Kkkkkkkkk Dhibaatada ka taagan putland ayaa lagu qarinayaa si indhaha Shacabka loogu soo Jeediyo SomaliLad
@sidrasirad94753 жыл бұрын
Askarta Somaliland waan salamaya geesiyada aaan gaamin wadankooda u dhaarsan ragan dhabanaano u bahan yihin runtii waayo way garadaro badan yihin goor iyo ayaan
QANBI WAA ODAY DOQON AH HORTA MARKA HORE HAYS HUBIYO
@zharmakemohiyadiin23143 жыл бұрын
Somaliland guul military idinka idunku seexanata
@shamisahmed19123 жыл бұрын
Kkkkkk🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗
@apdirahmanmaxamed44623 жыл бұрын
Aloow colaad nag dami
@abdirashidismail33973 жыл бұрын
Guulayaanidiinrajaynayaa
@cumaraxmed84403 жыл бұрын
war waxan cidan miya mise wa tugo difta kamuqata kasoteba markas kushir taga duliyohpw
@hoygaxulkiihore54603 жыл бұрын
Alle ha garnsiiyo dantooda reer buhoodle nabad galyo waartana hayna wada siiyo
@nasyadeuanyeong87073 жыл бұрын
Waar tuuladanyar ee siyaad Barre sugayaa sideeda udaays wax ay Somaliland kala maqantahay ma jirtaa sidaa ku daaya marba kooxi ha soo gashee Somaliland ta dalkeeda jecel ku mashquula tuuladanyar waxa ku nool dad jaahilnimadu fogaatay sidaa ku taaya dhulkii la burburiyay een guri loo dhaafin baa dhalaslaya oo dhaafay iyadoo ahayd meelihii sidoodii ahaa Somaliland oo dhan wax ku soo kordhay ma jiro wax ka dhacay mooyee daaya oo ku dhaha daraawiishta kkkk intaasaa ku filan
@mustafemaxamed60853 жыл бұрын
Kkkkkkkkk miyaad mirqan hadleysaa mise sidaasaa kaa dhaboo dadyo iyo dhulba kutataqaan kkkkk hadaaadan aarag buhoodle bal raadi sidey ahaan jirtey iyo hada sidey tahey mise dawacadii cadka gaadhi weydee tiri uf weeye arinkaagu, dad iyo daltoona waxaba kama taqanid s/land waxba kama ogide ee sida dadka loo aflagadeeyo uun ayaad bartee afqadhmuunka kalatag dadka iyo media belo kula magac xumaatee
@nasyadeuanyeong87073 жыл бұрын
@@mustafemaxamed6085 Somaliland in ay buuhoodle sheeda ka joogto Ayaan rabaa walaahi hadaan ahaan lahaa madaxwaynaha Somaliland tiradaba kumaan dareen sababtoo Ah wax ay la maqantahay aan jirinba qurubka buuhoodle lageeynlahaa waxan la rabaa meel Somaliland jecel tuulayar oo muruxday oo nacaybka yuururo dishaa laga daawadaa dabagaale abeeso dushuu ka qabaa kaliya ku elkaada
@cabdiqani31083 жыл бұрын
Hada wa kuwa geesiyaashii imika ciyaartu bilaabma tay
@xaajidayibabdi53693 жыл бұрын
Taliye ha baryine shan farood iyo calaacal ku dhufta sidoodii kaba ha haleeli waayaane
@cabdiraxmaanahmed26393 жыл бұрын
Hambalyosmld
@saeedofficial3 жыл бұрын
Labada dhanba wa isnki laba mushhahr aya qaadataan
@deeqsanxayadaadan73433 жыл бұрын
waxaa waxa lag qabtaa cadawga dibada ee ka gudah ka hawlgal
@fe84453 жыл бұрын
SLander, Puntlander waxaas baa lagu shubay dhalinyaradii. Aqoontii aduunka horumar lagu gaari lahaa waxay noogu bedeleen inaan anaga isu muuqano. Dalalka deriska kor bay u socdaan. Nimankan cadaw ka xun Soomaali ma laha.
@kamalkhaldoun59493 жыл бұрын
BEELOOW BAAD TAHAY INA MUUSE BIIXI HHH HHH
@sidrasirad94753 жыл бұрын
horta majeerteen maxaa nagu warwareejiyay miyay ka soo dhamatay ma wedkooda nagu wareejinaya edeb daradoooda marki iyago wadanak dumiyay anu iska daynay bay kibreen
@mubarikjama9923 жыл бұрын
Puntland dhibaato ayay la rabtaa shacabka . Waar dadka abaarbaa haysee rabash ha la soo doonanina nafo shacab laguna ololeeyee. Kii doorasho galayaaba dhiigga shacabka ayuu rabaa inuu ku khamaaro oo la is dhex eryado deegaan aan ka taag lahayn dhibaato .
@fe84453 жыл бұрын
Faalada niyad jab bay igu riday. Halka aduunku marayo iyo sida siyaasiyiin doqomeedkaa dadkii soomaaliyeed ee walaalaha ahaa u kala qaybiyeen.
@nuurqarri12563 жыл бұрын
Maamul goboleedkan yar ee puthland fara farayn dayn waydee hala soo af Jaro waxeedu waa aanku wayso jabiyo
@salasala89963 жыл бұрын
Dhulbahanta la dhaha hadla iyaga isku xoog wayn ee war xoreesta dhulkina somaliland hal kursi kuma haysatan isku xiishida yan layna iska miin so hor mariin siidi nacaski o an damir ba laheen
@adandayib26103 жыл бұрын
Somali maryooley...iyagaa dhib isugu filan.
@sidrasirad94753 жыл бұрын
looooooooooooooooool fulayaal weeye shadadii way u saran tahay gaadhiga war waxan dhabayacada wa caqli ciyaal maraamiina niicdooda nagau badatay
@mmhhgg223 жыл бұрын
Kkkkk waligii salaan muu bixin, reer baadiye tuute loo galiyey. Waagoi hore Ogaadeen baa caqli xumayaal lagu sheegi jiree, dhulba-hante ayaa ka daran. Nabad ma ogola, dirirta sokeeye ma daayaan, waxba ma bartaan, isma maqlaan, waa meel xun joogayaan.
@mohamedabdishire43563 жыл бұрын
Isaaqland o ku haya ingriski ba na jeclaan jirey ( naagad u tihin franjiga nalashta weyna nasab haddi ad tihin gaaladad nici lahayden) bal buuhoodle agtiisa taga midkaas hadba dhan u ordaya o dhawrka ciyaalka ah o adeer u yahay naf ha ka dhawrina isaguna xoogaga mushaarka ah ba ka nac nacsineysa adinkuna intaas baad carrurtina iyo naagihna ku seexisan e agteeda ma tagi kartan ayadoon xatta ciidamo Puntland joogin Marka faan been ah isku jiibiya