Soo dhaweynta Suldaanka Guud Ee Beesha Ajuuran Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Olol Diinle

  Рет қаралды 10,767

Prof. Abdiwahab Geytow

Prof. Abdiwahab Geytow

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@aminasahra9900
@aminasahra9900 6 жыл бұрын
My awowe allow ku xafid viva boqortoyada ajuraan
@MotionBubbleTV
@MotionBubbleTV 5 жыл бұрын
Masha allah horey uu socdaa wa inaa ujuuran kana tirsan abgaal
@hassannoor8202
@hassannoor8202 8 жыл бұрын
Soo dhowoow suldaanow noqo midkii mideeya talada somaliya insha allaaah guul wacan
@prof.abdiwahabgeytow8900
@prof.abdiwahabgeytow8900 7 жыл бұрын
Mahadsanid Hassan Noor
@hayatibrahim3336
@hayatibrahim3336 8 жыл бұрын
maanshallah waan kuu soo dhaweeyeenaa kursiga,
@xaamudmaxamed9640
@xaamudmaxamed9640 8 жыл бұрын
soo dhawaaw suldanka besha ajuran inkastòo ani aan ahay ajuran lakin ajuraan makugu tageraayo ee danta umada somaaliyeed ayaaann kugu taageeraayaaa
@MohamedOmar-eg8xx
@MohamedOmar-eg8xx 7 жыл бұрын
Xaamud Maxamed bro wan kugu tagera I'm Ajuuraan hadane somalia oo dhan waa mid
@prof.abdiwahabgeytow8900
@prof.abdiwahabgeytow8900 7 жыл бұрын
Mahadsanid Xaamud Maxamed sida wacan ee wadaniyada ey ku dheehan tahay o ad u comment-gareysay.
@abdullahibariyoow669
@abdullahibariyoow669 6 жыл бұрын
Mohamed Omar sxb ajuuraan waa wada nahay bro waan isku wada nimaan doonaa
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 4 жыл бұрын
Gabar ajuuraan ah waa guursan lahaa haddii aan arki lahaa in kasta oo aan waayey. Waayo sharafta reerkaan iyo taariikhdooda ayaan ku atrkay laiparery ama matxaf ku yaalla wadan yurub ah oo aan deganay.
@abdulgalib3040
@abdulgalib3040 6 жыл бұрын
Ajuuraan waa af carabi macnaheedu waa qof dadka ijaarka ka qaado marka taas waa ninkii ajuuraan la dhihi jiray oo ay ku abtirsadaan qabiilka ajuuraan , Anigoo ah qof ajuuraan ah
@mohamedjaamacvivaajuuraane3465
@mohamedjaamacvivaajuuraane3465 5 жыл бұрын
Viva suldan Abdirahman suldan Ololdinle suldanki suldamada somaliyed. So dhowow ather qaali ah
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 7 жыл бұрын
suladanka wan so dhaweynaya suladan abdirahman suldan Somaliyed
@fardowsamohamed4673
@fardowsamohamed4673 6 жыл бұрын
maasha allaah suldaan abdi raxmaan sultan olol diinle soo dhawoow adeerkay qaali
@FatxiFatxiHassan
@FatxiFatxiHassan 8 жыл бұрын
masha alhaa suldaankeeyniyoow soodhawoow
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 6 жыл бұрын
warheedhe ajuuran wuu kala tagey qaar baa beelakale ku jiraan anigu waxaan oran lahaa dadka halamideeyo runrii vivo ajuuran
@abdullahibariyoow669
@abdullahibariyoow669 6 жыл бұрын
sahra gacal walaal waxaa loo baahanyahay in la mideeyo waayo ajuuraan wuu badanyahay soomaliyoo dhanbaa wada ajuuraan ah diyaarbaanu idiin nahay
@luulmoha92
@luulmoha92 4 жыл бұрын
Walaale adi ma isaaq baad ku jidhaa ama hawiye Ani hawiye walaalmcn
@ghboy2914
@ghboy2914 5 жыл бұрын
Odeyga ugu horeeya maxaa codka oga jartey?
@laylasheikh7710
@laylasheikh7710 3 жыл бұрын
Mash allah Awowe
@saacidveira8521
@saacidveira8521 2 жыл бұрын
Asc wll
@abdullahibariyoow669
@abdullahibariyoow669 6 жыл бұрын
Anoyara.maqlijiray.boqortoya Ajuranbajirtay
@haar91
@haar91 6 жыл бұрын
maasha alah
@cumaraaden9028
@cumaraaden9028 6 жыл бұрын
So dhawaw Sudan cabdiraxman Sudan olol
@addehussein11
@addehussein11 4 жыл бұрын
suldaan abdirahman suldan olol diinle waxaan lee nahay haddaan nahay dadka reer qallafe ee ku nool dhulkii suldaan olol diinle soo dhawaaw ku soo dhawaaw beesha faca wayn ee ajuraan state ee qallafe (Boqor Mohamed Alem Baalcad )
@husseencagta6034
@husseencagta6034 5 жыл бұрын
Ujuuraan wa boqortoyadii ugu xooga weyneyd ee soo marta geyiga soomaaliyeed wa in lala tashto dowladnimada ayagaa 500 oo sano in ka badan soomaaliya majaraha u hayey.
@umaraaden3782
@umaraaden3782 6 жыл бұрын
Guuliysda dadkiygi
@addehussein11
@addehussein11 4 жыл бұрын
dadkaagii way ku sugayaan suldaan waay u diyaarsan yihiin soo dhawayntaada
@wiilkafiqishinieejecelgaba3711
@wiilkafiqishinieejecelgaba3711 7 жыл бұрын
Maaha allah viva ajuuraan
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 6 жыл бұрын
wiilka faqashini adiguba ajuuran baa tahay ee ka soo baxa hg aad sheeganeysaan tolkiin waa ajuran u imaado
@abdullahibariyoow669
@abdullahibariyoow669 6 жыл бұрын
sahra gacal wll mcn waan ogsoonahay hadaan faqashini nihay inaan nahay ajuuraan waa taariikh lahubo oo aanu naqaano sidaan unaqaano caruurteena يعرفون كما يعرفون ابناأهمwalaal waa nale kale qaybsaday oo waxaa nagu dhacday inkaar ajuuraankii laga tagay waxay kale galeen abgaal daauud murursade iyo gaaljecel bay kabuuxaan aniga kula hadlayo waan ogahay inaan ahay ajuuraan waliba fiqishini ah ilaahay hanaysku keenkeeno walaal mcn
@abdullahibariyoow669
@abdullahibariyoow669 6 жыл бұрын
sahra gacal walaal adinkaa laydinka rabaa inaad nasoo rartaan sxbow
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 6 жыл бұрын
aniguba kula mid baan ahay laa kiin waa talo wacan in dadka la mideeyo
@abdullahibariyoow669
@abdullahibariyoow669 6 жыл бұрын
sahra gacal ma faqashini baa tahay walaal mise ajuuraanka kale qabiilkeesa katirsantahay
@MotionBubbleTV
@MotionBubbleTV 5 жыл бұрын
Coodka wa ka xirnaa
@Mwendaz10
@Mwendaz10 8 жыл бұрын
El tuerto county what are you trying to imply..this guy is genuine. Me saying that i mean at least he is bringing the dis franchised Ajuuran in the forefront Of the Somali political forefront and he is a unionist..that what matters...and this fascist tag is out Of context..Go Learn Somali history and the Ajuuran way Of governing..
@prof.abdiwahabgeytow8900
@prof.abdiwahabgeytow8900 7 жыл бұрын
Thanks Mr. beeldajie1 for your true comment regards on the real story and the way Ajuuran Empire governed Somali Continent
@aminasahra9900
@aminasahra9900 6 жыл бұрын
😘😘😘😘😘❤❤❤❤
Xaflada Agoonta Daryeel Loogana Hadlaayey Midnimada Ajuuran Part 1
16:55
Prof. Abdiwahab Geytow
Рет қаралды 1,1 М.
محمد ابو الدهب | الحاصل سريع ياجيش ✌️🇸🇩💯
1:03:52
سودان تايمز - SUDAN TIMES
Рет қаралды 924
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 3,9 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 116 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 19 МЛН
هل يعرف طفلك كيفية استخدام المقص بشكل صحيح؟
0:24
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 1,8 МЛН
Eminem НА РУССКОМ💔
0:30
Саша Квашеная
Рет қаралды 291 М.
Почему беременным нельзя суши? Ася Казанцева
0:39
Теперь DOOM пройдёт каждый
0:17
Dragon Docx
Рет қаралды 254 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН