somaliland oromadi aya inagu soo yaacday oo caasimadi hargeyso meel kasta kadhistay cooshado yaryar

  Рет қаралды 3,951

IIDAADI WARKA

IIDAADI WARKA

18 күн бұрын

#IIDAADI_WARKA,
FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
#Shere #Like #Subscrub

Пікірлер: 20
@sssdddf8508
@sssdddf8508 16 күн бұрын
Waa run magaaladi Hargeisa xalbay u baahantay
@guleit89
@guleit89 16 күн бұрын
Why do all Somali diaspora talk the same ascent
@Fays2010
@Fays2010 15 күн бұрын
Itoobiya waa in IsakLand u daneeyaan waayo waa walaalahooga, Somalina iyakaa idinka xiga
@ladannorway6938
@ladannorway6938 16 күн бұрын
wadankaa baynu leenahay
@jibeise1
@jibeise1 15 күн бұрын
Naagaha ayaa Caqligii ku Haray Ragii Dhiig iyo Dhac Ayey ku Mashquulsanyihion Ee Ha loo Dhiibo Hay,adaha Dhaqaalaha iyo Horumar ka
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy 16 күн бұрын
Wallaahi burcad ka jidad wanagsan inkastoo aanay laami lahayn, hadana ma arkeysid koleyo Laga dhisay wadooyinka!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/laa,aand
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy 16 күн бұрын
Walaal waa qirotaye, hadaad maanta joogin lahayd,waxad oganeysaa inuu wadankiial 25:49 Noqday 60kii, waxasina waa qabyaaladii oo ay Soo noleyeen Wakhtiigii kulmiyhii 1aad, tasoo ay Sabab u ahayeen Xirsi & Xaashi!!!
@fe8445
@fe8445 15 күн бұрын
Fiiri. SL waa filin been ah. Aduunku maanta waa sidee u horumaraa. Shaqo, waxbarasho, caafimaad. Yaan waqtiga laydinka dilin. Madaxweyne aan baasaboor lahayn qaran baan ahay ha ka yeelin. Hadii kale adaa waalan.
@sulamanbakool8747
@sulamanbakool8747 16 күн бұрын
Caanaha Xamar ubaahan ee soo saara. Oramada haka iibinina way nagu cayilayaan taa baa kutalin lahaa
@ahmedalin
@ahmedalin 16 күн бұрын
SOLUTION WAA IN LA HELAA HOGGAN DADKA U SHAQEEYA, MAAHA MID DADKA KA SHAQAYEYSTA. BEERALEYDA & XOOLO DHAQATADA WAXAA CAQABAD KU AH LACAGAHA XOOGA LOOGA QATO TIIYO WADAMADA SHEEGAYSO DHAQALA AHAAN KABA DADKOODA KA SHAQYA TACABKA XOLAHA & BEERAHA.
@husseimali1139
@husseimali1139 15 күн бұрын
Oromadu waa wadaniyiin ku xaquuq ah kan Hargeisa ku dhashay,, soo tii Oromo lagu biiray, walaalihiina cusub soo dhaweeya.
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 16 күн бұрын
weligiyi doodan dood kacilmi badn maan arg reer somaalilaan shicbku waa dad cafimaad qaba oo wanagsan lakiin siyasiintii ba xoolo noqtayi iyagu imnka u ma taliyaan xabglayaal qaxoontiyada gaalada jooga ayaa somaalilaan utaliya
@fe8445
@fe8445 15 күн бұрын
Xagjirnimada iyo laablakaca iska daaya. Caqligu ha shaqeeyo. Qofka qaldan ku dhiirada inaad tiraahdaan waa qalfan tahay. Hayska daba soconina. Waa iga talo.
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy 16 күн бұрын
Dhalinyaradii aqoonta lahaydna waxaa u hiiliyeen 2musharax oo aad u dhaliyaro ahaa Mooge& barkhad, Mooge waa lagu faiday, barkhadse waa lagu khasaray, qabyaladiina wey sii laba laxadsatay ee wax ka ogow!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/la,aand,
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy 16 күн бұрын
Hada Siciidaw wadanku idinkuu iidan bahanahay, waayo idinkaga wax ka qaban lahaaa,kalayoo intaad iibsataan 12baloodh, kana dhista guri & beer waxkastaa kaga bixi karaan, ta kale haku fekerina inay dawladu wax qabato, waliba kulmiyahan Labaad, wuxuu Xidhay lacagtii fadhiga lagu Cuni jiray, oo Xarantiibu ka ilaaliyey bulshadiisa!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/laa,aand
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy 16 күн бұрын
S/la,aand waxay u bahanahay Duco, waayo si adag baa laynagu Soo duulay, qurba joogtaa loo bahan yahay inaad timaadan, idinkoo kooxa aad wacyigalin Sisaan !!??🧠✍️⚖️🫅S/la,aand
@ahmedalin
@ahmedalin 16 күн бұрын
ILAA IYO 60-KII WAXAAN KU JIRNAA WAA LA INAGU SOO DUULAY. WAAR SAAS MAAHEE WAA HOGAGNKA OO AAN QIRANAYN WAXQABAD LA'AANTA.
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 15 күн бұрын
Somalilanderskii baan difaaci karin dhulkooda, markuu dagaal bilaabmo... Oromadaa ayaa baangada u qaadan Faqash iyo Qadaadweyn. Isaaq wuu jilcay. Illahaybaa Oromo u soo diray inuu ka ilaaliyo cadawgo jiifa.
@abdirisakahmed9101
@abdirisakahmed9101 16 күн бұрын
Waligiin la idin a aqoonsanaayo waayo qoys yar oo dhulbaahante ha ayaa a idinka badan iyaga a la aqoonsanaysaa calool xumo baad a ku danbaynaysan
@osmangiire1349
@osmangiire1349 16 күн бұрын
Don’t forget they spit every where😂 Why do you people spit too much? I think it has something to do with eating too much QAAT.
ICTIRAAFKII SOMALILAND OO WAJI CUSUB YEESHAY & DOOD KULUL
43:28
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 83 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 16 МЛН