INKAAR BAY QABAAN SAWIRO QOF DAMIIR.LEH HADDANA ILAAH AAMISAN NUS BUU WAX KA RAADIN BADANAANA WAY FUULAYSTAAN
@faadumocali5574Ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdifatah-j7dАй бұрын
😊
@ahmedsaedyusufahmednur1640Ай бұрын
Somaalida tahriibaysaa isma taagayso hadii maanta ay kasoo xidhantay brazil waxaa n ogahay in ay meel kale ka wareegayaan oo ay wado kale furanayaan si ay u gaadhaan wadanka maraykanka xaashiyiw waanu soo soconaaye na qaabila
@laylosiyaad-qm8ujАй бұрын
Wllhi inaa waligey kufakirin inaa dalkeyga katahriibo lix goor ayan kaharay somali tahriibeysay qaar badan badda ayey ku dhinteen qaarna wey galeen qaarna sidey maxbuus u ahaayeen ayey wadanki iskaga soo laabteen anigu dalkeyga hooyo Wllhi meelaan ku doorsanaayo majirto waxad rabto iisheeg anigu somali baan ahay wadan keeygana waanku noolahay marka ma aaminsani iney cidu iga nolol sareeyso waxan kuqanacsanahay in ciideeyda hooyo ee carafta badan leygu aaso
@ShucaybHussein-h5mАй бұрын
Haa walhi hadii lagu dhexdilo haday baahi igu dhexqabato katag ama ka carar iguma soo dhacdo maro aadan leheen dhaxan kaama celiso dal ninkii lahaa dhistay maxaa iga horee oo aan ahayn inuu i adoonsado
@ShucaybHussein-h5mАй бұрын
War waxba lacag hasiinine xabada un ka joojiya dheh😢