SOORAAN IYO JAWAAN CHORONA VIRUS WACYIGALIN

  Рет қаралды 167,563

DJ SOMALI

DJ SOMALI

4 жыл бұрын

KU SOO DHAWOOW DJ SOMALI FADLAN SUBSCRIBE LIKE AND SHARE DHEH SI AAD ULA SOCOTO VIDEOSKA CUSUB MAHADSANID

Пікірлер: 122
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 жыл бұрын
Allah ha uu naxaristo
@naciimapriya8499
@naciimapriya8499 4 жыл бұрын
Alle haw naxaristo marxumadii ba kujiraH sahra alle Godka haw nuuriyo subxanalah
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 жыл бұрын
Alow unaxariso iprahim ismail sugulle sooran inshallah
@bartanabada2906
@bartanabada2906 4 жыл бұрын
Ala yarxamu sahra rooble ilaahow naxariistii jano ka waraabi aamiin yaa rabi
@fatimanour9793
@fatimanour9793 4 жыл бұрын
WALAHI I MISS ED REER HARGAYSA AMA WAQOOYI IYO RIWAAYADAEEDII HIGH CLASS HOYADII FANKA ANOO PUNTLANDERA.
@sidiiqwabeeye2279
@sidiiqwabeeye2279 4 жыл бұрын
Riwaayadan beri hore ayaa ladhigay intiina baraha bulshada lama soo dhigin ..... alle ha unaxariisto
@sayidhaaji381
@sayidhaaji381 4 жыл бұрын
Alle hacaafiyoh *maamada(Sahra)* ee xaaska Sooraan matasha wan uduceyney allena waa naga aqbalay Aamin
@ktfrx4306
@ktfrx4306 4 жыл бұрын
Waxba kaama aqbaline, beri hore ayay xijaabatey. Alle ha u naxariisto
@zahramohmeth7677
@zahramohmeth7677 4 жыл бұрын
Ax ax wllo waa dhimatay alle hawnaxariisto aamiin
@nuurahaashi3159
@nuurahaashi3159 4 жыл бұрын
Way dhimatay
@arizonaboys9022
@arizonaboys9022 4 жыл бұрын
Ilahay ha unaxaristo islanta
@khuumproduction
@khuumproduction 4 жыл бұрын
Maalintaa lug baan wax ka noqday waan xasuustaa goobtu waa ceel afwayn
@faaido1217
@faaido1217 4 жыл бұрын
Allah ka baqa nio
@sayidhaaji381
@sayidhaaji381 4 жыл бұрын
*Bilan,Sooraan,Sahro,Jawaan, ninka gudoomiyaha matalaya, seyriye* oo maqan waa jilayaasha aan ugu je lahay. 💯💯💯💯💯🍏🥚🍎🍏🥚🍎🍏🥚🍎
@cawashmedia7621
@cawashmedia7621 3 жыл бұрын
A
@nimcoladan7827
@nimcoladan7827 4 жыл бұрын
Subxanalah krone mxy ugu so qoreen marxuumadi baba ku jirtee
@zakigafane4833
@zakigafane4833 4 жыл бұрын
Subxan bal beentan eega Gabadhani sawtii dhimatay allha unaxariistee
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 4 жыл бұрын
Dhimateyaa.
@ahmetbanga2568
@ahmetbanga2568 4 жыл бұрын
As hargaysa media produced
@aliidle609
@aliidle609 4 жыл бұрын
m.a very interesting great job
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Maasha alaah jilayaashii qarniga
@siciidsakariye1842
@siciidsakariye1842 4 жыл бұрын
Walhy wan yabay marxumadii aha
@saramuhu6659
@saramuhu6659 4 жыл бұрын
Oo sahra may dhiman
@Ahmed.Hassan49
@Ahmed.Hassan49 4 жыл бұрын
Inader way dhimatay lkn magaca ayay ka badaleen ruwaayada
@ibrahimosman1344
@ibrahimosman1344 4 жыл бұрын
Wey dhimatey walaal wa filin hore
@maxamedxasan6796
@maxamedxasan6796 4 жыл бұрын
Riwaydiha maxayi jabeen ma dariq baa lagu jilaya
@saeedalhassan209
@saeedalhassan209 4 жыл бұрын
Hunguri dhubuq... Salan sare
@xamse--sergioofficial7586
@xamse--sergioofficial7586 4 жыл бұрын
Go forward
@xasanaxmed5442
@xasanaxmed5442 4 жыл бұрын
Wuu shidan yahay
@hareedabdimohamed8015
@hareedabdimohamed8015 4 жыл бұрын
Ceelafweyn
@samiirkinglove4867
@samiirkinglove4867 4 жыл бұрын
Wlhi markii baan is idhi dhulka mala dhacdaa 😂😂😂😂sooran inta ku qozosha Like ta Dhac Kusiiya
@somalilanderpurre5769
@somalilanderpurre5769 4 жыл бұрын
Islaantii xijaabatay ayaa kujirta alle ha unaxariisto waa wakhti hore riwaayadani beenta jooji corona kuma kuma saabsanee been veiw haku raadin xaaraan ayay kugu noqonaysaa waxaad kadheeftaa run waxku,raadi wayga tallo
@Somali7792
@Somali7792 4 жыл бұрын
Go forward bro
@cabdihasan944
@cabdihasan944 4 жыл бұрын
Kkkk kim gooing
@Sirta_nolosha_7
@Sirta_nolosha_7 4 жыл бұрын
War corona lahaynee inader marxuumada riwaayadaha ay ku jirto hasoo qaadanina
@ssn2553
@ssn2553 4 жыл бұрын
Sooraan iyo jawaan ha ceebaynina
@ibraahimmawel9326
@ibraahimmawel9326 4 жыл бұрын
Riwaayada anigu live udaawanayay waa magaalda ceelafwayn wacyigelin bay ahayd
@cabdiqaadiribraahim6473
@cabdiqaadiribraahim6473 4 жыл бұрын
Hortay waxaad ogaataa beentu Waa xaaraan waxaad ka heshaana Waa xaaraan
@jirfe
@jirfe 4 жыл бұрын
Waa 2016
@abdifatahbare265
@abdifatahbare265 4 жыл бұрын
Beeenlow ruwaydani wa marhore
@abdirizakbashir5805
@abdirizakbashir5805 4 жыл бұрын
Sheekadan korona kaweyne adeer Musoooow kkkkkk waa lagusoogale 🤣🤣🤣
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Go Forward😂😂💚👆🙏
@user-wj7he4ci2v
@user-wj7he4ci2v 4 жыл бұрын
Ilaahaw marxuumada naxariistaadi iyo janafardawsa ka waraabi yaarabi
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
masha allah walee hadaii hadal waxtarayo xigmad way keeneen dadkiian way wacyi geliyeen inay dowlada dadkasoo kale tageerto weeye shaqdii dowlada qabanlahayd bay hayaan umadii ay wacyi gelin lkallahayd bay dadkani wac yi geliyeen noolada nabad ku wara cadowgana ha idinkaxafido ilahay
@ahmeygkgabane1006
@ahmeygkgabane1006 4 жыл бұрын
Great job to you mr sooraan and jawaan
@sabaxalnur
@sabaxalnur 4 жыл бұрын
Waa qalad wixii laga digayay ee ahaa in dadku isku soo ururaan, oo hadana aad dadkii iskugu yeedho waaba ay sii fidiniyaan. Marka ay dadku sidaa iskugu soo dhawaadaan ama iskugu soo ururaan, caalamka waa ka mabnuuc.
@saadoahmed3227
@saadoahmed3227 4 жыл бұрын
Kkk
@saidali6613
@saidali6613 4 жыл бұрын
Ma Ceel Afweyn baa magaaladani
@dhacdooyinkadunidadaafahed3145
@dhacdooyinkadunidadaafahed3145 4 жыл бұрын
Haa bro
@user-yf7jr4tc5b
@user-yf7jr4tc5b 4 жыл бұрын
Oo anigu badhan baan moodayeye😄 biyaha kharaar goortaan maqlay.iam from badhan IAM badhanise popular of the city in my county 😂 biyaha kharaar haymaqashiin bes😂
@ibraahimcisman4962
@ibraahimcisman4962 4 жыл бұрын
Rag culus so rogaal celi iyo magaalada laascaanood
@saalaxmaxamed1584
@saalaxmaxamed1584 4 жыл бұрын
Waa ceel.afweyn maaha laas caanood
@waheliye44
@waheliye44 4 жыл бұрын
Yaah war xasuus bey i galiyeen alla mxn hlkaa kubad ku iryadey gobalkii ragga ..oo riwaaydda intaa oo dhan xey u heysteen
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Halkani gobolkii raga maaaha waa celafweyn goobtani
@ahmedabdikadir9219
@ahmedabdikadir9219 4 жыл бұрын
Degankani tollow waa halkee
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Aar dhirta beera dhanna kashita dad iska xayawaanad noqotene dhulki waad xalufeesen oo ciidiba sokacday citiraf kuye dadku mar aanay is aqoonin ayaa jirtay waana lanooola oo nin waliba tacabkiso laso bixi jiray👀🤣🤣🤣🤣🤣
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 4 жыл бұрын
Soran iyo jawan sida ay u jilaan aya cajiib ah mashllah shacabka wx ha LA fahansiyo carona virus
@ahmedtayib2633
@ahmedtayib2633 4 жыл бұрын
Waar maydaan ilahay ka baqayn xataa marxuumadii ayaa ku jirtee
@dhacdooyinkadunidadaafahed3145
@dhacdooyinkadunidadaafahed3145 4 жыл бұрын
AHMED ZAKI ala haw naxaristo
@surad685
@surad685 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh oo goormay dhimatay???
@liibanmaxamednalka4052
@liibanmaxamednalka4052 4 жыл бұрын
Waaruntaa sxb waa riwaayad xilli hore ah waayo 5 bilood wax islama dhigin waana is maan dhaafeen xarigii coldoon daraadiis jawaan baa soo diyaarshay riwaayad uu leeyahay waxaan kaga hadlaynaa xariga dhibanaha halka sooraan ka biyadiiday asagoo kaga aragti duwnaaday lkn uu cududaar kaga dhigay waa nala xirayaa innagana dibna iskulama hadlin sxb
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620 4 жыл бұрын
@@liibanmaxamednalka4052waar nimanku waa heshiis oo waa saaxiibo walaal Sawkuwa riwaayad cusub wada dhigayba todobaadkan malaha adigaan arage
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 4 жыл бұрын
ilhy haunaxariisto
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 жыл бұрын
HARGEYSA MEDIA BEENTA DAAYA
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 жыл бұрын
Kuwaan beenbadana you tube ayey lacag ka kaga raadinaayaan sheekadan waa waqti hore.
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Wakhti hore
@basheadan2302
@basheadan2302 4 жыл бұрын
Gobolkii faanka
@muxyadinmaano2333
@muxyadinmaano2333 4 жыл бұрын
Walibaad isla doonateen waryaadak
@zhaaficihargaisa523
@zhaaficihargaisa523 4 жыл бұрын
Ruwayad iga dheH
@khaalidmashcal6800
@khaalidmashcal6800 4 жыл бұрын
Magaaladan magaceed
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Ceel afweyn pro hadaad maqshay
@ibraahimmawel9326
@ibraahimmawel9326 4 жыл бұрын
Ceelafwayn weeye
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 4 жыл бұрын
waa goorma riwaayadu? iyo Halkaa lagu dhigay?
@saalaxmaxamed1584
@saalaxmaxamed1584 4 жыл бұрын
Ceel afweyn bro
@meersiissports2515
@meersiissports2515 4 жыл бұрын
2016
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Riwayadu waa riwayad hore waaa 2016 riwayadu goobtu waaa ceel afweyn Riwayada ceshiimada ayay ka hadlaysay
@sh-ka3494
@sh-ka3494 4 жыл бұрын
Sheko maxa iga galay nin geelbadan magajaa kacararaya
@cdalemaxamed6230
@cdalemaxamed6230 4 жыл бұрын
Waxsa ashegayaan iyagu masameyaa .xitaa hada yadonaan salada maba tukadaan qaada un bayku fakaraan
@samsamadam9641
@samsamadam9641 4 жыл бұрын
Kiiloo mitirka iimaanka goan sooran wa funny 😂😂😂
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
Maama sahro soow May dhiman mise waa riwaayada hore
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
Maxaa wacyi galina umadiiba isku keneene waaxay hablaha mesha wada dhiban war Hala Kala durqo waxaa looleyahay halqaf ooo qabo hadoow Ku dhexjuro inta kalana waa qabadsunayaa
@mohamedhassanahmed1425
@mohamedhassanahmed1425 4 жыл бұрын
Bro hada maahn waa 2016
@khaalidyassin2685
@khaalidyassin2685 4 жыл бұрын
Beenaale waa beri hore. Coronavirus buu ku soo qoraya. Been laguma shaqaysto.
@abdeeqbajalaamin7644
@abdeeqbajalaamin7644 4 жыл бұрын
Aar islaan tii dhimatay maaha been baad views Ku rabtiin dadka beenta kadaayA
@cabdicali4770
@cabdicali4770 4 жыл бұрын
Waryaadha ninkii jawaan maxaa Ku dhacay miyuu xanuunsaday waa caatoobay
@xamsejigar2515
@xamsejigar2515 4 жыл бұрын
Hhhh zxp ruwaayadu waa xili hore 2016 weeye
@wow9317
@wow9317 4 жыл бұрын
Hhhhhh wallashi waa fariid, Kari cuntada dheh, Basasha jar jarkeeda umbaaba noo canaanan doontee, Maxay ka og yihiin ragu, Haweenku hawshay hayaan
@muxyadinmaano2333
@muxyadinmaano2333 4 жыл бұрын
Karoonaha hakalaqaadina jawan wuu qufacayaa
@guulwade3445
@guulwade3445 4 жыл бұрын
Been badan islaantaan soo ma aheed ti dhimatay
@maxamedxuseeni9165
@maxamedxuseeni9165 4 жыл бұрын
Asmaismaacilxusen
@zudaysiz2990
@zudaysiz2990 4 жыл бұрын
😆🤣😂😆🤣😂 like
@sharmaarkeibrahim7654
@sharmaarkeibrahim7654 4 жыл бұрын
Wa clickbait sawirka u sosaray kumajiro wax qoryo wato kumajiro maxa dadka uqayanesa
@garashochannel7683
@garashochannel7683 4 жыл бұрын
Subscribers igu caafiya somaaliyey
@liibanmaxamednalka4052
@liibanmaxamednalka4052 4 жыл бұрын
Alifaada waxaa lahaa jawaan sooraan waa jilaa mooyee ma alifo
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 4 жыл бұрын
kkkkkk
@jamaalmaxamed7481
@jamaalmaxamed7481 4 жыл бұрын
Ragu hadala cadaa tolow waa halkee
@khadarmbade8558
@khadarmbade8558 4 жыл бұрын
Walaahi waan kahelaa srn
@khadarmbade8558
@khadarmbade8558 4 жыл бұрын
Asasal
@khadarmbade8558
@khadarmbade8558 4 жыл бұрын
Asal Asal dhalay
@khadarmbade8558
@khadarmbade8558 4 жыл бұрын
Horay usocda wllo
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 4 жыл бұрын
Beenta jooji ruwaayadu waa beri hore
@youngcryptomoha4080
@youngcryptomoha4080 4 жыл бұрын
Isaaq steel 😂
@saeedalhassan209
@saeedalhassan209 4 жыл бұрын
Waar qolomaad ahayd
@youngcryptomoha4080
@youngcryptomoha4080 4 жыл бұрын
@@saeedalhassan209 wallal hawiye ayan ahay .
@Qoojistan
@Qoojistan 4 жыл бұрын
Somaliland dhul mayso dhagaxyo gawan weeye
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Halkani waaa tuulo celafweyn la dhaho
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 4 жыл бұрын
Waa rune idinku wabiyadina dhuuqoo ilmaderayal xasid nomads iska dhafo Iska kaaya fasaxa
@naasiradam7582
@naasiradam7582 4 жыл бұрын
Beenaale waxaad meesha ku qortay iyo ismalaha Arsaaq dhaanta beenta illahay waydiiso
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
Fake news
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 жыл бұрын
Allah ha uu naxaristo
@cabdihasan944
@cabdihasan944 4 жыл бұрын
Kkkk kim gooing
@basheadan2302
@basheadan2302 4 жыл бұрын
Gobolkii faanka
SOORAAN IYO JAWAAN IYO CABDI GOOD
47:26
DJ SOMALI
Рет қаралды 202 М.
Sooraan iyo cabdi jawaan | Wareeysi kulul
10:18
Kobciye Media@
Рет қаралды 2,5 М.
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,5 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 543 М.
daawo riwaayad qosol badan abwaan sangub
4:39
Somali tube
Рет қаралды 6 М.
DADBAA DADKA CAAYA 2021 SOORAAN IYO JAWAAN FILM CUSUB
12:29
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 311 М.
SOORAAN IYO JAWAAN WARAYSI MACAL DHAANTO 2015 Barn Fanka ESTV
43:31
Jigjiga Tube
Рет қаралды 164 М.
SOORAAN IYO JAWAAN 2020
12:12
DJ SOMALI
Рет қаралды 287 М.
Sooraan iyo jawaan waxbarada casriga
36:35
DJ SOMALI
Рет қаралды 195 М.
MAJAAJILO CAJIIBA AUN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE "SINGUB" IYO KOOXDA DEEGAAN
9:11
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 282 М.