soomaalida yaa khamriga baray | Ragooow Dayacde Mas'uuliyadii Ilaahay kuu dhiibay

  Рет қаралды 175,970

Caydaruus Maxamed

Caydaruus Maxamed

14 жыл бұрын

Waa Majaajilo laga soo dheegtay maansadii Hadraawi ee Awaal-Tiris | waa sawirka dhabta ah ee rag badan oo dayacay mas'uuliyaadi ilaahay u dhiibay, | Allooow ceeb astur, umadda Soomaaliyeedna danteeda garansii.

Пікірлер: 38
@amiiryare3067
@amiiryare3067 4 жыл бұрын
Riwaayaddii ugu Horraysay Ee Aan Sooraan Iyo Jawaaan Ku Arko Ayay Ahayd kadibna wixi ka danbeeyay ayay soo shaac baxay
@apdleseid2574
@apdleseid2574 Жыл бұрын
Alle naxariistii jano haka waraabiyo sooraan🤲
@ladaneabiib7484
@ladaneabiib7484 11 жыл бұрын
waaw waa laydiin salaamay
@xidig3833
@xidig3833 Жыл бұрын
2016 dawaday.
@danjire7605
@danjire7605 5 жыл бұрын
Ma wareero mana waasho naxariisna waan kala wareegnaa ....... Ayey sheeko ku tiraabeen
@suhaibmedia4825
@suhaibmedia4825 5 жыл бұрын
Lpx 2019 january 22
@ismailmaal6931
@ismailmaal6931 5 жыл бұрын
Maanso wacanbey tirisay gabadhu. ❤😢👏👏👏👏
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 12 жыл бұрын
Meesha waxa ku jira arin aad u Muhiima, dadku ma fahmsana Ula jeedka barnamijkan, waxuu cabirayaa, Nin masuul ah Oo dayacay dadkii u raaciyada ahaa,,,,Oo ka door biday Khamri iyo qaad weliba qaadka, Waxaad aad u dhuuxdan gabayga Ugaaso, ee Gabadhu Tirinayso
@honestdude2
@honestdude2 12 жыл бұрын
kkkkkkk, caadi maha labadan xariif,,like it
@cmcileeye
@cmcileeye 13 жыл бұрын
Dhamaantiin waad salaamantihiin ^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^ Nuxurka Sheekadu ma aha Khamri cebis, waxaase meesha ku jira in rag badan oo Soomaaliyeed ay dayaceen mas'uuliyadii ilaahay u dhiibay iyo reerihii ay ka mas'uulka ahaayeen, kagana mashquuleen mukhaadaraad. mukhaadaraadkaasi oo uu kow ka yahay Qaadku. waana majaajilo laga soo dheegtay Maansadii Awaal-TIris ee abwaan Maxamed Ibraahim; Warsame Hadraawi. Ilaahayow dhammaanteen xaqa ina garansii.
@nasriinmaxamuud3641
@nasriinmaxamuud3641 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk geeeelu faruuuurnanta muuu ku dhashaaa kulaaahaaaaa kkkkkkkk soooran caaadi maaaha
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 6 жыл бұрын
Viva sooraan iyo jawaan
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 2 жыл бұрын
Allah haku naxariisto Ibrahim Ismail Sugulle ( Sooraan )
@sahraqalbi2993
@sahraqalbi2993 5 жыл бұрын
Geelu farurnata mu ku dhasha Yaa iladawanaya 2019 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmad13328
@ahmad13328 11 жыл бұрын
very fany.....kkkkkkkkk Kkkkkkkk
@ilhanmohamoud8589
@ilhanmohamoud8589 10 жыл бұрын
HHHHHHHHHHHHHH VIVA RER BURCO
@cajebdocumentaryhistory3233
@cajebdocumentaryhistory3233 6 жыл бұрын
Yaap
@sidrasidra2621
@sidrasidra2621 5 жыл бұрын
Ķkkkkkkkkk soraan iyo jawaan very funny
@imissmyoldaccnt
@imissmyoldaccnt 12 жыл бұрын
@dalmar153 i'm glad i'm not the only one who saw that LOL
@abdikani08
@abdikani08 12 жыл бұрын
Qosol doon baad tahay mise qabiil doon?
@cabdiqaniindho6013
@cabdiqaniindho6013 3 жыл бұрын
Kkkkmkkn
@rooblee
@rooblee 11 жыл бұрын
I like drinkin and smoking weed...
@HOGAANSHE1
@HOGAANSHE1 12 жыл бұрын
@mohavic xigmada waalidaa keenaysa saw ma maqal dadka waalan i xogmadbay leeyihiin
@mohavic14
@mohavic14 12 жыл бұрын
Suaashaa xaq uma lihid Ee waxaa U leh Jamciyadda Quruumaha ka dhaxaysaa Waaaaaaaw Waligoodbay reer waqooyi Xigmad meedhan ahaayeen Sifiica aayaad wax u fahansiisaan Alow noo daa dadkayga wax garadka ah
@MohamedAhmed-ic9ls
@MohamedAhmed-ic9ls 11 жыл бұрын
Nimankan waxee cabayan qamri ma ahan waa Energi dryck / Red bull ..... iyaga ku jelaayo inee qamri cabayan oo kale
@mabshir100
@mabshir100 12 жыл бұрын
Qamriga haduu yahay sida jilayaashu cabireen, malaha madaxda Somaliland wayba cabsan yihiin, waayo waxay is weydiinayaan su'aalo aanan jirin, jawaabo qaldana wey is tusinayaan.
@cajebdocumentaryhistory3233
@cajebdocumentaryhistory3233 6 жыл бұрын
Kkkkk
@samiirhakabahussein8434
@samiirhakabahussein8434 8 жыл бұрын
Dalka casir
@Ilkacase2013
@Ilkacase2013 11 жыл бұрын
waryaa caadimaaha Red Bull energy drink ayay cabayaan, markaan shaqeynayo ayaan cabijerey biyaha energiga lagahelo
@xidigajacaylkabashiir7120
@xidigajacaylkabashiir7120 5 жыл бұрын
GololMedia
@Queeen01
@Queeen01 12 жыл бұрын
somalida waxa khamriga baray ciidagale.waxaad ku ogaanaysaa arintaa markaad gasho pal talk oo uu ka hadlayo ABU FASH.
@AGR-nd5uo
@AGR-nd5uo 5 жыл бұрын
Runtii waa riwaayada ugu wosolka badan haday ficil thy iyo haday hadal thyba hhhhh Soran markii dhoweyd een miyir qabney hhhhhhhhhhhhhhhhhhku la haa
@Dhegayste
@Dhegayste 11 жыл бұрын
Waa bilaa xikmad ,sheeka kale keena tani soconmaysee.
@fajacalafarxaan5457
@fajacalafarxaan5457 11 жыл бұрын
naaa la waaye orodoo mac macaanla yaasha kaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@murasaki1000000
@murasaki1000000 12 жыл бұрын
idoorka way caban habeen iyo malin khamriga True
@nimcaanc.raxmaan88
@nimcaanc.raxmaan88 10 жыл бұрын
waryaa naag waa idinka waxa laydinka matalayaa ahmed med ee caadi ufiirso hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Maadeey Somali Week 1993
6:26
foorumka
Рет қаралды 564 М.
Riwaayada Suldaanka Dadka 2013 HCTV Drama
5:10
hctvhargeisa
Рет қаралды 109 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
КОМПОТ В СОЛО
00:16
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Sooraan iyo Jawaan Riwaayad Qosol Badan
7:23
SomaliNewMusic
Рет қаралды 386 М.
Soran iyo jawan suldan lagatagay soran o lagatag
14:38
warsame2022
Рет қаралды 98 М.
Halkee iyo Sidee ayay isku barteen sooraan iyo jawaan
6:08
Kobciye Media@
Рет қаралды 2,5 М.
Maxaa Ku Jaban Hadaan Khamriga inyar Ka Cabno || Dr Zakir Af-Somali
10:01
SOM DIGITAL MEDIA
Рет қаралды 52 М.
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAYAD QOSOL BADAN  2020 HD
14:45
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 222 М.
Bandhig Dhaqan 4 (Qasab Ku Murqaan)
15:24
Tixraac
Рет қаралды 12 М.
QAYBTA 2-AAD XILBAANU KUU DHIIBNEE MAXAAD NOO XADIWAYDEY??!!!!!!KKKKKKKK
10:36
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 302 М.
RUWAAYADA HCTV HADAAD KA DEGTO XILKA DADWAYNAHA WAAD LASIMANTAHAY
32:26
SOORAAN IYO JAWAAN DAR XUMAA DADKA LAGA DHAX LAA 2018HD
7:05
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 98 М.
Sooraan iyo Jawaan [Ruwaayadda Tusaalaha Nabadda] [2008]
1:56:13
Ahmed Fais
Рет қаралды 56 М.
POV Anger is popular, but fear.. | Inside Out 2
0:36
CAT-N-TOON
Рет қаралды 20 МЛН
POV Which one is the real Anger's baby? | Inside Out 2
0:12
FRIS YT
Рет қаралды 11 МЛН
Вся страна в очередях, а ты без очереди...
0:52
МиRRные Чувства
Рет қаралды 6 МЛН
Una donna sbadata pensava di aver catturato un ladro #shorts
0:37
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 2,9 МЛН