No video

soomaaliyee toos

  Рет қаралды 196,592

Jabuuti TV

Jabuuti TV

16 жыл бұрын

hobalada degaan
soomaaliyee toos

Пікірлер: 112
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
2001-di wa marki Aan ogaday in xafadayada Somalie laga jecelayahay. Shirka Arta dawashadisa Sida logu so ordi jiray, sida Aan u wada qiiron jirnay markan xasusto ilin ba iga timada. I love you somalia from Djibouti ( walalkin oo ini jecel)
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 10 ай бұрын
Jabuuti waa dalkii aan Ka soo dhoofey markii dalkeyga dagaalka Ka dhacay waxaa weligeey iloobeyn sida wanaagsan ay noo soo dhaweeyeen shacabka Jabuti oo walaalaheen ah. Meel kasta ay ku nool yihiin aduunka reer Jabuti Qalbigaan idinka salaamay waana idin jeclahay. Insha Allah mar labaad jabuti waan tegi doonaa guul jabuti
@orchelinefaysal1185
@orchelinefaysal1185 5 жыл бұрын
I am Djiboutian when I hear this wonderful song, I have a heart ache, I would really like to somalian someday in peace, unity, equality. Insha'Allah I hope with all my heart. I like you. Somali and Djibouti my hear
@kabtandhufuri5228
@kabtandhufuri5228 5 жыл бұрын
Yaa ila Daawanaayo heestan Qiimaha badan Mansha Allah walalahay jabuuti wan idin jeclahay waxan idin Rajeynaya cimri dhereer in Aaa ku waartan insha Allah
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
Saakiyo ilaa 91dii Hadba waxaad ku sugan tahay Waan kula socdaa Marna kaa ma seexan Kaa ma seexan Soomaali weyneey Subaxii la toosiyo Sannadkii la joogaba nabad baan Kuu sahamiyaa Salaaddaan tukado Saacaddaan ducaystaba Saatir baan kuu baryaa Maantana sidoo kale marka hore salaan iyo Su'aal igu haboon iyo Waxaan kuu sidaa waa Taladii sokeeyee, hoo Marka xiga sareediyoo Soddonkii quraankiyoo Waa sooryo iyo deeq Saaxib ku jecel iyo Walaal u ku siiyee Soomaaliyeey hoo Saddexaadna waaniyo Saxan-saxa udgooniyo Sida seermaweydada Ka hilaacday samadiyo Saadaashu waa guul, waa guul Saadaashu waa guul Soomaali weeynoo Qarankeegii sagalkiyo Siigada ka maydhoo Calankeedii sudhatoo Astaanteedii saartoo Soomaaliyeey toos, toos Soomaaliyeey toos Dhamaantood oo u sacabbini Ilaahay hanagu simo Soomaaliyeey toos, toos Soomaaliyeey toos Si Alle iyo sidii roon Ilaahay hanagu simo Soomaaliyeey toos, toos Soomaaliyeey toos Waa taan sugaynee, waa taa Ilaahay hanagu simo, Aamiin Soomaaliyeey toos, toos Soomaaliyeey toos Ereyadii Abwaan Dharaar Cumar Jaale, Laxankii khaliif iyo codkii kooxda Deegaan
@mohamedkaapa4762
@mohamedkaapa4762 5 жыл бұрын
wonder full song reer jabuuti abaalkiina hubaal marna ma gudi karno sugaantii aa nagu waaniseena abaal weyn aan idinkaga heynaa 👏👏👏🤲
@munoali6345
@munoali6345 3 жыл бұрын
Waa dorashadii ugu wanagsaned aan arko 😘😍
@cabdiqanimuuseayuub217
@cabdiqanimuuseayuub217 5 жыл бұрын
reer jabuutiyee nabada idinka suusho insha allah somaliwey abaal ayeey idin haayaan hab u xaadeeynee qaarkood ugu anigaa abaal idin haayo ee tagana waxba nooma soo kordhinaayo guul jabuuti guul somali waa qaramada mataanaha afrika jabuti iyo somali ilike jabuti and somali guuul mataanaha afrika
@ismailibrahim5633
@ismailibrahim5633 4 жыл бұрын
20 Sanno kadib iyo maanta Shir labaad oo dawlada jabuuti u gogol dhigtay Somalida 15.06.2020
@abdirisakbaari8500
@abdirisakbaari8500 5 жыл бұрын
Walalow hiil galo Djibouti jir abid 🇸🇴👏
@amatallahbintuabdallah9900
@amatallahbintuabdallah9900 3 жыл бұрын
La confèrence d'arta je regarde le 13/10/2020 L'annèe 2000 j'avais 4 ans je suis nèe à Djibouti la grande Somali ce mon deuxieme pays. Je dit haut et fort down le tribadisme et le systeme 4.5 Illahayow nabadi so celi umada ka qabo qabyaalada iyo systemka 4.5 Waa system qarmun
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 2 жыл бұрын
Viva Somalia jiiro oo joog waaliga 🇸🇴🇩🇯
@yaasirfaarah8033
@yaasirfaarah8033 Жыл бұрын
Waa hees qofkii dhagaysta jirka dubaaxinaya qiirada haysa awgeed Walaalahena ree jibouti nabad kuwara❤❤❤
@sajokal20
@sajokal20 13 жыл бұрын
Machallah God bless Djibouti and Somalia !
@kenendidrhubesh3784
@kenendidrhubesh3784 5 жыл бұрын
Ereyadii Dharaar Omar Jaalle iyo laxankii Khaliif A/llahi
@user-uc4qi4oi2f
@user-uc4qi4oi2f 6 жыл бұрын
Jabuuti 💚💙🇩🇯🇸🇴 ✌🏾
@user-rw5lp5jx3d
@user-rw5lp5jx3d 6 жыл бұрын
Ya Allah ! Wake Somali people and open their eyes to see the haq and follow the right path.... Ameen.
@rahmaaden1189
@rahmaaden1189 5 жыл бұрын
The summer of this peace conference, Djibouti was lit the electricity was running the whole day which was unusual . (Only Djiboutian people understand this struggle) and the songs was and still is awesome
@badmaceye2010
@badmaceye2010 7 жыл бұрын
jabuti tat dhig leh besti hes dowlad waan allah ino hajiyo alxamdulilah guul iyo gobonimo tatki naga berow guuul iyo gobanimo insha allah 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@sahalbrahim3419
@sahalbrahim3419 3 жыл бұрын
Heestan markaston dhagesto jidhidhico aya i qabata ilahay hano so celiyo weeynidi somaliyeed o ay u dhanyihiin 5 somali inshaallah J’espère de tout cœur qu’un jour le peuple somalien sera une et indivisible et saura prospérer on oublions leurs défis ultime qu’est le tribalisme Inshallah 🇩🇯 🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@samsaam1485
@samsaam1485 2 жыл бұрын
يالله ذكريات هذا الاغانيه ايام طفولتي زمان طيبين
@mirandabella6090
@mirandabella6090 8 жыл бұрын
viva deegaan fanaaniin qaran 💞💞💞💞💞💞💞
@BkBk-dr5uf
@BkBk-dr5uf 6 жыл бұрын
masha alaah reer japuti walal jira
@yasminemoussaali6072
@yasminemoussaali6072 4 жыл бұрын
Ya Allah pardonne nous nos peches et redonne nous la grandeur qu on a perdu par nos actes. Incha Alah Somaliweey week noo soo nogoondonta. Allawow Jabuti Janoo noo Dhowrr ameen
@barkhad7
@barkhad7 15 жыл бұрын
Axyaa wadani kooxda Deegaan iyo Guud ahaaa dowlada J.Jabuuti , wey mahadsanyihiin , somaali waad dadasheen laakiin kama faaiideysan , balse waajibkiinii ayad gudateen. somaliya iyo jabuuti waa isku mid. maanta hadii aan Jabuuti tago waxay iila mid tahay anigoo tagey bogcadii aan ku dhashey ee soomaaliya.
@qaliosman4128
@qaliosman4128 5 жыл бұрын
Waadmahadsantihiin walaalahayn jabuuti guuwaawadiinii aad naguuwaawiseen waan qaadanay hadda dowlad baan haysanaa alxamdulilaah illahay hanoo,adgeeyo wax yar baanoodhiman taasna way imaan insha,allaah waxaa dhibka wado allaha naga qabto wixii naga hawaabsana allaha soohadeeyo aamiin nabad iyo qeerna allaha nasiiyo aamiin amiin .
@abdulahiabdirahman7053
@abdulahiabdirahman7053 4 жыл бұрын
Heestan shalaa maqalkeda iigu horeeyay waana ka hely intaa ka soo raadiyay
@khadahmed4356
@khadahmed4356 6 жыл бұрын
Guul somaliweyn cadowgeeduna wuu badan yahay illah hanaga qabto
@Motivated23
@Motivated23 3 ай бұрын
Sadaashu waa Guul somaliya
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 5 жыл бұрын
Reer jabouti walaalo qiima badan oon la ilaawi karin. Guul somali meel kastood joogtaan.
@abdisalanahmed5605
@abdisalanahmed5605 5 жыл бұрын
2019 ayaan daawanayaaa allow somalia sooceli
@nabadraadshe
@nabadraadshe 16 жыл бұрын
Here is Djibouti acting as the older brother to Somalia!!!!! I think it is about time djiboutians to concentrate on their progress & forget about Somalia, cos all Djibouti efforts ended in vain. You see these people gathered there not in good faith but for their own personal gain. Thanks Hassanahmedw
@Apdulaahi749
@Apdulaahi749 9 ай бұрын
Wll manoshahay 😂❤
@badmaceye2010
@badmaceye2010 7 жыл бұрын
masha allah alow jabuti shabka ino xafid adun aqiro
@kulanshowtv6238
@kulanshowtv6238 3 жыл бұрын
masha alaah walaalahena jabuuti guul iyo gobanimo ku waara insha alaah.
@talokeen259
@talokeen259 6 жыл бұрын
Xasuus 1999-2000
@MohamedHussein-di5yc
@MohamedHussein-di5yc 6 жыл бұрын
Mashalah reer jabuuti
@xasahjikaku5995
@xasahjikaku5995 5 жыл бұрын
2019 still Best somaliyey
@soomaaliweyn215
@soomaaliweyn215 4 жыл бұрын
aniga baa dhageysanaya kamana daalo, jabuuti hiil walaal 😍😍
@KINGZ44four
@KINGZ44four 15 жыл бұрын
soomaliye TOOS - ITS ABOUT TIME WE REBUILD OUR GREAT COUNTRY !!!
@abdikarimissa9394
@abdikarimissa9394 3 жыл бұрын
Wa hees dhaxal gal ah shirki carta laga qaday e somaliya alow xafid, wali rajan qaba
@dhuftekalmi8718
@dhuftekalmi8718 10 жыл бұрын
somali allah mideeyo insha allah
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 5 жыл бұрын
Amin
@nacnacadam8198
@nacnacadam8198 4 жыл бұрын
Amiin. Soomaliyeey toos
@Mansiti-w7s
@Mansiti-w7s Ай бұрын
We are your brothers with another mother somaliyey wn ni jeclahy
@user-nv4dd7cp1b
@user-nv4dd7cp1b 7 ай бұрын
ALLAH-AKBAR AMINE Y'A RABALQALAMIN 🤲❤🙏💯❤
@Hussary1
@Hussary1 13 жыл бұрын
watching this video gave me goosebumps...at the same time am sad about the outcome, thanks Djibouti for the love. Now is not time to go backwards, you learned from history and move on. We the youth can bring change to our country, Insha Allah
@mohamedhassan1722
@mohamedhassan1722 3 жыл бұрын
After 10 years from your comment, I hope you doing well. WS.
@Hussary1
@Hussary1 3 жыл бұрын
Thank you Mahamed, I’m doing very well Alxamdulilaah. After 20 years I was fortunate enough to visit Somali beginning of 2019 prior to the COVID-19 pandemics. Some changes, but we still have long road ahead of us. After discussions with youths they want the government to provide safety and fix the roads, that’s it they’re not asking for hand outs.
@farhanwadani4583
@farhanwadani4583 2 жыл бұрын
Saaxiib waqtidheer ayaa kasoo wareegatay markii aad qortay faaladaan. Waxaan kuu rajayn nolol qurux badan. Halkee joogtay markaad faaladaan qoraysay? Hadase halkee joogtaa? Nabad gal walal.
@bintuissa9151
@bintuissa9151 2 жыл бұрын
@@Hussary1 I’m from Djibouti too but I don’t remember this I guess it was 2001 but still somalia it’s same I hope my people unit one day
@abdilaahimahameabdi8717
@abdilaahimahameabdi8717 5 жыл бұрын
Thanks d.jabouti
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Thank you jabuti jirkena isku yal
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 3 жыл бұрын
INTA SOO RAADISAY HEESTAN MARKAY MAQLEEN BURCAD LEH JABUUTI WAA CADAW👍LIKE SAAR
@dinimohamed4543
@dinimohamed4543 9 ай бұрын
"Quelles ambiances."
@yassindaha352
@yassindaha352 4 жыл бұрын
Masha Allah soo dhaween kal iyo laab
@zakdjibouti
@zakdjibouti 14 жыл бұрын
somalia five brothers i know
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 6 жыл бұрын
ilahow madaxada kuwa noo ah oo hogaanka dalka hayoo shacabka maatada dhiigoda iney daadiyan lacagta kuso qaata rabow naga qabo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MUKTARYSUPER
@MUKTARYSUPER 14 жыл бұрын
wallahi..this song really made me cry, these guys sitting here dont care about somalia peace because they are mostly warlords and have their own material intrests...the real victims are the somalian people in the country.
@sisiali35
@sisiali35 3 жыл бұрын
love you more somalie
@halyey
@halyey 10 жыл бұрын
somaaliyee toos dhaqaanka somaliyeed Eboo adkee
@vaysal59
@vaysal59 13 жыл бұрын
Jabuti way dadaaleyn karankooda lakin aduunkaa nagu dhagan , waxay muujiyeen walaaaltinimo dhab ah & inay yihiin guriga inoo fiyooy manta , waagaan wacnayn xukuumada aheyn umada somaliyeed ee somalia way is garab istaajiyeen walaalahooda somalida jabuti hiil & hoo ilaa aan ku hubsanay dowladnimo
@zakdjibouti
@zakdjibouti 14 жыл бұрын
SOMALIDA TOOS
@abosman8778
@abosman8778 10 жыл бұрын
Amin!!
@abdirahmanisse7946
@abdirahmanisse7946 5 жыл бұрын
Wan iska murugonaya sidaa an udhibtaysanahy walalehen reer jaboutii wan jeclhy allow ino dhoor jabouti Waxa nagu dhagan an ka harsan awaynay waa carab iyo reer galabed allow nagaa qaabo Waxan la hurdi wayey burtaa dumara iyo jaziirada dumara oo gacanta walaleheyga ka baxday itaal an garab kusiino ma qaabno allow marun dhidibada notaag
@AliHassan-wq4xf
@AliHassan-wq4xf 4 жыл бұрын
Incha allah anaku reer Djibouti wll kale malihin an somalia ahayn
@binbon3
@binbon3 14 жыл бұрын
viva djabuti viva somalia
@haafizcleaver6477
@haafizcleaver6477 5 жыл бұрын
xsimba walal xgee Ku Dambesaa?!?!😬🙃🙃
@manchester2064
@manchester2064 14 жыл бұрын
VIVA DJIBOUTI AND VIVA SOMALIA
@Qalbi450
@Qalbi450 3 жыл бұрын
hestan maanta ayan daartay ayado shalay o axad ah ay tahay tariikhda 2021/4/ 25 april u dagal ka dhacay muqdisho illahow dadkayga nawada tusi😭😭😭😭
@baraaf
@baraaf 16 жыл бұрын
MERCI BOCOUP Hassanahmedw
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Thanks so much walalahey jabuti Jirkena isku yalo thanks
@zakdjibouti
@zakdjibouti 14 жыл бұрын
DJIBOUTI AND SOMALIA =1ALWAYS
@abdikariimcawil9904
@abdikariimcawil9904 4 жыл бұрын
2020 qofkii daawanaya like saar
@zakdjibouti
@zakdjibouti 14 жыл бұрын
YEP SOMALIA AND DJIBOUTI = ALWAYS
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064 6 жыл бұрын
Jabuuti. Cadawgasoomaaliya. 4'5 keentay. Inaanaa. Dawlad noqon buurabay
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
4.5 ku meel gaadh bay ahayd iyo xalkii markaa (2000) la heley. Siyaasiyiinta somaaliyeed bay utaala haday ka gudbayaan iyo hadii kale. Laakiin waxaad xasuusataa sannadii 2000 iyo xaaladii markaa somalia ay ku jirtay iyo siday u adkeyd in somali is hor fadhiisato oy danaheeda ka wada hadasho.
@mahdialihadhadhi9558
@mahdialihadhadhi9558 3 жыл бұрын
HEESTAAN WAXAAN KUXASUSTA BARNAMIIJ KABAXAYAY RTD 2000 OO LADHIHI JIIRAY SOMALI UGU BILAA AYAAN KAGA BIXI JIIRAAY MARKASTA QOOF REER DJIBOUTI AAH OO WAQTIGA XIIFDIISANAYN MAAJIRIIIN
@zakdjibouti
@zakdjibouti 14 жыл бұрын
haa wa runta @halyey always somalia brothers lol
@salawaat1
@salawaat1 14 жыл бұрын
VIVA SOMALIWEYN
@haafizcleaver6477
@haafizcleaver6477 5 жыл бұрын
ALI WARFAA walal halkee Ku Dambesaa?!😨😰😱
@mohaadem1146
@mohaadem1146 6 жыл бұрын
Ilahow wadankeena dowlad cadil ku maneyso o dhibta naga saar
@user-rw5lp5jx3d
@user-rw5lp5jx3d 6 жыл бұрын
Moha Adem اللهم آمين يارب العالمين يا ذا الجلال والاكرام اللهم آمين
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 6 жыл бұрын
@@user-rw5lp5jx3d shukran bro
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 5 жыл бұрын
Amin
@apdrhmnahmed3073
@apdrhmnahmed3073 5 жыл бұрын
sadashu wagul waguul somalia hanolato
@loukmanalhakim1248
@loukmanalhakim1248 Жыл бұрын
2023
@boqoreful
@boqoreful 12 жыл бұрын
walahi markaa ayaa inoogu dhawayd inaan dawlad mida helno lkn sory waan ilduufney halay ayaa jira lkn oo inoo soo celin marlabaad hadaan nahay reer jabouti iyo dariskeeda awdal and gabiley iyo dhulkaa dadka dagan mar walba waan ini garab taaganahy insha alah waad guulaysanaysaan ilohow dawlad dhaba noo keen aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@Qoordheere.
@Qoordheere. 10 жыл бұрын
walaalaha jabuuti mahadsanidiin baan leeyahay, lkn inta hor fadhida goobtaas waa intii umada qastay iyo mooryaan aan nixin hadana waaba sacbinayaan war dadku indho adkaa
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Waa bulshadii rayidka. Qab qablayaashii Shaati Gaduud iyo Maxamed Dheeraa ka yimid, labadiiba iminka waa uun aakhiro.
@djabirabdiwali7442
@djabirabdiwali7442 4 жыл бұрын
Mahadsanid indenu walalo aya nahay wlllk
@waberihassan7867
@waberihassan7867 5 жыл бұрын
Hesstan aya sameeyey maa degaan baa koxda jabuti
@JabuutiTV
@JabuutiTV 5 жыл бұрын
Ereyadii Dharaar Omar Jaalle
@nabadraadshe
@nabadraadshe 16 жыл бұрын
Hassanahmed, for some, the bocket money & the accommodation were their main aim while others misused the fund for running the so-called peace conference. you see the Somalis over the moon whenever there is some sort of peace conference. If it was me, I would have suggested that everyone should pay for their travelling, accommodation & other expenses.
@lukmanismail1139
@lukmanismail1139 6 жыл бұрын
Farmajo yaa Lkn xabaal ku riday waxaas oo wlltinima ah eey Djibouti umuujisay somalia shalay markuu isgarab taagay ereteria
@mohamudjimale7848
@mohamudjimale7848 5 жыл бұрын
Taas adaa jecel
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 5 жыл бұрын
Waa runtaa walaahi walaal. Lkn waxan moodayay in ereteriyana jabouti dhulkoodii e celin doonto. Iam so sorry walaahi
@deelbeel2043
@deelbeel2043 5 жыл бұрын
Somalinimadu waa dhalasho ma aha wax qof tirtiri karo waxaana shaki iiga jirin inaad somali diid tahay ka xun dowlad nimada soo noqotey
@gamaleh33
@gamaleh33 10 жыл бұрын
Grenat moment
@halyey
@halyey 14 жыл бұрын
@zakdjibouti jabuuti=ogadenia=northern kenya=somalia=somali land somali aa noolaato
@cookwithus9271
@cookwithus9271 5 жыл бұрын
Illahay has kuu gargaro
@saynabsheikh8797
@saynabsheikh8797 4 жыл бұрын
Ree jabuti aamalka aynogalen ilomimano
@youngmoha8516
@youngmoha8516 6 жыл бұрын
Somaliye hanolato
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 3 жыл бұрын
Nasab kaamila Djabouti
@mohamudciise7724
@mohamudciise7724 3 жыл бұрын
Waxmatarin smaali qabiil buu qoorta usuray 4.5
@ismaelyoussouf1370
@ismaelyoussouf1370 4 жыл бұрын
souvenir
@haduuman1
@haduuman1 14 жыл бұрын
su aal baan idin waydiinayaa maxaa sababay mar walba oo jabuuti shir la guqabdo in madaxwayne hawiye lagu soodoorto
@studioinaalioday6889
@studioinaalioday6889 4 жыл бұрын
Wll su.ashada haddan kaga jawabo qaabilka hawiye waa dir marka jabuuti waxa dagaa qabil kaa miid ah dirka wana ciise manta hawiye ma sheekto diirka marka sida ayan ugu dhebna hawiye
@yusufuk9925
@yusufuk9925 2 жыл бұрын
the pest song in the world Soopmaaaliya Hanoolaato
@jaamacmohamed4157
@jaamacmohamed4157 9 жыл бұрын
waxas been waaye hiiraan 5 ta qabiil dagan idin kaa is ku direen n j o ga wad ku soo birteen yugandha an is ku ogayn amisom kuwaan eey eey dhashay cuqdad badan waaye
@gamaleh33
@gamaleh33 10 жыл бұрын
Grenat moment
HEES SHIRKI JABUUTI SOMALIYEEY TOOS - TV-Rayidka Media.wmv
5:57
abdifitaah hasan
Рет қаралды 131 М.
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 45 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 35 МЛН
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 25 МЛН
**Cabdiqadir Sanka Ahun | Heesta Xawo Nuura
6:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 24 М.
soomaaliyeey toos
5:57
calanka
Рет қаралды 157 М.
Heeso dhaqan
8:53
Jabuuti TV
Рет қаралды 196 М.
CALI MIRE ANIGA AYAA ALLIFAY SOOMAALIYEEY TOOS
21:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 65 М.
SOMALIYEY TOOS
6:07
fouad fouadrtd
Рет қаралды 13 М.
Darajo iyo Xil yaa mudan.flv
11:15
Xildhiban Publications
Рет қаралды 273 М.
Abdulqadir Sanka Hesstii Caashaq iyo Salala
11:56
7Selel
Рет қаралды 332 М.
Soomaaliyeey Toosa oo KacA
7:07
Aadan Cadde
Рет қаралды 49 М.
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 45 МЛН