SOOMAREE SOOMAREE KILLER IYO BUUNIS IYO JIDA KOSTA

  Рет қаралды 8,327

Abdirashiid Qaraare

Abdirashiid Qaraare

Күн бұрын

RIWAAYADII AXDI IYO ARIN AAN LA OGEEN HADII AAD NAGU CUUSUB TAHAY INAAD NUGU SO BIIRTO DHIIRI GELIN AYEY NOO TAHAY Please ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like✔comment✔ waxaad youtubekan nagula wadaageysaan heeso banaadiri dhamaan waxaad ka heleysaa faaniinta ku heesta heesaha xamariga kuwii hore iyo dhexe heeso kujiray riwaayadahii hore kuwo cusub xitaa way ku jiraan dhamaan umadda soomaliweyn soo dhowaada
my:web
qaraare.blogsp...
soundcloud
/ abdirashiid-qaraare
facebook
/ qaraare111
instagram
/ addeabdirashiid
youtube
/ @qaraaremusic
pinterest
pin.it/7qTsHEC
heeso banaadiri ah ayaan halkaan idin kulu wadaagayaa
soo dhowaada soomaliweyn dhamaan

Пікірлер: 5
@yasminmohamud8861
@yasminmohamud8861 3 жыл бұрын
Qaraare Cizak wllkey from all the way London xasuus Ruwaayadahan live u fiirsaney Dhalinyarada nimadeenii 💕💕🌹🌹
@bushracadey2319
@bushracadey2319 2 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍
@QaraareMusic
@QaraareMusic 3 жыл бұрын
HEESKAN LYRICS KEEDA RIWAAYADA AXDI IYO ARIN AAN LA OGEEN FIKRADII:SHARIIF JEEG ERAYADII:DR.RAFI&MAKI XAAJI BANAADIR NAAXIYADA:DR RAFI _SH MAYOW HALAAG _SH CABDI MANAANA _ MAKI X BANAADIN IYO XAAJI IIKAR LEEB MUSIC:ISBAHEYSIGA FANAANIINTA BANAADIR HEESKA SOO MAREE WITH LYRICS BUUNIS mulkiyeey magac suubanee maseelkaa maleh meelahaan mugdi iiga nuurtooy keed maagi laheed hadana keed maagi leheed ninka mowlahey weyn maal ku soo maneystee miski iyo luul lee kugu maamulaayee iyo kii meel laheeno maradiisa madoowo masruuf maalmeedkiis mixno weyn umaraaye keed maagi laheed hadana keed maagi laheed kooris soo maree soo maree ha maqnaaninee maxfalkiina maantaa inta soo muraade waa la maqsuudihaaye waa la maqsuudihaye soo maree soo maree JIDDA KOOSTA maangaab nimaataada maadadaa micna beelisaa meel xun kaaridaayee moog maad uqabtaa hadana moog maad uqabtaa maal muunadiise muda gaaban waaye macbilkaada weeyna lagu meel maraa maskiinkii mixneysnaa musmaarka loo haaystee asna maalintiisa maal yeelan karaaye moog maad uqabtaa hadana moog ma uqabtaa kooris soo maree soo maree ha maqnaaninee maxfalkiina maantaa intii soo muraade waa la maqsuudihaaye waa la maqsuudihaye soo maree soo maree KILLER adigaa mudnaanta lahee muuqaa sidii malaa'igtii soo miraamitaayee maan kaada ku haay hadana maankaada kuhaay muruqiisa nin maashe masruufkiisa ma waaye mowlaheyga weeyna midigtiis qabtaa muxabaa jirtaa iyo miirka meel asdeerte magac maal laysku maquunin maaye moog maad uqabtaa hadana moog maad uqabtaa kooris soo maree soo maree ha maqnaaninee maxfalkiina maantaa intii soo muraade waa la maqsuudihaaye waa la maqsuudihaye soo maree soo maree
@ahmedhusni919
@ahmedhusni919 3 жыл бұрын
thanks qaraare
@abwaanbulchinaofficial3638
@abwaanbulchinaofficial3638 3 жыл бұрын
Horumar aan Kuu Rayeynaa💯💯💯
SAYMA ROOB CABDIRAXMAAN FANAAN IYO JIDDA KOSTA RIWAAYADII KURBO
5:27
Abdirashiid Qaraare
Рет қаралды 7 М.
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 41 МЛН
Axmed shariif killer heestii gaabo
7:45
banaadiri music
Рет қаралды 58 М.
Majaajilo Qosol Badan Jilaa Aun Basbaas Iyo Aun Maxamed Cumar Huryo Live
4:24
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 51 М.
Amaan bagaadi iyo reer baraawe
7:06
Jido Koosta Music
Рет қаралды 1,1 М.
BUNIS IYO IKRAAN JAMAC IYO XUSUUS HORE
4:06
Ikraan Jamac Official
Рет қаралды 40 М.
DUR DUR - RAFAAD IYO RAAXO (FULL ALBUM)
1:17:22
deafcurator
Рет қаралды 139 М.
WAA INKAAR AXDI LAGA BAXEE AXMED SHARIIF KILLER
6:04
Abdirashiid Qaraare
Рет қаралды 62 М.
LE SSERAFIM (르세라핌) 'CRAZY' OFFICIAL MV
2:50
HYBE LABELS
Рет қаралды 50 МЛН
Nursultan Nazirbaev - Сен бе едің (official video) 2024
2:03
Nursultan Nazirbaev
Рет қаралды 451 М.
Crazy Frog - Axel F (Official Music Video)
2:52
Van Snyder
Рет қаралды 838 М.
Yulduz Usmonova,Shaxboz,Navruz -Uchrashardik(Premyera)#2024
3:26
Yulduz Usmanova
Рет қаралды 4,4 МЛН
Bearwolf - GODZILLA (mood video)
2:15
Valeriya_Bearwolf
Рет қаралды 1,1 МЛН
Gadilbek Zhanay & Sadraddin - Жылап ал (Official audio)
2:41
Gadilbek Zhanay
Рет қаралды 145 М.