No video

Marka Aniga Madaxweyne La iga Dhigo Ayaan Keenayaa Laascaanood Hadday Tahay Ma Jirto Doorasho La...

  Рет қаралды 25,124

Hargeysa Today

Hargeysa Today

Күн бұрын

"Marka Aniga Madaxweyne La iga Dhigo Ayaan Keenayaa Laascaanood Hadday Tahay Ma Jirto Doorasho La Qabanayaa" - Cabdilaahi Darawal Oo Furka Tuuray, Dhaliilo-na u jeediyey Xisbiga Waddani
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
#ShopwithKZbin
#Nsaleonyoutube

Пікірлер: 45
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 9 ай бұрын
THANKS FOR SPEAKING. THE TRUTH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jmabdi2843
@jmabdi2843 9 ай бұрын
Asaaasaq...😢
@user-kk5gq7yk9l
@user-kk5gq7yk9l 9 ай бұрын
Cabdillaahi darawala isma oga in la og yahay lagana jaridoono wallaahi raguu way kuu taala manta ayaa lagula sugayey waa Halka aad gasho
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 9 ай бұрын
Halkeedii ayaad dhigtey Masha’Allah tabaraka’Allah guuleyo geesi👏👏👏
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 9 ай бұрын
Qarankee walee idoor been baa uwad ah subxaan alaah
@husseinduale9354
@husseinduale9354 8 ай бұрын
Waa ku jiraan Oo yaaka dhigaya xirsi madaxweyne
@moegreenback6854
@moegreenback6854 9 ай бұрын
toban calan buu hareeraha iska dhigay laangaabka xun ee Muse iyo tolkii u naageeya
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 9 ай бұрын
Geesi awoogay he is new faarax nuur
@aminahassan1173
@aminahassan1173 9 ай бұрын
Adeer waa runtaa awela waa la arkayey in wadani ka danbeeyo dagaal laascaano waayo ina khaliif ayaa wakiil uga ahaa iyana way ku taageersanaayeen hadana ways cadeeyeen
@Global.Nature1
@Global.Nature1 9 ай бұрын
Adkeyso iskaa daa urjileeca
@jamalskp7280
@jamalskp7280 9 ай бұрын
Shir isaaq arab iyo tol jecle iyo ayuub ha ku baaqaan
@XasanXaashi-qq2hp
@XasanXaashi-qq2hp 2 ай бұрын
WAXAGU WAQIIRO JABAN ILMAKADHOW
@jamalskp7280
@jamalskp7280 9 ай бұрын
KA SHACAB AHAAN DOORASHO MABA RABNO UMANA DAREERAYNO
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 9 ай бұрын
Adigu ama xiiq ama badhaaci abidkaa sidaasaad u ooyi adigoo badhaacinayana waad baqtiyi dawona ma lihid
@Xiingalool
@Xiingalool 9 ай бұрын
Madaxweyne run ah
@hiboahmed4819
@hiboahmed4819 9 ай бұрын
Dadka reer somaliland ma dooranaa xisbiga wadani ee huwanta la shaqeeya ee dadka isku diraaya ee buurta saaray gudcur gude iyo inta la socota ayaa doonaya
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 9 ай бұрын
Ma rabno Hooyadii kheyr ha hesho
@user-fd6pn9jg4y
@user-fd6pn9jg4y 9 ай бұрын
Xaqiiqdu.waa.sidaa
@ahaiban1
@ahaiban1 9 ай бұрын
Waa runtaa C/l Darawal, Xisbiga Wadani waa ku dheeraad Somaliland!!!.
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 9 ай бұрын
Waa hadal xaqqa
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 8 ай бұрын
Run badanaa geesi weeyi
@user-kk5gq7yk9l
@user-kk5gq7yk9l 9 ай бұрын
Darawal waad mahadsantahay in yar na sug
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
C. daraawal , waxa uu doonayaa in uu naga iibiyo maanta ayana urur ayaan samatay Berito mataxweyne ayaan noqonayaa,, taas wax shaqaynaya ma aha
@shabeel7467
@shabeel7467 9 ай бұрын
Laba nacas Ciro Cambe iyo Xersi Xaraami ayaa maskax u noqday talow ninkii odayga ahaa ee Cabdiqadir Jirdeh muu bulaacadan Wadani iska casilo magaciisa ilaashado.Wadani wuxuu noqday Huwantii Gudaha.
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 9 ай бұрын
Salaam Alaykuma first one thanks waarun🎉🎉🎉
@ahmedawale2572
@ahmedawale2572 9 ай бұрын
Madaxweynaha mustaqbalka dhaw xaqa ayaad dhayda ka cadaysay
@ibbrahimkosaar1887
@ibbrahimkosaar1887 9 ай бұрын
Wuu waaashay darawal toos buu maryaaa u tuuray
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 9 ай бұрын
Waa hadal xaqiiqa cid danbe dalkan laga maslixi maayo
@abdijama2285
@abdijama2285 9 ай бұрын
HARTi is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂
@nathra7351
@nathra7351 9 ай бұрын
Muj waad mahadsan cadowga gudaha Runta ayaad u yeeshey cadowga somaliland hajabo isha allah
@user-kk5gq7yk9l
@user-kk5gq7yk9l 9 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 7 ай бұрын
Dee adeer laascaanood cidna doonimiiso meela mahayistaan soomaalilaan iyo budlaan dhexdooda ayeyi ku madhnayaan waanaad arki cirooyi maxaad soo x
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 9 ай бұрын
oo ma waxaad rabtey in ay dagal qabiileyasan in ey idinkuraacan garxajis oo Dhooqada hanala walaaqan doorasho aad naba kudiiden miyaa Colaad ku kenaysa aad na
@jamalskp7280
@jamalskp7280 9 ай бұрын
Mujaahid
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 9 ай бұрын
Colaad kuqabaneysaa yaad bentaa u shee geysaa garxajis idinla soo geli maayo Dhooqada er melkale la aada
@Yasmin-ub2tv
@Yasmin-ub2tv 2 ай бұрын
Hadday adiga laascaanood kugu imanayso ha maqnaato weighed yes soo noqon
@user-kk5gq7yk9l
@user-kk5gq7yk9l 9 ай бұрын
Cabdillaahi adiga ayaa uga dhaw adiga ayaa macan kudhiigle ah adiga ayaa xun kiis baa kuu maxakabada ciidamada waanad xukumantahay adiga qirtay in aad dhiig sokeeye ga shay dishay kumaan kun inaan oo somaliland kornayl kornayl Cumar dhalay finish iyo qaar kale oo badan
@farahabdi2205
@farahabdi2205 9 ай бұрын
Bacaaac
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 9 ай бұрын
Maryo Aloolka/Suuf-Aloolka waxaanu usheegaynaa cid doorosho idinka baryeysaa ma jirto waa laba mid uun inaad Cirro ku liqdaan duuduub iyo in Hargaysa iyo Burco lagu kala qaxo oo aad xamaantiina kasii urursataan cid doorasho laga baryayaa ma jirto ee labadaas kii dantu idiinku jirto soo gala. Garxajis ama SL idinka lee waaye.
@khadaromar7385
@khadaromar7385 9 ай бұрын
Saaxiibkaa ayaa dalka ceebeeyay oo burburiyay ee isaga la sheekayso haduu wax kaa qaadanayo cabdilaahow
@engasadaxmed8800
@engasadaxmed8800 9 ай бұрын
Xaarweene munaafaq munaafaq dhalay
@cabdiadan1779
@cabdiadan1779 9 ай бұрын
Waar direewal waxaad tahay subsation kulmiya waa laguhu fahmay inaad soo qatay mashruuca qasgalinta doorashooyinka iyo hanaanku.dimuquraadiyada waa shaqale kulmiye soo dirtay no cod
@jamalskp7280
@jamalskp7280 9 ай бұрын
Waa mujaahid dalkiisa jecel waana la kala baxaya dhawaan
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 54 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Naf adaa ududayee afku sawma hadal dayn | 6 September 2024
12:38
Doowlanimo Tv
Рет қаралды 1 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН