No video

SOORAAN IYO JAWAAN RIWAAYAD CUSUB KHIYAAMO GUUR 2020 HD

  Рет қаралды 738,172

YAASIIN BALBALAADHSHE

YAASIIN BALBALAADHSHE

6 жыл бұрын

♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
• Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
• Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

Пікірлер: 229
@abdirahmangurey5697
@abdirahmangurey5697 6 жыл бұрын
Soraan legend cod kar ah inuu yahay inta ila aragtay like ha ii saran
@somalifilmsmedia4696
@somalifilmsmedia4696 6 жыл бұрын
Sooraan inta taageerta like igu qabta , yaasinow xitaa adigu igu qabyo hadad taagerto 😍 nolow sooraan
@cmaxamd.carale
@cmaxamd.carale 6 жыл бұрын
Maan gaab
@axmednuur5770
@axmednuur5770 6 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/rqPCeqNjZrB_d7c 👈 Ku Qabta
@walalmuumingmailcusubsamey8195
@walalmuumingmailcusubsamey8195 6 жыл бұрын
Heesocusub
@abdulrahman4161
@abdulrahman4161 5 жыл бұрын
Marwan Sacad like👌👌👍👍❤❤❤💘💘💘💘💘
@somalifilmsmedia4696
@somalifilmsmedia4696 5 жыл бұрын
@@cmaxamd.carale mngabka was
@abdiraxmaansahal7743
@abdiraxmaansahal7743 6 жыл бұрын
murtida Somali inay tahay Somaliland inta qirsani like isaara
@sahalcomputers6002
@sahalcomputers6002 6 жыл бұрын
Abdiraxmaan sahal xitaa fankii qabyalad iyo siyaasad galisay sorry
@Shaacuur
@Shaacuur 6 жыл бұрын
Aaway Ugaadeen iyo dhulbahante aamus Yaan lagula yaabine.
@abdiraxmaansahal7743
@abdiraxmaansahal7743 6 жыл бұрын
intay dacalo waawayn dhigaan dalag ha beerteen xaar ha keeniin meel malab yaalo zxb
@abdiraxmaansahal7743
@abdiraxmaansahal7743 6 жыл бұрын
meesha qaran ayaan ka hadle maxaa qabiilka kugu eryay
@hindaibraahim5675
@hindaibraahim5675 6 жыл бұрын
Abdiraxmaan sahal
@fawziHapiip
@fawziHapiip 4 жыл бұрын
Sooraan baY ku leedahaY ala hoogaY oo dibjir guursadaY naagaha lacagta jecel been kusoo xero gali runa kula dhaqan somalaaY haku kadsoomina oo fiieges amaano ah ha ugu taginee fitis kiro ah ugu taga hadii kale markaY runtu timaado adigii dibjir lagugu tilmaan iYadiina sirtii u qarsoonaYd iYo rajooYinkaY lahaYd iYo aftixiiba ka waad ka xumeYsaY
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Rabiyoow u naxariiso Sooraan oo qabriga waasac uga dhig
@gulleidburaale2647
@gulleidburaale2647 2 жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto🤲
@sahmed9301
@sahmed9301 3 жыл бұрын
Sheer Masher
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 5 жыл бұрын
Sabolnimadu ceeb maaha. Taajirkuna marbuu faqiir ahaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤☝️
@abdurelove4337
@abdurelove4337 5 жыл бұрын
Really walahi aboowe xaqiiq law tahee
@sarkaalray9045
@sarkaalray9045 6 жыл бұрын
AHN Sareeye iyo Awkadleeye ayaa Ruwaayadan hore u sameeyay
@ahmedxasan813
@ahmedxasan813 6 жыл бұрын
Like igu qabta inta sooraan iyo jawaan taageerta
@axmedyaasiinbancawlcawlkad2064
@axmedyaasiinbancawlcawlkad2064 4 жыл бұрын
kkkkkkkkk jawaan iyo saydhaa iyo sooraan iyo bancawl waa xaraBo
@somrentandsellingcompanay667
@somrentandsellingcompanay667 6 жыл бұрын
Soraan kkk tolow ma soo dacweeye ma soo xidhaa
@abdimoge3839
@abdimoge3839 3 жыл бұрын
Haaah sooran Ilahayow kunaxariso. Geeriyey xishood laey
@khalidilkacade8101
@khalidilkacade8101 6 жыл бұрын
Like ta iigu qabta inta soraan iyo jawaan tageerta
@cabdullaahiaadanyuusuf1252
@cabdullaahiaadanyuusuf1252 5 жыл бұрын
kkkk wajiraa jaceylka
@ahmedrazhiit7582
@ahmedrazhiit7582 6 жыл бұрын
Viva soran iyo jawan
@shaxshxlaydareersool5073
@shaxshxlaydareersool5073 4 жыл бұрын
Waaa libax yadii gabolka raga kasoo jeeday
@engzayidmohomedjuube4711
@engzayidmohomedjuube4711 4 жыл бұрын
Kkkk oo wll gobolkiii dumarkuna waaa keeeèeee
@shaxartaanshow8649
@shaxartaanshow8649 6 жыл бұрын
Wlh wani jeclahay ilahe cimriga ha'idin dhereyo
@abdisalamlibaax802
@abdisalamlibaax802 6 жыл бұрын
Maraykan maahee somalia dhe dadku qalbiga waa kawada somalia eesh qiyaasak alloow israaci
@guleidyusuf3797
@guleidyusuf3797 3 жыл бұрын
Intaasaad ku farxaysaa Adeer waxa layidhi Midnimo dhimatuu ku siidhaganyahee dhagaha ugu rida in aanay dhacayn
@munitahopi6037
@munitahopi6037 6 жыл бұрын
soraaan jwaaan😍😍
@cqanilivendoweski7834
@cqanilivendoweski7834 6 жыл бұрын
asc wllo
@cqanilivendoweski7834
@cqanilivendoweski7834 6 жыл бұрын
Hhhhh😀😀😀😀😀
@cqanilivendoweski7834
@cqanilivendoweski7834 6 жыл бұрын
+C/qani Livendoweski Xidiga
@abshiraxmed4614
@abshiraxmed4614 5 жыл бұрын
Munita Hopi
@MCM1916
@MCM1916 6 жыл бұрын
halkeen la jifsadaakulhaa soraan way ku tagantay odayga hhh
@calimohamoudofficialchanne5805
@calimohamoudofficialchanne5805 6 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀 Lipaax latabay baa ii muuqda like iisaar hadad sooraan tageerto
@suziesse4841
@suziesse4841 5 жыл бұрын
تسترخي الحمد لله أنا دى يا روح روحي
@suziesse4841
@suziesse4841 5 жыл бұрын
د😑😕😑😣😕😕
@cabdihoodaale5213
@cabdihoodaale5213 4 жыл бұрын
Waan ku dhawnahay
@husseingudcad4563
@husseingudcad4563 2 жыл бұрын
Ilahow unaxariisto adaa qadirehe yaarabi
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 6 жыл бұрын
Tijaarida waanu ku riyoone ma dhabay ahayd sooraan funny weeyan kkkk
@kornaylka0098
@kornaylka0098 6 жыл бұрын
waa koobi riwaayadu axmed yaasin sareeye iyo aw kadleeye
@talobixisnews6262
@talobixisnews6262 5 жыл бұрын
ofcalg
@antiaraghmed1570
@antiaraghmed1570 6 жыл бұрын
Sooraan iyo jawaan riwaayad shidan bay soo jileen
@lonegirl1550
@lonegirl1550 6 жыл бұрын
Soraanoow🙋🙋🙋🙋
@mudane1454
@mudane1454 6 жыл бұрын
princess muniita QAli kkkkkkk
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 6 жыл бұрын
Inta jecel Somaaliya likaar isaara plaece
@sacadcabdiraxmaan997
@sacadcabdiraxmaan997 6 жыл бұрын
Khadar Somaaali Hhh jacaylkaGa MXN ka faa'idayNa Hhh horaaN wax uGa faa'idi weyNE Pal wxN YaRE wanagsaN EeGA
@fatimasultan3347
@fatimasultan3347 6 жыл бұрын
Khadar Somaaali se ragu waa Somaliland's habbo
@fadxilaasim5590
@fadxilaasim5590 6 жыл бұрын
Sooraan belo belo dhashay
@geeljire395
@geeljire395 5 жыл бұрын
😂😂😂 Maraykanku wuxuu ku maahmaahaa ayaan aad ugu quslay kkkk
@cknb8593
@cknb8593 6 жыл бұрын
war habarta mesha kasars gabar lahayne
@aymanyare6166
@aymanyare6166 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto 😓
@zupermax3710
@zupermax3710 2 жыл бұрын
Ale.haunaxariisto
@jaamacabdi4163
@jaamacabdi4163 6 жыл бұрын
Qofki 1 Ee Commtig ka bixya Jamac Cabdiraxman Like Inta iga danbaysa Plz
@seakpeas9244
@seakpeas9244 6 жыл бұрын
Jaamac Abdi hhhhh like waxba matartee. Hhhhhh
@mahadayweyne2022
@mahadayweyne2022 5 жыл бұрын
Asc Dhamaan Asxaabta Yaasiin Channelkiisa Ku Xiran walaalayaal Adinka oo Mahadsan Fadlan Subscribe ii Saara Channelka Cusub Mahadsanidiin walaalayaal
@axmedyaasiinbancawlcawlkad2064
@axmedyaasiinbancawlcawlkad2064 4 жыл бұрын
ķkkkkkkk viva mr wiilka ladho bancawl
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 6 жыл бұрын
Reer SLAND liketa ii saara qdw anaa idin wasa
@bashexood7551
@bashexood7551 6 жыл бұрын
Mustafa Abdurrahman fuck qadad wayn
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 6 жыл бұрын
bashe xood Ma ila wastaa adna sxp.lol
@cknb8593
@cknb8593 6 жыл бұрын
Mustafa Abdurrahman ina dhilo inaad langaab tihiin waxaa kucadaynaya 4 like baad heshay ileen reerkii langabka ahaa oo gobolka iyo barka aduunka kadagi jiray baad kadhalataye ina mirqaanland 😆😆😆😆
@darikkandalo7280
@darikkandalo7280 6 жыл бұрын
Buufi qdw
@hamze_4607
@hamze_4607 6 жыл бұрын
Qdaafiga hooyadaadii dhiladu Dhashy wase maydinko Qadaad waynaa hadlaaaya jidhaaab Gun yay guntu dhashy malaa dad bàd isku haysataane haa gujinin LipaaxyaDa
@AhmedIbrahim-vl5bn
@AhmedIbrahim-vl5bn 6 жыл бұрын
😃😃😆😃😃 xagaan la jiifsada
@abdiismailabdi5771
@abdiismailabdi5771 6 жыл бұрын
Kopy kama dhamaado ruwaayadaha somalida horaa loo jilay
@cabdulahiaxmed4987
@cabdulahiaxmed4987 Жыл бұрын
2 bilood kirah nagu leeyihiin sooran alow kunaxariiso
@farxaanfiiroh1934
@farxaanfiiroh1934 4 жыл бұрын
NAA dhimanwayday 😀😀😀
@mohamedeeqqamaan4156
@mohamedeeqqamaan4156 6 жыл бұрын
sooraan iyo jawaan waa majaajileesteyaal caan ah ee ma ahan reer sland umada soomaaliyeed bay majaajileesteyaal uyihiin
@ahmedkhaliif2488
@ahmedkhaliif2488 5 жыл бұрын
Soraan waa nin aan caadi ahayn
@epdizhakurjama7239
@epdizhakurjama7239 5 жыл бұрын
nio like ta nasiYa Hadi kle maskari ban doonTa 😎
@reermiyi1fi
@reermiyi1fi 6 жыл бұрын
Waxa copyright u leh riwaayadan Allah ha u naxariistee Awkadleeye iyo sareeye.
@saciidafaara9341
@saciidafaara9341 6 жыл бұрын
ninkiii wax heysani waxa aad ku diiden waa lesku hestaaaa
@xamseqalbizame7220
@xamseqalbizame7220 6 жыл бұрын
riyuu wax ku bas beelinayaa anaguna live kii baa ku waynay hhhh qosol.wlhy ragani
@mohammedesmael1836
@mohammedesmael1836 6 жыл бұрын
Soraan iyo jawaan
@khadijajama7699
@khadijajama7699 5 жыл бұрын
xamdsaolaa barsil
@dalsanbandofficial3207
@dalsanbandofficial3207 6 жыл бұрын
Inta zooran iyo jawaan tageerta like ta igu caawiYa
@asadlionish
@asadlionish 6 жыл бұрын
War odayaashii war canaasiir yaryar oo malaa yacni ah baa ka hoos dillaacday odayaasha , war Allihiin hadduu Alle yahay odayaasha udaaya jilidda oo xikmadda hana rabshina ciyaalka yaryar ee guri barwaaqo u horeeyo .
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Ka dheeri heestaa qaraamiga ah wakhtigii ay socotay malaa geeluu raaci jiray
@baasaadiir9898
@baasaadiir9898 5 жыл бұрын
sooran iyo jawaan kayaaca meesha arin mahydaane
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 6 жыл бұрын
Angaaa ku dilny
@cameromann133
@cameromann133 5 жыл бұрын
Kkkkk sooraan iyo jawaan caadi mahaa
@skullgamer-cc2ti
@skullgamer-cc2ti 6 жыл бұрын
qosol badan ma le
@abdurelove4337
@abdurelove4337 5 жыл бұрын
Like igu qabta inta sooraan & jawan taageerta
@redwanmoha6353
@redwanmoha6353 6 жыл бұрын
Hore u zocda 😍😍😍😍😆😆😆😆
@ahmedwali9855
@ahmedwali9855 6 жыл бұрын
sooraan nin aan tagero
@farhan_taffo
@farhan_taffo 5 жыл бұрын
nice clip
@burcokibir894
@burcokibir894 6 жыл бұрын
Riwaayadani maaha beerka looga bartay
@anasabd9602
@anasabd9602 6 жыл бұрын
Guul
@ifraahhassan5872
@ifraahhassan5872 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk ma askari baan dontaaa
@cmaxamd.carale
@cmaxamd.carale 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk.kkkkkk.kkkkk.kkkkkk.
@cmaxamd.carale
@cmaxamd.carale 6 жыл бұрын
Kkkkk.kkkkk.kkkkk.
@ahmedmahdi2694
@ahmedmahdi2694 6 жыл бұрын
kkk waa kopbi waa riwayadiii ina haybe laambad ku jiray 1984 ee axmed mooge waar dadka ka gada fikir aaad leediin sooraan jawaan waxba isla haysaan
@reermiyi1fi
@reermiyi1fi 6 жыл бұрын
Ahmed Mahdi qabyaalada Ilaahay ha kaa masaxo walaal laakiin intan ay ma talayaan ina haybe labaadna kama qayb qaadan ina moogana kama qayb qaadan. Laakiin bandhig faneedka waxa qabtay axmed mooge liibaan.
@bodybuilder6119
@bodybuilder6119 6 жыл бұрын
Falkaawe Ismail ma qabyalad ba hadu fikirkiisa kahadlo wllo
@cikarimali9752
@cikarimali9752 5 жыл бұрын
masha alah
@dhicisxiddig9447
@dhicisxiddig9447 6 жыл бұрын
Rag lawayay
@sacadgigis7710
@sacadgigis7710 5 жыл бұрын
Waaaaaw
@smartgamer8150
@smartgamer8150 6 жыл бұрын
Layma mulkisiina xagaan lajiifsada kkk walaahi wuu iga qoslisiiyey
@smartgamer8150
@smartgamer8150 6 жыл бұрын
Sooraan askari ayuu ahaan jiray siduu ugardiyayo ayaad kagarataa
@mohamedkhaire1480
@mohamedkhaire1480 6 жыл бұрын
nuurbaaba kasoo baxaya odaygii sooraan waalakala dagay
@xasanmacalin2531
@xasanmacalin2531 5 жыл бұрын
Kkk majajilyste wakan niman shidan igadheh
@mohammedesmael1836
@mohammedesmael1836 6 жыл бұрын
Jecliya sooraan
@pysuhayb15
@pysuhayb15 6 жыл бұрын
Waanu ku riyoone ma dhabay hayd
@khalloweeye
@khalloweeye 6 жыл бұрын
Inta u xiistay like saar😄
@xasanmaxamed541
@xasanmaxamed541 4 жыл бұрын
Good
@bilaamuraad5616
@bilaamuraad5616 5 жыл бұрын
"jacaylkaagu qara waynaa sooraanow"
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Heesta uu soran qadaye uu lahaa (sida laygu wayn yahay warba kuguma seegana )magaceeda yaa granaya?
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Dhalin Ileeye Boy axmed cali cigaal iyo khadra daahir ruwaayadiisa jinni iyo jacayl Walba nin waa yidhi Adiguna waraabe iyo Hays cunsiinin weeraha Ana ruux wahsanayoo Orod waayay hay tirinin Dhiil waala yuu gudhin Waxaan uga gol leeyahay Adigana warkaygiyo Sida laygu weyn yahay Waxba kuguma seegana Ana waaqle hay dhigin Wada dhala shadeenuna Wayd yaanay noqoninee Maruun waranka caashaqa Iga goo wadnaha sudhan
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
asal hargeisa wllo aad iyo aad bd u mahdzantahy
@axmednuur5770
@axmednuur5770 6 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/rqPCeqNjZrB_d7c 👈 Noo Camira waa Coddi
@greenempire1601
@greenempire1601 6 жыл бұрын
Dhalin Ileeye Boy. Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir. Halku dooxa waaheen Bad waqooyi kaga daro. waadigu ha kula tago walahaana kugu raran.
@amiinbarud1577
@amiinbarud1577 6 жыл бұрын
Wll waaaaaw
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk halkeen la seexdaa kulahaa sooraan
@saedesse6408
@saedesse6408 6 жыл бұрын
😂😂😂 Maxay idintidhi markaaa Sooraan sugule👏👏👏
@saeedabdi3816
@saeedabdi3816 6 жыл бұрын
Jacsylkeeda iyo kaygu Waa Laba Jeclaadoone
@mo_abdalla1
@mo_abdalla1 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh Tijaaradii waanu ku riyoonay kulahaaa sooraan hadana war li idaaa wuuu ku cabay
@sabriyesiciid6037
@sabriyesiciid6037 6 жыл бұрын
Mohammed Abdulahi
@maxmudbiite1409
@maxmudbiite1409 4 жыл бұрын
Rageedii
@DHEEREEYE13
@DHEEREEYE13 4 жыл бұрын
Hayooooy war Like igu dhacsiiya Tolkow
@mohamedabdi6262
@mohamedabdi6262 3 жыл бұрын
Dhiman wayday kulahaa hhhhh
@zermaahir186
@zermaahir186 6 жыл бұрын
Waa meelahaa suune
@prembosska2519
@prembosska2519 5 жыл бұрын
hhhhhh hlken la jiifsadaa kulaha hhhhhh sooraan ninka kala wada meesha and dhigiisa captan jawaan nlaada
@AhmedIbrahim-vl5bn
@AhmedIbrahim-vl5bn 6 жыл бұрын
Sooraan funny
@AsmaAhmed-qj9wp
@AsmaAhmed-qj9wp 6 жыл бұрын
hoogy sooran miyuu ka dhigye sirwaalka sidu leeye sidi askarta qofku ma askri aayu ahaa waa xaraabe heesta idisheyb ku tageer sooran xarabe wey ayeyo aayd mooda faqashtii kasoo hadhye
@wardajamal1275
@wardajamal1275 5 жыл бұрын
anagaa ku dilnay kkkkkkkk
@maxamedayuub3386
@maxamedayuub3386 5 жыл бұрын
Hhhh Xagaan la jiifsadaa Kulaha
@maxamedaden7432
@maxamedaden7432 5 жыл бұрын
Naa dhiman wayday hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@nimcodheman3613
@nimcodheman3613 6 жыл бұрын
Ma askar ban doonta kulaha soraan
@maxamedjamac5159
@maxamedjamac5159 3 жыл бұрын
Nimco mslh wkjlh
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Reer Burco One 💕 Rag Culus
@tuluxjr8037
@tuluxjr8037 6 жыл бұрын
hhhhhhhh soraan xageen la jiifsadaa kulahaa
@salaaxudiincopre6873
@salaaxudiincopre6873 5 жыл бұрын
Alla maxaa dad badani dhibaatadaa qabaa
@xuseenwadani4686
@xuseenwadani4686 5 жыл бұрын
kkkkk kkkk sooraan iyo jawaan
@asadlionish
@asadlionish 6 жыл бұрын
Ayaydaa baa ku dhimatay Telabiib 😂😂😂😂😂😂😂
@mowgayare916
@mowgayare916 6 жыл бұрын
Filimkan israacii labada dal baa la daawaday wax cusub oo kala maqnaanshahoodan la yimaada
@hiigsomedia
@hiigsomedia 6 жыл бұрын
hhhhhh isaga isku celiyay salaanta sooraan
@kingkhalidofficial2582
@kingkhalidofficial2582 4 жыл бұрын
Kkkkk sooraan iyo jawaan waa ciyaal xaafadeed halkeeda ayey dhigeen riwaagada gabadhii is qaaliyeysapa sidana ku wacan hadii kale fooq dheer dusheeda ka eeg 😜😂😂😂
@xamsesheekh3668
@xamsesheekh3668 4 жыл бұрын
Pooiuuytrddsszdccvbbnkkk جحخخههعغغفففقثيصصسيبلااتنظؤىزpoiiuytfdsswwwsdfgjkl N B l
SOORAAN IYO JAWAAN FILMKA XEERKA KUFSIGA QOSOLKII ADUUNKA
21:14
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН
Harley Quinn's desire to win!!!#Harley Quinn #joker
00:24
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 8 МЛН
SOORAAN IYO JAWAAN QOSOLKII ADUUNKA IYO MUNASIBADA CIIDAL FIDRIGA DAWO 2018
26:27
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 468 М.
Sooraan iyo Jawaan Riwaayad Qosol Badan
7:23
SomaliNewMusic
Рет қаралды 387 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FILM HOW TO KUFSI PART 2
17:22
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 700 М.
QOSOLKII ADUUNKA SOORAAN IYO JAWAAN 2017  (Haku Dooran Qabiil) part one
21:28
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 1 МЛН
SOORAAN IYO RAGA WADADA MARAYA MAXAA KALA QABSADAY QOSOLKII ADUUNKA
10:48
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 324 М.
Riwaayad cusub oo aad u qosol badan PART 5
10:09
LAAC TV
Рет қаралды 170 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FILM QOSOL BADAN  2020 HD
48:52
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 370 М.
Sheekedi Buufle Baanjo & Ajakis
12:27
Universal TV
Рет қаралды 153 М.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН