Soomaaliy waddan Barwaaqo leh waaye, laakiin ani waaka Tahriibay!!

  Рет қаралды 18,597

Astaan Sports

Astaan Sports

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 2 ай бұрын
Wariyaha waa wariye top ah masha allah wariye dagan waji furan sualo muhim qurux badn ne weydiye tabin aan lagu cajisin ❤ usama adne wiil yar batahay mustqbal leh insha allah malin un wad heli waxd doneyso ilhey hakula garab galo
@AbshirXasan-si3nb
@AbshirXasan-si3nb 2 ай бұрын
Kusaliya habiibkeena muxamed salalaahu caleyhi wasalam 🎉
@MAAHIRFILMS12
@MAAHIRFILMS12 2 ай бұрын
Welcome to Astaan Sports channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications to see the best football boot reviews, events, interviews with the world's best football players, freestyle football and much much more! This is #astaansports​ .........
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 2 ай бұрын
Istanbul to Belarus to Poland to Germany to Belgium safar ah ayaan maray marka laga reebo Istanbul to Belarus oo diyaarad ahaa lkm inta kale waa lug maanta Alx waxaan ku noolahay Belgium wax waaliba wey ii hagaageen Wadan dadbaa nacfi ka helo waana siyyaasiyiinta iyo tuugada kaliya dhalinyarada kaliya ayaa ku dhiban usaama sifican baan u qanaa sxp hamigaaga Allh kuu fududeeyo
@Rasheitt
@Rasheitt 2 ай бұрын
Sxp intee kaala soo xiriiraa inaa ku xogwareysto ayaa rabaaye tan kle pro tahriib xirfad miyaa mise waa lacag
@samadipi7088
@samadipi7088 Ай бұрын
Saxip wiil dhiban ba ahy nolasha ku adag ina tahribo rpaa plz iso jawap meel Kala sohadlo iisheg
@WolfProduction-qj6bz
@WolfProduction-qj6bz 2 ай бұрын
Filmki 🎬 the goat life mrka firsade an ka qustee tahriib😮😮
@cabdirixmaan123
@cabdirixmaan123 2 ай бұрын
Filmki hindiga aha miya ee sucuudiga ku sansanaa
@WolfProduction-qj6bz
@WolfProduction-qj6bz 2 ай бұрын
@cabdirixmaan123 Haa the goat 🐐 life
@feisal2313
@feisal2313 2 ай бұрын
Wlhi sxp barteda ays dhigti The Goat life isku mid waye wxa kusi dheer dadka badana luqadoda mafahmeysid 😮
@apdlaxasan9025
@apdlaxasan9025 2 ай бұрын
Liph always forward ✊
@hassanfalastiini820
@hassanfalastiini820 2 ай бұрын
Dal baabay oo inyari ku shaqaysanayso, waan ka xumahay wllhi dhalinyarada soomaaliyeed nolol adag ayey marayaan.
@Zharka17
@Zharka17 2 ай бұрын
Nakuuja saxaraha ayaan kula kulmay ni mutaqabl leh ayu ahay ila hada wa imini la,ahy ino labtay zxp meshada allh ku nuriyo yarkle waxa jiro muqdisho iska soracey asiga ma noqon ino mutaqblkisa rumeyo allha unaxaristo biyaha calimiga ku nafwayy ilahow inta no hartay ada garab ka baryaa💔🤲
@hosainabdirisak
@hosainabdirisak 2 ай бұрын
Hada miyuu Soo Laabtay 😢
@armaancd8174
@armaancd8174 2 ай бұрын
Nin TaHriiBay Unbaa Garan KaraH XaaLada Ninkaan Uuka SheekeeNayo Shp GuuLayso😢🙏
@IbrahimAnfal-ft6yd
@IbrahimAnfal-ft6yd 2 ай бұрын
Usame zhp riyadada mar wd gaari haka niyad jabin
@AbdimalikHaaji
@AbdimalikHaaji 23 күн бұрын
😢😢
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 2 ай бұрын
PODCAST NIN SI SAXA U DHAGAYSTA WLHI ILMADA CESHAN KARI MAAYO USAAME PROTHER ILAHAY WAXAAN KAAGA BARYAA ANAGUNA AAN KA BARYAYNA IN ILAHAY FARAJ KHAYR QABA NOO FURO DHALIN YARADA WADANKA DHIBAATA HAYSTA 🇸🇴😭😭
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 ай бұрын
Duco qudha kuma filna xaalka dhalinta. Ficil ayay u baahan tahay in xaaladaha adag wax laga beddelo. Weliba ficil aana ahayn annaani oo qofku aanu keligiis iska fekerin ayay u baahan tahay.
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 2 ай бұрын
Ameen Yaa rabbi
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 2 ай бұрын
Tahrib waa rafaaad
@SakiSaleebaan-t7i
@SakiSaleebaan-t7i 3 ай бұрын
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 2 ай бұрын
Soomalia joogisteda tahriib dhaanto
@QajijaOthman
@QajijaOthman 2 ай бұрын
Aniga Aya joga hada wlhi wa ruun wax walbo
@azad2pac881
@azad2pac881 2 ай бұрын
Waa bee nale
@abdirashiidsaciid983
@abdirashiidsaciid983 2 ай бұрын
Ma adig racya
@diablogomez3352
@diablogomez3352 2 ай бұрын
Yaku shegayy neh
@azad2pac881
@azad2pac881 2 ай бұрын
Maxaa ku so waday hadad sida ujilic santahay
@AliAli-gz2nf
@AliAli-gz2nf 2 ай бұрын
Wariyaha wilka dinte loshege muxu usidaneynenin😢
@KhamisKaka08
@KhamisKaka08 2 ай бұрын
Hadal laguma so celin karo marka uducey le
@admandalmar854
@admandalmar854 2 ай бұрын
Sorry somali mel walboy Africa kajogan way kudhibateysan yahin Allah no gar garo
@yusufaden5806
@yusufaden5806 3 ай бұрын
Somalia wa wadank ugu faqrisan aduunka maxa beenta kuugu xaqsaday wllw
@Tasmaking
@Tasmaking 2 ай бұрын
Wadanka ugu qanisan waye balse dadkiisa nimcada taal uma jeedo Tusaale hadaa shidaal laga qodo somalia 18m somali ah waa dhargayaan waliba xataa caruurtoda mustaqbal fiican helayan
@abdirashiidsaciid983
@abdirashiidsaciid983 2 ай бұрын
Walig Somali ma dhafn saas dartaad aa u dhahdy
@Tasmaking
@Tasmaking 2 ай бұрын
@@abdirashiidsaciid983 Wadanka Dhaqalihiisa Ayaa araktay somalia waa faqirin dhaqalo mahaystaan ayaa iska dhaadhicisay Ogow somalia dhaqaalo waa haystaa balse dadkeda ayaa qaab looga faideysto aqoon
@SaciidFooday
@SaciidFooday 2 ай бұрын
Waaba Taktaye maxaa kusoo celiyay🤔
CAN YOU DO THIS ?
00:23
STORROR
Рет қаралды 46 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 116 МЛН
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 28 МЛН
Waraysii - Ibraahim Ilyaas.
30:06
Astaan Sports
Рет қаралды 2,1 М.
Guri Barwaaqo Sheeko Qosola Maarki Tuu Iyo Ina Hooyo ||2020||
13:58
Maadshe Films
Рет қаралды 94 М.
Wiil wacdaro dhigay. Loollan Xalqadda 8aad
28:58
Astaan Sports
Рет қаралды 46 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
CAN YOU DO THIS ?
00:23
STORROR
Рет қаралды 46 МЛН