Soo cesho xogta telefoonkaaga ee kaa luntay

  Рет қаралды 177,958

iM252

iM252

7 жыл бұрын

Ha walwalin hadii aad xogta telefoonkaaga (Sida sawiradaada) iska lumiso! Waa aad soo ceshan kartaa weliba si fudud, keliya daawo muuqaalkan, lana wadaag asxaabtaada hadii uu waxtar kuu yeesho!
Kala soo dag halkan Disk Digger: goo.gl/vZWix4
Kala soo dag halkan Dr.Fone: goo.gl/p338yt
Nagusoo biir fadlan: im252
Muuqaalladii hore halkan ka daawo: / im252

Пікірлер: 309
@FarhiaAbdulkadir-bq4zf
@FarhiaAbdulkadir-bq4zf 11 ай бұрын
Asc wll mobelka asagoon lajibinin lama xalinkar miyaa hadii adilawdo basuwed ka mobel ka
@c.naasirxallochannel173
@c.naasirxallochannel173 6 жыл бұрын
Wll waad mahadsantahay aniga waxaaa iigu dhibadan markaaan soo rogonayo abalkeesginka lagu shaqaynayo aaan ka soo rogto play storka wuu diidayaaa oo qoraaal ayuuu ii soo dhigayaaa sxb qali
@abdialawash2359
@abdialawash2359 3 жыл бұрын
Asc, mahadsanid wall taladada aniga waxaan kuwaydiinaya telfon baa layga xaday app na kumaan xirin balse markaan ii maykii uu ku xirnaa galo oo qaybta raadin galo waxuu ii sheegaya xiligii ugudanbeeyay ee uu active ka ahaa iyo meeshii uu igaga lumay markaa waxaan u fahmay in Gimail kii lagasaray markaa appab ka maxay soo kordhin kararaan mida kale telefonka hadii xitaa lagatuuro Gimailka majiraa wax lagu o gaankaro meeshuu maray telelfon ka ? mahadsanid sxb
@kaapefx6285
@kaapefx6285 7 жыл бұрын
asc wll aad baad umahad santahy..lkn tellks seen ku ROOT garayna taasa muhim ah????
@camaarahchannel6603
@camaarahchannel6603 6 жыл бұрын
masha allaah Eng mohamed ilaahay hakuu barakeeyo aqoonta
@SaacidYusuf-vt8ky
@SaacidYusuf-vt8ky Жыл бұрын
Wll sidoo loo Celin karaa galari hore oo swrn iyo muqalo kujiree oo la apdate gareeyay phone kana was Samsung
@ibraahimagaraar9177
@ibraahimagaraar9177 6 жыл бұрын
asc sxb wxn ka codsanaaya inaat itix giliso si chemail luu suubiyo
@yusufkaalmoy2728
@yusufkaalmoy2728 4 жыл бұрын
Your best teacher in the world
@khaled__k2
@khaled__k2 7 жыл бұрын
eng waxaan ka codsanayaa inaad noo biloowdid cashara ku sabsan computerka ado mahadsan
@Ahilry
@Ahilry 5 жыл бұрын
Sxb igroned by setting ayuu ileeyhy mxn ku sameeyaa help mi
@baashiyariisow6140
@baashiyariisow6140 7 жыл бұрын
Macalin waad mahadsantahy aad iyo aad runtii wax badan baad kacaawisay dadka soomaaliyeed run ahaantii waxaa ladhihi karaa waa adeeg looo bahnaaa mahadsanid kun iyo kow jeee
@hortik484
@hortik484 6 жыл бұрын
Maanta waxaa iqabsatay qeylo waalidka sawiro iyo videos ay lahaayeen ayaa ka tirtiray , kadib waxaa raacay casharkaada ayaa kafaa'ideystay بارك الله فيك ، جزاكَ الله خيراً جزا
@sahromaxamud9776
@sahromaxamud9776 4 жыл бұрын
Video ima so noqon lkn swirda kaliya so noqday
@farnahirsi4193
@farnahirsi4193 3 жыл бұрын
@@sahromaxamud9776 wllky waxan rabaa ani mssg
@farnahirsi4193
@farnahirsi4193 3 жыл бұрын
Inan so ceshado maheshay adi ijb wllky
@sahromaxamud9776
@sahromaxamud9776 3 жыл бұрын
@@farnahirsi4193 Wixi codad ah wey ku so labanayan lkn qoraalo ma sheegi karo
@farnahirsi4193
@farnahirsi4193 3 жыл бұрын
@@sahromaxamud9776 wllky shukrn maad ii ogaato wlhi wan ku ducayn laha wllky sed codad ka ku ogatay kufiri
@caawiwalaal4013
@caawiwalaal4013 6 жыл бұрын
maxamad macalin cabdulahi thank you
@abdirashidabdullahi1288
@abdirashidabdullahi1288 3 жыл бұрын
Aad iyo aad u mahadsan tahay Macalin i am 252 Sxb Hormar ayaan kuu rajaynaayaa insha allaah
@cadnaanismail6058
@cadnaanismail6058 3 жыл бұрын
Asc wll wan istcmalay appkan lkn kaliya wuxu iisoo celiyay inyar kadibna mrkan dib ugalo wuxu so qoraa scan complet fadlan icawi mhdsnid
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 6 жыл бұрын
mhdsanid Sxb Im252 waan runtii waan ubaahnaa
@anasmohamedahmed627
@anasmohamedahmed627 5 жыл бұрын
Thank you pro
@hassanadde8169
@hassanadde8169 7 жыл бұрын
Mash Allah illah ha ku xafido sxp sare
@haliimocaadle6623
@haliimocaadle6623 7 жыл бұрын
Maasha Allah thanks
@abdisamadjoe
@abdisamadjoe 5 жыл бұрын
Thank you bro
@wllmanjalleytawllmanjalley6793
@wllmanjalleytawllmanjalley6793 2 жыл бұрын
Sxp inaadan ii soo jawaabeynin waan ogahay lkn waxaan Rabaaa inaad iga casino samsung notes aa qoraalo iigu qornaa telka waan iska dhaqay marka sidee u soo celiyaa plz jawaabtaa kaa sugaa🥰🙏🙏
@ruunshireruunshire9680
@ruunshireruunshire9680 5 жыл бұрын
Abowe noo soo gali barnamij aa kaga hadleyso sida aan gmel u sameysan karo anon tirin wxa telkeyga ku jira oo aan tiro gmelka aan hada oo aan ilaway qaab sameyntiisa markii hore iyo sameynta mid cusub ,,?? Adoo mahadsan
@najaxseid9489
@najaxseid9489 6 жыл бұрын
Masha allaha wll wn ka helay habka aad wax usharaxayso waa hab ay ku dheehan tahay aqoon
@ahmedrezw691
@ahmedrezw691 5 жыл бұрын
sc walaale waxaa iga lumay contacts iigu jiray gmailkeyga. Marka waxan so iibsaday jawaal cusub dabeetana waxaan galshay gmailkeyga magacyadii ama contactskii qaar baan lasoo laabtay qaarna way iga lumeen hadaba qaarkii iga lumay sideen oola soo laaban karaa mahadsanid
@mohameddaahir7691
@mohameddaahir7691 7 жыл бұрын
asc wll im.252 sxb jiheeye oo qilada haday kaa qal dan tahay ku jehenay oo saxan ayaan ubahanahay wax badan baan soo dajiyay lkn ma shegayaan plz
@abdirizakwebi
@abdirizakwebi 7 жыл бұрын
ustaad telfoonka sida root loogu sameeyo cashir ah noo soo qaban qaabi
@dikhilokar867
@dikhilokar867 5 жыл бұрын
Machallah le jeune somalien Allah kulajira walal qali
@abdirahmanawdhegle1120
@abdirahmanawdhegle1120 7 жыл бұрын
masha alh guuleyso ustaaadkeyna
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 7 жыл бұрын
shukran wllo lkn what's up kaygii ayaa waxa ka baxay message yadii oo dhan wuuna ii soo noqon waayee mxn sameeyaa
@asadaxmedali6900
@asadaxmedali6900 2 жыл бұрын
Walaaal waxaan ilaa way youtope chanelkeyga gemil kii iigu sameysnaa iyo pswordkii sideen ku helaa pls
@cafiifihassan5179
@cafiifihassan5179 5 жыл бұрын
Maxamed telephone ka wuu root garatsanyhy mxaad kawaa fadlan?
@abdullahimohamed7826
@abdullahimohamed7826 5 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@sadiksheikh4874
@sadiksheikh4874 4 жыл бұрын
Walaal waxa iga tirtirmay messages dhamaan nana garan garan karo sababta ee maxaa sababa ?
@rso143
@rso143 4 жыл бұрын
Walaal masoo ceshan kartaa sawir laguugu soo diray viberka oo iga masaxmay? Fadlan iisoo jawaab intaanan iibsan
@Degan15
@Degan15 5 жыл бұрын
Wall Instagramkeygii ayaa ii gali la'a fecbookga ayuuna iigu xidhna maxan sameyaa kuwa kale ayaa isoo baxaya hadan galiyo fcbkga ana keygii hore ayaan rabaa plz i caawi
@ciyaaraha24tube55
@ciyaaraha24tube55 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@katooshwadani92
@katooshwadani92 7 жыл бұрын
Thanks bro
@najmamaxamudmaxamed4110
@najmamaxamudmaxamed4110 7 жыл бұрын
Shukran wll wax badan baan kaa faa iiday
@fitaaxtanazi8425
@fitaaxtanazi8425 6 жыл бұрын
Sxb massengr fecbook sawiro iyo hadalo iga tir tirmeen wax iga wacin kartid iga caawi plz jwb
@yaasindaahir701
@yaasindaahir701 3 жыл бұрын
Wlalaka hadad arkay sid qoral kan waxan Kara ba sawiro aya gmail kayga kabaxeen ila hda say iga baxeena wan aqon wayey please hada iga cawin karto iga cawi san kuheli laha sawiradas iga lumay
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 5 жыл бұрын
Thanks sxb
@ibtizaamali8875
@ibtizaamali8875 2 жыл бұрын
Playstore kuwa badan kuso baxaya ds so dhig wll si an ula so dag
@zaynababdi6034
@zaynababdi6034 5 жыл бұрын
wllo mahadsanid waxaan rabay inaa iga caawiso memory card ayaa xogtii iigu jirtay iga dheledemen fadlan iga caawi sideen usoo ceshtaa mahadsanid jawaab baan kaa sugayaa
@MohamedAli-tb8jt
@MohamedAli-tb8jt 4 жыл бұрын
Mansha allah sami horay u soco 😍
@cadceedtawan2084
@cadceedtawan2084 6 жыл бұрын
Wad mahadsantahay Mohamed aniga waxaa IGA lumay codad muhiim ii ahaa siden kuso ceshan karaa
@craxiin_key797
@craxiin_key797 6 жыл бұрын
Masha allah lkn iPhone ka mxd wll isagana uga bixin weydo
@Maxamedofficial6069
@Maxamedofficial6069 5 жыл бұрын
Thank you teach sidee loo root gareeyaa telefonka teacher casharkaas inoo soosameey
@mohamedabdullahi7542
@mohamedabdullahi7542 6 жыл бұрын
Macalin mahadsanid
@muhammedmajid1579
@muhammedmajid1579 7 жыл бұрын
macalin mobeelkeyga files ayaa laga dhacay wixii igu jira way iga baxeen sidee u so ceshankaraa muhiim ayaan u hay plz icaawi
@sumayayuusuf4032
@sumayayuusuf4032 5 жыл бұрын
Maasha Allaah aquya waxaan ku weydiin lahaa sideen ku root gareyn karaa mobilada Tecno spark pro k8 marwalba wuxuu i weydiyaa root acces mahadsanid aquya
@PoP.mop1235
@PoP.mop1235 5 жыл бұрын
walaal waxaa iga baxay phone number dadka lagawaco mobile kayguna waa j2 ii sheeg
@arag-cusub
@arag-cusub 7 жыл бұрын
walaal mobile keega waa galaxy s5 laakin marar badan waan isku dayay inaan root galeeyo laakin waan root garen waayay iga caawi waxaan rabaa inaan root gareyo thanks
@AkramKhan-sd2iv
@AkramKhan-sd2iv 5 жыл бұрын
sxp hasoohadal root inaan root gareeyo ayan raba plz
@cabdinasirbakistaan3986
@cabdinasirbakistaan3986 7 жыл бұрын
thanks ustaad
@queenamiish8541
@queenamiish8541 4 жыл бұрын
Telka hadu iga dhaqmy sawirada ma heli kara plz help me wll
@abdishakurculimo4704
@abdishakurculimo4704 4 жыл бұрын
Wll iPhone ka sida sawiro ka lumay losoo ceshadu ayaan ka raba wd mahadsantahay
@Sultanadamqassim
@Sultanadamqassim 3 жыл бұрын
Sidee U Root Garaysan karaa Mobilka? Ustaad Maxamed Hussein???
@ismailmolaa1443
@ismailmolaa1443 5 жыл бұрын
Thank you
@abukarcalibakhdat8699
@abukarcalibakhdat8699 Жыл бұрын
Macalin sawiro wahtisapka leygu sodiraya hadana an idka dileday dib mauhelikaraa
@fatimamohamed3617
@fatimamohamed3617 6 жыл бұрын
shukran mclin
@alidaahir2052
@alidaahir2052 7 жыл бұрын
mahadsanid sxb
@Mahirmohameth
@Mahirmohameth 4 жыл бұрын
Macalin waxaan kuu weydiina taleefon horey iga lumay sawiradii igu jirey sideen ku helaa jwp wcan macalin an ku faano
@juliemalik1940
@juliemalik1940 5 жыл бұрын
Aad iyo aad ayan ugu fa'day barnamijyadada bro mahadsanid %/% wllhi ma aqan waxan kugu mahad celiyo
@abshirjama986
@abshirjama986 6 жыл бұрын
Sxb manoo soo gudbin karta android waxa igu jiro inaan ku wareejisto iphonekeyga raba sida sawirada mahadsanid
@aleeliyare2973
@aleeliyare2973 5 жыл бұрын
Asc sxb barmaamijkan wan firiyay lkn sideen ku root gareeyaa talefankayga
@khadarfiqi5924
@khadarfiqi5924 7 жыл бұрын
im252 wax fcn ayaa no soo gudbisaa sxp
@gulleedaxmedraabi897
@gulleedaxmedraabi897 2 жыл бұрын
Mobilku haduu kaa lumo seen u heli karaa xogteydii
@cabdifataaxmaxamed8181
@cabdifataaxmaxamed8181 4 жыл бұрын
Asc waan ku salaamayaa marka xigta waad ki mahadsantahay sida wacan ee aad noogu soo gudbiso Waxaan ku waydiinaa adoo mahadsantahay hadaan formating ku sameeyo telfonka ma soo celin karaa
@omarshaciye1106
@omarshaciye1106 7 жыл бұрын
Macalin adoo mahansan telka whatsapp ka iishee ama links ka iisoo dir ustaad
@salmaanyare6867
@salmaanyare6867 6 жыл бұрын
tnks bro aad iyo aad ayaan wax kaka fahmay bro
@MaxamuudSuldaan-rq2rn
@MaxamuudSuldaan-rq2rn 5 жыл бұрын
Masha Allah sxb sarre xafidullah go forward bro mohamed im252👏👏🌷👏
@cabdiraxmanyssamatar9739
@cabdiraxmanyssamatar9739 4 жыл бұрын
iam greeting you my friend thanks
@mohamedcire8376
@mohamedcire8376 4 жыл бұрын
Thank very much
@mohamudahmed6179
@mohamudahmed6179 5 жыл бұрын
mashaalh mxamed wa macalin an wax badan ka faiday Allahakusharfo
@mohamedfarahbarako4178
@mohamedfarahbarako4178 4 жыл бұрын
Asc sawiro aand delte gareeyay my iphone ma soo celin karaa
@abukarnuur7861
@abukarnuur7861 6 жыл бұрын
Mahadsanid bro gulayso waligaa
@aishaabdirahmanmohamed8061
@aishaabdirahmanmohamed8061 3 жыл бұрын
Asc wall keepsafe aya sawiro iga lumay ama laiga dated day marka siden kuso ceshankara plz😪
@abdinajiibabdulqadir8664
@abdinajiibabdulqadir8664 5 жыл бұрын
Asc im252 Waxa iga lumay sawiro kuwaasoo ku dhex jirey appka la yiraahdo keepsave fadlan iga caawi
@updifitaaxali7277
@updifitaaxali7277 2 жыл бұрын
Zxp app Dr.Fone xagee kala soo dagaa
@sihaamabdilahi4801
@sihaamabdilahi4801 5 жыл бұрын
Wllo ad iyo ad ayaad uahad santahay inraa kadib waxaa rabay mobil iga lumay sideen u helaa sawira
@cabdirahmaanxidigle4350
@cabdirahmaanxidigle4350 6 жыл бұрын
macalinow xogta call kaa iska daledee waxaana ku deledey application ladhaho root installer for android marka sideen ku xaliyaa
@zackabdi1153
@zackabdi1153 3 жыл бұрын
Wlll Hdiii uu Na Talefanka ii RooT garsnayn maxaan smeeyaaa
@asadbare4710
@asadbare4710 6 жыл бұрын
masha allah waxbaan kafaiiday saxiib inoo wad allah ku barakeyoo
@fathimohameth549
@fathimohameth549 Жыл бұрын
Lkn sidee files kii kaa paxay loogu soo ceshan karaa sida casharada iyo wxii la mida
@apdirizaak____plus8188
@apdirizaak____plus8188 5 жыл бұрын
Sxp sidee talefanka rooted ka loogu xiraa oo loo sodegsadaa
@hindi3522
@hindi3522 6 жыл бұрын
how to solve blank sd card😢😢😢😢😢😢plz isheg qapka ku smeen lhy memory ka formate gare ayu idhahaya
@somaliahanoolato349
@somaliahanoolato349 7 жыл бұрын
masha allah mudane aad iyo aaad ayaa u mahadsantahy lkn hadii takefanka aaad format gareyso dib ma kugu so celina sawirada
@jdadwaynaha5711
@jdadwaynaha5711 7 жыл бұрын
*_Macalin I'm252 iga caawi #(root)sideen ufuraa_*
@noorkeyz1083
@noorkeyz1083 4 жыл бұрын
Shukran
@hortik484
@hortik484 6 жыл бұрын
Mahadsanid
@umumohamedamiinmohamedamii9703
@umumohamedamiinmohamedamii9703 3 жыл бұрын
asc wabo fecebook ayaa ika lumay magac bis ayaan ku sameeyay waan ilaaway sidee ku heli karaa
@nuurxasan6367
@nuurxasan6367 5 жыл бұрын
Sxb sawiro muhiim ayaa laiga daleeday diskdigger waan Ku waayey maxaan sameeyaa
@shaafijama3417
@shaafijama3417 6 жыл бұрын
macalin maxaa kugu dhacay baryahan
@drlajecley7107
@drlajecley7107 Жыл бұрын
See wax loga iibsadaa?Dr fone muhiiim uahy? Side lo ruut garey telka eng Mohamed 🙏
@raazh3622
@raazh3622 7 жыл бұрын
Macalin adoo mahdsan mobilka iPhone ka malagu istucmalikarta
@dariiqajanadaloomaro4644
@dariiqajanadaloomaro4644 4 жыл бұрын
Maxamed khayr alle ha ku siiyo wllo sanadkii hore kuwii iga baxay sidaan u heli karaa kani wuu isoo celin waaye
@redman7609
@redman7609 5 жыл бұрын
Wll maxmed marka uu mubolku is ristur Gareeyo Side Loo soo celiya sawirdad
@arag-cusub
@arag-cusub 7 жыл бұрын
thanks for your
@maanseid
@maanseid Жыл бұрын
sxb numbero aan isma saaray baa dib ugu baahday see usoo ceshtaa
@aminodeeq6613
@aminodeeq6613 5 жыл бұрын
Asc waxaan karabaa in aad iga caawiso adoo raali ah telephone baa iga halaabay waxuuna ka halaabay screenka mana shaqenaya sidee ku heli karaa maclumaadkii igu jiray hore thank you walaal
@fawzaanmedia4950
@fawzaanmedia4950 5 жыл бұрын
Appkan malaga heli karaa date tadii kaaga luntay WhatsApp ka
SIDEE LOO SOO CESHAN KARAA LANBARADII KAA LUMAY|Farsamo cajiib ah
8:22
ISMAIL'S PROGRAM
Рет қаралды 13 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,6 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 19 МЛН
sida loo soo ceshan karo sawirada ka tirtirmay
5:07
Somali Professional
Рет қаралды 68 М.
CODE SIR AH OO MOBILE KADA KUQARSOON
0:41
MahadTech1
Рет қаралды 3,6 М.
Baro si fudud ood snapkii hore Kusoo ceshankarto
7:04
Godey Tube
Рет қаралды 35 М.
sida fariimaha whatsapp ee ka delete loo soo ceshado
2:21
kaydiye maal
Рет қаралды 33 М.
BUSKUT FUDUD ciida
10:13
Faatma channel
Рет қаралды 34 М.
Что делать если в телефон попала вода?
0:17
Лена Тропоцел
Рет қаралды 3,2 МЛН
НОВЫЕ ФЕЙК iPHONE 🤯 #iphone
0:37
ALSER kz
Рет қаралды 355 М.
📱магазин техники в 2014 vs 2024
0:41
djetics
Рет қаралды 379 М.
Xiaomi SU-7 Max 2024 - Самый быстрый мобильник
32:11
Клубный сервис
Рет қаралды 537 М.
Rate This Smartphone Cooler Set-up ⭐
0:10
Shakeuptech
Рет қаралды 6 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
0:56
صدام العزي
Рет қаралды 63 МЛН