Soodhaweeya nolasha cusub ee dhaqankaaba

  Рет қаралды 53,547

DHAQAN KAABA

DHAQAN KAABA

Күн бұрын

Facebook page

Пікірлер: 359
@Miriamegeah
@Miriamegeah Жыл бұрын
MashaAllaah TabarakaAllaah Walahi Codkaaga Ayaa Farxadada Laga Dareemaya Allaha Idinku Xafido Amen Wadanka Iranian 🇮🇷 Dad Ku Nool Buuraha Oo Aan Geedo Lahayn Oo Dhulkoo Dhan Wada Yahay Dhagax Cad Cad Subxaanalaah Ilaahay Nicmuu Na Siyay Walahi MashaAllaah!
@Gory-ali
@Gory-ali Жыл бұрын
Maasha. Allaah. Tabaaraka. LLAAHI. Habo. Qaaliyeey. Hanbalyo. Aad baad. Uqurux. Badan. Ta hay. Allaha. Kuu ziyaadiyo.
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
Caqligaad Ka Xoroowday Hadalkiiyoo Kooban, illaaheey hakugu amaansado Dalkaaga iyo Dadkaaga Dhexdooda. Insha allaaaah
@hodancali3299
@hodancali3299 Жыл бұрын
Mash Allah dhaqan kaaba wan sodhaweynaya barmamushka cusub
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 Жыл бұрын
Masha.Allaah barkallaahu habo macaan Fariid baad tahay ninkii ku helaa nasiib leh meeshaas oo kle in aan ku noolaada inta ii dhimin waan jecelahay bidnillaahi Raxmaan
@hafsaahmed9901
@hafsaahmed9901 Жыл бұрын
MashaAllah abayo hor mar wacan intan Ka badan Naga mudan tahy balse wa garee uun sabar😍🥰
@scadeeymoha8188
@scadeeymoha8188 Жыл бұрын
Waa fariid… wadaniyad dhaba ❤
@samirahassan2023
@samirahassan2023 Жыл бұрын
Masha Allah Abaayo. ❤❤ waa guri Qurux badan laminate meesha soo masas majoogaan ka soo hadaan bahalada jooga. Libax waraabe iyo mad ❤❤
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 Жыл бұрын
Abayo nulasha kuma ciisho markad tiri nulal ayan kusamaysatay ad ayan uqariray naceb an kuqabo mahan lkakn waxan darema in an ad kujeclahay abayo aalh kusharfo amnaa alah hurmar wacan faraxad igo nolaw abayo mcnt❤❤❤❤❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Very beautiful qurbaha maxa yello . Qaati ban katagan nahe.
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын
Waaw guuul💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖🌹
@deeqamaxamed4809
@deeqamaxamed4809 Жыл бұрын
wllhy waa nolol Aaad u qurux badan Alle haku barakeeyo wllshay ❤
@Muhima2495
@Muhima2495 Жыл бұрын
masha allh abyo guuleyso aduun io aakhiraba
@aichakoranel1635
@aichakoranel1635 Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo walshay qali Allah hakuxafido hore usoco guul insha Allah meel qurxoon iyaad joogta wn ku imanlaha hadan wadaka kulajoogo😂
@ayanbashir1122
@ayanbashir1122 Жыл бұрын
Allaha kuu barakeeyo walaalo. Aad baanu kuu tageerayna iyo dadaalkaga ba. Si fiican baad samaynay da walaalo oo wadankayagan anu ka indha la’nahay baad na tusaysa nimcada taala oo Illahay na siiyey. Allaha noo barakeeyo oo wadankayaga hanagu soo nabad celiyo. Mar labaad aad iyo aad baan kuu tageeraya walaal. Allaha kuu barakeeyo dadalkaga oo noloshad jeceshahayna Allaha ku siiyo. ❤️
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Жыл бұрын
❤❤
@xamdicqaadir-ob6yf
@xamdicqaadir-ob6yf Жыл бұрын
@@dhaqankaaba7350 masha allh abyo mcn hore u soco
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 Жыл бұрын
Maasha allaah adigoo kale rabi ha noo badiyo waxan jeclaan lahaa indad beer iyo xoolo sameysatid oo aad sidaas jla socod siisid shaqadaada. Wa sidaan anigu maaganahy, aad baan kuugu faraxsanahy
@aichakoranel1635
@aichakoranel1635 Жыл бұрын
From Djibouti 🇩🇯 ❤
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Жыл бұрын
Isha alaah midlagula dhistana waakuurajaynayaa baaye gabar fiicanbaatahaye
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Masha Allah abyo abyo insha allah waa kusoo agdagi doonaa dhaqan kaaba aadbaan ujeclhy nolosha baadiyaha waana kuso qaatey nooosheyda caruunimada inkstoo kal fognahy gobolkaa kunoshahy insha allah waa soo aadi meshaa hore usoco abyo
@nafisacrisaaq7582
@nafisacrisaaq7582 Жыл бұрын
Mashallh wll qof ku dasho mudan tahy soomaliyeey hala dhiiri galiyo intan
@dr.ahmedmohamed7445
@dr.ahmedmohamed7445 Жыл бұрын
Dhaqankaaba waan ku salaamayaa wllo tuuladaa halkay ku taalaaa sidee qof doonayaa u soo dagi karaa
@fardowsomuse5221
@fardowsomuse5221 Жыл бұрын
Maashaa allaah alle hakuubarakeeyo waanjeclahay yaraanteeydii ayaad ixasuusisaa waana jelahay
@umumamiin5233
@umumamiin5233 Жыл бұрын
Masha alaah jeceelka wa danka alaha ku ciseyo abyo walaa hi sojkey ka ayaa kuku rayi ah asoo hesto basa bor marekan anakoo joogno magaalada ayoo nadha haa badiyo ayaa talxis aa uadno. Aloo nawad noka dhik wadankeena🤲🤲🤲🤲
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Mashaa Allah walasheyn Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah daqhan kaaba
@xaawokhaliif3182
@xaawokhaliif3182 Жыл бұрын
MaSha allaaha ilaaha ha ku barakeeyo walalshay guuleyso
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Жыл бұрын
MashaAllaah habo Allaha ku xafido waliba mustaqbal fiican Allaha kusiiyo iyo ubad bari ah aniga waan jeclahay badiyaha lkn waxaan kabaqda bahalaha iyo malaho musqul duurka waan kabaqaa in aan aado inshaallaah mar waan imanaa badiyo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Sacabbadan soodhawoow khatraaayqiimmobadanqaran dumarooo heeteh mashaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaalah
@abdikadirmohamed33
@abdikadirmohamed33 Жыл бұрын
dhaqankby wall wllhi wad nimcaysat wall qali Anaga indhahn ka abarsanay runti ala maxn uxisay noloshas inan kula so daga ihaysa mta adban kugu farxay wll allha kusiyadsho wlhi noll ti ugu saraysay waye❤❤❤❤❤❤ magalo wax yalo mahln manta xasus ayad igalisay allaha kusharfo xbbtiyey😊😊😊😊😊😊 noso badi melhn nocana
@xilkaschannel4045
@xilkaschannel4045 Жыл бұрын
Masha.Allah wiligay comant kama bixin lkn manata anaba jecladay jawigaa quruxda badan masha.allh
@shamsaabdulle5985
@shamsaabdulle5985 Жыл бұрын
Masha Allah. Allahumma barik Habaryar waa Saad sheegtay wadamada aan ku nool nahay Qurbaha waxaad arkay saa reer meel cidla ah oo aad u qurux sadeen kuwaas ah xoolaha dhaqato.somaalida wadani ma aha. Waxaan aad ugu farax sanahay in aad dhamaanteen na tustay si kasta in wadankeena loogu noolaan karo. Jazakaallah Kheyr. Allah ku barakeeyo nicmada aad sameysatay,inta kale Allah tuso nicmada wadankooda. Aamiin
@ts7152
@ts7152 Жыл бұрын
Masha Allah sidaad u xoroowday Allah na noo xoreeyo
@hoodoyusuf8177
@hoodoyusuf8177 Жыл бұрын
Mansha allah alle ha kuu barakeeyo qali
@ilhanahmed7828
@ilhanahmed7828 Жыл бұрын
Masha allh qurax Guriga soo dagtay soo badi muuqaalada
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 Жыл бұрын
Anaga Allaha nasoo nabad cesho anagoo nabad ah iyo wadankeeni oo nabad ah
@bisharoabukar3116
@bisharoabukar3116 Жыл бұрын
Masha allah masha allah ❤Qali allah kuxiifdiyo wlhi aad baan kujeclahay ❤❤❤
@qqaran9846
@qqaran9846 Жыл бұрын
Farid banan dagtay madushido må dulowdid abdka dain ku ahow deq qurux qeyr badan nimco taqwo towbo cibada camal salixa qeyrka iyo barakada ebehen korkaga alaha ka dhigo sowj salixa iyo owladu qeyr alah haku siyo amiin
@shamso_1451
@shamso_1451 Жыл бұрын
Maashaa allaah habayar waxaad fahantay nolol aysan fahmi karin kuwa saa caddaan yurub iyo ameeriko ku haminaya iney udalaabaan waxaan alle kabar yaa habeen iyo maalin in alle naga soo nabad aruuriyo aamiin yaa allaah
@crizaaqduceysane-qx5nd
@crizaaqduceysane-qx5nd Жыл бұрын
Mashaa Allah allaha kubarakeyo tan iyo tukalo kasiifican
@rejaaden2418
@rejaaden2418 Жыл бұрын
Maansha allaah habo fiicnaan badnidaa waan ku jeclahay habo
@MahadoAbdulaahi-ug7ij
@MahadoAbdulaahi-ug7ij Жыл бұрын
Maanshaa allaah abayo horumar wacan farxada allaah haku siyaadiyo
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 Жыл бұрын
MASHAALAAH MY SISTER WAA GURI QURUX BADAN
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Жыл бұрын
Maashallaah abaayo waa muqaaal dhiiri galin leh laakiin baaadiyaha masas ka iyo dhurwaaga libaaxa aan ka baqaa
@Hhhinvfy8okkuwe5
@Hhhinvfy8okkuwe5 Жыл бұрын
Masha allh wllhi badiya baba i jeclesise jah❤bilad baa mudantahy wllhi
@abdikadirmohamed33
@abdikadirmohamed33 Жыл бұрын
wanku dhawnahy wana kuso dhawaynay❤❤❤❤ xbbti😊😊😊😊😊😊😊 alla macn badana rerka yaglel anaga wan kugula jirna walashay
@nasrodagan1120
@nasrodagan1120 Жыл бұрын
Maasha allah abaayo jawi qurux badan farxad igu noolow qaali ❤❤❤❤
@Mudane-
@Mudane- Жыл бұрын
ASC dhamaan waa runtaa wax jira ayaad kaa hadashay hadaan heli lahaa nolosha baadiyaha waligey kama anaan tageyn marwalbo waan kuu hamiyaa dhulkii hooyo qaasatan inaan xoolo sameysto halkaas noloshayda inta kaa dhiman aan farxad kuu qaato manshallah
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 Жыл бұрын
Masha allah waa tuyar oo fariida alle haku barakeeyo
@moosman3572
@moosman3572 Жыл бұрын
Aaad iyo aad walaal horay u soco waa wax ku dayasho mudan
@cabdixakiim8336
@cabdixakiim8336 Жыл бұрын
Horay usoco wllo guul iyo goba nimaad guntiga uxi ratay faceed karoon baad tahay
@umucaashamaxamad9536
@umucaashamaxamad9536 Жыл бұрын
Mansha alaah tabaaraka alaah ubax and Baan kuutaagee sanahay imAaraadbaan daganay wax kudhaw 20 Sano waan kuhamiyaa in meeshaasookale kunoolaado insha alaah qudaarna kubeer aadna usoobadi barmaamij Daan khayr badan alaha kusiiyo ❤❤❤
@mohammedhashifarah7104
@mohammedhashifarah7104 Жыл бұрын
Maashaa Allah. Jazaaka laah khayr walaal. Dadka soomaaliyeed dhulkooda allaha tusiyo faaidada uu leeyahay. Dal aadan lahayn waa dareen ku joog. Lama huraan waa dalkaada iyo dadkaada. Hore u soco, ha ka daalin dhiiri galinta iyo jeclaysiinta wadankooda.
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Noloshan baan ubahanhy 😢❤
@bushraaxmed4993
@bushraaxmed4993 Жыл бұрын
Mansha allaah huuno ❤huray u soco caday
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 Жыл бұрын
Maasha Allaah Nooloshan oo kale waan jeclahay
@xareedbileofficial3878
@xareedbileofficial3878 Жыл бұрын
Waw m.a dhaqan kaaba Hamplyo baan kuleyhy Runtii wx thy gabadha Kaliya nabarty in dalku Wx Walbo leeyhy thanks wllo in bdn wan jeclalahaa inaan kuugu imaado meshad jogtid Sifiicane
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@deeqamaxamed4809
@deeqamaxamed4809 Жыл бұрын
maashaa allaah Ax yaaa nonol hore usoco baan ku leeyahy Xbbti qaali 👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️💪
@MalyuunAbdu
@MalyuunAbdu Жыл бұрын
Apyo intee wye meshaan faragy io higalle myaa isosheeg pl😍❤️
@hassanfaatih8054
@hassanfaatih8054 Жыл бұрын
Inanta kaliyah ee aan KZbin kaga xiranahaa tahay walaal , waa argti mug weeyn in aad dhallinta ku hor kacda dal jaceeylka waan ku garab taganahy guuleeysa
@bareomar4050
@bareomar4050 Жыл бұрын
Abaayo horey u soco isku fikrad baan nahy runti
@abdiwahaabhassan5586
@abdiwahaabhassan5586 Жыл бұрын
Masha Allah ubax alle haku ciseeyo wlshy ❤❤
@ashamuse7410
@ashamuse7410 Жыл бұрын
Maasha allaah smlia waa dhul aan dad lahayn hore usoco
@farhiyasaid697
@farhiyasaid697 Жыл бұрын
Masha alaah abayo video yadaada aad ayan ujeclahay runti qalbi qaboobsi aya tahay ilaah ha kuxafido meel walbood jogtit
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Жыл бұрын
Mahadsanid xbbti ❤
@shukri1395
@shukri1395 Жыл бұрын
Masha alaha Abaayo 💚 diragalin wacan baad uso gudbisay somalidu wadankood in ay waxakasta kuqabsankaraan
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Жыл бұрын
Wlhi Afghanistan burro cidlaa hada barafa hadana aan jid lahayn anaa fiirsado waa naxaa iyo nimcada ilahay nugu manaystay alxm
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Intaaa noolaaaba ama soo noolaa waan uwataa haweendumaar qiimobadan
@suubanonline199
@suubanonline199 Жыл бұрын
Manshalah hanbalyo hanbalyo qali hore u soco ❤❤❤❤
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 Жыл бұрын
Walaahi waan jeclahay noloshaas
@smsmsi
@smsmsi Жыл бұрын
Asc abaayo manshallah. Halkey ku taalaa mashaan quruxda badan
@intaallejeceljecliyaa3852
@intaallejeceljecliyaa3852 Жыл бұрын
Maa shaa Allah Tabarakallah qurux walahay waan jeclahay miyiga 🤩🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@habibamursal3942
@habibamursal3942 Жыл бұрын
Masha Allah maandhaay allah ku sharfo qurbahad nagu haysa e
@farhiyasaid697
@farhiyasaid697 Жыл бұрын
😅 ha
@abdiyare5098
@abdiyare5098 Жыл бұрын
Dhqan kaba guul badan ba kurajenaya ina abti sharaf iyo karamo لاتهتمي لمايقو له الناس🎉
@HaniHaniMubarak
@HaniHaniMubarak Жыл бұрын
Malootarigii baakuu soobixi waayay😂😂😂😂insha allah inuu kuusooboxo ayaankuu rajeen😅😅😅😂😂😂😂
@Ruun533
@Ruun533 8 ай бұрын
Haduu uso bixi wayo so kame marmin jaahil adi cmal jiro
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 Жыл бұрын
Asc. Abaayo waan ku slmy maansha Allah. In aan imaado aan rabaa waana ku soo raadinayaa Insha Allah.
@hafsabashiir7025
@hafsabashiir7025 Жыл бұрын
Mnsha Allaah abyo aad bn ujeclahey noloshaan
@cakulemedia330
@cakulemedia330 Жыл бұрын
MnshAllah wllshy Ubax Cabdilaahi hambalyo hambalyo noloshaa aadka u wacan inaad igu darto ayaan jeclaan lahaa oo aad halkaa ku wada noolaano
@sharmaakeyuusuf2683
@sharmaakeyuusuf2683 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا جميلا يا أ ختي الغا لية
@deqomohammed194
@deqomohammed194 Жыл бұрын
asc maashaa allaah tawarakallaah allaha kusaqiro nolosha abaayo
@XamdaAdoontiiAlle-dd7od
@XamdaAdoontiiAlle-dd7od Жыл бұрын
Waa aqal aroos aroos dhafay yaa mashaa allah
@Gory-ali
@Gory-ali Жыл бұрын
Dadka. Yurubka. Kuqurmay. Oo. Qalbiga. Kadhintay. Oo. Kale. Matihiin. Anagaba. Qurbaha. Sucuudigana. Kukornay. Oo. Kudhalnay. Maraka. Inuu. Illaahay. Dalkeena. Noo. Maceeyo. Dices. Maasha. Allaah
@yaasinali3132
@yaasinali3132 Жыл бұрын
Abaayo suall makuweyn diin karaa❤
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 Жыл бұрын
Dhaqan kaabay waad mahadsantahay Walaal
@adontiiale
@adontiiale Жыл бұрын
Masha allh tabarkallh ilahay ha kubarkeyo waa nolol aad uqurxbadan
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 Жыл бұрын
Maashaa allaah ilaahey ha ku barakeeyo.
@juwaabdirizaaq428
@juwaabdirizaaq428 Жыл бұрын
Allah haidinku amaansdo meeshaa joogtiin wlh aad ufaraxsanthy waa lagaa dreemaa md kl ani wax bdn sugaaye dhaqan kaabo oo guri gooni dagto oo rootiin noo soo duubto wlh waa ku frxy mrkaa dhahdy guri gooni dagy ❤
@gamaanyoofficial6025
@gamaanyoofficial6025 Жыл бұрын
Maasha allah meeshaan camal waxaan dhahnaa raas waa deegaanka dhabta ah😮😮😮😮
@zamzamnoura6319
@zamzamnoura6319 Жыл бұрын
Abayo kaliga ma cabsaneysid miya mesha cidlada
@SabaaxYusuf-ot6gc
@SabaaxYusuf-ot6gc Жыл бұрын
Walal iska gurso wad gsdhaye
@ayaancali696
@ayaancali696 Жыл бұрын
Guuul dhaqankaabaay wllo ❤
@maxamedyaasiinengmoha5781
@maxamedyaasiinengmoha5781 Жыл бұрын
Mansha allh mesha nolol bilaa buuqa baad samaysaty lkn faaraxna waa lamahuran
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Жыл бұрын
Mansha allah walashay dhaqan kaaba waa runtaa magalada waxa ka hawo wacan lakiin anigu waxan ka baqa bahalaha hoose oo dhan iyo mugdiga geesiyad baad tagay guuleyso adigan kuu imanaya insha allahu ❤❤😂❤
@arawelo9504
@arawelo9504 Жыл бұрын
Yurub iyo maraykan dadka uqaxay farxad kadheeer anaa labadan nololodba somaray tiii Somalia ifiicned🧐🧐
@maryamashiikh317
@maryamashiikh317 Жыл бұрын
Maasha allaah Maasha allaah wllo ilaahay ha kubarakeeyo here usoco
@SimanSadiyoabdulahi
@SimanSadiyoabdulahi Жыл бұрын
M.ashallah alle haki sharfowll
@saacidsaleban8498
@saacidsaleban8498 Жыл бұрын
M.a waa noolasha ugu quruxda badan
@Dancingpizza2015
@Dancingpizza2015 Жыл бұрын
MashAllah tabarakallah beautiful abayo ❤
@umalkhayrmahdi5550
@umalkhayrmahdi5550 Жыл бұрын
Wlhi waa jecelahy migaa mocja allaha
@amran2010
@amran2010 Жыл бұрын
Qurux ❤ماشاءالله تبارك الله 🥰😍
@jirfe
@jirfe Жыл бұрын
Runtaa weeye anagaa qurbahaa joogno waa dhibaato
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Miyaa waleee haa tii lagaa soo dhawaystay qiimobadan qarantaan cadayyareey lagufarxo minyaro bahyareey bahyareey gabadha iyaaaaaa doqoneey maa ii malaysay fariidadtaan caday qiimobadan yareey.iyaaaah sheeko
@duniyomahamud9232
@duniyomahamud9232 Жыл бұрын
Mssshaa Allaah waad dadasshay Absayo laakiin Maska hadana makuusoo galayoo gogosha aad goglatay? Baadiyo waa jeclahay laakiin Masaska Aan ku nacay
Routine baadiyaha iyo muqaal qurux badan
16:51
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 80 М.
10jir reer kooda ugabar ah
9:54
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 37 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
SAXIIBADED AYEY DISHAY SI AYNINKA UGA QADO!!@sawdamqaalib
42:37
Sawda Qaalib
Рет қаралды 35 М.
KIISKA ZAYID IYO GABDHII WAREGA BADNAYD!!@SawdaBillan
48:16
Sawda Billan
Рет қаралды 39 М.
IDAACADDA VOICE OF SIINAAY IYO WARAR XIISO LEH
4:38
Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay
Рет қаралды 1,2 М.
Meherada ama maqaaxida dhaqankaaba😁
14:57
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 102 М.
Dhaqankaaba miyaa lagu aroosay mesha ay tagtay
16:31
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 79 М.
Gabdhihii hore iyo kuwa maanta waraysi
14:52
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 55 М.
Aniga qisadayda halkay kabilaabatay
15:28
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 168 М.
Bali ama war ayaan afurka kusookariyey
12:16
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 62 М.
Normal Life In Somalia 🇸🇴 || Nolosha Caadiga Ah Ee Somalia
10:03
Sida rerku udagay baadiyaha
14:36
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 94 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН