Soomaalida Kenya oo iska difaacay 'beegsi lagu billaabay' | VOA Somali

  Рет қаралды 51,071

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka kid ah; Soomaalida Kenya oo sheegay in la beegsanayo, Israel oo duqeyn dhimasho badan ka fulisay Gaza, Goobo loo dalxiis tago oo ku soo badanaya xeebaha Muqdisho, Shirar is-diidan oo ka dhacaya Galbeedka Afrika, NATO oo dedejineysa xubinnimada Ukraine iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:17 Israel oo duqeyn dhimasho badan ka fulisay Gaza
03:34 Soomaalida Kenya oo iska difaacay beegsiga
07:23 Wareegga labaad ee doorashada Faransiiska
10:08 Shirar is-diidan oo ka dhacaya Galbeedka Afrika
13:36 Joe Biden oo ku laabtay ololaha doorashada
16:54 NATO oo dedejineysa xubinnimada Ukraine
19:36 Goobaha loo dalxiis tago ee xeebaha Muqdisho
23:29 Lamaanaha Mareykanka ee caawinaya Eswatini
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 29
@user-tn5or9iw1c
@user-tn5or9iw1c 16 күн бұрын
ISKUDUUBNIMADA SOMALIDA. HA JIRTO OOHA WAAARTO KEYNA GAAR AHAAN NAYROOBI WAJEER GARISSSA MOMBASSA 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUL SOMALI NAMASTE 🙏 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 💖 🙏 ♥️ ❤️
@halimahersi8454
@halimahersi8454 16 күн бұрын
Mashaa allaah soomaliya guulaysta iyo hormar insha.allah
@SSS78781
@SSS78781 16 күн бұрын
❤❤❤SOMALIDA KENYA 🇰🇪 GOBALADIINA HORMARIYA.. 1.GARISSA 2.WAJEER 3.MANDERA...
@SSS78781
@SSS78781 16 күн бұрын
❤❤❤XILALKA SARE EE SOMALIDA WATAN. 1. ADEN BARE- CS DEFENSE - OGADEN 2. DIRECTOR OF INTELLIGENCE- NOORDIN HAJI- OGADEN 3....DIRECTOR OF D.C.I- MOHAMED AMIN- DAGODIYE
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 16 күн бұрын
GUUUUUL GUUUUUL WAXAAAN JOOOGAAA WAJAALE SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL AYAAN INARAJEN NAYAA SOOMALI NAIROBI WA,GUUUUUL AAAD,GAADHEEEN
@halimahersi8454
@halimahersi8454 16 күн бұрын
Mashaa allaah Africa isxoreeya
@ismacilburale3570
@ismacilburale3570 15 күн бұрын
Falastiin Allah ha.ugar gaaro
@SaynabMaxamed-my4lg
@SaynabMaxamed-my4lg 16 күн бұрын
Asc weriye
@kaafikaafi
@kaafikaafi 16 күн бұрын
Soomaalida, Kenya, Dhaqaaleheeda hagaliso #Gudaha soomaaliya, Iyo NFD, Khaasatan Hantida Maguurtada ah.
@med-med1moud8.
@med-med1moud8. 11 күн бұрын
Jummca Moubarek
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 16 күн бұрын
SOOMALI KENYA WAXAA LAY INAGA BAAHAN YAGAY GUUUUUL IYO GOBONIMOO HADAAN JOOOGAAA WAJAALE SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL AYAAN INRAJAY NAYAAA SOOMALI KENYA
@SiciiidApdulaahi
@SiciiidApdulaahi 16 күн бұрын
Horn of africa MaXayy iSku KaShaNLa YiHiiN DaWdaHa iSku KaShaDayy 🇸🇴🇪🇹🇰🇪🇵🇸
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 15 күн бұрын
On est ensemble ❤😂
@yacquub111
@yacquub111 15 күн бұрын
Wecel yahow gaal ushaqeeya ah sida aad falastiin ooga hadashay Alla kabaryey in uu carabka kutiro fogataa ama dhawataa
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 16 күн бұрын
👋 Weriye Maxa,d Colaad Xasan.
@SalaadSaalax-ud1xv
@SalaadSaalax-ud1xv 16 күн бұрын
Maraykanku mawado nabada
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 16 күн бұрын
👋 Weriye Shirwac
@awiawi2757
@awiawi2757 15 күн бұрын
waxani ma akhriyii karoo wararka kumnna wangsana inu wariye si ahado
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 16 күн бұрын
Mmmm wuxuu ku leeyahay bishan luulyo idaacada ma talyaanibaa leh
@AxmedFanaxx
@AxmedFanaxx 16 күн бұрын
Somali goormexoroowena somaliloof
@bashiressa2999
@bashiressa2999 15 күн бұрын
War Ninku Koorta Uu xiran yahay Waa Maxay
@AbdigorgorkaEAGLE
@AbdigorgorkaEAGLE 16 күн бұрын
Voa som isga oo ah muslim ayuu leyahay wasarada cafimadka ee qasa ay xukunto xamaas marmar waxa isticmala eregas bbc lkin waa ina u dayso wasarada cafimaad ka ee gaza
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 16 күн бұрын
Suuro gal Miyaa 29 gantaal Meel Lagu riday Hal qof dhaawac ah? Ma fahmin israa'iil
@osmanibrahim-xr3jg
@osmanibrahim-xr3jg 16 күн бұрын
😂😂😂
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 16 күн бұрын
WAX BADAN WA DHAHDEEN ANAGA SOMALI MA NIHIN KENYAN AYAANAHAY😂😂😂😂😂 DAMEER FARDO ISMOODAY😂😂😂😂😂
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg 16 күн бұрын
Warya dadka ha caayin afdheeridaa jooji ok
@user-bq9sl4tc7l
@user-bq9sl4tc7l 16 күн бұрын
Marka aad dhaheesid jagada kenya laga haayo kabadn ee somali jareer ka heestan anaka kenyati manihi xilna maheeyno blaayo madow badne awadkiina gumeesi lee ku jireesin 😂😂
@user-tn5or9iw1c
@user-tn5or9iw1c 16 күн бұрын
GUUUUUUL SOMALIYE GOBANIMO SOMALIDA KEYNYA NAIROBI GUUUUUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊GUUUUUUL IYO GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUL I WILL COME BACK SOON
KALA-MAAN
4:03
UNDP Somalia
Рет қаралды 33 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 24 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 74 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 162 МЛН
Kaftanka Siyaasada 507 oo aad u xiisa badan
47:44
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 7 М.
FILO PART 106
32:16
Abukar Mahdi
Рет қаралды 368 М.
Kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho iyo Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 73 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 24 МЛН