыл бұрын
Markaa waa dayuurad ka soo talawday itoobiya miyaa.🤔🤔🤔🤔
@juweryadahir46763 жыл бұрын
Geesiga abaalmarin tiisa u leyahay
@jamalfaras50633 жыл бұрын
Macdantii wadanta diyaaradahaas ayaa gurtay
@abdulraven99943 жыл бұрын
👍
@ismacilsaleban78453 жыл бұрын
laba qof diraarada yare wataa maxay macdan qaadan karaan waar wax hubsada wasaaradaha shaqaalalaha war haka soo horaysiiyaan
@fayselhassen46813 жыл бұрын
Way Qadan karan Hal dhagax oo jeebka Gali kara Oo Diamond Ah kana Qiima badan diyarada Ay watan iyo waxa hanti hargeisa dhaxtalba way qaadan karan
@cabdinaasirjamaac60103 жыл бұрын
Ninkaasi shaqo fiicanbu qabtay
@fahadrashid7863 жыл бұрын
Dadkii dhulkalahaa waakuwaa Lkn waxa ay su aashu kataagantay Jiilkayagu sidaa wax ma uqabankarayaan Waa su aal iswaydiin Mudan Feejignaantu waa muhiim
@tormundgaint10223 жыл бұрын
Macdan diyaarad laguma baadho.
@SOOMAALIMIDAH3 жыл бұрын
Dowlada waa in la socotaa dadka ajanabiga ayaxa raadinaye waxaa macquul ah in wadaan hoosha loo diray wax kamadax banaan in wadaan waa laga maarmaan in ilaalo loo sameeya
@fayselhassen46813 жыл бұрын
Ninka Reer miyigu waa Soo jeeda Waana Runti Ayax meesha ma joogo Marka Laba waa mid 1. In Ay iyaguba Nooc kamida Ayaxa Nagu beerayan 2. In Ay macdan baadhayan.
@c.majiidmahamed27663 жыл бұрын
Anuu in leysku ganbanayo ayaan arkayaa, lakiin waxanu u muujinay in aanu Foojiganahey😂😂😂
@hamzacabdi69073 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@HRU21003 жыл бұрын
Ninkaas geesi wadaniya weeye, se maamulku waxba ma oga...
@zayidmeeaad86603 жыл бұрын
Geesi dadaalay
@jamalfaras50633 жыл бұрын
Dhagaxaantii ayay dhameeyeen
@gedefletv60493 жыл бұрын
Hadayn agaayeen maxay cid ugu dari waayeen
@niciimakhadar19683 жыл бұрын
Radaal shega wixii hawada ku so xad gudba ayay dawladaa dhami iibsan kari wayday
@nuraali76103 жыл бұрын
Sun miyu wadey gaalo waa in la iska ilaliyo
@khadramohamed98493 жыл бұрын
Kkkk kkkk kkk geesi soomaaliland guul
@jamalfarah7083 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@camelcamel64953 жыл бұрын
Yaa idinka buufin doona ayaxa.
@xamseilkacase86503 жыл бұрын
Kkkk
@bluered28033 жыл бұрын
Fake news!!😆😆😅
@mukhtarabdillahi34963 жыл бұрын
Kkkk just compared to the southern people to Somaliland people? They are totally different , Somalia waa bahalo galeen every square miles of Somalia there is foreigner.
@zayidmeeaad86603 жыл бұрын
Qoomaluudka ka daran waxaasudhan shit
@mukhtarabdillahi34963 жыл бұрын
@@zayidmeeaad8660 halkay gaalka madow Iyo kiisa cadi ay geed walba hoos fadhiyaan ayuu ku badan yahay that's the logically , no one asking what is going on somalia lol.
@aidenhassan373 жыл бұрын
Why do you compare yourself with Somalia and what has this got to do with Somalia? Leave those people alone and make duaa that allah changes their situation to a better one that’s it. Don’t speak like that it’s not good!
@mukhtarabdillahi34963 жыл бұрын
@@aidenhassan37 ok when you stopped claiming about Somaliland, I will leave them alone.
@aidenhassan373 жыл бұрын
@@mukhtarabdillahi3496 what are you talking about? I am from Somaliland!