Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartey Xaaladda Ceerigaabo

  Рет қаралды 25,879

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 77
@ahmedmxamed-w8g
@ahmedmxamed-w8g 2 ай бұрын
Dagaal wiilkuma dhasho wiilba kudhinta😮
@MustafeGedi
@MustafeGedi 2 ай бұрын
Muse wuu fashilamay uffff
@Saynabjaamac-w9y
@Saynabjaamac-w9y 2 ай бұрын
Maan gaab ayaa tahay ama uducee dadka Ama shadhaab
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 ай бұрын
War allaah kabaqa dhiiga islaamka iska daaya
@Saynabjaamac-w9y
@Saynabjaamac-w9y 2 ай бұрын
Ilaahaw kalaqabooji in sha allh wixii dhib wadana Allaw qabo
@mudiali719
@mudiali719 2 ай бұрын
Been badnaa qofku fahiima sidan miyey ku heeyn jirtey bismilaahi
@abdirahmanceerigabo
@abdirahmanceerigabo 2 ай бұрын
waxan la yaabanay dhulbante ceerigabo ku tamaya ala nabadu macaana ceerigabo waxa leh isaaq gaar ahaan habaryonis
@YFC-lo9nj
@YFC-lo9nj 2 ай бұрын
Haduu Isaaq, gaar ahaan Habar Yoonis leedahay Ceerigaabo, Harti gaar ahaan Dhulbahantena Burco bay leedahay. Waar nabada ilaashada wiilasha Habar Yoonis ee reee Ceerigaabo. Hadaad kursi qarmuun iyo doorasho naftiina u huraysaana, soo dhawaada.
@israwadani9113
@israwadani9113 2 ай бұрын
Waa mujrimiin bal sheegi maayaan inay iyagu bilaabeen dagaalka oo ay uhaadhsadeen shacabkii dhulbahante ee degaanka ulahaa ceerigaabo marka ilma muuse juudaan waan ishuran nahay saaxiibayaal
@Saynabjaamac-w9y
@Saynabjaamac-w9y 2 ай бұрын
Dee kaalay siilkaa Rasaas lagaala dhiciye
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 2 ай бұрын
Sheekadu miyaynan ahayn harti kuma dhacee hawiye ku carar inaa lilaahi wanaa ilayhi raajicuun war xasan iyo hawiye layne raga iska celi aaway qarakii qaranka qaranka qaranka 😁😁😁 walaahi reer sheekhoow sanadkaan waad idinka naxay haykay idinlamarayso oo imika ceerigaabaa lagugu haystaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍
@cawoqueen6262
@cawoqueen6262 2 ай бұрын
War War ka daa doorshadaa la rabaa in dib Loo dhigo muuse wadankii wuu baabi i yey
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 ай бұрын
Ahmad karash ma shishiyeeye ayuu ka yahay ceerigaabo according to iidoor view
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 2 ай бұрын
Haayoo martibuu ku ahaa ada se wuu tegayaa
@hassannur8022
@hassannur8022 2 ай бұрын
Odeyaashii dhulbahante ee Madaxweynaha kula kulmay Ceerigaabo ayaa la rabaa in lagu laayo halkaa reer ceerigaabo hays xakameeyaan. Ninkii hadimo taliyaa isagaa u hallis ah
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
Muuse biixi wuxuu isleeyahay dorashada ayaa dib loo dhigi laakin tani waa tu ku dhimanayay
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 2 ай бұрын
Meentteeiure
@munasagal2496
@munasagal2496 2 ай бұрын
Waa ninkii fihima quuje inagu so saaray marku sool badhasaab ka ahaa, marky furayna ay waalaltay ilaa ay hadana dib u sixirtay ganacsade barkhad jirbiil. Ilaa hada wa sababtay u Samir la'adahay😂
@MohamedAliismaail
@MohamedAliismaail 2 ай бұрын
Enen ene Wara umada kaa hora Dhaqan
@cabdimahadcabdilaahi2172
@cabdimahadcabdilaahi2172 2 ай бұрын
Kani wa xoolo
@Sinoy21
@Sinoy21 2 ай бұрын
Somali qaabil baay isku leenaysa Ethiopia naa dhuul somaliyed baay rabta ,
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 ай бұрын
Waa qalad in qolo qolo kale udowladeyso...war waxaas ma soconeyso... Qolo walba deegaankooda ha joogto inta wax laysku afgaranayo
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 2 ай бұрын
Asc, Dhulbahante dab waa geliyeen Ceerigaabo.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
Muuse biixi baa dab galiyay Somaliland, sowdinkii lahaa dawlad baanu nahay maanta ma Dhulbahante baa qarankii badhida weynaa soo gabagabeeyay
@NimcoFf
@NimcoFf 2 ай бұрын
​@@dalaisacgibril5899muuse haduu yimado waa gurigisi hadaba w Mxaa kugu dhacay ilaa saaka qaxaagii bilaabmay
@umulula3107
@umulula3107 2 ай бұрын
muuse isaaga dagaalka bilaaba waayo doorasho marabo .ilaahay kayaabo oo umada dagaalada kadaaya weligood wey wada deganaayeene ish
@Ninwalan-v9i
@Ninwalan-v9i 2 ай бұрын
Hadan mandaqada Isaq laga wayin been ayaan maleyay dulmiga ad wadaan waydun arki
@Ami-q9x
@Ami-q9x 2 ай бұрын
Isaakkhow iskulaabta ee dad caqli usaaxib ah noqda,dulmiga ma fiicno,reer khhatomo wadulmiseen,lkn adinkaa kujabay ,hadane tii ayaa ku socotan ,war aan wada hadalnno wax kuma xumadaan,,somalia baa isku nahay,itoopiya dhul ayee rabtaa ee qabsato,(walhi 100 sano ayaa qadanee in agaso celiyo) ,lkn kooofur,dhul somaliland umasocot,lkn xukunka waa lagu heshiinkaraa,dalku waa fadaraal,dhulkiina mamusha,arimaha guud ayan wada qabsano,wax ku jaban malhn,lkn saaa kusocotaan walhi waku qaldantiihin. Shacabo dalkiina unaxa,laab lakaca iyo naceeb aan melku saleeaneen kajooga,wax badn aan wadagno ayaa jiro
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 ай бұрын
Muse aya ku xumanta wadani dagalka ceerogabo
@chiefcaaqilcabdiraxmaancal8325
@chiefcaaqilcabdiraxmaancal8325 2 ай бұрын
Kulmiye ayaa wada dagaalka waxayna rabaan in doorashadu dib u dhacdo
@life-sf1oz
@life-sf1oz 2 ай бұрын
Wallahi Waxay doonayaan in ay dhacdo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
reeer sanaag waa dad dulqaad badan lakiin maalintya kacaan dagalkooda ma joogsado waayna eed darood dabo wayne wuu walee wuu ka shekayn doonaa duliga duliga dhaalay rag geela la jogoay sidii aragaxisada soo weeraren waaay ari doonan ta ka raacda
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 2 ай бұрын
Ku qabsado mise ku weeraro
@MahdiCismaan-s8t
@MahdiCismaan-s8t 2 ай бұрын
😂😂😂😂 calaacal ssc guul from borama
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 2 ай бұрын
Reer Awdal dhuuxa iyo dhiiga❤😂😂
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 2 ай бұрын
daan dansi ayey wadan systemka taagta daran lkn Marba la daan jabinaya
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
afkanool itaal baran baro yaa kaa itaal daran kabahaad gacanta ku qaadataane naago dadka intaad iska laaysaan baad hadana carartaane
@amiira8902
@amiira8902 2 ай бұрын
nin marabo muuse ismaaciil rag badan halo laayo rahi
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 2 ай бұрын
😂
@uptownmay9042
@uptownmay9042 2 ай бұрын
Doorashada hala iloobo
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhadiga isaaq wadaa dhibtaa
@FaizaNalayeh-fs7em
@FaizaNalayeh-fs7em 2 ай бұрын
Baanawaas Baanawaas dhalay kkkkkk
@chiefcaaqilcabdiraxmaancal8325
@chiefcaaqilcabdiraxmaancal8325 2 ай бұрын
Ayax teg eelse reeb ayaa hore loo yidhi, Meeshii ay tagaanba waxaas iyo wax laid ah ayaa ka dhaca, kuwan kulmiye ee meesha hsystaa,fajidii ay aaseen weeye.
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 2 ай бұрын
Idoor iyagaa edebdarada bilaabay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dofaat inaka kibiray waa into dagaal
@Mideye157
@Mideye157 2 ай бұрын
Wax alaale iyo waxa u ka hadlaya Waa been dhinac ka raran. Inta aad saa u hadlaysa wax idin hagagaya ma jirto. Maxa Somalia geliyey dorashadina. Ka jawaab yaa diley ninki u horeeyey, yaa diley ninki makhaydisa shidanayey
@YFC-lo9nj
@YFC-lo9nj 2 ай бұрын
Been badanaa…. Ta kale misa nin oo Dhulbahante ah baa lagu dilay Ceerigaabo iyo Sanaag mase loo qisaasay wixii dilay? Been buu marba wajiga dhinac u wareejinayaa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
dpprasho maba jirto dalka oo dagaal ku jira doqon yahow horta dalka ha la difaco bal eega adkan doorasho ka hadlaayo wadankii oo la soo weeraryo
@shukriabdirahmaan6066
@shukriabdirahmaan6066 2 ай бұрын
Haye ma beentii ayaad bilawdeen walle yaab waad leedihiin
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 ай бұрын
Tegistii MUUSE ee magaalada ceerigaabo waxey keentay colaad iyo in dadkii kala shakiyo.... Eedaana waxaa leh beesha keentay.
@dawanprint650
@dawanprint650 2 ай бұрын
Nimanka kibirka dadka reer miyiga ku layay miyaad sax u arkaysa
@fosihissein-x3v
@fosihissein-x3v 2 ай бұрын
bal waxay ku hadlayso eeg ceerigaabo waa magaalo xarumedka gobolka sanaag waana waxaad ku taalaan waana magaalo somaliland oo madaxwaynaha laga doortay sistamka somalilandna ka shaqeeeyo madaxwaynuhuna xukumo beesha aad sheegaysaana magaalada afarta dhinacbay kadegtaa adna degmada waxaad kuleeday tuulada fiqifuliye oo 90km ujita dhinaca koonfureed oo xigta tuulada ardaa oo shan kllloo mitir ujirta fiqifuliye oo ciidamadu isku hor fadhiyaan amarka madaxwaynahana beeshu sugayso
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 ай бұрын
@@dawanprint650 wiilkii gurigiisa lagu dileyna sax uma arki, kuwaa miyiga lagu laayeyna sax uma arko....colaada halaga hortago oo hala damiyo.
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 2 ай бұрын
​@@dawanprint650waxa kahoreeyay ninka gurigiisa lagu dilay
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 2 ай бұрын
​@@fosihissein-x3vwalaal somaliland waa magac qabiil leeyahay sanaag na qabiilo kala Duwan baa Dagan Marka dhulka isaaq ee sanaag cidna Marabto blse degaanka qabiilada kale leeyihiin udaaya ileen qabiil kasta meel bu alle kubeeraye ama dulmi isku tageera idoorow sanaag waa dhul qabiilo wada leeyihiin
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 ай бұрын
Xukuud xunoo habayaca maad dagaalku qaadaan xagee laydinka haystaa
@AwillYeey
@AwillYeey 2 ай бұрын
Way kahadashay, ruqanstay ,talbonu ka qadidona,warbixin iyo hadaltiro .warya amus.
@cawoqueen6262
@cawoqueen6262 2 ай бұрын
War Beenta iska muuse waxan ka danbeeya
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 2 ай бұрын
Below weyn 😂
@CabdirashiidCumar-vx2zu
@CabdirashiidCumar-vx2zu 2 ай бұрын
Meesha inta yaree joogta ka saara dagaal waa lama huraan idinku bilaaba kuw idinla joogana ka bilaaba maxaa ka eeganaysaan
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 2 ай бұрын
Bal Naagan Beenaalaha Eega
@XuurAfcade
@XuurAfcade 2 ай бұрын
Yaa is gaarey war isaaqaw is adkeeya cabaadka joojiya
@AbdikhadarOsman
@AbdikhadarOsman 2 ай бұрын
Waar soo soco muuse ismaaciil oo kaliya kugu filan ceerigaabo goojaacde maha
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 2 ай бұрын
Soogelisee kasaar oo hadaaq baratay kkkkkkk 🤣🤣🤣🤣
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 2 ай бұрын
darood daba dhibtow ma aniga maanta dagaal igu so fafakanaysa wa taqan tarikhda madow ee aan kugu dhigay adeer is daji😂
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 2 ай бұрын
​@@Mohomettnaasirhhhhhh anona rabin inaan qabiil Dhan caayo ama xumaan Beena kasheego balse abwaanadi iyo halyeeyadii somaliyeed baa isaaq horay kaga gabyay Inu isaaq ama idoor waligiis daba dhilif u aha gumeystaha maantana itopia ayu afka saaray Marka walaal tariikhda idoor leeyahy dhanka dagaalka isheeg bal
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 2 ай бұрын
Waar xukuumad matihiddin huwan baad tihiin eedifaaca shacabka ama meesha dhafa waxmayda baa tihiin ee difaaca dalka oo nuuxbaasto hala badalo
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 2 ай бұрын
Maalaade pastar
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 2 ай бұрын
Shiinow dagaalka idinkaa bilaabay Nin gurigiisii ku weeraray oo ku diley,ceerigaabo gudeheeda. Xaqiiqda ka sheeg Sidhu dagaalku ku bilaabmay.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Inkaa bilaabay dagalk iskaa dikay 5 qof
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 ай бұрын
War nin wayn baa tahay beenta jooja
@ruushalijamac638
@ruushalijamac638 2 ай бұрын
beenale
@janira7480
@janira7480 2 ай бұрын
Benti sheegayo arag xukumada Somalia 🇸🇴 ma ku tiri ku dul dad MASAK’ı in ah ahlunaar 😮😮😮
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 ай бұрын
Hayaay hayaay hayaay hayaay waar kac wear kac hubka qaata oo kaca waar cadowga iska dhiya wasiir kaanoow id casil fulayahow xilka iska dhiib, laysa soo gelyey waar dagaal gala oo Dalka difaaca, talaay RAG la,"aaneey ba, rag ma haynee haweenee haweenoow kac
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 101 МЛН
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 17 МЛН
ЛУЧШИЙ ФОКУС + секрет! #shorts
00:12
Роман Magic
Рет қаралды 10 МЛН
Ioollanka doorashooyinka iyo dhacdooyinka ku sidkan
16:29
MM Somali TV
Рет қаралды 18 М.
Hulp Gaza wordt nog moeilijker, Israël verbiedt hulporganisatie
2:59
NOS Jeugdjournaal
Рет қаралды 32 М.
DEG DEG XAASKA DARAWALKII GABDHIHII NAIROBI LAGU GOWRACAY OO SIR BADAN SHEEGTAY
22:20
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 101 МЛН