ZAMIYO OO QOFKALE ISKA DHIGTAY OO AN SHUKANSATAY, daawo qiso na dhexmartay aniga iyo xaaskayga

  Рет қаралды 44,125

Somali Royal Family

Somali Royal Family

Күн бұрын

waad ku mahadsantahay daawashada
nagu soo biir subscribe saar channelka
si aad u daawato video ku xiiso galiya maalinkasta
fikirkaga noo reeb waa inoo muhiim
like share comments ha ilaawin

Пікірлер: 122
@saadaqmohamed5660
@saadaqmohamed5660 3 жыл бұрын
Horaa loyiri wxan calaf ulaheyn calfan meyzo Ilaahey ayaa mahad leh hda lamaane nika dhigey masha allh❣
@nasriinfarah9713
@nasriinfarah9713 3 жыл бұрын
Mansha Allah calafka waa cajiib Sikastoo laisku qiyaano Iyo sikasto been laiskugu sheego Heshiis baaa kadambeya Farxadina hawaarto 🌹Noso badiyo shekoyinka
@fahimadiamond8473
@fahimadiamond8473 2 жыл бұрын
Samiya iyo anas horta shekoyinkoda oo dhan wan dhageysta saso ay tahay labadan ruux qisadooda iyo taydu isku mid wllhi Lagana yaba sey uguleysten m.a Inan aniguna u guleysto I.a yaa rabiiii😢
@carfoonofficial9416
@carfoonofficial9416 2 жыл бұрын
Riyadaada allh kuu rumeeyo
@sudesabdifarah534
@sudesabdifarah534 Жыл бұрын
Ilaahay akuu rumeeyo
@ayanmohmed510
@ayanmohmed510 Жыл бұрын
Allah idiin fududeeyo oo isku kiin barkareeyo
@qaalisaid665
@qaalisaid665 3 жыл бұрын
Sheko xiise leh waxkasta calfka kaweyn respect somali Royal family
@nasramohamed9316
@nasramohamed9316 3 жыл бұрын
Cawa aa idin ku key horeyzo aad baan niga helay m.a Nloshiina ha waarto🔥🥰😘
@samiradiriye1531
@samiradiriye1531 3 жыл бұрын
Tarikhda jcylkina qofka aqiro loso tagyo ana kow ka ah oidin la nola
@waxmoor1979
@waxmoor1979 3 жыл бұрын
Ma qoftii inta wiilka wacday oo ku tiri saamiyo cawada nine la balan santahe imow adiga waye miya kkkkk
@shukrisharaf8647
@shukrisharaf8647 3 жыл бұрын
@@waxmoor1979 😂😂😂😂
@kaifabdikafi7596
@kaifabdikafi7596 3 жыл бұрын
@@waxmoor1979 hhhh samiiradiii miyaaa
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 3 жыл бұрын
Anas sir naageed lagama sal gaaro kugu dhacday wlhi kal iyo laab ayaan u qoslay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@Kaka-g5j
@Kaka-g5j Жыл бұрын
Mashalh lamane qurux badn kudayasho mudan isla jira waligiin
@aminamuqtarhussein5500
@aminamuqtarhussein5500 3 жыл бұрын
Hhhhh Wllhi saamiyo caadi maaha Horta qeybta maseerka wllhi waa iska lenhy zaa,id 🤣🤣🤣🤣
@mohameddeck7025
@mohameddeck7025 3 жыл бұрын
Waa qiso Aad uqurux badan runti Qish Aan Caadi ahyn TELKA DANSANAA ILA 3 BARI Warka ku dhan 🤣🤣🤣 Somali royal family Guuleysata
@saamiyaaadan6789
@saamiyaaadan6789 3 жыл бұрын
Taariikhdiina is Barashada nooso Gudbiya plz next video oo XaQiiqo Aah
@ubahladanmohamed9744
@ubahladanmohamed9744 3 жыл бұрын
Sheekadaa sheeko lamida wllhi wan sameeyey 🤣😭😰💗
@abdirazakakofficial2107
@abdirazakakofficial2107 3 жыл бұрын
Kkkk yaa ku sameesy abaaayooy😂😪
@ubahladanmohamed9744
@ubahladanmohamed9744 3 жыл бұрын
Hhhhm qofan ogahay hppy🤣🥺
@adnoyuusuf5567
@adnoyuusuf5567 3 жыл бұрын
Ninoo dhn naaga laga raacy wlhi wey kugu heshy dumashi 😃😃
@farxiyomowlidmohamed6708
@farxiyomowlidmohamed6708 3 жыл бұрын
Caawa igu kiin horeso vidioyadina dhan waka helay🥰🥺
@farxiyomowlidmohamed6708
@farxiyomowlidmohamed6708 3 жыл бұрын
M.a ilahey isku waara🥰
@abdirazakakofficial2107
@abdirazakakofficial2107 3 жыл бұрын
Sidaaaz oo kale ayey mid DuCo Qabto ah iGu Sameesay XaQiiQdii😀😥
@ubaxmaxamed5426
@ubaxmaxamed5426 2 жыл бұрын
saamiyo gabar caqli badan waaye wlhi maansha allah nin aan saas loo edbin nin ma noqanayo
@rabadaanmahamed7291
@rabadaanmahamed7291 Жыл бұрын
family qurux badan sacana dawanaya fidiyogan 11 .. 44 mind
@xaawoahmed8684
@xaawoahmed8684 3 жыл бұрын
My favorite family samiya sabiha saariin and anas
@Munamahamoud-b6r
@Munamahamoud-b6r 3 жыл бұрын
Aadban idiin jecelahay wxan idinka bartay fb wan kahelay muqaladina iyo dhaqankina fallow wa idin dhahay hadana youtube idinka so raadshay mudo 3 cisho ah igu qadatay inaa idin helo hadana wa idn helay Walalayalow wxan idnka so salamaya jamhuriyada barakaysan somaliland 💚🤍❤💚🤍❤ hadaydan garanayn salantun iga qaada kkkkkk kaftan Nolaada ✌✌✌
@ayaanosman967
@ayaanosman967 3 жыл бұрын
Lamanahayga hhhhh istafurulah kulaha weysadan is ku dhawrana ar anas dhiblow
@xaax9710
@xaax9710 3 жыл бұрын
Tageero qaas ah keep going 🥰🥰🥰🥰
@sumoyoabdihakiin4865
@sumoyoabdihakiin4865 3 жыл бұрын
Fb idinka daawn jiry hdda hely youtupe kiina Waana kufrxsnhy❤🇸🇴 somali royal family♥️💉
@ibtisaanbeutychannel2657
@ibtisaanbeutychannel2657 2 жыл бұрын
Ma idacadba hno fb
@missnajma5505
@missnajma5505 2 жыл бұрын
😄😄😄😄😄
@falizhedar647
@falizhedar647 3 жыл бұрын
Mi family waan idin wataah Noloshu ha idiin qurux padnaaTo❤️💞
@farxiyosayidcali7115
@farxiyosayidcali7115 2 жыл бұрын
Wlh sir naged lagama salgaro lkn sikastaba mata Alx wad saso gudubten anagana waxa notihin tusale dhamestrn m.a nolosha inima cisho my family hwn wcn
@shaymaahuseen3862
@shaymaahuseen3862 3 жыл бұрын
wa qiso aad u xanuun badan lkn qoftas waliga hasidayn aniga wlihy ma ku cafiyeen🤣🤣
@xiisgaraad9153
@xiisgaraad9153 3 жыл бұрын
Wlhi hada lajoogo ayaa wiil sidaa ugalaa ninaa faido makeh qayaano badanaa
@mohashiine6702
@mohashiine6702 2 жыл бұрын
Waa sheko qosol badan hadana muhimada kahadlesa 😂👍 Zhb waxaa kugu dhacdy sir dumar lagama salgari Karo m.a calaf waa cajib si kastoo la is Ku khiuano m.a gulesta wll 🙏👍🥰🙏
@munoxupey1466
@munoxupey1466 3 жыл бұрын
Wllhi waa sida aan hada sameyo 😂😂😂
@qaalimohan6325
@qaalimohan6325 3 жыл бұрын
M.a family qurux bdan alle idin dhwro ❣❣one love❣
@samiradiriye1531
@samiradiriye1531 3 жыл бұрын
Mnsha alh hoyadyda iyo abtigy frxadoda wn jeclhy
@ubaxnashaad2359
@ubaxnashaad2359 2 жыл бұрын
Allah amarkii hadii aan KZbin ama TikTok idiinku arka mapo idiin dhaafi karo Malaga haidiin Ilaape walaldey iinolaada intey nollol jirto❣️❣️❣️❣️
@najmamoha63
@najmamoha63 2 жыл бұрын
Mardhawa idin barty video yada youtobet na ja wanba bogay 🥰😅
@hansare4015
@hansare4015 3 жыл бұрын
M.a reerka aan kufaano waa niga soodaahy iga raali noqda aad aad ayaan idinjclhy m.a ilaahy hanidhoro
@cabdicasiisdaahir9741
@cabdicasiisdaahir9741 2 жыл бұрын
Aniga sidaas oo kale ayaa hotmail massenger cusub laga iga shukaansadey oo la ibalamiyey. Walahi sheekaba sheeko ayaa lagu soo xasuustaa
@sunduscabdulahi4262
@sunduscabdulahi4262 3 жыл бұрын
Noo zoo badiya sheegoyin kanoo kle the best family👑💯❤
@haliimomahamuud9707
@haliimomahamuud9707 3 жыл бұрын
Masha allha lamane qurux badan waa ina jeclahay nuulada
@maqzuudsiman2745
@maqzuudsiman2745 3 жыл бұрын
Msh allh family qurux bdn
@asma33asmashukri5
@asma33asmashukri5 2 жыл бұрын
Kulaha na kalay 🤣🤣abalkiisa helay kalabka xun😅naa ninka gaadh ka hay samiyay🤣ale ha isku kiin daayo huno
@haniabdullahi4782
@haniabdullahi4782 3 жыл бұрын
Keep going family qurux badan allaha isku kiin deezto
@zuuriziman1077
@zuuriziman1077 3 жыл бұрын
Hhh M.allh isha nacabka Allha idnka hyo
@safiyaabintuabdla1215
@safiyaabintuabdla1215 2 жыл бұрын
Tariq xumadii igu dhacdy waxy ahyd markn xbdkyga intan shukansaday anoo tijabinayay ayan lambar kale ka galy balog baa indhaha layga galiyay 😂
@yusraabdi-kariim8262
@yusraabdi-kariim8262 3 жыл бұрын
M.a fmliy qurux badan alle ha idin xifdiyo 💪💯
@suusanziciid2071
@suusanziciid2071 3 жыл бұрын
Sir naaged lagama sal gaaro ma mQli jirtay nh
@atriishomagaal1897
@atriishomagaal1897 3 жыл бұрын
Samiya caqli badanida
@aminaali5572
@aminaali5572 3 жыл бұрын
Hej hur är det Saamiyo iyo odaygeeda
@haboonofficial3101
@haboonofficial3101 3 жыл бұрын
SAAMIYA naag nool iga dheh Walee Naagba KU heshay Anasow
@saariin9298
@saariin9298 3 жыл бұрын
Hhhhhh waa kuugudhacday anasow mac 🤣🤣🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣 ar saamiyaa waan kuwataa
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021 3 жыл бұрын
🤗🤗 xusuus wakhti hore wlh
@laylaali28
@laylaali28 3 жыл бұрын
somali royal guuleysta😗
@shoaybadam9425
@shoaybadam9425 3 жыл бұрын
Qoftaas ma nooshahy manta tolow tarikh way hysaa umadan imika is qabta ma kala gayn rabty🤣
@xupiapdulahi4753
@xupiapdulahi4753 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@badarclaahi8748
@badarclaahi8748 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@cawilcawil4418
@cawilcawil4418 3 жыл бұрын
ماشاءاللّٰه king or queen
@zuuzanaali6852
@zuuzanaali6852 3 жыл бұрын
Now sow badi video 🥰🥰🥰
@hassanisioloibra6528
@hassanisioloibra6528 2 жыл бұрын
M.a family
@liizacadeey7217
@liizacadeey7217 3 жыл бұрын
Lamanaha qarniga
@faadumoabdirixman6483
@faadumoabdirixman6483 3 жыл бұрын
Keep going lamaanahayga
@hamdasaed9600
@hamdasaed9600 3 жыл бұрын
Hahaha 🤣 😂 shib isk dheh
@zuleekhamaxamed5678
@zuleekhamaxamed5678 2 жыл бұрын
Saamiya naag caqli badan waaye
@faizabeautysalon6387
@faizabeautysalon6387 3 жыл бұрын
Walhi nin adag wayo anas ninka nucan ah lagama hero jeceyl.losiqada marko qaladka qalaba
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 2 жыл бұрын
Hahahahaha Wlhi maskax bay ahayd samiyi m.a
@zuleekhamaxamed5678
@zuleekhamaxamed5678 2 жыл бұрын
Masha allh
@zuuzanaali6852
@zuuzanaali6852 3 жыл бұрын
Keep going my family
@raxmacumar1355
@raxmacumar1355 3 жыл бұрын
Mnshallh wll sheeko wacan qisadaayda ayay matashaa wllo wn ku mahdsnthin no sii wada lamaane qurux badan mnshallh
@shukricumar2477
@shukricumar2477 3 жыл бұрын
Waxaaa tihiin lamaanaha iiga farxiya uu kudayashu mudan waa cudei inisti garaabkiina nusooban dhiiga plepleple waacudsi
@iqramokhtaar19
@iqramokhtaar19 3 жыл бұрын
Xaaskagah maxaa zumaya u dhahdaa saamiya mala dhaho
@apdaleosman3054
@apdaleosman3054 3 жыл бұрын
Naguhu khiyana bdana
@dekomohamed5699
@dekomohamed5699 3 жыл бұрын
Keep going ❤❤❤❤
@yaasmiinjamac9446
@yaasmiinjamac9446 3 жыл бұрын
Magaalada Meesha ka imaadeyn sheega fulayo baa nooqtayn mj geesinimo lagu yaqaan
@caaishosaciid203
@caaishosaciid203 3 жыл бұрын
Www wllahi wey ficanthy in nimanka leska baraweyo wayo wa lisbarana hadane wax yabahs cml jcelkaba ku ziyado🤩👌✌
@azmaahmed6486
@azmaahmed6486 2 жыл бұрын
Alla idinkaaa wlhi waa iga qosliseen 🤣🤣
@mshamso5872
@mshamso5872 2 жыл бұрын
Wllhi mcn waye shekadn
@xalimomuxamed5835
@xalimomuxamed5835 2 жыл бұрын
Anas maskiin ankumumaleynayay lakin shabelnagood wayey
@سعديهعثمان-ج8غ
@سعديهعثمان-ج8غ 3 жыл бұрын
Adi gabar ee saaxiibtaa is garanayaan maxaa kuu geeyay kkkkkk dhankaas camal waala iska ilaaliyaa
@kingayuub4531
@kingayuub4531 2 жыл бұрын
Ma, family qurux badn
@ahmedhanad4100
@ahmedhanad4100 3 жыл бұрын
Masha alaah wlhy funy weeye labadan qof
@faadumofmmfaadumofmm6086
@faadumofmmfaadumofmm6086 3 жыл бұрын
Wlhi waan dawada muqaladina maxa yelay qisoyinka aad sameysin anigey igu danbeysey
@canabmaxamuud7510
@canabmaxamuud7510 2 жыл бұрын
😘😘😘😍❤❤❤😘
@xaawodiini1392
@xaawodiini1392 3 жыл бұрын
M.a lamane qrux bdn ❤💯
@sucdiabdiraxmanmohamuud3584
@sucdiabdiraxmanmohamuud3584 3 жыл бұрын
Keep going
@faisogarasmaxamuud1133
@faisogarasmaxamuud1133 2 жыл бұрын
Mash alllh
@nasramohamed1172
@nasramohamed1172 3 жыл бұрын
Sidaa iskubarateen Noka soo sheekeeya waa codsi
@muniiroabdi_karim3216
@muniiroabdi_karim3216 3 жыл бұрын
M. a alle ha idin xifdiyo video ga inoo soo badiya I. A😍💕💞🙏
@xaawamuuse1480
@xaawamuuse1480 3 жыл бұрын
Guulaysta
@mryammaryam8818
@mryammaryam8818 3 жыл бұрын
M.a ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@c.maalikmaxamed9644
@c.maalikmaxamed9644 2 жыл бұрын
Hora loyiri sir dumar lagama sal gaaro🤣🤣🤣😂
@HamdiVlogs238
@HamdiVlogs238 2 жыл бұрын
Sheeko qosol ban 🤣🤣🤣
@quensowdiina4453
@quensowdiina4453 2 жыл бұрын
Midba ayaan sas ina kusameye lkn lafteyda labad le kala hadlaye mrku iyri xirir mlhi ba block siye wakala dhamany mrka izku shegay naxdinto naxay block lasexday🤨
@Sharmakasharma856
@Sharmakasharma856 2 жыл бұрын
Aniga sxbkey hadana ah ninkeyga ku sameyey😂 balse wu is difacay gabadh ina radiyo iguma so dhicin😂😂
@kingekflimsvlogs6023
@kingekflimsvlogs6023 3 жыл бұрын
VloG soduba sxl
@yaasmiinjamac9446
@yaasmiinjamac9446 3 жыл бұрын
Yaab mj harkooda Iyo kii weyn in magaalooyinkooda sheegan Maxey oga xishoodaan ma hawiye Iyo isaaq Bay ka baqayaan iney like u sari wataan
@ugaasobeauty9143
@ugaasobeauty9143 3 жыл бұрын
Hawiye iyo isaaq maxeey tahy quruxey anoo naag h.g mj dadka ugu jeclahay ee caadi iska dhig
@mizznagha8861
@mizznagha8861 2 жыл бұрын
Sis ninkan waa hawiye gabadha mj ah mj ba ku sasate
@kafisaabdullahi9793
@kafisaabdullahi9793 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@hafso8487
@hafso8487 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@shamlaaalijiir4342
@shamlaaalijiir4342 2 жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄
@somaligammer3845
@somaligammer3845 3 жыл бұрын
😀😃😄😁😆
@Somalia425
@Somalia425 2 жыл бұрын
Ane i qabatay
@hafsahussein4536
@hafsahussein4536 3 жыл бұрын
Kadip seeh iskugu sonoqoten
@saynabhassan2
@saynabhassan2 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zahraali8521
@zahraali8521 3 жыл бұрын
😂😂
@sawdaosmanmohamed8690
@sawdaosmanmohamed8690 3 жыл бұрын
KZbin ka kala kacsada plz😭🌸wanui jclheee
@fatxifani4364
@fatxifani4364 2 жыл бұрын
sŕr
@mariyoabdrizak4385
@mariyoabdrizak4385 3 жыл бұрын
Keep going family aan jeclhy
Samiyo oo aan ugu wacay magac gabar kale kadib maxa dhacay? PRANK!
12:28
Somali Royal Family
Рет қаралды 49 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,6 МЛН
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 21 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sidee loo is ticmalaa Whey protein???
13:28
Somali Royal Family
Рет қаралды 3,8 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Casho ama qado oo ah digaag sidee loo sameyaa
13:39
Somali Royal Family
Рет қаралды 12 М.
2 sano kadib back to gym. Maxa u bahantahay markad gym bilabayso?
19:42
Somali Royal Family
Рет қаралды 4,7 М.