Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo bir oo Subscribe saar, akhyaareey Muuqaalka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.👇 kzbin.info/www/bejne/bF7Vh2t3nrl6fJosi=ySZho5eTC7dl-NgH
@mulkiosman7828Ай бұрын
Waa runta inna adeer viva PUNTLAND 👑🇸🇱💞 Waxey u ma leeyan in PUNTLAND u Bur burin karo inna Diyaano reer PUNTLAND weey isku Duuban yihiin mana leesku diri karo 💞 Hassan Dhiiqo wuxu u maleen inuu ku jabin karo PUNTLAND
Asc.waar gabadhan hadlaysa, maxaa gubaya ? Ma puntland bay dadka ka xigtaa.
@Hanok1175Ай бұрын
Baargaal shidaalka ugu badan soomaalia baa lagahelay
@sulemanali2019Ай бұрын
Kkkk😂
@ahmedmuudeey9562Ай бұрын
Gabadha dani ayaa kadhax hadlaayo
@Qamar-FarmayeeriАй бұрын
Soomaaliya wax isku diro waa wariyo ku sheeg aan cilmi laheen 6 bilood ka hor ayaa la rabay in la magacaabo taliyaha qof isku soo aadiyeyna ma jirto dadka walaalaha ah yaa la kala geynin
@abdirashidfarah2474Ай бұрын
Dadka qaarkood riyo ayey ku jiraan siciid Dani waa laandheere majeerteen nin ku dhaca soomaali ma jiro ciidanka uu heysto waxey ka xoog badan yihiin ciidanka soomaaliya ninkii rag ah ha soo weeraro puntland tan ku dhacdo wuu yaabi doonaa
@AbdirahmanFarah-d3cАй бұрын
Gabdhaha aad u jecel asad diyaano laakiin hadda waxa jecel Ina Hasan sheekh gadhadha dhegeysata maauladaa villa
@jaweriyasaid1393Ай бұрын
Qoladii Ay Is Ceyrsan jireen,Ayay is Cayrsanayaan.
Wll Deni maahan Hassan oo villa Somalia xukuma wuxu ka taliyaa 750km nabad ah. Adeeg dowladeed laga bixiyo. 2 dekadood leh, 4 garoon diyaaradood leh ciidan dhisan leh. Amisom aaney joogin argagixisona aaney dhib weyn ku hayn
@SarahWarsama-o8uАй бұрын
XUKUUMADA XASAN SHEEKH BOLISKA UU MAGACAWDAY WAX HAKA QABTAAN SHACABKA XAMAR EE DHIBAN EE QARAXYADA KU DHAMAADAY.
@Ahmed1234Ahmed-sh1clАй бұрын
Ku soco qalanjo
@SarahWarsama-o8uАй бұрын
DAD LA MAGACAABAY WAX NAGAMA GELIN😂. XASAN WAXAA LAGA SUGAYAA JAWWABTA NABADII LOOGU BAAQAY😊
@labatanjirowibrahim8367Ай бұрын
Taliye loo keenay innuu Puntland layskaga diro in lagu farxo ma ahan
@AbdirahmanFarah-d3cАй бұрын
Faiso Ma sarkaladdii ini diyaano jeclaatstay oo shaah ii keen tiri waa been asad qurux waxaa jeclaattay Hasan sheekh gabadhiisa
@sunari8818Ай бұрын
Warheede rer Puntlanow ha isku daalinina waxaan macna lahayn annaga waxaa noo jooga Madaxweyne Sacid Abdullahi Dani oo aan inaba laga heleynin jiljileec, marka Xasan wu isdaalinaya ma ahane Puntland waxba kama khaadi karo.
@museali772Ай бұрын
Habatyu iyado mirqansan hadba qolo fusha qasisad is faray habar faruqa 😂🎉
@awenoolays6540Ай бұрын
Siciid dani reer puntland ayaa doortay oo uu hogaamiye u yahay oo reer Puntland ma dooran xasan shiikh iyo ina diyaano iyo sanbaloolshe oo nahnahdooda dooni mayso.
@ubahguled5047Ай бұрын
Asad caqli maqabo. Waa horgal.
@Hanok1175Ай бұрын
Puntland qofna umabaahna maanta
@axmedgambol-ty1jyАй бұрын
Dad aan fahmayn su’aasha aad weydiinayso in aad waraysatid xikmadi kuma jirto
@MohamedOsman-n8sАй бұрын
Damujadiidilaahaysharkiisahakuceliyo
@issedhiblawe1176Ай бұрын
Warbadanidaa xisho
@TaqasusDuubleАй бұрын
Gabadhaas run bay sheegtay
@Omra-qt7joАй бұрын
Wax unbaa la faqiday cid jaga bolis ku faraxsan ama ka xun majirto
@XawaLibanАй бұрын
Habar xun oo isku dirka bulshada somaaliyeed ku shaqeysato ,naa Alle ka baq oo ummada aad isku shideyso jooji.
Nacanac meel eey ujeedo aan laaqoon iyo waxey kahadaleysa midaas xag siyaasad Kuma dhisneyn xag aqoone malaheen waqtiga dadka dhagesanaya aya dood qima laheen kusoo jeedisay.
@SarahWarsama-o8uАй бұрын
PUNTLAND WAA NABAD.. LAMA YAQAAN WAXA DHUL NABDOON LOOGA HADLAYO IYADA AY JIRAAN DHUL BADAN OO DAGAALO KA JIRAAN ? WAR CIDII PUNTLAND UJEEDA HAYSA SOO CADAYSO😂
@MohamedSalah-tq9fyАй бұрын
TAN WAA SICK
@halimahassan1981Ай бұрын
Waa shaqo Tagay lee maan ku jireynaa ? Islaantaan waa qaatumo nabadne ma rabro waxeyne ku jirtaa xiligii tusbaxa la qaadan jiray . Hal nin eyey u duceyneysaa oo putland kasoo jeedo lacala haduu qarax dhaco in ninkaasi ilaah bad baadiyo habartaan waa qumayo dadka Somaliyeed ee xamar ku nool eyey neceb tahay asbaxda hoosteeda ayey ka helee xumahey xamar la rabto.
@sunari8818Ай бұрын
Ina Diana sootu dhowr jeer uu soo weraray Bosaaso dadbadina ayku geeriyodeen maxu hadda uga duwan yahay