QOSOLKII ADUUNKA SOORAAN IYO JAWAAN 2017 (Haku Dooran Qabiil) part one

  Рет қаралды 1,026,253

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

6 жыл бұрын

🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
★★www.sooraanjawaan.com★★

Пікірлер: 375
@janagale10firdhie22
@janagale10firdhie22 2 жыл бұрын
abwaan ibraahim ismacil sugulle sooraan alle hakuu naxariisto
@miyirabdalla818
@miyirabdalla818 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Jannatul-firdoowsna haka waraabiyo Abwaan sooraan.
@ayaanahmed3247
@ayaanahmed3247 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Ibraahim Ismaaciil sugule (sooraan)
@abdiabdilahi8331
@abdiabdilahi8331 2 жыл бұрын
Aamiin
@cabdirahmansalebanwayrax7264
@cabdirahmansalebanwayrax7264 6 жыл бұрын
Viva wadani qabyaaladu ha dhacdo kuwa la gurguuranayaa ha dhacaan
@omaraliali6475
@omaraliali6475 6 жыл бұрын
Ani like hala i siiyoo waan duceniye
@abwaanjacayl2366
@abwaanjacayl2366 6 жыл бұрын
Anaa ugu horeeya ayaa ay dadkani wax u haystaan waar qayrkiin gaadha oo wax horumal leh Ku fikira inta aad Ku fikiraysaan like
@cawodabacaws4742
@cawodabacaws4742 6 жыл бұрын
Abdirached mostapha Indr mad iska dhahdid Like isaara Wn ku fhnsanee 😂😂😂
@sadaadan
@sadaadan 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk like ayey ku waasheen dad kaygii
@maameyare3169
@maameyare3169 6 жыл бұрын
SADA ADAN Like isaara maad iska dhahdid 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedhusein3952
@mohamedhusein3952 6 жыл бұрын
Sada adan Unlike baan Ku saaray hadadan like rabin😂😂😂
@samiirmohamed6438
@samiirmohamed6438 3 жыл бұрын
@@maameyare3169 haa
@samiirmohamed6438
@samiirmohamed6438 3 жыл бұрын
Gabadh iinabcada
@calicabdisamad3496
@calicabdisamad3496 3 жыл бұрын
@@maameyare3169 q
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
QoFkii Ugu danbeeyay LiKe Me My Brothers😁😂
@zakii22ahmed50
@zakii22ahmed50 6 жыл бұрын
koobka caydu qaday xisbiyada kale bandaraaay buu ka dhigayaa hahahahha soraaan illaah cimrigaga hadhereeeyo
@CRISTIANORONALDO-gg5je
@CRISTIANORONALDO-gg5je 4 жыл бұрын
Inta sooran iyo jawaan tagerta like isaara
@somalilandwiilkakudhaarta2591
@somalilandwiilkakudhaarta2591 6 жыл бұрын
Sooraan Iyo Shoodhe Sooraan Cidii Isku Aragtay Kulmiye Ucodee Waa Kugu Waajib
@mohamedadamgurey1613
@mohamedadamgurey1613 6 жыл бұрын
warniyahaw like ta maxa Lagu helaa dee iga Daba geeya like ta igu ronaada
@mohametbazhe1631
@mohametbazhe1631 6 жыл бұрын
kkk wllhi Ninkan Shaadhka madaw Mar walpa sooraan wUu ka qozliyaa😂😂😂
@younggunner4500
@younggunner4500 5 жыл бұрын
Sooraan madaxweyne noo sharax HY Waa coiro jawaan Madaxweyne uma sharraxna HJ 😂 inta fahantay like saara
@abdirizakibrahim6087
@abdirizakibrahim6087 6 жыл бұрын
Like hadii lacag lugu helo plz isaara 😂
@canabosman277
@canabosman277 6 жыл бұрын
Wrufdj
@fowzi1083
@fowzi1083 6 жыл бұрын
Abdirizak Ibrahim has to work with the new year
@Sir-apdrzak
@Sir-apdrzak 6 жыл бұрын
Hadad u Timi inaad coments akhrido Please like ii saar😊😊
@CSCShow
@CSCShow 6 жыл бұрын
camaar Jr Junior one funny comments I have seems Allah 😅😅 waad iga haysa
@Sir-apdrzak
@Sir-apdrzak 6 жыл бұрын
lovery Boy Hhhhh
@idirisshire277
@idirisshire277 6 жыл бұрын
Wakaze ku naax
@Sir-apdrzak
@Sir-apdrzak 6 жыл бұрын
Sir Idiris Ka nacas Ka aH nio wax Ka HadaL
@idirisshire277
@idirisshire277 6 жыл бұрын
Dawarzada tee hankagu ha dhaafo like iizar
@samatarawyuusuf6306
@samatarawyuusuf6306 6 жыл бұрын
Ucid ayaa ugu macquulsan dhamaantood
@shaaficimaxamad4931
@shaaficimaxamad4931 2 жыл бұрын
Allah unaxtiisto Abwnkena
@nimcomohammed9400
@nimcomohammed9400 6 жыл бұрын
walee anuu waan yaabanhy maalinba waxbaa socdee maantanna like ran xagee lagga keenay
@nimcomaxamed1217
@nimcomaxamed1217 2 жыл бұрын
allha una xaristo soran
@user-px1cu3nh3g
@user-px1cu3nh3g 2 ай бұрын
Abwaan sooraan ismaaciil alle hakuu naxariisto awowe
@calascalas645
@calascalas645 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto sooraan aaamiim
@mohassan5462
@mohassan5462 4 жыл бұрын
hhhhh Rag Aaan tageeero nolada😍
@fanaanaakhiradiisautudhay778
@fanaanaakhiradiisautudhay778 3 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso sooraan imika wuu inaga hooseeya haloo duceeyo walaalayaal
@nuuradinsergio2029
@nuuradinsergio2029 3 жыл бұрын
Ddkan like ta ku faraxzan aniga zxpayal ka isaara Waa garac nio
@muparikmedia8894
@muparikmedia8894 3 жыл бұрын
Yaa kaa yeelaya dee waxaas😅 2021 yaa daawanaya
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 жыл бұрын
Wallee waa ay soo dhawaatay Waxaynu joognaa 15 September 2020 maxaaba ka dhiman haddii la nool yahay Insha Allaah 👍 😀
@muparikmedia8894
@muparikmedia8894 3 жыл бұрын
@@JugeQaaraamiMusic waa daali kartaa uun Somali jaahilo ah inaad wax fahansiiso yaanu Wakhtigu kaaga dhicin😁😁
@user-ye9er3gr5k
@user-ye9er3gr5k 3 жыл бұрын
The only somali comedia i support 🤗🤗 keep up shinning soran
@alifoodare9705
@alifoodare9705 6 жыл бұрын
Kklkkkkkklll. Ninkuu caayo madhalo. VIVA SOORAAN
@HassanAhmed-zc6wj
@HassanAhmed-zc6wj 6 жыл бұрын
wan idin wada Saree Ana halay Saaro 😚😚😚
@kooshinigakexeesooraannaag2909
@kooshinigakexeesooraannaag2909 5 жыл бұрын
mudo dheer ayaan sugaayey filim kanoo kale ah
@calizakiofficial7591
@calizakiofficial7591 5 жыл бұрын
Hassan ahmed ku Saaree subscribe isaar pro
@isaaqbiyuurcommunityibc7517
@isaaqbiyuurcommunityibc7517 6 жыл бұрын
Sooran kulmiye ayuu taageraa 😁😁😁😁😁😁😁🎵
@zoasmr4862
@zoasmr4862 6 жыл бұрын
Wardee ku qawo like hadad wax garad tahay inimankoow
@saidadam1970
@saidadam1970 6 жыл бұрын
hahahah sooran ,,, hada bawdyo reer maalin ba mid ba qaawan
@abdifatahgarweeso2820
@abdifatahgarweeso2820 6 жыл бұрын
Like KuYaaca Dhalinta Europe😘😘
@mohamedalinur7381
@mohamedalinur7381 5 жыл бұрын
Inta iga dambysa ❤
@ifkaxasan7433
@ifkaxasan7433 3 жыл бұрын
dadka commentska bixinaya ee leh Like ii saara tolow maxay ka faa'iidayaan ? ha la iga jaahil saaro hadii lacag la isku siinayana waalaal anigana Like ha igala bakhaylina
@yusufali3737
@yusufali3737 6 жыл бұрын
Horta LIKE ma waxay noqotay dewersi internet beryahan waa maxay waxani ,,,joojiya dewersiga ilahay idinma qaadini mar hadaad computer iyo internet haysatit guri iyo wixii kalana waad haysata ee joojiya baryada like
@abdulahimohamed2839
@abdulahimohamed2839 6 жыл бұрын
ilmo aderyaalo wan soo dalay wixii konfur nicibow liketi iga dayst 🤗🤗🤗🤗
@abdimoge3839
@abdimoge3839 2 жыл бұрын
Abwaan sooran Ilahayow kunaxariso
@ARTAN239
@ARTAN239 6 жыл бұрын
Intii Somaliwayn taagersan like isara
@mahamudxirsi2611
@mahamudxirsi2611 6 жыл бұрын
Walayaalow illhay kabaqo illhay ka yaaba oo like iisiiya plz andplz
@Sadam_0
@Sadam_0 6 жыл бұрын
Mahamud Xirsi Maxaad ku fali like-ta zxp Kkkkkk
@nimcomohammed9400
@nimcomohammed9400 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkk
@laztzmartaskar5259
@laztzmartaskar5259 6 жыл бұрын
hhhhhh like tan mxaa lgu arkaY
@nicimamawliid3029
@nicimamawliid3029 6 жыл бұрын
wll like isara anigu waan idiin saraye😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔
@mohhassan7437
@mohhassan7437 3 жыл бұрын
waxay lke tanad ku oyaey wanaga ku sarnay
@maxamedxuseenguray8344
@maxamedxuseenguray8344 5 жыл бұрын
Doorashooyinkaa ay ka sheekeenayaan xilimay dhacayaan qofkastoow soo dhiibo taariikhdee soo socota
@abdiwali2247
@abdiwali2247 2 жыл бұрын
Ilahay haa unaxaristo
@kingqueen5485
@kingqueen5485 6 жыл бұрын
Sooraan markaan arkaan qosolku iqbtaa GOP SORAN & JAWAN
@husniahmed9723
@husniahmed9723 2 жыл бұрын
sooraan ilahey ha unaxaristo abwaankaa
@hajijama2429
@hajijama2429 2 жыл бұрын
Ilahayow kunaxariso walahi sooraan wan tabay janatul fardowso Ilahayow ka waraabi
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 3 жыл бұрын
Reer waqooyi kii ugu bakhayl sanaa. Waa kan kulahaa ma anigaa lacag beelaya. Jeebkasta waa eega buuxda markii ala shaxadayna kulahaa walaahay bay egatahay inaanan beni haysan bushaarad baan halkan la jiifaa
@abdikaremak
@abdikaremak 6 жыл бұрын
first viewing
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 6 жыл бұрын
Kama tage Tv 2nd
@nunoow
@nunoow 5 жыл бұрын
Anigu waxa aan Ku qoslay Waa adiga baleenka keenaye wax ma usii amaahanaa kkkk
@mubarakmoha4468
@mubarakmoha4468 4 жыл бұрын
3aads mid baa soo baxaya kaas soo baxana madax tooyadu tagaya 😂🤣😂😂😂😂
@Apdinzirmohamet
@Apdinzirmohamet 5 жыл бұрын
qoVki udnbya dawda hada thy like igu qbo kk
@bashiirahmed4363
@bashiirahmed4363 Жыл бұрын
ALLOW u naxariiso AHUN sooraan
@osmansaleh1872
@osmansaleh1872 6 жыл бұрын
Like ii saara waxan ahay suldaankii ugu horeeyey ee dawada
@noorabdi5692
@noorabdi5692 6 жыл бұрын
Like Isaar maxay tahay ma Tugsi liketu
@haybeyare13
@haybeyare13 6 жыл бұрын
awoowelike igu qabta cida taageerta sooraaan & jawaan
@WaliFaarax-bp5bd
@WaliFaarax-bp5bd 2 ай бұрын
❤❤❤ alla naxariistiisa hasiiyo abwaanka
@mujahidsomalilander5979
@mujahidsomalilander5979 6 жыл бұрын
Ķkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkk kulaha marban hadlo. Sadexda xisbi qaran midba soo baxayo. Madaxtoyadu tagaya. Hamlayada layso diray kulaha kkkk
@xasankabaayofficial4923
@xasankabaayofficial4923 5 жыл бұрын
Sooraan majajileyste weyn waye runtii kutagersanhy
@shaficihashi5638
@shaficihashi5638 6 жыл бұрын
Wan Ka Helay Ruwayadan Like Hala isaaro sxbyaal
@IbrahimAli-kj8ut
@IbrahimAli-kj8ut 6 жыл бұрын
Wadani waxi taagersan like ha ila agmarina tageero xamraawi ah
@mahamedmahmoud5561
@mahamedmahmoud5561 6 жыл бұрын
Sooraan iyo jawaan 🤝🤝🤝🤣🤣🤣
@sulthanruth1231
@sulthanruth1231 6 жыл бұрын
Sooraan walaalkii miyaa !!!
@omarabdinasir6528
@omarabdinasir6528 6 жыл бұрын
Asxabta like maxy tartaa balse maxa lagu hela
@garaadmursal8185
@garaadmursal8185 5 жыл бұрын
kkk sooraan taageero kuu ahy
@mohamedsaid7338
@mohamedsaid7338 4 ай бұрын
Allahaw naxariisto sooraan.
@mohamed_ciiltire
@mohamed_ciiltire 4 жыл бұрын
October 2019 🙋‍♂️
@mowliidabdi806
@mowliidabdi806 6 жыл бұрын
Like ta maxaa lugu helaa niyow like ta ii saar baa ka dhacaday
@puresomalilander4351
@puresomalilander4351 6 жыл бұрын
madaxtooyaduu tagayaaa kkkkkkkk
@jaamaadaawe9264
@jaamaadaawe9264 3 жыл бұрын
Nin kaa Aftahansan Dhaxalka aabahaana waa Kaa qaadaa baan maqli jiray Tiibaa ku dhacday Odayaasha.
@nagibniman120
@nagibniman120 6 жыл бұрын
Aar masuuqa ku soo saarey Miyaad bilowdey Durba Labaada eray wey gadanyiin Like ta ha igala bakheylina
@WEELEEMAHADHADA
@WEELEEMAHADHADA 5 жыл бұрын
Wallahi magala ka bax ayaan maqli jiray 😂😂😂😂
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 8 ай бұрын
Soran allaha unaxariisto amin
@akyshortsvedios4235
@akyshortsvedios4235 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariiso sooraan
@mohameddaroor5038
@mohameddaroor5038 6 жыл бұрын
Bawdo Reer malin Ba Mid Baa Qaawan 😂😂😂😂
@goodiribrahin8437
@goodiribrahin8437 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjjkkk
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 6 жыл бұрын
like tii waxay dawarsi ayaan ugu marti tahay youtube iyo Tweater
@dheeman5177
@dheeman5177 6 жыл бұрын
Soraan iyo ninkaasi isku egaaa😂😂
@gobdoongashaanle1095
@gobdoongashaanle1095 6 жыл бұрын
Biliczan Isse ,wll xataa waa isku cod iyo odhaaaax.
@abdiahmef8958
@abdiahmef8958 6 жыл бұрын
Biliczan Isse 😂😂😂😂😂
@mohamedadur7020
@mohamedadur7020 6 жыл бұрын
Reerka LA idin Ku dhufay hhhh jawaan
@mohamedmahad5057
@mohamedmahad5057 6 жыл бұрын
Sooraan Marka Danpe KoodHkii Jawaanbuu Sitaa 😂😂
@stayblue759
@stayblue759 6 жыл бұрын
MoHamed MaHdi Kadda haku sarine ka xidhoo niyaw 😅😅😅😅
@warsamexajimowliid1982
@warsamexajimowliid1982 6 жыл бұрын
Cabdow ciyaalkii danbe iska dhig Oo indr burush hadaba qaadan waa dad waaeynee ka xidh
@abdillahijamacsakariye3304
@abdillahijamacsakariye3304 6 жыл бұрын
Soomalidana waa mashquul miidhan taad horumarku gaadhiwaydeen waataas
@abdallajaamac5298
@abdallajaamac5298 6 жыл бұрын
Mudane JeceLow
@saelahmedjamal2274
@saelahmedjamal2274 6 жыл бұрын
Horta like tu dadka miyeey wasta watan lagu washe
@galmudugpost2047
@galmudugpost2047 6 жыл бұрын
Ninkan macawiista xidhan jawaan ayuu meesha kasaaray hhhhhhh
@malintajir3128
@malintajir3128 6 жыл бұрын
Sooraan cidi riwaayd ku gaadhi mayso wlhi
@kariimhassan1605
@kariimhassan1605 6 жыл бұрын
Sooraan sxbkii weye Ku qabta like da
@alifarah6191
@alifarah6191 6 жыл бұрын
Sooran imtixaam muxu yidhi ninkuu caaayaa madhalo
@hindafarax9881
@hindafarax9881 6 жыл бұрын
kariim hassan r
@kariimhassan1605
@kariimhassan1605 6 жыл бұрын
Hhhhhh waar sooran sxbkii ha ka reebin kariim Iyo soraan ma kala hadhaane
@momolulHasanAliabdi
@momolulHasanAliabdi Жыл бұрын
Alowku naxariso soran
@c.raxmaanaxmedsiciid158
@c.raxmaanaxmedsiciid158 5 жыл бұрын
like iisra dadkan ku hya liketu mxy hrta tarta waa ype
@laztzmartaskar5259
@laztzmartaskar5259 6 жыл бұрын
hhhh viva wadani i never give up ish allh wadani is my blood
@alamtarahagi
@alamtarahagi 6 жыл бұрын
Soraan ❤
@khadarbaashe5529
@khadarbaashe5529 6 жыл бұрын
Waa in sicadaalad ah waxlagu doorto Halayska daayo qabiil qabiilka
@mahamudtabe1908
@mahamudtabe1908 6 жыл бұрын
Aaar like igula yaaca kii iga danbeeyow
@farxiyotuni8413
@farxiyotuni8413 6 жыл бұрын
like ii saar asaxabta
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Wuxuun baad noqon kkkkkkkkkkkkk
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Thanks
@abduualiyoow6221
@abduualiyoow6221 6 жыл бұрын
xisbiga aan dadka kala.garanyn waa wadani oo xirsi.la.wareegay 😂😂😂😂
@user-jz9ix5rm3l
@user-jz9ix5rm3l 11 ай бұрын
Sooran allow kuu naxariisto😢
@khadarbaashe5529
@khadarbaashe5529 6 жыл бұрын
Hhhh waa runtiisah Kayse waas sidaan uu Sheegay oo xisbi ayuun bah soo baxaayah Hhhhhhh
@Dabayl
@Dabayl 6 жыл бұрын
Hehehehheeh, Sooraaan iyo Jawaan waa riwaayad.
@Mohamed_Ahmedd
@Mohamed_Ahmedd 6 жыл бұрын
Liketan baase dadku raban fahmi waaye cideoga falanqeeya like lyne
@abdalehussein3547
@abdalehussein3547 6 жыл бұрын
Hhh wayrax wa balaaYe
@khuumproduction
@khuumproduction 6 жыл бұрын
Waanu Sugaynay Film kan Beryahanba Waad Mahad Santihiin
@Amsugal
@Amsugal 3 жыл бұрын
Khuum ma adigaa duubay sarkaal
@Amsugal
@Amsugal 3 жыл бұрын
Khuum
@Ege-rz1ho
@Ege-rz1ho 3 ай бұрын
Allaha ku naxarisiito
@abdullaahimaxamed3294
@abdullaahimaxamed3294 3 жыл бұрын
Wllhi shilin heen wan qoslay like soosaara
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739 6 жыл бұрын
Waar like isaara bal lkn maxa laga faaida dadki la iga beerow
SOORAAN IYO SAYDHIYE FILMKII RUNTA 2017
16:16
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 612 М.
DADBAA DADKA WAALA FILM SEASON ONE ALL 2021 SOORAAN IYO JAWAAN KKKK
29:11
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 195 М.
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 10 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
majaajilo xisbiyada Somaliland.flv
34:41
RSTV09
Рет қаралды 1 МЛН
Sooraan iyo jawaan riwaayaddii jinka qosolkii aduunka
49:58
Dhaxalreeb TV
Рет қаралды 191 М.
SOORAAN IYO JAWAAN HUBSIIMO HALBAA LA SIISTAA PRT 2 2014
26:20
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 318 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FILM QOSOL BADAN  2020 HD
48:52
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 363 М.
SOORAAN IYO JAWAAN QAYBTII 2-AAD RUWAAYADII (Haku Dooran Qabiil) 2017
20:02
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 145 М.
RIWAAYAD CUSUB SOORAAN & JAWAAN OO BIYAHII JIGJIGA XADAY
17:56
Khi em gái tôi đắp mặt nạ || Mask of joy #shorts
0:11
Linh Nhi Shorts
Рет қаралды 6 МЛН
БОЛЬШАЯ КАЗАХСКАЯ СЕМЬЯ 😂😂 #фильм
0:55
Khi em gái tôi đắp mặt nạ || Mask of joy #shorts
0:11
Linh Nhi Shorts
Рет қаралды 6 МЛН
Is it really different to drink Coke?#trending #dog #shorts
0:40
小狗KK
Рет қаралды 3,7 МЛН