SOORAAN IYO SAYDHIYE MAXAA KALA QABSADAY ILA DAAWO

  Рет қаралды 66,131

YAASIIN BALBALAADHSHE

6 жыл бұрын

♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
• Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
• Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

Пікірлер: 28
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto sooraan gabay qurxoonaa.
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 4 жыл бұрын
Seydhiye tooos Buu sooraan ula simmay waaaa majaajiliiste aan tageero
@mohamednuur6803
@mohamednuur6803 6 жыл бұрын
caynaba baribay xegtaa like isare
@hamdahirad7191
@hamdahirad7191 5 жыл бұрын
Kkkk caynabi bari bay xigtaa kulahaa burcana sheekh ba ka dhaw kkk qosol wlhhi
@mahamedrayaale6201
@mahamedrayaale6201 3 жыл бұрын
Saydhiye waa iga qosliyay markaad burco joogto caynaba baribay xigtaa
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
😅😅🤣
@rabiicmohamed1211
@rabiicmohamed1211 6 жыл бұрын
Kkkkkkk waa dhabta fanaaninta danbe
@asaabiyoabmaxamed2705
@asaabiyoabmaxamed2705 5 жыл бұрын
waalayaaabay
@cabdihoodaale5213
@cabdihoodaale5213 4 жыл бұрын
Gabaygii laga qaad sooraan
@kayseali8070
@kayseali8070 5 жыл бұрын
Geel caruuri qaaday ma dheera Ahmed kayse oo aanu isku magacnahay waanan ku faraxsanahay hambalyo sxb
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo 10 ай бұрын
Ceynaba beri bey xigta Buurtaasi sowmaha golis😂
@mohaapdi5265
@mohaapdi5265 6 жыл бұрын
War sO Ta amran Yar waYnaataY
@caafimaadkoriyeofficial9140
@caafimaadkoriyeofficial9140 6 жыл бұрын
1900 iyo 2002😂😂😂😂😂😂
@supermario7914
@supermario7914 2 жыл бұрын
Haa
@asaabiyoabmaxamed2705
@asaabiyoabmaxamed2705 5 жыл бұрын
soraan iyonkayse way dhigeen haljeedii
@guledxarrago419
@guledxarrago419 3 жыл бұрын
Waar nimanku inanta amran maxay meel ufadhiisin waayeen mise way gaabantahayoo way ku dheeraynayaan si aanay kursiga ugu dhex lumin iyabawaa macnee
@mostafekamaro6082
@mostafekamaro6082 6 жыл бұрын
sooraan ninka kayse LA dhaaho LA garamyo
@farahahmed9555
@farahahmed9555 6 жыл бұрын
Gabayada hargasa ma 4.5 baa lagu qaybsadaa meesha waxba lalama imane
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 4 жыл бұрын
Halkani zomaaliya zoo maaha.iyo 4,5
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@abdullahiosman3323
@abdullahiosman3323 5 жыл бұрын
Shegeyninbaa .............oo buraha golisba u weyn maxa kujiraa.....soraan
@hassanosman3929
@hassanosman3929 3 жыл бұрын