QARIXII BAKAARAHA KA WARAN SOOW MAHA ISLA IYAGII OO MAGACA BEDESHEY MAAHA HADA WAA QUUS GOOYN TOODII CIDII RAJO KA QABTAA WAA LA ILAN DOONAAN ALLAAHU AKBAR
@MohamedRobleh-el8ps9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@alijama67239 күн бұрын
IN SHA ALLAAH TUUG TA DHUMALAY SANAYSA IYO QARAX YADOODUBA WAA AFJAR SHACABKII WAA HEEGANE XAGAY GELAYAAN WAA CARA RAYAAN XAGAY OROD KU GAADHAYAAN SHACBAKA ARKAABA SOOW QABAN MAAYAAN DHIIBI MAYAAN QAR SADAY QAR SADAAN WAA MA NAXAYAAL
@abdisharif83159 күн бұрын
WAA ARIN WANAAGSAN IN GOLAHA AMAANKA AAN KA DIFAACNO REER FALASTIIN AMA REER GAZA.WELL DONE.
Muhiimadu wadne iyo sanbab maaha ee gurigaagii bad badadu ma taal leeleel kii ma ka Ray satay Al xamdu lillaah waa guul somalida u soo hoyatey
@Omarlibaax9 күн бұрын
Waxaan soo dhaweynayaa ciribtirka daaish guul iyo gobonimo ciidanka soomaaliyeed ee reer punland
@FaysalyusufomarFaysalyusufomar8 күн бұрын
Waad soo dhurmaysaa un ee haday caruurta reer falastiin nafaqo laan ugu dhinteen dhakhtarada qasa ya wax u qaban kara oo an ahayn allaah subxaanuhu watacala
@alijama67239 күн бұрын
HALKAA AAD XAYAY SIINAY DALAKAAGII MAAHEE SOMALI WAX HADAY DHISANAY SO MA HURAAN WAA CEEL WIYEER
@alijama67239 күн бұрын
AAD BAAN UGU FARAX SANAHAY RUNTII OO SOO NOQOTAY DR KA TALAYANIGA IYO KA SOMALIGU NAFIHII AY BAD BAADI YEEY 89 HADA UUN BAA RINI RUN BEEN IYO BORO BAGAAN DAA RUNTII INDHA SAR CAADI SAY MASHA ALAA SOMALIYA OO MARKALE JAAH WAREER KII KA BAXDAY
@bicirbiciryare48 күн бұрын
Soomaalidu hadeeysan joojin ama eeysan yareeyn afdheerida israa.iil ka dhankaa iyadoon xariir fiican aan lala laheeyn reer galbeedka waxan ka baqayaa ineey dalka soomaaliya dhibaato ku keento iyo la kala goo gooyo ama aqoonsiyo degdega
@KenedidMahomed8 күн бұрын
Allah yaramoux aux martyrs Palestinens opprimés et occupés
Mashallah inchallah guulaystay midnimo soomaaliyeed wayne
@IsmailAhmed-f2l7 күн бұрын
Haantayda caanaha taqaan taababkaa goane taydaa icuslaysaye tari nin ii cawday Somalia maxay u tari falstiin
@SafiaJama-s4c9 күн бұрын
Carabta khaliijka waa la haystayaal fulayo ah Maraykankii xasuuqay Shacabkii iyo caruurtii reer falastiin bay dal kooda u dhisayaan waa yaab wallaahi waxan wadamada khaliijka haysta toloow ma Siraa laga hayaa?? Mise waa wixii lagu sheegi jiray reer Boqorka Sucuudiga in ay yihiin Koofiyad yartii carabta ku dhex noolaa
@YusufJama-u8n9 күн бұрын
Waxaa ka dhimasho badnayd xasuuqii siyaad Barre ka gaystay Hargaysa Iyo Burco .Berbera..
@ahmedAdenc8 күн бұрын
Sucuudigu waa wadan Muslim ah hadana waxba masinayo walakahod reer phalastin lacagta kuwan mu siyo see camal
Maanta wadan jaceyl baa kaa muuqda made sons wax kaa noqdeen
@imanomarhassan89429 күн бұрын
Subxaanallaah Kheir dhamanten, thnk U Mr Hashi keep Goin
@adamabdi73538 күн бұрын
Kooxaha aysis shabaab ujeed kooda haduu yahay in kitaabka quraanka laysku xukumo in lala dagaalama af iyo adinba sow danbi maahin bal intaan nala xisaabinin aan is xisaabino
@MuhumadRayaale9 күн бұрын
Waxtahay aanyalayste maxad ugahadliladay badhiga ciisiba ee laguqabtay magalada Dire dawa
@ifoonghauri40468 күн бұрын
no han shaking Saudi SubhanaAllah
@maryanali98718 күн бұрын
Dagaal ka putland waa been cadeyn dhiiga iyo dad dhintay iyo iska hor imaadyo macna malaha daag afka ah iyo been a buur