Soomaaliyeey bal arintan layaabka iyo mucjisada ah ila arka! Ajuran ma shini baa laysay? Jini baa in

  Рет қаралды 10,349

Garaadsan Media

Garaadsan Media

Ай бұрын

Soomaaliyeey bal arintan layaabka iyo mucjisada ah ila arka! Ajuran ma shini baa laysay? taariikhdii Soomaali lahayd buu shaydaan inooga waramayaa

Пікірлер: 108
@abdihashi6569
@abdihashi6569 Ай бұрын
Abaagaadhihii hargeysa yimid tollow Isagu jinkee buu ka socday
@abdimahad930
@abdimahad930 Ай бұрын
😂
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Isaaqii sidey Ethiopia ugu waasheen markan arkay abagade waxbuu keenay shaki male
@nboss8028
@nboss8028 Ай бұрын
Sheydanka shaqo ayuu hayaa manalaga yaabaa in aan baraarugno oo aan u laabano Allah ❤
@ahmedosman8401
@ahmedosman8401 6 күн бұрын
Waa Sax sheekhk Inash alle kharey
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Yes dadkii baa ku soo xoomay sidii shinidii aji iyo ajuuraan bay noqotay
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 Ай бұрын
Waa xaqiiq run ah. Soomaaliya oo dhan hal mar hal maalin idaacadaha iyo qof walba taleefoon kiisa Al baqra malaga aqrin karaa kuwaan aqrin karinna ma dhageysan karaan Laba bil kaliya car car waa la arki lahaa run iyo beene. In dadku sixran yahay iyo in dalka nalaga sixraye
@abdulkadirmohamedadan7416
@abdulkadirmohamedadan7416 Ай бұрын
Arinkas wa macqul somalida way sixrantahay ama jiniyo aya ku shaqaysanaya
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Ай бұрын
War hala is cilaajiyo
@xusuusoallah3048
@xusuusoallah3048 Ай бұрын
سبحان الله
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl Ай бұрын
Waa xaqiiqo
@massmass8300
@massmass8300 Ай бұрын
somaalidan ilaahy iimaanka ka qaaday wax sirxanwaaba u ektahaye waa surta gal😂😂😂😂
@rnuura334
@rnuura334 Ай бұрын
Subaxaan Allaah ILaahayoow Naganabadgali Wixii Shar Ah Aamiiiin Yaa Rabi
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Ай бұрын
Maashaa allaah indha quruxsan garaadsan waan ku salaamay
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Ай бұрын
Ma shaydaan baa wax dila , mise AALLAH SWT . Maya , Soomaali ma sixrana . Waxaa na hareereeyey : Jahlig . Faqri shaqsiyan ah . Caadooyin xun xun Cuduro ah kuwo bulsheed . Iyo hoggaan xumi , waayo hoggaanka waxuu ka soo dhex baxaa dadkiisa . Cunaaye , liqaaye , damsiiye , qararamsade , malafsade iyo qaarkaloo badan ayaa na hogaamiya . " Allahayaw ribataye sidii roon "
@xusuusoallah3048
@xusuusoallah3048 Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Ай бұрын
Subhanalahi
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 Ай бұрын
Subxanallah war warkan sidebad u aragtaan
@saleebanmohammedmahamud4963
@saleebanmohammedmahamud4963 Ай бұрын
Sheekh rusheeye , sidii illaah uu inna farey kumma socdo ,waana dunni aakhiro zaman, walaahi shaki iigama jirro in rusheeyayaashu, ey daalimiin yihiin , fasahaadiyayaal yihiin, xoola doon yihiin, saaxiriin yihiin, oo umad jaahiliin ah, amma dad xanuusan, ey sii dhibaateynayaan , nolashooda ka ba,yac mushtarayaan, hhh somaliyeey waa kaa rusheeye,ee dib ugga fikara,.
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 Ай бұрын
Waabeentiis sheekadaana waxeey iila ekeyd mudleyskucamiraayo Salaamullaah Minkulli Aafast❤️👏
@husseinosman3393
@husseinosman3393 Ай бұрын
Xiligii ajuuranka xabashi ismaanaan aqoonin. Xabashidu waxay ahayd qoomiyad yar oon tamar lahayn waxayna ku ekayd goondhar oo kaliya ama woqooyiga itoobiya.
@mamaunique411
@mamaunique411 Ай бұрын
Subxaan allah illahow shartooda naga qabo
@hassanhanafi6354
@hassanhanafi6354 Ай бұрын
Shaydaan warkiis ma amini karno balse somalida ilahay ha uso noqoto diin teena haku dhaqano shaydaan asiga aya iska cararaya insha allah
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Ай бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa aclam
@user-zw8cg4st9t
@user-zw8cg4st9t Ай бұрын
Asc waa run boqortooyo ajuuran waa sax waligood ayee jireen
@chibanyaal2835
@chibanyaal2835 Ай бұрын
Haday dawladi jirto saaxiriinta oo dhan oo ninkani ka mid yahau waa la dili lahaa waana saaxir weyn allaan ka magan galay.subxaan allaah
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 Ай бұрын
Acuudu BILAAHI MINASHAAYDAAMI RAJIIM OO MAXUU DAAROODKA ISAAQ IYO HAWIYEBA UGU SIRAXA SUBXAANALAAH ILEEN IRIREEYSIGAN AAN DHEG LA QABTO LAHEEN JIN BAAKADANBEEYA
@hodanc6255
@hodanc6255 Ай бұрын
Acudubilahi bilahi mina shaydani rajim kana ma dadba sheikh u yaqan asagaba so dajiya jinka o la shaqaysta
@studiosangry5223
@studiosangry5223 Ай бұрын
SAX WEEYOO SOOMAALIDU WAYSIXRANTAHAY MARKA INA ABTIYEY ALLAHAKA SAARO SIXIRKA HAYA SOMALIDU
@rashiidabdulhamiid456
@rashiidabdulhamiid456 29 күн бұрын
Naw Waa Huhaaa CAD 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅.
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj Ай бұрын
Alaahu aclam🎉🎉
@user-fh9we3np3s
@user-fh9we3np3s Ай бұрын
Fiqishini waa ajuuraan dhulbahantana quraanka isagaa baray waa dhab arintaas fiqi Cumar weeye ka diinta idin baray waa saanle ajuuraan dhulbantow wareysta fiqishiniga idea degan
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
Wuxuu sheegi waa run sister
@siradadan9128
@siradadan9128 Ай бұрын
WAXLAISKU. DIRAY. WAA. U EGYIHHIIN. OO. LASKIJANJAAMAY
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Ай бұрын
Muhiimadu waa in ilaahay lagu xirnaado, lama rumeeyo lama beeniyo hadan xaqiiqada soomaali dhiigeeda in shaydaamo cabaan waa bilaashaki, qofqof iyo qoys qoys ha la isku cilaajiyo.
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Ethiopia jacelka isxaaq markaan arkay wallee laftii nagaa waxbuu keenay hargeysa wa in sh rusheeye loo diraa
@saleebanmohammedmahamud4963
@saleebanmohammedmahamud4963 Ай бұрын
Aamus rusheeye, quraanka ha nabbine, hh sxb rusheeyoow ma quraan baad taqaan,. Oo quraan hadii wax lagu daweynayo hh rusheeyoow quraankee baad taqaanaa, subxaana allaah,. Hh sheekh rusheeyo oo somalidda dhan wey sixran yihiin miyaa,.
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 Ай бұрын
Asc abaayo mcn aniga iga qor sh ruusheeye hadalka u ku hadalayo illahay waa u jeeda garbihisa waxa saran mala iga ka qoreso tiftiisa illahay aqbalimaayo u firso wuxu Ogyahay in been ey tahay rasuulka ay yiri hadalka shaydaanka lama rumesto ma hadalkii rasuulka miyaa been ah sh rusheeye waa u dhanatay aniga iga qora
@ya3746
@ya3746 Ай бұрын
Maanta comments Waa u badan dumar Waa sheekooyinka Ugu jeclyihiin sixirka iyo quruufadka
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Ай бұрын
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Ай бұрын
Wallahi waa yaab 😂😂😂
@ahmedhwff4816
@ahmedhwff4816 Ай бұрын
hadalku waa intaad tidhi inaader waan sax
@Gmaaad
@Gmaaad Ай бұрын
Ninkan qof uu jin kasaaray yaa arkay Aniga wax asagoorusheenaya lee arkaa
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 Ай бұрын
Soomaaliyeey ka fogaada Qofkaan qofkii illahey ka cabsanaayow
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Ай бұрын
Waa sheeko waalan. Aniguse ma iibsan.
@johnosmaankhayrahmed1959
@johnosmaankhayrahmed1959 Ай бұрын
Wll garaadsan arintaan 90%ba waa wax jira ilaa intii boqortooyada ka danbaysay soomaali sidaas bay isu laynaysay Sababta koowaadna waa nacaybka diinta islaamka oo inaynu iyagoo kale noqono ayey rabeen Tan labaadna waa raadinta inay ina xukumaan oo ay dalkooda ka mid noqono Tan sadexaadna waa in ay bad helaan oo ay ku naaloonayeen ilaa boqoradii hore ilaa iyo maanta Marka warkaas lama beensan karo 90%wll
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 Ай бұрын
Waa quraafaadle
@aaminaibraahim3564
@aaminaibraahim3564 Ай бұрын
Tariikhadaa inoo qoraa waa tariikh inadhaaftay ee
@saleebanmohammedmahamud4963
@saleebanmohammedmahamud4963 Ай бұрын
Astaqfuru laah, habar jin ah miyaa ku dhashey,
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 Ай бұрын
Shaydaan iyo ibliis waa jiraan lkn waxani waa Quraafaad baan u arkaa
@saleebanmohammedmahamud4963
@saleebanmohammedmahamud4963 Ай бұрын
Sheekh rusheeye , waa tuug jinka la shaqeysta, ee ilaahahoow ummada ka qabo,. Amma so hanuuni , saaxirkaan, dadkeygi fasahaadiyey oo wax ka qabto aan laheyn, war somaliyey meedey culimadii, war meeye dowladii , oo saaxirkaan jinka la shaqeysta iyo shayaadiinta, maad iska qabataan,.😢
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
Oo isaga maxaad ka rabtaa waad sirxan😅 tahay
@bossman1024
@bossman1024 Ай бұрын
Waxad latimid rusheeye magaran waxad latimid horay waxad sheegi sharciga ma sheegin inad shaqo ka dhigato sixir nagada waxad ka warami
@somalicanadianshow
@somalicanadianshow Ай бұрын
War SOMALI AYAGA is neceb Seattle sow AYAGA nadad ugu nool maama Malyuun sowtuu jinka ka saaray maxay hadana isku waalaysaa
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
SOOMAALI WAA LA OG YAHAY IN WAX KA QARIBAN YIHIIN WAX WALBA WAA YIHIIN
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj Ай бұрын
Shinidu maaha teena waa shini Jin aan la arkayn🎉laga yaabee🎉🎉🎉
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 Ай бұрын
Xasbi Allahu Wanicmal Wakiil !
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Ай бұрын
Xasbiyal-laahu wa nicmal wakiil .
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 Ай бұрын
Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Waar qabyaaladaan oo aan garan la nahay meel ay ka socoto iyo meel ay u socoto la garaneyn warkaa waxbaa ka jira in uu sixir jiro
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
wa wax jira wuxu kasheekeynayo laakin diinta islaamku wa reebay in jinka lala shaqeysto lawareeysto wa shirki midakale wa beenaale jinku
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
wuxu sheegayo wa run oo qofka way degan jidhkisa hadi qofku ilaahay kuxidhneyn ee waxan sheekh kasheekeynayo wa xaqiiq laakin in labaadh baadho sharcigu ma ogola
@hodanc6255
@hodanc6255 Ай бұрын
Kan mad shekh u taqan yaab teda kale unu dadka galo o walo quranka bay ku jirta
@Mideye157
@Mideye157 Ай бұрын
Somali Jin iyo insi midna iskuma dirin ee iyagan naf lahayn oo dad kale oo shisheeye ah daba socda dantoodana aan aqoon. Madax xumo bahsan baa haysata laakin Waa laga bixi
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
HADAL JIN AYUU RUMAYNAYAA OO UU RABAA INUU INAGA DHAADHICIYO,YAASE ARKAY BOQORTOOYADII AJUURAAN MEEL AY KA SHAQEYSAY AMA DIIN KAGA DHAQANTAY, WAA BEENTII JINKA(ACUUDU BILAAH MINA SHEYDAANI JARIIM).WAXYAABAHAN OO KLE YAAN LA RUMAYSAN.
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 Ай бұрын
Soomaali waxaa isgu dirayabXabashida iyo Kenya iyo gaalada xadaanka
@user-tj9xl3ny1s
@user-tj9xl3ny1s Ай бұрын
INA-ADEER ( Rusheeye iyo Group-Kiisu They are Liars, ( Hadal shayday & qof maskiina oo xanuun sanaya ) and all these he is doing is for business & money making ( DIINA shuqul kuma laha ( Af-somali wuxuu kabartay wax walba ( JIN & SIXIR ) marka Been Been ( THX
@user-zp2nm4dd6e
@user-zp2nm4dd6e Ай бұрын
Waxba kama jiran
@istarahmed1828
@istarahmed1828 Ай бұрын
Soomali wey saharyihiin suaaxnlaah
@saleebanmohammedmahamud4963
@saleebanmohammedmahamud4963 Ай бұрын
Rusheeyoow , hadii aad sidaan ku dhimmato, illaahey ha ku naxariisto, anniga shaki iigama jirro in aad saaxir tahey, oo waliba jinka aad adoon u tahey,.rusheeyoow wllhi aad baad iiga careysiisey,. Rusheeye ha i soo waco,
@hodanc6255
@hodanc6255 Ай бұрын
Acudubilahi bilahi mina shaydani rajim o maxad ugu ducayn inu la shaqeyo jinka wala ogyahay
@Hawa839
@Hawa839 Ай бұрын
Waa maxey waxuu kaaga careysiiyey
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 29 күн бұрын
Naasa holaq
@najibasad7675
@najibasad7675 Ай бұрын
Waxaa lahubaa kaliya was in Dhulbahante iyo Iidoor laisku sixray Waxa kale dhan lama hubo😂😂😂😂
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
iidoor iyo faqash ayaa laysku sixray waabu sheegay sheekhu kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@user-sx5xj4wk8c
@user-sx5xj4wk8c Ай бұрын
Suleekha salaan sare
@sainabyussuf8252
@sainabyussuf8252 Ай бұрын
Sheekh dalka iyo dadka quraansaardhe Jin wwajira waxa jin ku adeeganayo waa u eg yihiin
@jakey2424
@jakey2424 Ай бұрын
Suleekha aad bay waxan u aaminsan tahay kkkkk. Indr waxan maskaxdaada ka saar. Wax shaqeeya maaha
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Ай бұрын
😅😅sheekh rusheeye ganacsigiisuu balaarinayaa,soomaali oo dhan in uu rusheeyo weeye targedkiisu....
@GaraadsanMedia
@GaraadsanMedia Ай бұрын
😂😂😂 walee oo wuu na waalaye
@deeqelmo5558
@deeqelmo5558 Ай бұрын
​@@GaraadsanMedia😂😂
@somalicanadianshow
@somalicanadianshow Ай бұрын
Excuse lama rabo gaalada iyo ayanabiga markay la diil haray AYAAN isma waalan
@zainabosman6991
@zainabosman6991 Ай бұрын
Kan waa kadaab
@pharah01
@pharah01 Ай бұрын
Hhhh ilaa dadka jijinta gacanta uga buuxaan waa garoomo iyo dekedo iblays. Nacuudu billah
@SaviolaHussein-jy6pc
@SaviolaHussein-jy6pc Ай бұрын
😂😂😂 1445/11/22
@user-xt2gw4yj6z
@user-xt2gw4yj6z Ай бұрын
Somaalidu waa u eeg tahay wax lasiix ray
@abdulazizd
@abdulazizd Ай бұрын
Waxba ka jira inay isku sixranyihin kkkk sheekhu been ma sheegin
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 19 күн бұрын
Wax sheekh somali ah majiro waa tuugo duruucdii carabta qooxidhay oo culumo iqka dhigayaa badidoos ee iskalilaluyaa
@khadijaali3830
@khadijaali3830 Ай бұрын
YANO WEYDIYA SIDA LODAWEYO IDORKAN KUWASHAY DAD DHULKI
@Gmaaad
@Gmaaad Ай бұрын
Dawadooda waa kulis ku dhibci 😅😅😅😅
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
imika maydaan xoroobin mise wali maskaxda ayaydaan kaxoroobin kkkkkkkkkkkkkkkk anigu waxaan ogaa idinkoo 2023 xoroobaye kkkkkkkkkkk faqasheey hadaydaan isaaq kuhadal qabsan malaha taloba taladiin maaha
@khadijaali3830
@khadijaali3830 Ай бұрын
@@AhmedDaariq kkkkkkkkkkkkkkkk war Hedhe Shegashadoda Nadhibtay
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
@@khadijaali3830 kkkk mahee idinkuba sowdinka sheegta dhulkooda kkkkkkkkkkkkk mise tiinu waa xalaal indr
@khadijaali3830
@khadijaali3830 Ай бұрын
@@AhmedDaariq War inagada yaynan Kudalin DADKAN WA ISKU AKHIRA WAYEN WA WALALO KULIGOD REER QASA AN UDECENO
@fadumaabdi9765
@fadumaabdi9765 Ай бұрын
Ninkan isaga ayaa saaxir ah ilaahay shartiisa ha naga koriyo
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu Ай бұрын
Quluibta dadka.ayuu shaki ku beeraa waaxaa sixiroole! Waxaan ku qoslay markii aan arkay mid yar oo ka fallaagoobay oo Rusheeye kale noqday oo aay Idaacadaha iska dacaayadeeyeen!
@user-dt1ws5ed2d
@user-dt1ws5ed2d Ай бұрын
In sixirkaasi jiro oo somalida isku sixranyihiin dhulbante haloo sheego oo weliba inay isku sixranyihiin isaaqa qaarkood haday diidaana haloogu dhaarto kkk
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
dhulbahante waxay isku sixran yihiin waa habarjeclo kkkkkkkkkkkkkkkk
@user-dt1ws5ed2d
@user-dt1ws5ed2d Ай бұрын
@@AhmedDaariq kkk dee toloow hadaba yaa ka furdaamiya oo sixirkaa inuu ka dhexqaado ugu yeedhnaa kkkk
@abdulkadirdirie6146
@abdulkadirdirie6146 Ай бұрын
Runtii ninkaan waa beenlow
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Ай бұрын
Boqor tooyadii Ajuuraan way jirtey wixii dumiyey ma hayo laakiin Soomaali wax Balaayo isku dirtay way tahay Allaah haka dhex saaree
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Ай бұрын
Waxaa dumiyey dadkii koonfur joogey oo dhan oo iskugu tagey. Waayo, waxaa loo yaqaanay silcis oo dadka ayeey ciqaabi jireen oo dadka soo galootiga ah waxaa waxaa qaarka dambe qofka loo marin jiray nuurad.
@user-di7yu3he7y
@user-di7yu3he7y Ай бұрын
Naayaa. Dhoocil baaba tahay. Yaa kuu aqriyey. Waxa. Aad meesha la timid
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 Ай бұрын
Waxaasi waa been
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 Ай бұрын
Soomaaliyeey ka fogaada Qofkaan qofkii illahey ka cabsanaayow
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 64 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН
Odaygii Buurmadow qac baa ka yeedhay
15:22
Garaadsan Media
Рет қаралды 3,7 М.
SAFIYA TUSMO GABADH QOWMU,LUUD AH MAXAA KALA QABSADAY CAJIIB
10:01
Awdal Media Production
Рет қаралды 55 М.
QISADA 60 JIR IGURSADAY SHAQA SARIIR AMA FURIIN MIDNA KAWAYAY
12:29
Ridhwan Issack
Рет қаралды 419 М.
GEESKA AFRIKA &  SIYASADA MUUSE IS MAQIIQA KU DHEEHAN
1:11:12
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 10 М.
Парковка ТАКСИ от клоуна!
0:22
Клаунхаус Kids
Рет қаралды 1,3 МЛН
Страшно, когда ругается мама😰
0:10
Лиза Вертинская
Рет қаралды 1,8 МЛН
Papa yeh dila do ajse mein aapki behen 😢😊 #shorts
0:30
Sikha shorts and vlogs
Рет қаралды 74 МЛН
Пацан Шокировал Родителей 😂
0:27
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 3,7 МЛН
тгк: Логово FRIENDS
0:23
АлексДан
Рет қаралды 8 МЛН
小路飞被臭死啦!#海贼王#路飞
0:27
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 11 МЛН